أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@hiboadan14642 жыл бұрын
Badbado wariya miya lagarabe
@Azhar5052 жыл бұрын
Markuu cusbaa nagaha ceenji uu eber uga dhigi jiray
Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah Jazakallaah khayr Ammiin Ammiin Ammiin yarabi اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم
Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🙏💜🥰
@hamdihassanahmed9762 жыл бұрын
Shiq rusheye wan arkaa bad badana wan salamay jisakalh qer culumadena alaha idin barakeyo bulshadu wey idin jeceshahay asc
@umusafa99152 жыл бұрын
dadka alle daawada ugu daraa ka mid ahay alxm waliba haldolllar xitaa malin igama qaadan dadku free ga ku quraan saara ku jire khayr allaha siiyo cilajyadda kale wuxu dheeeyahay wuuka naxaris badanyahay
@mohamudali8162 жыл бұрын
Badbaado hore ayeey u ajaafeysay sh. Rusheeya yare
@qaliiwindows672 жыл бұрын
Shiiqa aniga utagay 2019 bishi 9 asago xoosh jogo waana shiiq naxariis badan wana ku cafimaday inkasto dhameysan oo dawadi soqaatay
Aakhiru samaanka waxa la sugayay inay imanayaan kuwa quraanka akhriya habeeb iyo maalin si ay aduunyo ugu helaan wa waxa dalkeena ku badan war ilahay ka cansada o masaakiinkinta maalkooda yar baadil ha ku qaadanina sheydaanba idiin qurxinaya axan aad ku jittaan. Ee towbad keena
@shugricadey68332 жыл бұрын
Masha allah❤️❤️❤️❤️
@fadumofiican71662 жыл бұрын
Somalia waa badaw dumarka iyaga bara raga caqlaqda oo koriyay mitka wax ka qaldan yihina iyada tosisa
Asc wll idanka ilahay hooyo indhahedi way u so laaban ee ma ila so xiriiri karta
@Abdirashiidcade342 жыл бұрын
@@Hoyga-macalin-walaayo walaal xgee kala sooxiriira walaal Ana kubaahan mudo 6bilood ah baan jiifa
@scarypoi87322 жыл бұрын
M.a
@najmamohamud33962 жыл бұрын
Mar lagu imada sas dad Ula dhaqameysid & sida uu hadleysid isma lhn🤔
@amiiromaramiiromar45492 жыл бұрын
Waxan waa beenale qurafad dadka ku haayo
@munamouse16622 жыл бұрын
Rutii sheqaan tariikhdiisa waa isqilaafsantay hada kahor waraysi uubixiyay iyo kan aadbay ugali duwanyihiin nagaamadan rusheeyow waan kuaaminsana Latin maanta kadib waaika bas danbo waxaad sheegtay qaadan mayo
@xilkascade2 жыл бұрын
Sh.badbaado aad baad u mahadsanthy Ra'yi waxaan kugu darsanayaa shiikh rusheeye waxaad u sheegtaa dadka bagekiisa KZbinka gacanta Ku haya inay kadaayaan waxyaalaha qaar ay kusoo share gareynayaan sida heblaayo 19jir caruur ah bey guursatay iyo hebelbaa xagaa Ku kufay iyo waxyaalo kale waayo sharaftiisa Uma wanaagsana.mhdsnd
@ismailcazka13292 жыл бұрын
Sax weeye
@maankey60482 жыл бұрын
Sorry 😞
@mascuudfeysal83272 жыл бұрын
Very good
@SahraCabdi-j1i Жыл бұрын
Walalayalow uma ekedin kuwa isj
@I.F.J2 жыл бұрын
Macha Allah 🌺🥰🌹🌺
@ubaxxirsi34022 жыл бұрын
Xasbunaallh
@ciiseileeye49892 жыл бұрын
Mashallah en Jizakallah Kheyr, Isha aad Magac dhebtay Ee aa tiri qofka hadii Quraan lagu Akhriyo Ma'baxayso waay Aanay u baxayn Oo ay qofka uga dhiganaysa inay ku Jirto? Biliis Noo Faahfaahi Shiikh.
@ruqiyadihad36242 жыл бұрын
Allahu akabar
@sucadahmedismail92182 жыл бұрын
Scw scw scw💖💖
@Shin-wu4mi2 жыл бұрын
Subxaanallaah wixii run ah allow adaa og ❓‼️❓‼️‼️‼️❓⁉️
@samiraduale34472 жыл бұрын
Subxaanalaah sh badbaado haduuba ninkaan sheekh u aaminsanyahay waa aduunyo gadoon .sheekh badbaado cilmi kugufilan malihid sheekhyad waa waynina sheekh kuuma aqoonsana waxaatahay only fiyuusraadis dadka hawaalin .
Samita Duale Belgium cartaada iskaga qaado.Dadkii ku caawiyayna ku soo jeeso reerkaan waa kuwa sixran kuwo wax sixra sida Amina Duale Minneapolis degan iyo kuwa jimanka caabuda acoudubilaah
@lollylogs2 жыл бұрын
Maxay iga qaadeen maanta??? Daalimiinga Illaahay dulmigoofa haku celiyo.Allow shartooda ku celi.Intay dadka xumaanta l taadinayeen OO ilmaha caydooda ku mashquulsanaayeen kiwoodii aaway?
@lollylogs2 жыл бұрын
Islaanta sidii naag lala qabo xinka iyo necebka la wareegaysa intay ku danbaysay.Waa islaan Akhiro moog ah
@haldoormedia23162 жыл бұрын
Allah Naagtaas waan aqaan Amino Duale waa naag sudaanka sixirka sameeya AYAY dadka ka soo sixri jirtay.Waxaan maqlay walaaladeed iyo ninkii hore OO qabi jiray wey sixirtay acoudubilaah.Xataa waxaan maqlay hooyadeed sixirbay ku haysataa lacagtana wey ka dhacdaa walaalkeed OO walana lacagta ayay ku cunyaa Minneapolis ayuu dhex wareegaa isagoo dharku ku jeex jeexmeen.Cidaas waa cid Maagtaas ay sixir ku dhamaysay