Deg-deg! lacagtii Qadar Kubixisay Si Dagaal Uga Dhaco Hargaisa Ina Cumar dool Yaa sodiray Xalad adag

  Рет қаралды 36,914

DHIGAAL TV

DHIGAAL TV

Күн бұрын

Пікірлер: 207
@fluxyackerman7487
@fluxyackerman7487 4 ай бұрын
Warkaagu waa run S/L guul
@ladanladan1718
@ladanladan1718 4 ай бұрын
Ilaahay ha jabiyo cadowga somaliland inshallah
@ashanor8035
@ashanor8035 4 ай бұрын
ILAAHAY HAJABIYO AMXAARO IYO KUWAJECEL AAMIIIN YAARABI
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 4 ай бұрын
Shicibka somaliland ba dalka kaseexday caruurtina qabyaalad ba loshegaya belayo wadani dalka ugama horeyn ilahay umada haka qabto🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@faizasaid3803
@faizasaid3803 4 ай бұрын
Waa runtaa👍
@lit7189
@lit7189 4 ай бұрын
Yes you are right guul somaliland iinsha allha cadawga somaliland hadhaco iinsha allha
@ashaabdisalamismail5864
@ashaabdisalamismail5864 4 ай бұрын
Guul iyo gobanimo Somaliland InshaAlla
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
Alle shar kooda haynaga qabto wixii shar wada Laaxawla walla quwati illa bilaah
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 4 ай бұрын
Somaliland wa la so dhiigtay hadana wa lo dhiimana cayaartu wa iska dhaman ruunta ayaay tagaysa wale
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 4 ай бұрын
Jaamac shsbeel waa doqon xoolo
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 4 ай бұрын
Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️🦁🦁🦁🦁💪💪💪🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Insha Allah Amiin ya rabbi
@ashanor8035
@ashanor8035 4 ай бұрын
Hhhhhhhh uraago amxaaro Amxaaro kiniisadaha ortodhoshka gala oo aakhirona raaca
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 ай бұрын
Guul iyo gobanimo insha allaah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ahmedhamada1423
@ahmedhamada1423 4 ай бұрын
Sax , guul iyo gobonimo Somaliland
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 ай бұрын
Huwan iyo hadhaa faqash waanu ka adkaandoonaa sidoo kale geele gurguurte iyo xaarmaajo waanu kaguulaysanay waanan kaguulaysan doonaa insha allaah
@Degmociise123
@Degmociise123 4 ай бұрын
Waa la ogyahay waxa cadowgu soo maleegayo Somaliland get ready si aad wadankaaga u difaaci lahayd😮😮💪🏾😊
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 4 ай бұрын
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤
@MaxamedMany
@MaxamedMany 4 ай бұрын
Guul Somaliland guul ethopia. Ree wadani waa Cadowga Somaliland .
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 4 ай бұрын
Adiguna billaahiye balaayooy banaadir hakasoo hoyan xamar baaleheediyo bakaarahaha ku meer meer boqolsano zuhrigan amran iyo saadadana hadimo ninkii lasoodontow adiguna guuldariyo halaag kalahoyo aamiin aamiin aamiin) somali lana badhaadhiyo guulbarwaaqo iyo maanta aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤🎉🎉❤❤🎉
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 4 ай бұрын
Can I have some money. I KNOW YOU GET SOME MONEY.Oh Allah safe my country from evils. AMEEN
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 4 ай бұрын
Geesi Geesi dhaley ilaahey ha ku xafido ❤
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 4 ай бұрын
Well said brother
@AyaanWaano
@AyaanWaano 4 ай бұрын
Waa dameer xaarmaajo
@Xasmas
@Xasmas 4 ай бұрын
NO COD XISBI OFFWAREEN NO HUWAN KALKAL. NO XAMAR
@ashanor8035
@ashanor8035 4 ай бұрын
No more muuse fuley no more cigaal shiilad no more dhadiga laftinagaa
@HilaaHilaac
@HilaaHilaac 4 ай бұрын
WAXAAN LAYAABAY REERKA CIDAGALE MA WALIGOOD AYEY SIDAN AHAYEEN OO CABDI WAREEBE AYAA UMADA KA HAYEY OO CEEBTOODA ASTURAYEY ILEEN ANAGU YABNAYE WAXA WADANKA QASAYA EE LACAGAHA KU SOO QATAY WAA CEEDO GALE. REERKA RAGOODU WAA MADHANYIIHIN INTOODA BADANI .
