DEG DEG Kulankii oo lagu kala kacay, & Wafdigii DFS oo ka carooday, Wada-hadalkii waa fishilmay...

  Рет қаралды 16,485

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
Maashaa allaah hanbalyo wefdiga qaranka soomaaliyeed sida eey turkiga utuseen ineey somaalidu tahay umad qaniya oo gesiyaal ah woxoodana difaacan kara xataa turki la aan see weeye guleysta
@omerjibril7318
@omerjibril7318 2 ай бұрын
Hello brother Turkey 🇹🇷 thank you Please don't involved about Ethiopia crazy idea
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 ай бұрын
Xasan waxaa u baahan yahay in uu awdal iyo ssc aqoonsade jabhada awdal xoojiye, inuu aqoonsado amxaarada, tigreega, somali galbeed, ciidanka ethiopia dalka ka saarto, xiriirka u jirto,inay dalka la difaaco.
@BurhaanGeeljire
@BurhaanGeeljire 2 ай бұрын
War wax weydiiyo miyaa lawaayay bada ma Anaka iskale mise Idina Ayaan Leh su aashaas Mey weydiiyaan ethiopiyada wafdiga kasocda soomaliya
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
MUUSE BIIXI, HADDU BAD IIBINAYA, TAN BERBERA AYEY TOLKI LEEYIHIINE HA IIBIYO, AWDAL IYO SELEL WA "AWDAL STATE " MA IIBIN KARYO MUUSE.
@BeerLuula-d3o
@BeerLuula-d3o 2 ай бұрын
waxaadignii odirayaa turkey hadii insoofaragiliyo arimaha soomaaliya in oo dhacdo itoobiya waan dagaalmèen
@Sarta100
@Sarta100 2 ай бұрын
In lala shiro maaha waa in layska difaaco cadawga xabashida gumsysto soomaali galbeed raba inuu ku darsado jamhuuriyada asoo qeybinaÿa. Turki waxa uu la gacan bidixaynaa soomaali waayo balaayiin doolar ayuu masl gashtay soomaski na difaacayo. Ee waa in laraadsadaa hub iyo ciidan sida masar ,eratreya iyo jabuuti dagaalna loo diyaargaroobaa.
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Itobya inta badan somali ba leh waxena noga qada
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
WAR ITOOBIYA INTEY DOONAN OO MALYAN HA AHAADAN, WAX NAGA QUSEEYO MA JIRTO, BIYA BADDEEDKENA XOOG LAGUMA QAADAN KARO, GABAR IYO GABADHEEDA UMA KALA HAREYNO.
@mimiimiii6368
@mimiimiii6368 Ай бұрын
😊😊
@MohamedIbrahim-mu5nx
@MohamedIbrahim-mu5nx 2 ай бұрын
Xasan sh wadanka xabaslihiisa badihiisa dhulkiisa ma isagaa wada leh meeday somaalidii wadanka lahayd ???
@MohamedIbrahim-mu5nx
@MohamedIbrahim-mu5nx 2 ай бұрын
Kolba dhinac ha u cararo sida carsaanyada xasan shekh
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 2 ай бұрын
Taasas kheyr badan in lagu jalo cararo oy itoobiya ha Fuuusho cidey ka Xoog badan tagey waa kibir dartiis waxey uso damceyn badda soomaaliya.
@mohamedadil887
@mohamedadil887 2 ай бұрын
Maxaa nagagalay tirada dadkooda?
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 ай бұрын
ILLAHEY HABURBURIYO WADA HADAL NAGAMA DEXEEYO ANAGA IY AMXAARO INJIREE. DAUD AWESS CALAANKA BEEN BUU USHEEGE WUXUU BBC QEYBTA FOCUS ON AFRICA YIRI DOWLADA SOMALIA IYO ETHIOPIA BDDA MARHORE MUDA DHEER AYEEY KA HESHIIYEEN TURKIGA NA WUUDAMEESTIRI SAXIIXA WAA KHAIN BEENALE AH.WAA IN LAQBTAA NINKAS DAUD WA TANZANIAN ASALKISA MUSHUNGULI.
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 ай бұрын
ETHIOPIA YAAN LASIIN HITAA.HESHIIS GANACSI HADO XOOG BEY KUQABSAEESAA SOMALIA.
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Holand nahay ciidamo so direyna
@DeeqYusuf-z2h
@DeeqYusuf-z2h 2 ай бұрын
Mahooda bale badayada miyaadka xigtaa itobiya
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 ай бұрын
Waxa soomaaliya u joogto turkiga waa khalad in baddeena wadahadal ka galaan.
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa 2 ай бұрын
Elalatereeya bada ma ka doonotoo mey soomaali u soo aadeyso ma tabar yari miyey u maxeeyneeso
@DaauudJaamac-eh4uf
@DaauudJaamac-eh4uf 2 ай бұрын
Somali aan isweydiino waxay inagu haysato hanti rag iyaa lagu gorgortamayna ficil keen somali
@IbrahimMuqtaarSalaad
@IbrahimMuqtaarSalaad 2 ай бұрын
Maya maya maya marsadaxaad majirto ma.oglini shacabka soomaaliyed hadaanahay narsadaxaad shirkale waa shirqool kale yaan la.yeelin marsadaxaad waaan didnay etoobiya wada hadal danbee in lala yeesho
@adenismacil6351
@adenismacil6351 2 ай бұрын
Etopia waxay doonaysaa bad ay leedahay soomaaliyana ganacsi bay doonaysaa Somaliland in ay bad siiso Etopia iyada oo is leh xumeed dadka soomaaliya waa shalaayi doonaan
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 2 ай бұрын
Kkkkk yaa saxiixay ( berbera iyo boosaaso dakadahooda?), iska hadlow ina igare dheh, ninka hargeysa ka hadlay ( goojacade ciidamadiisa haka soo furto).
@QafiirRiyomarindaje
@QafiirRiyomarindaje 2 ай бұрын
Qafiika riya Marin daaje
@QafiirRiyomarindaje
@QafiirRiyomarindaje 2 ай бұрын
Itoobiya manala aandoonto
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 2 ай бұрын
Itoobiya bada ay leedahay waa in aan helaa ( ma iyadaa iska leh ?), maxay kaga duwan tahay Itoobiya Uganda, ruwanda, Burundi , Congo), biyaha wabiga niilka ma wax ayey naga siisay Iyo korontada laga dhaliyo?.
@Sayidcaliducaale-e5t
@Sayidcaliducaale-e5t 2 ай бұрын
Afka kadaa soomaalilaand oo dheh isaaqlaand
@abdihasanjama9829
@abdihasanjama9829 2 ай бұрын
Maxaa Somalia ka quseeya tirada dadka Ethiopia
@najahhassan859
@najahhassan859 2 ай бұрын
Qadaadweyn been, munaafaqad, xasdi iyo xiqdi kama weynaadaan. Kooda youtuberka ah, kooda siyaasiga waa wada beenaalayaal ku nool khayaali iyo mahmal. Somalia italiana card been ah ayay jeebka danbe ku wataan aan duugoobin. MoUga Ethiopia iyo Somaliland waa mid soconaya oo dhanqan gal ah kalaabashona aan lahayn hadii aad cudud hayso welcome hadii kale cry in Ankara, Egypt and Asmara
Women's Health - Somali
24:22
Refugee Health Network Queensland
Рет қаралды 3,5 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 81 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 75 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
Maxaadan ka Ogayn Maleeshiyada U Dagaalanto Khawaarijta
27:35
Somali National Television
Рет қаралды 340 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 81 МЛН