Farmaajo iyo Xasan waxay ka siman yihiin Kali-talisnimo | Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Wareysi Gaar Ah

  Рет қаралды 134,689

BBC Somali

BBC Somali

3 күн бұрын

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa eedeymo cusub ujeediyay dowladda federaalka ee madaxweyne Xasan Sheekh, isaga oo la mid dhigay dowladdii Farmaajo. Waxa uu sidoo kale ka hadlay wada hadal uu sheegay in la la galayo Itoobiya iyo Al-Shabaab, isaga oo ka digay inay Soomaaliya ku dhacdo dabin la mid ah Afghanistan.

Пікірлер: 531
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 Күн бұрын
Waa beenlow wuxuu matelaa kuwa soodooetay! Anago waa necebnahay kuwa Mucaaradka noqdah waxan naqaanaa kuligood Munaafaqiin Samalida uddiidan ineey kaxorowdo Ajnabiga sidas daraadeed waa cadaw umadda been u sheegah oo Dawladeed kujirah! Allah hanaga Qabto Dabadhilifiinta Allah iyo diintiisa agmarah. Aamiin, Wabillahi Tawfiiq.
@AxmedJamac-ws9hq
@AxmedJamac-ws9hq 2 күн бұрын
Ugaadha marka libaaxu eryanaayo kay arkayso ayuunbay ka orodaa ka udhuunanaya❤ma aragto Craxmaan waa maati raga is eryanaya ayuu ku dhex asqoobay
@AsadYaxye-hj8hf
@AsadYaxye-hj8hf Күн бұрын
😅
@user-ye8zm4fr2l
@user-ye8zm4fr2l 13 сағат бұрын
Gari allay taqaan , allaylehe hadal waad dhamaysay
@user-tp8vt8vj8y
@user-tp8vt8vj8y Күн бұрын
C/rahman waa daacad oo runlow ah. Only educated politician with visionary ideas. Principle oriented person. May Allah protect you from evil.
@museomer9306
@museomer9306 Күн бұрын
Cabdishakuur waxba lagaa qorimaayo,hore ayaa laguu bartay
@dalkaab1436
@dalkaab1436 2 күн бұрын
BBC Somalia 🇸🇴 Qabil aya lagu wareystaa
@abdibotan4740
@abdibotan4740 Күн бұрын
Madaxweyne farmajo hanolado wadani somaliyed nollow ❤❤❤❤❤❤
@mohamudmohamed9440
@mohamudmohamed9440 5 сағат бұрын
rajiimkii hore yaa dad cuburiyay hhhhh
@abdikariin5471
@abdikariin5471 Күн бұрын
Ina Mako muxumad wan ku wata AAW ✅
@mohmudfarah
@mohmudfarah Күн бұрын
Waa siyaasiga kaliye aan isbadalin. Thank you.
@user-ek7ow9uf3d
@user-ek7ow9uf3d 2 күн бұрын
GULEEZO MUDANE ❤
@truthafrica288
@truthafrica288 2 күн бұрын
Correct
@adanabdi5249
@adanabdi5249 2 күн бұрын
Ethiopia never tried us before Hassan .
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 Күн бұрын
Ethiopia It was started during farmaajo leadership and Hasan sheekh defeated
@monka9102
@monka9102 2 күн бұрын
Failed culusow is clear
@JAMHAD10
@JAMHAD10 5 сағат бұрын
CCWarsame waxaa lagu nacay waa runta : warka marka la soo koobo !! Waa ku wadanaa haddaan nahay dhalinyarada Soomaaliyeed 🙏 Guuleyso Madaxweynaha mustaqbalka dhaw insha alaah 😊❤
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 күн бұрын
Dawarsi looma baahna Maafiyay
@SIGADABDI-om6kq
@SIGADABDI-om6kq 5 сағат бұрын
Waa ayax 😂iyo tuuga been badan 😂
@saaxilcadde7095
@saaxilcadde7095 2 күн бұрын
We need more politicians like A.A.W👍
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 2 күн бұрын
$5000 mushaar xildhibaan kasta tolow imisa ayuuqaataa askariga?
@suralowgasomalistar6514
@suralowgasomalistar6514 2 күн бұрын
100
@user-pp9kg9nh8j
@user-pp9kg9nh8j 2 күн бұрын
200
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Shacaka ishooda ayaa ayaa laga arkay Qabyaalada lagu Awr kacsado
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Күн бұрын
Kkkkkkkk 5000 usd Well, WAXMA TARAYAASHA, IYO CALOSHOODA U SHAQAYSTA YAASHA SOMALILAND KA YIMID ISKA SOO ERYA MUSHAHAR UMA HAYSAANE
@AbddiUhu
@AbddiUhu Күн бұрын
Askariga moqdisho miyaa ka hadlaysaa? Mise kan wixii somaliya la oran jiray?
@maxamadwadanidhabah2814
@maxamadwadanidhabah2814 Күн бұрын
Xildhibaane guul badan kuu rajenayaa insha allh
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Күн бұрын
Masha Allah, I like the young man who is doing the interview. Absolutely, professional he asked the right questions. This man always against everyone who becomes president. I wonder what does he do. Why don’t he do something for his country instead of complaining all the time.
@Abdullah-xs1lt
@Abdullah-xs1lt 2 күн бұрын
cabdi raxmanow mudaharad huweysan same sidii markii horeba ad sameysay arag marka in lagu deynayo iyo inkale maskiinki hore wu nugla idinkana werari jiray lakin hada af aya kasoharay cunsuri nimada da wanag tiihor anlahen tan malaha
@PoppieRooi
@PoppieRooi Күн бұрын
Layah
@user-mh4bb4er5u
@user-mh4bb4er5u 2 күн бұрын
C c sh Waa Munaafaq
@hassanmohamudgacal8829
@hassanmohamudgacal8829 Күн бұрын
Ninkan waa Nin xanuunsay Alle ha caafiyo
@Ahmedmq694
@Ahmedmq694 2 күн бұрын
Wuxuu ku faanayaa inuu dawarsi tagay oo uu gaalo wax udoontay Hadii siyaasi dhabayahay dadka qorshe ay wax ku beertaan ayuu keenilahaa isagiyo kuwa lamidka ihi
@aaishaabdalle1392
@aaishaabdalle1392 Күн бұрын
Ada laguu soo tuugsaayay ee ina cabdishakuur wxbe uma baahneen umana baahno😂
@ayub7453
@ayub7453 Күн бұрын
Adiga qorshaha maa keentid? Habar fadhidaa lagdan la fududaa.
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 19 сағат бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhashi193
@mohamedhashi193 Күн бұрын
Somalia 🇸🇴 Nin Farmaajo dhaama la waaa
@kingMoha707
@kingMoha707 2 күн бұрын
Garguurte must go somalia 🇸🇴 is a failed state
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 күн бұрын
Ina mano huguri raac tuug tuug loow faaniyaa caaytin loow yaqaanaa yaa ku aaminaa eydii ina mako Guul farmaajo🎉🎉🎉🎉🎉 ooy 😢😢
@user-ec9gl3ny5o
@user-ec9gl3ny5o 2 күн бұрын
abdirahman abdishakur iyo faysal ali waraabe waligood madaxweyne noqon maayan
@sulekhatheni6665
@sulekhatheni6665 Күн бұрын
Why not
@user-ec9gl3ny5o
@user-ec9gl3ny5o 23 сағат бұрын
@@sulekhatheni6665 they don't know anything about diplomacy and they will never lead somalia...
@issaharunmuhumed83
@issaharunmuhumed83 Күн бұрын
When has abdirahman abdishakue turned to be an opposition?
@user-ox5ye7nb2j
@user-ox5ye7nb2j 2 күн бұрын
من طلب الكل بفتح اللام لأنه مفعول به نسيت القواعد العربية وتناسيت
@user-mg4wz7br6e
@user-mg4wz7br6e 2 күн бұрын
Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame inta aan ka dhageysto wareysiyadiisa iyo afkaarihiisa qoraal iyo hadalba aad baan u taageeraa waayo waa shakhsi si cad u gudbin kara fikirkiisa iyo aqoontiisa. Mahadsanidin
@BaashiAli-uu7bh
@BaashiAli-uu7bh Күн бұрын
😊😊😊😅😊😊😊😊😊😊😊
@muhammadahmed666
@muhammadahmed666 Күн бұрын
Ha hagrin Cabdi raxan Wasiir hore agasinaha maclusha xibin barlaman gadomiye ha xisbiga🎉🎉🎉🎉🎉
@feyslf1226
@feyslf1226 Күн бұрын
Good leadership waaye. Ninkan big respect ✊🏻 ❤
@nuuramuxumed8128
@nuuramuxumed8128 4 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@AyuubQurbo
@AyuubQurbo Күн бұрын
Hadii aad maqasho malooli siyaasaded waa kan oo kale😅😅 0:54
@yussufshimoy2530
@yussufshimoy2530 Күн бұрын
Tariikh da cawa waa 02-07-2024 Waxan is waydiyey Ahmed madoobe Mark o isdoorto December siyasiga Somaliyeed u hambalyiin doono? Calamabsaarkiis yaa ka qayb gali doono? BBC Somali suala haan iga soo jawababa.
@abdiXafiid-je6vb
@abdiXafiid-je6vb Күн бұрын
Anigu ninkaan waxaan ogaadey ninka ugu dascadsan siyaasiyiinta inuu yahey anoo rer buntlnd hadii qof iyo cod rabi igu Simo waan u codeyn
@BarberousseSatileh-df5gm
@BarberousseSatileh-df5gm 4 сағат бұрын
Ideas very good . Cabdiraxman wa non fikrad wacan ' si fican au uu sharaxaya waxa uu aminsayahay. Anigu wan Ku qancay. Ninkas oo kalej aya madax ahan laha.❤❤❤❤❤❤❤
@xaliyewabariducale-hw2wv
@xaliyewabariducale-hw2wv 17 сағат бұрын
Iyaaa og fariimaha inay ku qornayeen qoraalo aad ku weydiisanayso wax kuu gaara ah oo aanad talo siinayinin Qofka masuulka ah miiska ku dhaliil masraxana ku amaan lkn abdiraxman waxuu wadaa miiska ku tuugso hadduu ku diido masraxa iyo mediaha ku dhaliil
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 2 күн бұрын
Gacan daahir San baa wax lagu daahiriyaa Waa Nin dalaalnimo iyo Lacg uu aruursado mooyee Caqli kale malahan
@museomer9306
@museomer9306 Күн бұрын
Calmaaniyad baa ka muuqta hadalkaaga Alle ha loo noqdo waa la dhimanyaa حسبنا الله ونعم الوكيل
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 Talyaani Siyaasiyiin ma leh. Waa kuwaa leh Badbaanu siinaynaa Ethiopia 🇪🇹. Maxaa markaa Cidkale lagu haystaa???? Waa Maafiyo Dadkani
@AbddiUhu
@AbddiUhu Күн бұрын
Siyaasiyiinta koonfurta kala qaad oo ha isku wada darin kow Kuwa moqdisho waa labo qaybood kow Kuwa gobolada dhexe oo aaminsan wax ku dil wax ku boob magaca hawiye oo xaniinyo ka dhigo caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay umada 1960 una badal caasimadii talyaaniga caasimada beelaha hawiye iyo Dani dameer oo raba inuu dowladii 1960 raba inuu controlo wixii somaliya la oran jiray...iyo Kuwa aan Ogeen in qoraxdu dhacdo oo soo baxdo waxaa ka mid ah dhulbahantaha iyo mareexaanka....
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Күн бұрын
Gaal madhalay war wuxu af soomaali xumaa hadal mulim kuhadal aflagaadada daa
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q Күн бұрын
Koonfur talyaani cidna kama hadal hayso xataa luqadii talyaaniga way ka suushay . Wuqooyi isticmaarkii ingriiska weli Dadka qaarkiis quluubtooda ayuu Ku noolyahay waana jecelyihiin .
@billowteno8354
@billowteno8354 18 сағат бұрын
❤❤❤❤​@@AbddiUhu
@FreemanV99
@FreemanV99 Күн бұрын
What a bullshit!! The guy is cheeky enough to impress anyone but himself.
@tanadoahmed4317
@tanadoahmed4317 4 сағат бұрын
Ninkan asago leh waxba ma qabano barlaman ahaan wuxu qata $5000 oo dollar kawaran Askariga iasaga ilaalinaya haduu qaato $200 oo dollar.