@L.B.I.A
@L.B.I.A 4 ай бұрын
Reer wadani waa dad buka, oo umaleeyey inay jano helayaan hadii ciro qabsado
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa 4 ай бұрын
Maacmaac Maacmaac Tan Ader Dhiig Ayaa Loo Soo Daadiyey Ader Iska Qayila Oo Nagadaaya .Maacmaac da
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 4 ай бұрын
Wa sakhraankii Kenya laga so tagay
@ladanladan1718
@ladanladan1718 4 ай бұрын
Ilaahay cadowga somaliland ilaahayoow jabi inshaallah
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 4 ай бұрын
Jeelka garxajis laguma xidhikaro intakale ba xaquleh sida ay hadalka udhigen wadani❤❤❤🎉🎉🎉🎉😢
@saciid_iid
@saciid_iid 4 ай бұрын
Waqtigii faysal garxajis majirin ma haduu yimi
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
musacab dale ba dhul bahante reer xusee reer caynaashe isaxaaq musa ismaaciil muuse care garxajis haduu soo baxay intii muuse haystay
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 4 ай бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk.. Ala Maxa la kibray… kkkkkkkkkkkkkkkk.. Aduunka waxa ka dhacaya ma oga miya?? kkkkkkkkkkkkk.. Qatar aniga aya wassa
@Mamar6310
@Mamar6310 4 ай бұрын
Waar WAA XABAGLIHII YARAA CIYAALA JOQOR DUGAAG LACAGTII QADAR BAA TIMID😊
@husseinomar5942
@husseinomar5942 4 ай бұрын
Keep open the ugly side..❤ you from Kenya 🎉
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews 4 ай бұрын
Xadka uu Qamar ka hadlayaa ma ka somaliland iyo Somalia u dhexeeyaa ilayn kan Ethiopia looma ogolee.
@aadammax9534
@aadammax9534 4 ай бұрын
Cajiib
@museibrahim2796
@museibrahim2796 4 ай бұрын
Qamar iyo inta la fikirka,ah ba waxaa ka Guulaysanasa JSL somaliland
@Araweelo74
@Araweelo74 4 ай бұрын
Geesi qaran guuleeyso cadawga somaliland kashifo buufi cayayaanka
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 4 ай бұрын
Waa tuugo
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 4 ай бұрын
Ninrageed ninrageed dhalay buuf cayayaanka keep going
@AyaanWaano
@AyaanWaano 4 ай бұрын
Geeeeeesi waa sheeko xaarmajo
@Degmociise123
@Degmociise123 4 ай бұрын
Tolow nimankan maxaa waalay ee ka qaylisiinaya yaaahuuu Waar dadka ka xishooda 😕🤔🤔
@harunmusse153
@harunmusse153 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hiboahmed4819
@hiboahmed4819 4 ай бұрын
Qamar suugaani doqoniimada umada kala fadhiiso waa waxa kugu celiyay Kenya oo aad ahayd waa lay taagay cirro na cid dooranaysaa ma jirto
@omarwarsame8514
@omarwarsame8514 4 ай бұрын
Waar kan qamar la leeyahay e xoolaha ah ha lagu yidhaajdo heestaadii iskaga ekow xayawaanyahow. !!!!!
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 ай бұрын
Kursigan codbaa lagu fuulaya lkn qasabmaaha naacna looma jeedo
@Halgame334
@Halgame334 4 ай бұрын
QAMAR IS KEEEEN SXB
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 4 ай бұрын
Xaaraanta aad cunaysaan kudhinta,akhas,waxani bi,ni aadamaba maaha, saqiir iyo kabiir qaaqdaas bay xagay kunoolaan jireen waxani subxaan allaah
@hajii2033
@hajii2033 4 ай бұрын
dhihal gesi❤❤❤❤❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 4 ай бұрын
War cabtoygan bariiskii hablaha waayey nagadaaya
@ismailalisxaaqi6189
@ismailalisxaaqi6189 4 ай бұрын
Wa sida ee xukumada jilicsan
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 ай бұрын
Ina cumar dool waa lasoo diray faqashtiina markay guul daraysay waxay adeegsadeen kooxdii gudaha joogtay si dagaal uga dhaco gudaha kadibna aqoonsigii soomaalilaan hakad loogu sameeyo lkn ilaahaybaa kawayn oo lasocda waxay wadaan
@ismailkhadaryusuf618
@ismailkhadaryusuf618 4 ай бұрын
H awal waa oromo
@ashanor8035
@ashanor8035 4 ай бұрын
Yes Yes Yes
@nazdalaan
@nazdalaan 4 ай бұрын
Ina Cumar Dool aragtidiisa xaq buu leeyahay, HOOYADII haduusan cay la rabin madaxweyne yuu noqon
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
neef ciyay bacaac
@buraalexaashimaxamed
@buraalexaashimaxamed 4 ай бұрын
WAADTALISAY HADALKAAGAS CID,AAN ALLAHA KHAALIQA,AH AHEYN WAXBA HAKAGA DOONIN ALLE WAXAAN KAAGA BARYAYAA INUUDAD INTOODA BADAN FAHANSIIYO DANTOODA&DANTA DALKOOD WSC
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 4 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa gaddaad qoriga soo qaadato waxaad tegeysaa aakhiro iyo xabaasha. 2.0. Waxan kuu sheegayaa inaysan aakhiro bariis iyo baasto iyo canjeero ma jirto. 3.0. Waxad dhihi doontaa yaa laytani kuntu turaabaa. 4.0. Waxan soo qaadanayaa qoriga xaar weyne wazaad tarreysaa iskaba yar. 5.0. Oofwarwen waa sakhraan xun waxbana laga dhegeysan maayo.
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 4 ай бұрын
Jaamac shsbeel waa qof liita neef xoolo
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 4 ай бұрын
Saqaramiti yay kukalahayaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 4 ай бұрын
Xabadee dee si dadi ba lagu tagiyee
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
WAXANI WAA WAADA SAAKHRMYN MAXAN CUUN AHAA
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 4 ай бұрын
Qamar Suugaani ma laga roona mise? Waa qof Nairobi ku joogo inuu qRankisa baabi'yo
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 4 ай бұрын
Wadani waa faqash qaranki ciidamadiisa jebiyay yaan loo codeen faqashta
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 4 ай бұрын
Wadaniyo wadanu hoose idiina wada goya ma waxaa la arakaya dada gurigooda cadawagii fubaaye xaabadii udoodaye wadani walaahi cadaalada illaahaya ayaa imanayaso inasha allaha
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 4 ай бұрын
Kan meeshan yar ka badhaacinaya waa qof aad u liita oo. Heego u kiraysan waa Saqajaan Siil Hoolay naxli ayuu abuurayaa hooyadaa beenta ka was walaahi inaan weligaa lagu aqoonsanayn.
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 4 ай бұрын
Qadar waaba doqonbe Qaab u hadlaaya maxey thy
@hindasaleban1720
@hindasaleban1720 4 ай бұрын
Illahay xisbi kusheega xil nooguma dhibo waa mafuyo ee
@sahraj3885
@sahraj3885 4 ай бұрын
Yaahuuu Isku bax kuwa joogaa Maafiya
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 ай бұрын
Huwanti waxay isleedhy ninkan hurda cirro la leeyhy wax walba wad ka dhamysan kartan hadu madaxweyni noqdo 😂😂😂
@ismailkhadaryusuf618
@ismailkhadaryusuf618 4 ай бұрын
Ciidanka adeerka nuux pasto macaane ayaa jabiyay
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 4 ай бұрын
Qamar suugani miyay ayan bajaj so eriday wakan wakan asago sakhraansan meel isa soo taagay.
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 4 ай бұрын
Ninkan.waa.la.yaqaana.waa.ilmo.xaaraan.kii.u.waynaa
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 4 ай бұрын
Waa tuug
@robleahmed2558
@robleahmed2558 4 ай бұрын
War nacnac Eadani ma dhagaystaane bqryqda iyo doqoniimada iska daa.😊
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 4 ай бұрын
Somalilnd dal iyo debed waa wada basaasiin hooyadii wsahaa 89jirka ah iyo kuwa yusra faqashta u niikinaya WADANI DOORASHADA HALAGA SAARO
@Ahmednourmohamed737
@Ahmednourmohamed737 4 ай бұрын
ma hoouadaa ayaa kasaaraysa niic yahay niicdu dhashay
@Lizzie17383
@Lizzie17383 4 ай бұрын
Qof ashahatay ilaahay rumeeyay hadana waxaso munaafaqada wada qiyaamaha miyuu rumeeyay
@queency7943
@queency7943 4 ай бұрын
Doqonoow maxaad xadka ku geeyey hargaysa ku dhex qaado qudhunoow
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 4 ай бұрын
Haddii WADANI LAFTIGIISU YAHAY KA U JOOGA GUDAHA HUWANTAA LACAGAHA QATBINRMEYSA WAANADAADU WAX MA U TAREYSAA ??? XISBIGA WADANI SOWJUU KUU CADEEYEY HALKEY DOONAYAAN IN AYNA HOOSGEEYAAN XAMAR, MIYEY KAA QARIYEEN ??? MIYEY KAA QARIYEEN IN AANEY DANBA KA LAHAYN IN LA DOORTO EE UJEEDKOODU YAHAY ICTIRAAFDIID, SICAY TAA U GAADHAQNA KOKBA MEEL KA ABAABULAYAAN ISKA HIRKEEN DOWLAD IYO SHICUB ???
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 4 ай бұрын
Nin iyo naag mid aad tahay lama yaqaano hebel suuganoyow
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 4 ай бұрын
Reer abaarso runta kusoo dhowaada
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 4 ай бұрын
Nimankan ciidagale ma wadani oo habaryoonis ah ayay wax u doonayaan mid Faisal cali waraabe iyo xisbiga ucid u hadlayaa ma arag ciidagale waa lagu guurayaa garxajis ayaa la isagu soo toosiyey war Faisal cali waraabe ayaa garab idiinka baahan ciidagalow oo cod doonaya oo somaliland kale ay taageersan yihiin garab istaaga
@nimasahal8599
@nimasahal8599 4 ай бұрын
WAAR HA KU QAFIIFIN WADANI RAGU WAA CIDALE HAAD KU BAQAYDID WADANI IYO HABAR YOONIS WAA LAGA GARDARANYEY CEEBTA KA DAAYA
@nimasahal8599
@nimasahal8599 4 ай бұрын
MA CIDAGAALA MASHRUUC KU SOO QAADAY KHALKHALKA SOMALILAND MAGACAWADANI WAY KU GABANAYAN
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. 4 ай бұрын
Sirkhankii ay rayan bajaj ku jeestaysay oo fagre ku furtay ninkalena gacanta hortiisa ku qabsatay oo tidhi kini nag ma qabi karo awooda uu qori kusoo qadanayo muu nagtiisii hotiisa lagaga qatay
@MahadAbdilahi-e3j
@MahadAbdilahi-e3j 4 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@aminaboon1290
@aminaboon1290 4 ай бұрын
Waar hadaba Muse maa ciidlu tagaan yahay
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 4 ай бұрын
War laysma baryayo waa runti walaahi karbaash baa idiinku soo socdo mou iyo aabahaaba was xabash xabashku dhalay xeebaha lughaya iyo saylac samaroon baa leh anaga la qabna waan u codayn doonaa waana qori isku dhiib garxajis baa iska leh
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 4 ай бұрын
SAAQIDINTO DHAAN BAA MUSE NECEEB MUSE KUU WASHEEN ALLAH MAAXA SAQIIDIN SAQARIIN KUU WASHEEY KURSIIGU MAA QAASABA QAMAR SUGANI WAA SIIQRAAN AL KOLISE AH WAA SEE AYEE UU FUDUDEEYAAN DANAHA GEELLE IYO XAMAR EE MAAHA KURSI DOON WAA QARAN DUMIISE SHAQAA SOCOOTA
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 4 ай бұрын
Bacaaac bacaaaac waa laqabanayaa cadawga heshiiska
@maryanali6192
@maryanali6192 4 ай бұрын
Waar waxan xayawaanka ayaa dhaama ayeeyo sagaashan jira ayuu cayayaa isaga ayaa malaha hooyadii wuxu sheegayo ku sameeya waa jaahil aan iimaan lahayn nacas nacas dhalay
@madarcali122
@madarcali122 4 ай бұрын
Reerkan ciidagale maxa kasiiya habaryoonistu waxay iska horeysis cidagale oo markii faysal tagna ee garxaji ubahna habaryoonistu way diideey marka ciida cayda wadana waa wada cidagale war nio nimaan reer hargeisa ah ayaad tihine habaryoonistu yaney cidi isticmaalin
@xaroguled3126
@xaroguled3126 4 ай бұрын
Digalow wax dhici male wadanina wax an hadal iyo fatadhah ahayn ma hayan mana qadi karan xilna ma qabanayan wax dhacayana male
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf 4 ай бұрын
Horaa loo yidhi afnooli wuu hadlaa eyna wuu ciyaa iska ciya, kaasina ma hadlayaa huwannta khaatumo seega ahi waxba sheegi maayaan waa iyagii kuwii gudaha iyo huwantoodii jaamac jaahil sarkhaan nin weyn alle idin qabey.
@hajii2033
@hajii2033 4 ай бұрын
gesi runta sheeg
@AnabAhmed-mn3vu
@AnabAhmed-mn3vu 4 ай бұрын
Warun dowladu waxan laso adegsadey e dalkaa duminaye e kuso lacag qatey maxey kadawaneysa e intisarale e salaadin le e siyasinle xildhiban le e aqonsiga iney horjog sadan ku solacag qatey gacanta haku dhigto jelka ha udirto
@nafisaabdishideh1752
@nafisaabdishideh1752 4 ай бұрын
Ismail jama hoyadda yuhudda ka wase joji cayda lama doranayo Cabdiraxman dhidig waa naag odayga aad wadataan
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 4 ай бұрын
Heyey khatumo 1960❤❤❤❤❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
WADAN XATAA URUR AHAAN U DOO BAXI MAAYO
@guursadebarresare7197
@guursadebarresare7197 4 ай бұрын
Qamar ,muxuu tari,kha.migaaba ka xoog badane.
@faizasaid3803
@faizasaid3803 4 ай бұрын
Bacaac, orod naagihii kala gur Qamaroow😂😂😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
Inaga Qabta Qamar Sugani ADIS buu qabaaye
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 4 ай бұрын
War hadalka ha la joojiyo oo doorasho hufan ha la qabto..doorashada waxa Shaki abuuraya qalabakaa indhaha ee laga hadlayo.....War sideedii hore ha loo galo...War Allah ka cabso.......dadka kulmiyee ku wareeriyeen doorashada natiijadeeda ha la aqbalo.....dee khasab weeye in la aqbalaa laakiin waa inay u dhacdaa si sax ah
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 4 ай бұрын
Uuf kaani odeey maha waa tulli foqool tulli weyan kaan kale jamaac shabeel waa sarqaan
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 ай бұрын
Ninkani naag hawiye qaba kenyana wuu dagan yhy malaha huwanti iyo gur gurti lacag u balan qaaday filaya 😂😂😂
@sabrinaa8488
@sabrinaa8488 4 ай бұрын
Waar kukaadi xabaal baa kambesa iska dash Afrcanimida caydoodu waa hadal afka laga yidhi marka qofka Somaliland nabad galego daro keena waa inaad xidhaan.
@amalquule84
@amalquule84 4 ай бұрын
adiga tuuga hooyada bixisaya ilaxaaraan
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p 4 ай бұрын
Hooyadiin baa lawasayaa reer wadaniyo Waxaa idinka maqan wamaxay
DEG DEG SHACABKII BAYDHABO EE MUQDISHO JOOGAY OO MASAAFURIN LOOGU HANJABAY
16:47
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 7 МЛН
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 37 МЛН
ISAAQ OO JAWAAB KULUL SIIYAY WASIIR FIQI
19:36
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
RUNTA LAYSU SHEEGAYAA SIDAN WAA KHALAD MUCAARAD IYO MUXAAFADBA
11:29
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН