Beenaale qudhun ah ee ka hadal runta oo ah inay xasan sh isu dhiibay Ethiopia.
@Yaxye-r5hКүн бұрын
Soomaliya miskiin waaye dhalay waa lala dagaalamayey waa la raali grliyey bari markaydantooda gaaraan waa dagaal iyo damac gurracan
@maarmaar61362 күн бұрын
Damulqushash itoobiya ayeey futada u dhigteen after two weeksna waxad arki doonta itoobiya oo laga calacalayo xalay mw Laftagareen waxuu marti qaad u sameeyay ciidanka itoobiya kooxda Damulqushash aya ku baryootantay itoobiya kuna dhaday ciidankiina jubaland iyo konfurgalbeed ka baxa oo hirshabeelle iyo Galmudug taga fursadna isiiya ciidanka Uganda 🇺🇬 ayaan jubaland iyo Koofurgalbeed keeniye waayo ciidanka uganda aya la raba in lagu qabsado jubaland iyo Koofurgalbeed itoobiyana way diiday saxeexina wayka marsadeen Damulqushash jab hoog iyo halaag ba ku dhacay cidan ogeeyn itaas maalin dhawa waad arki doonta
@ahmedmose54662 күн бұрын
Somalia alla umaqan malahan hogamiye lagu aamiin karo dalka iyo dadka somaliyed
@NuurAduunyo-u9eКүн бұрын
Beentaa wayay
@jamajafaal94602 күн бұрын
Xasan shiikh waa madaxweyne aan go aan lahayn oo aad u jilicsan oo wax go aana lahayn 3 bilood buu leeyahay maalina waa ogolaad malina waa diidey ethopia marna go aankeeda kama noqon mou
@sahramohamed7113Күн бұрын
Tuugo dalkii waa kharibteen
@NuurAduunyo-u9eКүн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@ahmedbenahmed2061Күн бұрын
Beenalee xarami
@highigheted8137Күн бұрын
gurgurti wa masibo.wey..itoobiyo.shaley.askari somali ay ku.isistagayan