@user-nv5dm7rl4q
@user-nv5dm7rl4q Күн бұрын
Siyaa si waa munaafiq haduu dan tiisa hila waa ok haduu waa yana waan diiday waa ye ina sha kuur waa munaafiq dan tiisa waa yey dan islaam iyo dan soomaali mid na sha qa kuma laha
@user-me4gc8mr9d
@user-me4gc8mr9d Күн бұрын
Abdirahman yabooh ilaahayba wx bixiya mudane nagada dawarsiga ilaahay umada u bari
@TripleA0825
@TripleA0825 2 күн бұрын
Yaa ku dhagaysanya munaafaqoow shakay ninkii afkiisa waxa ka baxaya la ogaa sidoo kale hal mar wasiir noqday halkii marna Kenya 🇰🇪 heshiis ka Mou badda muranka galiyay saxexay war niyoow Uk 🇬🇧 daadi aad Uber ka ku waday isaga laabo.
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 2 күн бұрын
Caayadu waa ceeb.
@TripleA0825
@TripleA0825 Күн бұрын
@@faisalmohamedabdulla3600 caydu xagay ku qorantahay? Munaafaq hadduusan ahayn shalay wuxuu lahaa Ina Rooble qoorqoor Guudlaawe iyo Cumar filish ayaan doonayaa hadalkooda ciidanka qaranka wuxuu u yaqaanay melshiyaad Farmaajo ! Farmaajo oo madaxwynaha Somalia ahaa Mogadishu ku dhashay Waaberi ayuu lahaa nin ka koytada ah ee Villada jooga waa Mareexaan! Haddana hadalkiisa waad dhagaysatay goormuu saxan yahay marka?
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 2 күн бұрын
Cabdirahnan bani Adam kama qanci karo. Siyaasads ha Ku waalan cibaadada Alle ujeeso
@user-ie8ws3hj1m
@user-ie8ws3hj1m Күн бұрын
There is only one somalia 🇸🇴
@hassanmohamud6658
@hassanmohamud6658 5 сағат бұрын
Farmjo gacanta ka jabiyay wax ka baqaa xasan in uu kalxanta ka jabiyo
@AbdulahiIsmail-x9l
@AbdulahiIsmail-x9l 10 сағат бұрын
Macalin cabdulaahi
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 Күн бұрын
Waa sax warkaagu
@AdamHaji-q8r
@AdamHaji-q8r Күн бұрын
WAA DANAYSTAY TUUG BAA THY JAANIS GAAD AH
@AdamHaji-q8r
@AdamHaji-q8r Күн бұрын
QABIILEYSTE BAA TAHAY
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Күн бұрын
War dadka ka fariiso ra'yi Jah wareer ah ayaad wadataa oo meel loo raaco lahayn xag diineedna ma jirtid xag addun bursina ma jirtid in lagaa dhuunto ayaad Ku fiicantahay salad Cali jeelaaba Ku dhaama oo addunkiisa bursanaaya yaahuu .
@YusufhassanAwbiibi
@YusufhassanAwbiibi Күн бұрын
Abdiraxaman warkiisa ma ahan mid uu run ka sheegaayo waa mid uu ku beerlaxawsanaayo Hasan sh. Waxaa u rooney in uu u hadlo sida qof xor ah.
@MukhtarWarsame
@MukhtarWarsame 19 сағат бұрын
Cabdiraxman cabdishakur fikir khaldan ban ka aaminsana waa nin aan runta ka gaban ku soco hogaamiye
@adanabdi5249
@adanabdi5249 2 күн бұрын
Beeenlow
@user-nv5dm7rl4q
@user-nv5dm7rl4q Күн бұрын
Alla munaa fiqiin tu been ba dana farmaa ju rajiim ku sheegi gurguur te tolow muxuu yahay kan baa ka ra jiim san kan xun laba munaa fiq bay ahaa yeen lkn wey is dhaa meen lkn manaafiqaan ma run baa laga filaa
@BIGMOH9
@BIGMOH9 Күн бұрын
😂😂😂😂😂
@abdinur6152
@abdinur6152 2 күн бұрын
War ninkan waa layaabaye nolol aan mucaarad nimo ahayn ma yaqaan miyaa?
