DEG-DEG Madaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo oo Villa Somalia kaga Khudbeeyay 26 June - Hambalyo

  Рет қаралды 20,903

SSTV

SSTV

5 күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 72
@sour.candly7868
@sour.candly7868 3 күн бұрын
MW Firdhiye Viva Per Sempre 💙💙💙 Guul Guul Guul ❤❤❤ Waa Darwiishti 💙💙💙
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 3 күн бұрын
Madawdaha dawlad gobaleedka ssc Khaatumo keep going ayaan leeyahay waa nin aad u legend ah qudbad aad uqiimo badan
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 3 күн бұрын
Guul iyo gobanimo reer SSC khaatumo
@shamisali4599
@shamisali4599 3 күн бұрын
Ssc sidan qudbada uradiyay hada helay mahadsanid youtube kan cawa mamulka midnimada Somalia 🇸🇴 ❤soo dhawada insha Allah sanadka kalana owdal sted sugeena insha Allah
@superfun1819
@superfun1819 3 күн бұрын
Hambalyo 26 juni Somalia 🇸🇴 hanolaato 🇩🇯 dhulkina dhiista 🇸🇴
@mahamedsaadaq480
@mahamedsaadaq480 2 күн бұрын
Good ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Allaha ku daayo madaxweyne
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 2 күн бұрын
Masha Allah Dowlada dhexe e Somaliya way gulaystay wax badan ayay qabatay hora lo socon insha Allah
@luulluul1427
@luulluul1427 3 күн бұрын
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HALYEEY DARAAWIISHEED KHUDBAD QAALI AH INSHA ALLAAH GUUL GUUL GUUL INSHA ALLAAH CADAWGA ALLAHA NAGA QABTO INSHA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SOOMAALIYEEY ISKU DUUBNAADA INSHA ALLAAH
@Ouzen7
@Ouzen7 3 күн бұрын
Somalia jiir oo joog 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from jabuuti 🇩🇯🇩🇯
@AbdirizackShuriye-hk9gg
@AbdirizackShuriye-hk9gg 18 сағат бұрын
Mashlaxa dadka ree jabuti runti waa dad qalbi wanagsan maxasanid walal
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 3 күн бұрын
Welcome to the union SSC
@mohamedmohamud-wo2si
@mohamedmohamud-wo2si 3 күн бұрын
gesi gesi dhalay 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 3 күн бұрын
Waa qudbad qiimo gal ah ❤🇸🇴
@user-yh3ye6vx9x
@user-yh3ye6vx9x 3 күн бұрын
Masha Allah mudane
@user-zx7gk5xv5t
@user-zx7gk5xv5t 3 күн бұрын
Guuleysta SSC
@mohamedyusuf1770
@mohamedyusuf1770 2 күн бұрын
Dani dibiro qol mugdi abuu isku sooxidhay firidhiyana wakaa Laandheereeyay ❤
@abobasement346
@abobasement346 3 күн бұрын
Argagixisadah snm Qac bah kah yertay Good job 👍🏾 hogamiyahah ssc khatumoh
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 3 күн бұрын
Masha allah mw firdhiyee
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 күн бұрын
Masha allaah Allaahu Akbar allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin 😭❤️🕋🇸🇴❣️🕋❤️💯😭🇸🇴❣️❣️❣️❣️🕋❤️❤️💐❤🌺💞🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@nasroali3279
@nasroali3279 3 күн бұрын
Maasha alaah ❤❤❤❤❤❤❤
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 күн бұрын
Guul iyo Gobinimo Somalia iyo SSC QAATUMO WAAN TAAGEER SANAHAY
@Ali-xk1wr
@Ali-xk1wr 3 күн бұрын
waa loo qoray qudbadan, weligii sidaas umu hadli jirin!
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 3 күн бұрын
Ma hooyada baa u qortay sidee ku ogaatay,adeer xanuun baa ku haya illahay haku caafiyo
@fhuddle2311
@fhuddle2311 3 күн бұрын
Madaxda Aduunka oo dhan waa loo qoraa Khudbadaha waana sax
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 күн бұрын
@@AliMohamed-vj8ujfadlan ruuxan oo kale ha ujawaabin Midnimo Gobolada Waqooyi waakaa uu Matalaayo MD Firdhiye waxa Sugeynaa Awdal State iney Yimaadan Marka Midnimaa Umadda Somaliyed Inoo Bilowday Gobolada Waqooyi Cidkale lagala Hadli Maayo Only SSC Khaatumo State iyo Awdal State Waana Aragtaa In MD Firdhiye ka Hor Istaagay MD Hassan Markuu Yiri Midnimada Dhiig xataa waku bixineenaa waka uu ugu jawaabay Ma Ogolanayo in koox qasab lagu keeno Micnaha Gobolada Waqooyi SSC Khatumo state iyo Awdal State Hada heesato Maxa Haray gobol iyo bar waxaa Matalaayo firdhiye Guul❤
@Lovemesomedripppp
@Lovemesomedripppp Күн бұрын
Dundi dadkasta oo hormary waxay ku hormareen qorolka qoran matirimo lakiin hadal af laga yiri waa tirima.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 күн бұрын
madaxweyne firdhiye guul iyo gobonimo inkasto hadalkaga cadaasi faro badan in lagu saaray kamuuqdo laakin ssc khaatumo haguuleysato
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 күн бұрын
guul guul guul iyo gobinimo madaxeynaha maamul goboleedka ssc khaatumo xarunta gobonimada iyo midnimada soomaaliyed
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 3 күн бұрын
Adeer haddii Hawiye iyo Xasan xaraash diidaan midnimada Soomaaliya dee waxaan samaynaynaa Khaatumo Republic Puntland Republic Jubbaland Republic Bakool Sare Republic Caabudwaaq Republic Gedo Republic Warku haba yaraadee.
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 3 күн бұрын
Adeer hadalka meeshad u socota waa fahmayna laakin reer walba dhulkiisa ha maamuusho yaan la isu dowladeen, dhaqyahay
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 2 күн бұрын
@@AliMohamed-vj8uj adoon caytamin fikirkaada dhiibo. Inaadan qarannimo aqoon ama u jeedin way caddahay. Haddii Somalia lakala diro yaa uga futa xun Iidoor iyo Hawiye? No one. Jubbaland Republic, Puntland Republic, KG Republic, Awdal Republic.....etc. Doqon baa qabiil u danqada iyadoo qaran toosin laga hadlayo.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 3 күн бұрын
ONE ❤ ONE 🇸🇴
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j 2 күн бұрын
Maanta haddii somaaliland dabaaldegi lahayd ah xoiyadda gumaysiga waa la aqoonsan laha Mär höre ee waxay dhaheen 15 May waa dowad goboleed
@AbdullahiAli-pn8kh
@AbdullahiAli-pn8kh 3 күн бұрын
Mw horay uso fif❤
@CountryCountdown
@CountryCountdown Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muxumedmohamed5008
@muxumedmohamed5008 2 күн бұрын
Waligaba xasan sheekh isku nabnab
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l 3 күн бұрын
Gobonimo somali.
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 3 күн бұрын
HAMBALYO & GOBANIMO SOMALIA
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 күн бұрын
ssc khaatumo maamul buuxa halo aqoonsado reer awdal na maamul halo aqoonsado markas hargeysa way kukhasbantahay inay beenta iskadeyso oo soo laabato
@user-xr6wu4cx4y
@user-xr6wu4cx4y 2 күн бұрын
hadal waxaa ugu wanaagsan kiisa yar ee wax ku tusa kuligood wuu soo koobay madaxwaynaha ssc m.a
@amnoali8348
@amnoali8348 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂look who's talking 😂😂😂😂😂😂
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 2 күн бұрын
Hadalka Madaxwaynaa iyii kii Garaad Jaamac waxaad moodaa inay kala duwan yihiin.Taasi waxay muujinaysaa Soomalida waxoodu waa caadifad..ee maaha wax la daraaseeyay oo laga fakaray.
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j 2 күн бұрын
Hadaba waa in ay hadda ka dib 26 juun devaaleegaan si loo aqoonsado waa qish anoo puntland ah baa isinsiiyay dowladda Somaliland
@user-sv8ut3cb4i
@user-sv8ut3cb4i 3 күн бұрын
Magaca, Somali (1/7/20024 bisha luulyo ayuu soo AF jarmayaa, ku bushaarayso ina xaasidoow,😅
@allahbawayn
@allahbawayn 3 күн бұрын
Xoriyada ma lascanood Aya lagu Saray riyo Somali walked dib uma midoobayso marhaday waxan wadan lascanood ugu yedhayan gobol yaab ilahay kabaq firdhiyow awoowyasha geelay raacayene
@Iphone20249
@Iphone20249 2 күн бұрын
Nasakii buura ee reer badhyaculus oo iska dhigaya ehelusharaf haciyaane aydu hayska ciyaane caynka reerka ugiija yaahuu meel aanu taag nayn buu is geeyay
@samiaguled3886
@samiaguled3886 3 күн бұрын
Somalia iyo Abdi Madoobe?Abdi Madoobe2 Al Shaabab 2008 in Somaliland! SOMALIA IYO Al Shaabab YAAB ?Abdi Madoobe ?
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 күн бұрын
firdhiyow warqadii u ku soo qoray faysal roobleh sowtan kugu adkaatay marqudha kamarada maadsoo eegin way kugu cuslaatay lakin ma caleesh hadaad mar dhamaadki gaadhay yaa allah !!!!!!!! from saylac
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 күн бұрын
waar miyaad warqada iskasoo xafidid kol hadaanad alifi karin ???????? from saylac
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 күн бұрын
madaxweyne ssc khaatumo cadow firdhiye wuu hadlay caawa imisa lalaha war xasanow dadka ssc ee kuyahay xasan sheekh ba madaxweyne noo ah xaqoda sii dee wakas fikirka puntland ujihaystay
@caalimmahdi3342
@caalimmahdi3342 3 күн бұрын
Hadii lagu sheele laysma sheego 😂😂😂😂sheelo wayne 🤣🤣🤣🤣🤣
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 күн бұрын
firdhiyow kawaran raysal wasare Ku xigeenki bahdiladi uu ku gaystay xalay waxad sheegaysa inad soomalilnd kaso jeedo wayo waqooyi ban kaso jeeda bad tidhi
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 2 күн бұрын
SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB FIRDHIYE SACAB SACAB 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@caalimmahdi3342
@caalimmahdi3342 3 күн бұрын
Waa baryan u fahmay waxani 😂😂😂😂😂😂
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 3 күн бұрын
Sidaad rabto u qaado laakin waa madaxweynaha SSC khatumo State of Somalia waxna kama badali kartid siduu wax u wado,iska barooro ileen waad ka xuntahay qudbada qiimaha badan e isoo jeediyey dhaqyahay
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 3 күн бұрын
Fadhi xumida Xasan Xaraash bal eega. Waa nin qiyaano qaran galay oo Xabashida iyo cadowga Soomaalida u shaqeeya. Car Xasan xaraashow keen Xabashi dhulka Soomaaliyaa. Waxaan diyaarinnay muqaawamadii jugta culus from Kambooni to Gedo to Mogadishu to all over Somalia. Adigna inta lagu soo qabto ayaa hilibkaada la wadhayaa wardhiiglay. Ninjaas tuug ah oo qarannimo waxba ka aqoon.
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 3 күн бұрын
Waqooyi aan kugu celinaa sxbay maamul gibol sool iyo dhulmante ma noqon karaa. Gobolka banaadir kaliyaa hadii kale maamul Goboleed noqohaa sadbursiga darood ma aqbaleyno
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 3 күн бұрын
Firdhiye wa garac Walhi 😂😂😂 Waxa uu sheegay in somaland 26jun xoryad qaadatay Somaliana talyaani raranayey Good job gudoomiyaha tuulada laascanood
@abdilahicarshe6208
@abdilahicarshe6208 3 күн бұрын
Waraabe orodna lagu gaadhi waa, habaarna waxba lagaga qaadi waa! Waxan u malaynayaa qolyuhuu baacsadaad tihiin. Kkkkk Guulayso Madaxweyne
@Ali-no9cg
@Ali-no9cg 3 күн бұрын
Asc.Qof ahaan Firdhiye Gudoomiyaha Khaatumo,waxùu u Shaqeeya Yuhuuďa AFRIKA.Waa Aqoonyahan Mohamud Garaad , oo ka soo jeeda Duriyaddii Reer M.Garaad ee Laas/Caanood iyo Taleex.Jaamac Qaawdhan
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 3 күн бұрын
Futo xun hadal uma yaal, dhalfo Ayan kala daalay, riwaayadi isku dhamatay orod abiy Ahmed haga kaa celiyo
@Gracias2024
@Gracias2024 3 күн бұрын
Yuhuud iyo khanisiiin wax ushaqeeyo Oo jamacada iyo schols ufurtay khanisnkmada waa idinka idoorow Kiristaan yuhuud khaniis intaba hargaysaa laga helaa Waa idinka 40 so badhigayay😂😂😂😂😂😂😂 adana wa ticadesatay in hoyaded kiristaan aheed iyaduna tahay hada Shame on you waryaaa Gaal jeceel cid kale hakutilmaamin aqoon towbad kenin o isdaahirin😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-sv8ut3cb4i
@user-sv8ut3cb4i 3 күн бұрын
Xaar walwaalku ma xishoodo, xaasidka isaaqna ma xiiqo,ibn, Ibna xaaraana xal makeeno,
@jamalportal73
@jamalportal73 3 күн бұрын
Isxaar maxaa laga wadaa?
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 күн бұрын
Gudoomiyaha Degmadda laascaanood miyaa sheeganaya madaxweyne 😂😂😂😂subxaanalah waar miyaan la xishoonayn 😂😂😂
@cabdiraxmanmaxamud2164
@cabdiraxmanmaxamud2164 3 күн бұрын
Gudoomiyaha hargeisa soo Madaxweyne maa sheegto
@user-sv8ut3cb4i
@user-sv8ut3cb4i 3 күн бұрын
Hooyadaa, lax bay dhashay, Hafilin in magica Somali dib u shaqeeyo, anigu xabashibaan Ku biiray ee haygu habsaamin, Magaca, Somali igama danbayn doono adigu ahaw, waxa, rabtid, kuuma baahni EE Tasho xaar walwaaloow,😂
@user-uk4of1ls4u
@user-uk4of1ls4u 3 күн бұрын
nasab
@amnoali8348
@amnoali8348 3 күн бұрын
ssc part of puntland 😂😂😂😂😂😂😂😂stop fake dreaming 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@amnoali8348
@amnoali8348 3 күн бұрын
🥱🥱🥱🥱🥱stop drama man
@user-el5ud6in1t
@user-el5ud6in1t 3 күн бұрын
Yaa xor ah 😂😂😂 Soomaaliya waa sida naag dhila ah oo uu qofkasta galo kana baxa EE BEEN KU DHINTA insha'Allah
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 49 МЛН
터키아이스크림🇹🇷🍦Turkish ice cream #funny #shorts
00:26
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 26 МЛН
The joker's house has been invaded by a pseudo-human#joker #shorts
00:39
Untitled Joker
Рет қаралды 10 МЛН
IFIYE22: KIISKII BADDA | ICTIRAAF | MAQAAL KADHAN ABIY AHMED
20:08
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 36 М.
MAYDKA PROFF JAWAARI OO LA ISKU HAYSTO 29 June 2024
17:32
SHANTA TV
Рет қаралды 9 М.
Heesta aan Maalno Hashii Maandeeq iyo Kooxda Qaran ee Waabari
6:09
Somali National Television
Рет қаралды 528 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00