Deg Deg Kulanka Xasan Sh & Abiy Axmed, A/Madobe Oo Ciidanka DFS Ku Eedeeyay Kufsi & Dhac.....

  Рет қаралды 38,019

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh Күн бұрын
Haddii la qabanayo shir Ka dhexeeya Kenya, Ethiopia, iyo Somalia, muhiimadu waxaa weeye lagu soo darro D'Jabuute, marka laga wada hadlayo Mou-gii Somaliland, sabaabta oo ah aad bay qusaysa Ismail Omar Gelle, wuxuu ka qabo. Arrintan waa mid xasaasi ah oo wax yeelaysa wada jirka qaraanka Somaliyeed.
@deeqo1223
@deeqo1223 Күн бұрын
Maanta wad naga sodaahden❤❤
@Anwar-sb1hw
@Anwar-sb1hw Күн бұрын
Anigoo reer s.land ah itoobiya inay na qabsato ayay doonaysaa,markaa annaggu soomaaliya nooma ogola ictiraaf,lkn waa soomaali oo waan ka heshiinkaraa,lkn itoobiya s.land iyo soomaaliya waa isugu mid waayo colaad soo socotay muddo qarniyo ah,markaa itoobiya waxaa nooga dhow dadkaa soomaaliyeed ee na difaacaya.
@AbshirCali.xuseen
@AbshirCali.xuseen Күн бұрын
Kaalay Warkaan iga dhidhici
@fawziya1997
@fawziya1997 Күн бұрын
Ethiopia wada fadhigeed ma rabno
@BeekiiWarraSalaaleeBeekiyyee
@BeekiiWarraSalaaleeBeekiyyee Күн бұрын
Ethiopia 🇪🇹 Black Lion > Somalia 🇸🇴 little cat
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui Күн бұрын
Sorry the history prouv the Lion East Africa is the somali people dont forget 🐖💩🪳🐕🫡
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ Күн бұрын
Waxaan dhihi lahaa hala joojiyo kalanka Ethiopia 😢😢😢
@saidahmedgaabgaab1920
@saidahmedgaabgaab1920 Күн бұрын
GUDOOMIYAHA URUURKA GEESKA AFRIKA
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 Күн бұрын
Fiqi hays Casilo hadday dhacdo in uu Madaxwayne Xasan lashiro, Ceeb madisho Cidna
@AxmadshuriCilmi
@AxmadshuriCilmi Күн бұрын
Ciidamada qaran af xumada kadaa qudhun baatahaue
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Күн бұрын
MADAXWEYNE XASSAN SHEKH, ISAGU DOWLADDAHA DARISKA MIYA DALKA MAAMULA, MISE ISAGA MAXWEYNE KA AH, WAR ODAGAAN SOMALI RUNTA HA U SHEEGO, HADDUSAN WAXBA OGEYN.
@AliMuse-y7y
@AliMuse-y7y Күн бұрын
Warka iska hubso umad baa ku dhegaysa naysa
@wadanimuqdisho685
@wadanimuqdisho685 Күн бұрын
Hadduu madaxweynaha uu aqbalo kulankaas shacabkoow waxey iila muuqataa siyaasadeenu waa daneysi shaqsiyeed
@wabarisaaq5290
@wabarisaaq5290 Күн бұрын
Xasanoow maad ka joogtid in aad la shirto abii dhiikhadii aad sheegeysay ayaan ka baqayaa kiinya iyo xabishada iyo yugaano way ila jiraan ogoow
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t Күн бұрын
Alla warkiina necbiyAa been iyo balaayad nagu dhurtaan been baad naga dhergisaan. 😢😢😢
@ahmedhaybe9764
@ahmedhaybe9764 Күн бұрын
Waarmalaha runmaaha qosolweynaa arinta xasan sheekh
@AhmedAlamito
@AhmedAlamito Күн бұрын
Xamsoow cid ku taageeraysaa majirto
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io Күн бұрын
Madaxweeyne Qaayin baad tahay hadaad la kulanto Abey Axmad waayo waxaad oran jirtay lakulmi maayo asagoon Ka bixin eshiiska Badda. HADAAD RUNSHEEGEEYSO MADAXWEEYNE MAAHAN BADDAADU INLAGA HADLO. WAAYO BAD WEEY QABAAN KEENYA IYO UGANDHA EE HASIIYAAN IYAGU EE MAAHAN IN DHAXALKA SOMALI LAGALA TASHADO.
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg Күн бұрын
Ahmed madobe anaka aya jecel ee wixi neceb ayaka ayay utala, guleyso ader mcn 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Күн бұрын
ETHIOPIA IYO Kenya IYO ugand 3 thank WAA CADOWGA somaalia.Xassan yuan lahadli Aby Ahmed o waddan KEENA xoog kuqaadan Rambo.saddaxda waddan WAXEEY u heshiiyeen Somalia in la burburiyey WAA dabin LOO direy Xassan sheikh stop talking to KUWAN addoomada Israeli baa arinta WADA.
@mohamedmohamud5118
@mohamedmohamud5118 Күн бұрын
Waa been been +=
@hassanKenedid
@hassanKenedid Күн бұрын
Beentaada Jubbaland
How to Fight a Gross Man 😡
00:19
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 20 МЛН
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 135 МЛН
Одну кружечку 😂❤️
00:12
Денис Кукояка
Рет қаралды 1,3 МЛН
Waddada Loo maro Isbadalka Wanaagsan ll Qaybtii 2aad Sheekh Dirir
23:42
How to Fight a Gross Man 😡
00:19
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 20 МЛН