@Arnayud02
@Arnayud02 Күн бұрын
Haddi wx khaldan la sheko mucaradnimo miya
@HoodoiyoAyaan
@HoodoiyoAyaan Күн бұрын
Ninkan waan tageera 👍
@abdikafiabdi4362
@abdikafiabdi4362 2 күн бұрын
abdi rahaman abdi shakuur the people voice
@AbdulrahmanAli-el8zf
@AbdulrahmanAli-el8zf 2 күн бұрын
Rajiim 🤔
@user-rm1wt8ts6k
@user-rm1wt8ts6k Күн бұрын
Waa faysal cali warabaha muqdisho kali waxba kama socodan
@user-ox5ye7nb2j
@user-ox5ye7nb2j 2 күн бұрын
Sayiduna abukar wa kee anaku waa naqana abuubakar
@ubaxasad6952
@ubaxasad6952 23 сағат бұрын
5000 lacag mahn miyaa anaga 1dollar heynin anaga nageya meesha😅
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Күн бұрын
You don’t want to build up your government 😢but instead you are spending all your time to destroy somaliland 😢. So sad 😭 Subhanaallah I feel sorry reer Somali who trusted you with their life.
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Күн бұрын
Abdirahmaan Abdishakuur Doogtii baa haysa
@FarhanOfficial02
@FarhanOfficial02 2 күн бұрын
😂😂😂
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Күн бұрын
Siyaasi Abdirixmaan Abdishakur Warsame Waa Siyaasi kaliya ee aragti fog oo aan isbadalin LEH. Waa Hogaamiye hadii uu helo fursad uu ku Hogaamiyo Somalia wax badan kabadali kara siyaasad xumida Dalka.
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Күн бұрын
Siyaasi hadduu yahay mar hore ayaa la arki lahaa ee siyaasadiisu waa aan wax helo ee dan somali ma wado waayo somalidu waxay tiraahdaa orgiga awrka noqon doona ariga waa ka dhex muuqdaa ? Cabdiraxman siyaasi aragti fcn leh hadduu yahay fagaarayaasha iyo sanduuqa dooslrshooyinki ayuu kasoo muuqan lahaa
@SiciidMaxamed-m2d
@SiciidMaxamed-m2d 5 сағат бұрын
Ninka
@abdirahmanhayaan123
@abdirahmanhayaan123 Күн бұрын
hadii la heli lahaa ninkaan siyaasiyiin la mid ah soo ma caquul mahanteen in madaxdu is badali lahayd guulayso
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 10 сағат бұрын
CCW waa Wadaniga kaliya ee ka dhex muuqda Cabinetka Baarlamaanka hadda jooga.
@MaxamadSiciid-ix9bw
@MaxamadSiciid-ix9bw Күн бұрын
#Dulmidiid clips
@SheikhNurOmarAbdi
@SheikhNurOmarAbdi Күн бұрын
Madaxweyne Cabdiraxman cabdi shakuur imtixaan ka waa saxay natiijadana waa dhicis😂
@user-xp9ce4hu6m
@user-xp9ce4hu6m Күн бұрын
😅😅
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 2 күн бұрын
Runta ayu shagay Abdiraxman abdi shakur walahi
@hakimi-gaming8337
@hakimi-gaming8337 Күн бұрын
Waxaan ani ahaan dareemayaa in Cabdi Rahman cabdi Shakur uu meeshii uu rabay tagi waayay kadib asna dhiiqada waa idinku salfinaa waaye hadalkiisa wuxuu yiri tusaale wada hadalka shabab xataa mucaaradka halagala tashto muusan dhihin dowlada haka tashato oo hal mowqif lagu wajaho
@DrMurzal
@DrMurzal Күн бұрын
Wa mid ka mid ah waraysigii ugu xasasina ay BBC nala wadagyto CCW Wa siyasiga kaliya aan runta ka gaban.GUULAYSO 🇸🇴
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Күн бұрын
Wariyaha kuma fahmi karo su’aal ayuu meesha iskala soo fadhiyaa 😅
@sakariaabdule3214
@sakariaabdule3214 8 сағат бұрын
Dadka oo dhan miyay qaldan yihiin oo kaliga miya saxan xildhibaan?
@MohamedJaare-bc9kd
@MohamedJaare-bc9kd 17 сағат бұрын
Asc siyaasi Craxman Cabdi Shakur waxa uuka Hadlay waa xaqiiq Dhab ah waxa loo baahanyahy in dalka siyaasadiisa loosinnado wadatashi aya koo baahanyahy anaa ari masoconeyso
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 2 күн бұрын
Ganc tiisaa lagu cunay hilbka ee isaga maaheen Kiigacanta ugu dheer lahaa oo tagay buu ahaa hada ma rumesan karaa maahibaniga
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 Күн бұрын
Nolow cabdiraxman cabdishakur
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Күн бұрын
Ninkaan waa nin aragti dheer
@farahali6399
@farahali6399 Күн бұрын
Nin Karmmed
@user-fj8vj5fp2k
@user-fj8vj5fp2k 12 сағат бұрын
Cabdirahman waa siyaasi macQuul ah jacke balance asxaan loo baahan yahay shimbirayahow Runtuu waayaab Dowladimo madaxtooyada Next madaxweyne Soomali hadooratu dhihilahaa
@abdirasakali8365
@abdirasakali8365 Күн бұрын
Waa indheer garad siyaasi ah
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 2 күн бұрын
Hassan sheeq ayaa kaliye taliye ah waliba dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed god madow oo dheeyr ayuu ku riday Hassan munaafaq iyo kooxdiisa mooryaanta ahe ee ilaahey ha ina dhaafiyo mooryaanta maanta villa soomaalia jooga maanta
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 күн бұрын
Af Caaytama Qofkiisu Ku Yaala Madaxwyne Xasan Sheikh Haadi Nin Necbeysi Laga Tago Dalka Horumar Badanu Laba Sano Ku Gaarsiyay God Kuma Ridin Ee Godow Ka Soo Saaray
@munahussein9687
@munahussein9687 2 күн бұрын
Xilka hadelaga qaday wa bilawday, somali watas
@somomoussaainan8449
@somomoussaainan8449 Күн бұрын
Waxasa siyasin u ah somali somali nasibtaran
@funnyworldgasaali1537
@funnyworldgasaali1537 Күн бұрын
Waraabaha hargeysa railaha Nairobi 😅
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 Күн бұрын
CCW waa runtii Somalia golaha fulinta un baa shaqeeya gole sharci dejin iyo mid garsoor ma shaqeeyo
@user-fk2pz3sd5s
@user-fk2pz3sd5s Күн бұрын
Xildhibaan (xukunad adagna ma rabtida ,xuksumad jilicsana ,marabtid,jawaabta waa adaiga????,,???)😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@makhtalalinoornoor6256
@makhtalalinoornoor6256 Күн бұрын
Somalia waligeed meel gaari mayso waayo dadka hormuudka u ah waa noocaan cadaaladii iska garab maraya😊
@adenissack3561
@adenissack3561 Күн бұрын
Masuul barlamaanka Turky email Igu soo dir dhex hashiiskaaa 😂😂
@AbdiDhonkan
@AbdiDhonkan Күн бұрын
Somalida siyaaasiyiinta ah ee dawlad wanaaga yaqaan buu kow ka yahay AAW
@sharfmow9277
@sharfmow9277 Күн бұрын
Shacabka Soomaaliyeed haka xishoodo Xildhibaan C.C. warsame waa nacas kii Badda iibsaday ee hadda iskadhigaya wadani waxaa la ogyahay in aad Jaansuus u tahay wadamo badan, Guulo badan oo ay gaartay Dowladaan masheegtid bal waad ku dhaliishaa ogoow in aadan wax khiima ah aadan kuleheen Ummadda Soomaaliyeed dhexdeeda waxaa tahay dibir kama quuste. guud guul inshaa Allaah
@burhansalad1701
@burhansalad1701 Күн бұрын
Waad ku mahadsantahay inaad runta sheegtey mowqifkaagana iska badalin
@abdulkadiradedhussein-cg4vn
@abdulkadiradedhussein-cg4vn Күн бұрын
Kaligii talis miyuu ahaa xasan cali kheyre halla weydiiyo 😂😂😂
@user-jk4xo5yz4l
@user-jk4xo5yz4l Күн бұрын
Kan maxaa ka warsanee 24 hour waxaa uu ku taagan yahay dowlada Alhamulillahi cawada wax yar uun baa u sheegey ,inta aad sheegtey ,muxuu shaqeeyaa idinkaa mijaha ku dhagan
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 42 МЛН
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 88 М.
Somalidii oo heeso ku dagaalamaysa markay horumar samayn wayday
23:41
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 30 М.
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН