No video

DEG DEG:-Magaalada Muqdisho Iyo Sheekh Rusheeye_yare, Guri Uu Sixiro Ka Soo Bixiyay!!!.

  Рет қаралды 18,397

Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare

Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@sacdiyosuudi5064
@sacdiyosuudi5064 9 ай бұрын
Shikh rusheye yare illahay qeyr haku siiyo xanuun I haayay 12 sano ayan ka caafimaday illahey aya igu caafiyay sababana adiga lahay
@fartun9503
@fartun9503 9 ай бұрын
Amiiiin Ya Allah
@fardousadiisow2246
@fardousadiisow2246 3 ай бұрын
Amiin shiiqa Allaha sharfo shiiq cabdulaahi jizaka Allah hbo
@fartun9503
@fartun9503 9 ай бұрын
Masha Allah 👍👍👍👍👍
@fartun9503
@fartun9503 9 ай бұрын
Mohamed Thanks Brother 👍
@MOHAMMEDNOT07
@MOHAMMEDNOT07 Ай бұрын
M.a
@shukricumar6130
@shukricumar6130 3 ай бұрын
Amiin Amiin Amiin yarabi🤲🤲🤲
@fartun9503
@fartun9503 9 ай бұрын
iso Duceey insha Allah Ustaaad wax iga Maqan sharciiga plzz
@fartun9503
@fartun9503 9 ай бұрын
Welcome back Ustaaaaad
@fartun9503
@fartun9503 9 ай бұрын
Ya Allah
@user-ds2pj8rt2i
@user-ds2pj8rt2i 3 ай бұрын
Sheekha kismaayo ma imanayo maahan miyaa aadaa looga baahanyahaye😢walhi
@marwoqaasim1516
@marwoqaasim1516 9 ай бұрын
Asc sheikh garissa markale ma imani
@fartun9503
@fartun9503 9 ай бұрын
Quraaaan❤❤❤
@user-tb7nx7gy1b
@user-tb7nx7gy1b 9 ай бұрын
Numberka sheeqa halasoo qoro please cidii taqaana
@rashkaff3242
@rashkaff3242 9 ай бұрын
Sheekh anigana waan cilaajiyaa fii sabiilillah bi idnillaah❤❤❤
@fartun9503
@fartun9503 9 ай бұрын
Xayakumlaah
@Liiloowe
@Liiloowe 9 ай бұрын
GABDHO BADAN AYAA LUGU BIKRO JEBIYEY MEESHAAN. ARINKAAS HALA BAARO. GABDHO BADAN OO LA GUURSADEY WAXEY SHEEGEEN IN BIKRADOODA EEY HALKAAS KU WAAYEEN. REER MUQDISHO ARINKAAS WAX HALAGA QABTO INTA GOORI GOOR TAHAY
@dalkaab1436
@dalkaab1436 9 ай бұрын
Innalillaahi wa'ina ilaihi rajicun wax Aadan ogeen ha shegin Eebe SWT ayaa kaa awood badan waxa qalbigaga kujira hadii ay xuman tahay Eebe ayan kaa magan galeynaa Sixirna wa wax jira
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 9 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
@musasultan6663
@musasultan6663 9 ай бұрын
Allahuakbar Allahuakbar
@marwoqaasim1516
@marwoqaasim1516 9 ай бұрын
Amiiiin
@user-rm4wv4xl9k
@user-rm4wv4xl9k 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 9 ай бұрын
Subxaanallah
@jaltul8909
@jaltul8909 9 ай бұрын
Asc.Anigu waxaan fahmi la'ahay Dumarka Soomaaliya jooga kuligood ma'sixranyihiin mise sheeko kalaa jirta . Nin kaan iyo raga la'shaqeysta ma'dumarka kaliyay Cilaaj saaraan waamaxay dumarka sidii xoolihii xerada lagu ootay.
@nasiib-sq1hk
@nasiib-sq1hk 9 ай бұрын
Dadkan badanaa meelahan tago waxey ubadan yihiin dad daruufeysan oo daruuftii cuduro nafsaani ah ka qaaday kadibne kuwo kle kudhaheen jini aa ku hyo ayadune ay aamintay in uu jini hayo Inkastoo laga yaabo waxyaalo kale in aay jiraan oo dadka alle kacabsaneyn adeegsadaan si ay maal aduun uhelaan
@user-db3mt7xv3t
@user-db3mt7xv3t 9 ай бұрын
Sheir aniki kale ii dawey
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 9 ай бұрын
sheeq rusheeyo goormu nairobi imana?
@Fardowsocumar-pn7xx
@Fardowsocumar-pn7xx 9 ай бұрын
Xarunta se ula so xiraa hadan imago carwo idka nubar aan waco
@ahmedabdi6842
@ahmedabdi6842 8 ай бұрын
Asapa sheydhan ah maxa sheydhaan kale laga raadinaaa
@Sharmaemail
@Sharmaemail 6 ай бұрын
Waa runtaa iyaka Ayaa lashaqeeya jinka waayo mu uu sangubin saxirka wuu qaatay, kuwaan umada ALLAAAAH Kaqabto. Muslimiinta ha is cilaajiyaan naftooda ha aqristaan adkaarta subaxa iyo habeenka iyo suuratul Albaqra ha alaaliyaan salaada xumaanta neh hakafogaadaan
@jaltul8909
@jaltul8909 9 ай бұрын
Ninkaan asagaa S 0:02 Shaydaama la'shaqeysta aaway naagahaan kuwii qabay iyo kuwii ladhashey.
@laylohusseen9582
@laylohusseen9582 9 ай бұрын
labar lagalasooxarii ayaan ram naa
@fartun9503
@fartun9503 9 ай бұрын
❤csw❤csw❤csw❤csw❤👍👍👍👍👍
@saabirilyaas2266
@saabirilyaas2266 9 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhh Aniga maa yaabin muqsisho wax walbo ooga imaaw hada illahan niigu dhaariyey Maxaa laga sixraa qoftan!
@Maria28832
@Maria28832 9 ай бұрын
Qabiil aa kaa guuxaya ee somalia oo dhan baa sixorayaal iyo xaasidiin ka buuxaan ee magalo gooni ma laha
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 4,6 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 76 МЛН
Deg. Deg. Sixirka Geela Mucjida Muqdisho Iyo Sheikh Rusheeye Cajiip
19:38
Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare
Рет қаралды 126 М.
QISADII DAN IYO DARUF PART1
10:48
Abdullahi yare Famliy
Рет қаралды 164 М.
Mucjiso: Sixir Boorso Laga Soo Buuxiyay oo Arin Naxdin Leh Lagu Arkay
33:07
Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare
Рет қаралды 39 М.
Baro Diintaada| Tartan Adag| Final
39:56
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 282 М.
Sixir Laga Soo Saaray Xarunta Sh Rusheeye Yare Iyo Sababta Ka Dambeysay
20:56
Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare
Рет қаралды 23 М.
Sixirkii Ugu Halista Badnaa Ayuu La Kulmay Sh Rusheeye Yare
6:30
Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare
Рет қаралды 11 М.
SHEEKH RUSHEYE YARE OO SI ADAG UWAREEYSTAY 4JINI
10:17
camirkey
Рет қаралды 3,3 М.