Yaa is garay. . Ilaa la arko Natanyahu oo kaba gacmaha ku qatay. Iyo wasiiradisa. Oo kastumoyinka. Kofiyad kadhigtay
@aichadjibril41792 күн бұрын
MAXAY KA FAA'IDEYN WAA WAXBA.XASUUQA SHACAABKA REER GAZA IYO FALASTIIN MOYEY.WAX ADUUNKA WALI JA DHACAY LAMA ARKIIN.SUBXAANALLAH.LAKIIN ALLAH AYA I HIILIYEY FALASTIIN WALINA WAA AY JOOGAAN DHULKOOGI.
@seed39662 күн бұрын
Asc ilaahay argagixisadaa israael xasuuqaas ey ku sameysey reer falastiin halagaga gooyo aduunka in shaa allaah natanyahu waa argagixisada aduunka ugu weyn reer galbeedkuna waa argagixiso iney gumaadayaan falastiin 😮😮😮
@mahamedmuse57182 күн бұрын
Ingriisku isagaaba hubka siiyee
@CashaIbraahim-f1e2 сағат бұрын
Yuhud waydhamatay
@omar-de9dg2 күн бұрын
Allah akbar waa duulan diimed oo laguso qaadey dadka wallalahen reer falestin duulankan waxa wada waa nato marka laga reebo turkey way guulaysan reer falestin Insha Allah
@Mahadosman-q9s2 күн бұрын
Illahay ha walo o ha jabiyo israil iyo cidi la socota insha Allah
@Cadnaancumar-vs9km2 күн бұрын
israiil waxa garabka xasuuqa ku weheliya rer galbedka oo dhan cid ka maqan gaalo ma jirto lkn israiil mar hore,aya laga talab san lahaa lkn carab aya qulub todu dhimatay wayo Gasa ab gaal odhan aya wada xasuqa shacabka rer Gasa wa la isugu habar wacday lkn ta alle aya socon donta hadaf kasi socon mayo