DEG DEG MALYUN ROOBLE & MUKHTAAR OO MAXKAMADA LASOOO TAAGAY DNA LAGA QAADAYA MURUGO LIVE DAAWO

  Рет қаралды 19,180

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial Ай бұрын
Maxaa kaga baxay maxkamada? Like saar & subscribe thanks
@FartunAhmed-yb4lx
@FartunAhmed-yb4lx Ай бұрын
Maba fahmin nio😂
@AsliMcln
@AsliMcln Ай бұрын
Wiilka inuu dhalay weyka muuqata oo waba u egyhy
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Ай бұрын
Oo intay TikTok taagan yihiin maxay luuqada wadanka ay joogaan at least u baran waayeen. Luuqada keliya Subxaanallah Subxaanallah 😢😢😢 , allow na astur ilmahaa yari suu u kaftamayaa markuu waynaado .
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Ай бұрын
Somalida dhan waa saas waa bila camal wax mabartaan diintooda dhan tiktok iyo youtub aye kadhigteen Maxamed buskut Sweden 🇸🇪 ayu jooga asiga xita luuqada mayaqaano waxa jiro dad caan ah o badan o loturjumo marke balan leeyihin sida Ck cml Austria ayu joga labo eri iskuma Aadinkaro luuqada Austria 🇦🇹 iyo Germany 🇩🇪 waa seem tusaale Asad Hagio 11 sano ayu joga Malaysia 🇲🇾 seetahy kuma dhihikaro luuqada Malaysia maalin hore ayu dhahayay maxa lugu dhaha seetahy adunba naxa walh😷😷😷😂😂😂
@Goulisme
@Goulisme Ай бұрын
Sorry for her she spent all her journey to tik tok but she never interested to spent her journey to learn the language😂
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 Ай бұрын
Illahoow ceebtaan Oo kale ha nataagin subxanallaah subxanallaah
@NadiifoXasan-r1x
@NadiifoXasan-r1x Ай бұрын
Wllhi jirkeyga waa jidhidhiciyoonayaa su Allaha gabdha laweydiinaayo datood allow ceebteena astur oo ilxumo hana tagin aduun iyo aaqiraba
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 Ай бұрын
Ninkaan gabadha uga dhamaanlayahay wuu rabaa si uu ku galo waa layahay ee aölah ha badbaadiyo caruuraha soomaaliyeed aamiin dadlaan waa waalida dhaqanto
@abbdll
@abbdll Ай бұрын
Dad waalan hadii ay wax iska dhalaan waa dhib. Ilaahoow ummada soohanuuni.
@Sahrashey
@Sahrashey Ай бұрын
MALYUUN SHE IS EVEN SMILLING. WAAD IS GUURSATEEN EE MAAXAA KEENAY IN AAD DHAHAAN MAXAA KEENAY INAAD DHADAAN XIRIIR AA NAKA DHAXEEYO.
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Ай бұрын
Because ma dhihi karto waan is qabnay waayo sharciga wadanka iskuma qabin mida Muslim ka ahna iyagu ma xisaabsadaan marka waa inay dhahdaa xiriir naga dhaxeeyay wax ma fahamtaantaan miyaa sharciga wadamada gaalada waa hadii lagu qabo legal marriage sameysataan wadanka aad ku nooshahay kastay
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 Ай бұрын
DNA madidi karo yurub ayaa lajogaa haduu xaran kudhalay xataa asigaa leh
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
War mukhtarow dabin baad ku dhaceysa wadna ceeboobeysa arintan jooji.
@halimajama1664
@halimajama1664 Ай бұрын
Subxaan alaah waa wax laga yaxyaxoo
@Salugla
@Salugla Ай бұрын
Akhas caruurtii ayay ku cayaarayaan Allah uu siiyay masuulna uga dhigay qashin
@gamer123proez8
@gamer123proez8 Ай бұрын
Soomaalida ma sidaan u danbeesay Mooris who is the father .
@Sooman-e8t
@Sooman-e8t Ай бұрын
Ingiriiska mooyee wadamada reer galbeedka oo dhan hadii uurka ka hor labada qof aysan guur uuga rajiister gareysneyn dawlada hoose ee wadanka uu ku noolyahay xataa hadey cadeytii nikaaxa la yimaadaan waa wax ilmaha koowaad waaridka sidaan oo kale laweydiiyo DNA laga qaada wixii ilmo kale ee kadib u dhasha lagama qaado hadaysan iyagu raadsan , waana wax qasab ah ma aha reerkaan kaliya ee waxaa ku cusub duubitaanka kaliya. Hada Mukhtaar wey ka qaadi doonaan DNA Qasab bey ku tahay sababtoo ah ninkale meesha ma joogo.
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal Ай бұрын
Subxaanallaah allow umadaada soo hadee soomaali ilahay xaqa hatuso haduu wiilka dhalay muxuu u inkiray Subxaanallaah ilahay ragan soomaaliyeed ilahay xaqa hatuso
@canab-t8j
@canab-t8j Ай бұрын
anigu waxaan u naxay wiilkaa yar ee weliba soomaali oo waxyaabahan oo kale dadka kucaaya in sidaa wixiisa media lasoo geliyo berina waa uun lagu caayayaa. Malyuun waxay moodaysaa inay ninkaas wax yeelayso laakiin inankaa yar uunbaa meesha laga baabinayaa mustaqbalkiisa. waxaan xasuustaa iyadoo dhahaysa ninkan cunugayga muusan dhalinba.
@Umu-aya
@Umu-aya Ай бұрын
Wilka hoyadis ba laga rabay iney u hilisa 😢
@canab-t8j
@canab-t8j Ай бұрын
@Umu-aya aad iyo aad. wiilkeedii bay ku ciyaaraatay noloshiisii
@munaabubakar8173
@munaabubakar8173 Ай бұрын
Ala Ku Cebee Maxey MEEL Udhigtey Ilmaha Yer Sidee U Kaftami Donaa Bohul 😎😎
@fosiyaseid1403
@fosiyaseid1403 Ай бұрын
Taas ma soconeyso ama wecel ha ahaado haduu dhalay sanka ayuu uga duran yahay
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
Busut ceeb sa u shegesay ilaah reer kadi u dab qabad siyay Shalay Naimo Jokar jugta culus video been ah ka faafisay hadana gabartan ceebteda a faafinee hadhow ha ooyin Eekayahow duliga ah
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Subxaana Laah waa laba ruux oo nolosha ka dhacay markaa ha la yaabina
@ruun9679
@ruun9679 Ай бұрын
Reer Europe Shaqa laan miya ka jirta Europe bal nosheega. Dad qabyaalada ka hadlo, kuwa Naagaha ka sheekeeyo iyo Shaaxa u so qato ceebaha wa wada dad Jooga Europe. Teda kle wax ma barataan miyaa dadka social media Joogo ee reer Europe.
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Ай бұрын
Asaga aa dhalay wiilka, waagaas aad ey isku jeclaayeen shekadha gadhaal ey ka xumaatay markii la kala tagay. Poor baby waalid aad u xun baa dhakeen.😢😢😢😢😢
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux Ай бұрын
Dad aan dhaqan wngsn laheyn ayey ka guut satay markii horaba wlhi waa dad aad uxun Iska barta dumaroow
@SuadaDahir-l7u
@SuadaDahir-l7u Ай бұрын
Xanuun aya ka hadlinaya ee Caafimaad Rabi weydiso hadaa ma Hawiya dhaqan leh haha Ila qosla 5D😅😅😅😅
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux Ай бұрын
Runta ayaad Ka xaaqeysaa Runtana waxaa thy lee laguu sheegay Ama ku qanac ama ha ku qancin
@II-vd4ih
@II-vd4ih Ай бұрын
​@@SuadaDahir-l7u dhaqanka Daarood halkee ayuu ka keenay oday iska socdo oo aan dad laheeyn inan layaal ah boonta kubaha tolo ah ayaad tihiin orad soo baro taariikhdada 😂😂😂
@AbdiHassan-h4b
@AbdiHassan-h4b Ай бұрын
Labadaan qof waa labo qof oo nolol soo dhex martey? Laakiin dadkaan wada rufyaanada ah maxaa ka galay noloshooda? Shaqo kale aduunka ma laga waayey in ytubada shaqo laga dhigto yaa dhuusay maanta hungurigii Ama irsaaqadii alle weyneeyey in banaanadaas laga raadsado allow aduun waxaan joognaa barako ma leh ay taagan tahay. Allow qaatumada noo toosi?
@_22260
@_22260 Ай бұрын
Weey kusaxantahay haduu yiri madhalin waa in dhiig lagaqaadaa hadey caawa shimato iyo haduu dhito cunugu hadhow maxaa u Tala ah naagtaan weey is hubtaa
@Sheekochannel-z1c
@Sheekochannel-z1c Ай бұрын
Ninka waa is guursanay waxay u dhihi waysay muse awaleey doolada ka qariyeen guurkooda
@nalababy3825
@nalababy3825 Ай бұрын
HI HELLO FROM UK LONDON HARROW GREATMAN WE WATCH U GOOD GENTELMAN WITH GOOD MANNERS❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍏🍏🍏🍏🍓🍓🍓🍓🍓🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🌼🌼🌼🌸🌸🌸🌸🌸🌺🌺🌺🌺🌹🌹🌹🌹🌹
@bosteyaabdulle1078
@bosteyaabdulle1078 Ай бұрын
Malyuney ninki hadad leeyahay waa biriq seebu ilmaha kaga dhalay?Ilmahan yar dembi ma usan gelin ee dembi ha ka gelinina labadinaba nacalada Ale baa idinku dhacday Subxanallah waa dad aan xishoneynin,xishodka iyo xayiga Ale idinka qaad.
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 Ай бұрын
Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Ай бұрын
Sawtay lahayd markaan mukhtaar guursaday wiil kalaan uur ulahaa tan ayadaaba wiilkeeda ceebaynaysa mida kale meeshan ayay ka qaylinaysaa luuqadna mataqaan may iskuul tagto oo wax barato si ilmaheeda bari loogu soo dagdagin naagahani ayagaa marka hore isdayacaaya
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
Subxallah
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 Ай бұрын
Good
@Quruxleyawad
@Quruxleyawad Ай бұрын
Very sad gabadhan nafsibaa hayaan u malaynayaa
@gamer123proez8
@gamer123proez8 Ай бұрын
Soomaalida ma sidaan u danbeesay Mooris who is the father ???
@gamer123proez8
@gamer123proez8 Ай бұрын
Ninkan reerkiisa meeday may ka qabtaan sidani waa sharaf daro iyo meel ka dhac weeye.
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Inuu dhaley wuu is ogyahy inu dhaley ee edebdaro ayu u yelay.
@gfgufbhvyg3813
@gfgufbhvyg3813 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mataan10hasan77xeefow
@mataan10hasan77xeefow Ай бұрын
allaah akbar ninkan ma qabin miyaa oo meher ma jiro miyaa
@Faadumoali-n5u
@Faadumoali-n5u Ай бұрын
Subxaanalaah waxani waa ceeb inaad sooduubtid malyuuneey wiilkaagayatbay xanuun kutahay maadaama aabahii uu inkiray
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 Ай бұрын
Oo ayada cunugeeda muusan dhalin leheede maxaa kalogiis ku gooni ah ayadaa live kasta ineesoo furato leheed musan dhalin anoo uurleh baan u imid asi ninki igadhalayne waan aqana marka ayada hala weydiiyo
@fatoumashoukour-m8v
@fatoumashoukour-m8v Ай бұрын
Muqtaar naagtan ma guursan miya?
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Maya
@amirahabdulqadir9836
@amirahabdulqadir9836 Ай бұрын
Asc walalxanaaq baka keney qokamarkuxanaqo waxkasta jasurowdo
@HodanAli-m9c
@HodanAli-m9c Ай бұрын
Subxanalah
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Ай бұрын
Adaa ba biriq leh ninka haduu biriq yahay waxmaba ma dhalin 😂😂😂
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Bohosha abgaal bahahin malyuun rooble ninkan landheraha ah e mareexan 30ka sano dameraha kurari jirey bey nabsanesa kkkkk
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 Ай бұрын
Ceeb badanaa naagtan dhilo ma xishoodo
@shacabkasoomaaliyaa1
@shacabkasoomaaliyaa1 Ай бұрын
Subxallah subxallah subxallah subxallah 😡
@Sahrashey
@Sahrashey Ай бұрын
MALYUUN MAXEEY WAXAAN U SEEDAAYS. AYADAA SOO DHIGTAY. WHY LAAKIIN
@NajaxMohamed-bc9ed
@NajaxMohamed-bc9ed Ай бұрын
Balo kuciyaadhay kan aabo fcn maha macunugaas baa wax la inkiro sub xanalaah
@farhiyoali791
@farhiyoali791 Ай бұрын
Ceebihii Sanduuqyada Kujirtay markii La soo qufijiray ayaa la gaaray Suunka xirta 😮😮😮
@Vibemoulid
@Vibemoulid Ай бұрын
Ilashoowninkan kaqabo umadan gabadahan miyanu qabin
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
DNA
@ks-xe1be
@ks-xe1be Ай бұрын
Shaykada wey adjatay sababta passportka cunugka lamasiinayo
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Ай бұрын
Naagta ximee baad is laheed laakiin markii yurub ku baarto.Oo DNA aad yeelto Maxaa Datad kuu galaya.Bal weydii.Wiliba Hada Xaaladu sidii hore mahan. Ninyahow.?????????
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
Lama hubo. Inu dhalay.
@munaabubakar8173
@munaabubakar8173 Ай бұрын
Boholry Ilahey Ku Cedee Wilkaga Wad Cebesey
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 Ай бұрын
Weey cewboobeem wlh gaalo niyaa bisinka
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Waa ceeb waxaan
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
War Ileen Ceebloma Shinto🥹
@IlwadAli-f2g
@IlwadAli-f2g Ай бұрын
Nimanka soomaliyedwaaba waaba noocaas ilmahooda sidaas oo kale u inkiray ayagoo la ogyahay oo is qaban
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Ай бұрын
Muxuu yiri ninki gabadha qabiil ku difaaca ama biriq qabiil ku difaaca oo ma isagu u galmooday muxu ku ogaaday inu biriq yahay wayahan ragi qaniiisinta aha ba so batay bal ninka hadlaya dhegeysta
@yasminmaxamed5504
@yasminmaxamed5504 Ай бұрын
Waad kuleedahay qurbuhu waa isku mid Diinta markaad isku guursataan Gayso socialka una sheeg in aad diinta isku qabtaan barta sharciga
@LadanOsman-m5h
@LadanOsman-m5h Ай бұрын
Jufanto dheh
@IlwadAli-f2g
@IlwadAli-f2g Ай бұрын
Inkan xumeyn uu gabadhaan uuku xumeynayo buu u inkiray wiilkisa waa nin aad u xun
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Ай бұрын
Yaah Belaa ka dhacday waan ogahay ninkii aan anigu ku lanay oo miyuusan ku qabin ninku??
@haniaden2700
@haniaden2700 Ай бұрын
Warku wuu cad yahay shekadu qabid ma ahan
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Ай бұрын
qabiil waxmataro ee aaqiro halashaqeysto
@queenhijaaby3625
@queenhijaaby3625 Ай бұрын
Haduu cunugisa noqdhaa gawadhaan maagtedhaa inuu dhibo waaye najaska
@halwoali5532
@halwoali5532 Ай бұрын
Ee ilmaha nin kalaa iga dhalay sow may dhihin maxaa ka qaldan qofta 😮iyo waa biriq ma DNA ku xigtay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
reer kadh kadha aakhir ma xasuustan markay qabayalda wadan wy u aakhirosegan gabadha way cadhootay waa loo soo qoray way xanaqday sidasa y u tidhi lakiin isaga wuxu shegay inu gabadhan guursday wuu dagalamayay reerkiisa ayuu cyaaay iyada daraadeed markay ismagen inu cayo wa dhaqn xumo wa fadarer gabadhasi isaaq si xun bay u cayay oo aan ku arkay youtube lakiin runta been kuma bedeli kartid ninkan isaga nagu yidhi gabadh awaan qabay hadana nagu yidhi xaran baan kula joogay qof wayn oo xaran ku fanaya ilahay ma jecela dadka danbabi rabi wa u dhafi kara haday tobad keenan ilahay baraayan ka murugoodan xumantay ku dhacen lakiin ilahay ma jecel qofka denbiyada kabirta umada horteeda kaga faana ninkan wa nin xun iyada malin aan dhegaystay iyado leh igama dhaalin waan yabay waana ku xanaqay lakiin waxan ogaday in qar u soo qorayay waxas ay ku lahayd si kasta xaaskaga isugu xumatan wa ceeb ilamahaga inad dafirto hada ilamahas mustaqbaalkiisa caruuuru maxay ku odhan doonan walahay rag ba koriya kuwo aanay dhalin isna waakas akhas caleeg
@Masago2025
@Masago2025 Ай бұрын
Oo kalah Ninka is kuma qornen miyaa hada ninka ku qornen dhibkan ledahay inee ku dhahan sharmuto matahay ninkale malaga yaba inaa gogol wadagten ilen ninka kuma qabee 😂😂 somalida dinta wee ka tagen xaran is ku fulan ayago kuleh wan is meher sanay skatt kana saxib tikimo Ayan ku jogna dhahayo sida inoo ilahey jogin skattvarket
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Ilmahedo o dhan wa wada garac
@Sahrashey
@Sahrashey Ай бұрын
HADALKEEDA IYO DHAGAHEED ISMA MAQLAAN MIYAAN MIYAA. MALYUUN VIDEOS KEEDA IYADOO DHAHEESO NIN KALE DHALAY CUNNUGEEGYA MEEL KASTEE TAALAA. HADDANA WIXII MAXAKAMADA KA DHACAY EE SOCCIAL MEDIA SOO DHIGTAY. ANI NINKAAN MA QALDANYAHAY HAA LAAKIIN MALYUUN UYADAA KUN JEER QALDAN
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Ай бұрын
Malyun waxay u muuqataa qof an isku kalsoonayn
@Sahrashey
@Sahrashey Ай бұрын
ILMAHA ADAA LA HAA NIN KALE DHALE OO ABGAAL AH. WAR GABADHAAN MEESHA HALAGA QABTO. SAAN CAADI MA AHA
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Awey marexan meey ninkan qAbtan Lakin malyun waxay khatar ugu jirta in ciyalka laga qato dhamaantood
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux Ай бұрын
War adigaba awoowgaa wacel buu ahaa canugana adaa dhashay qaado canugaaga
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Ай бұрын
Awiowahaa ba wacal ahaa African ah oo dulmadoe dhilada walasaqada waclaha ay dhashay Yay la doonan ninka islaameed ma dhaline Dee ma ku qasbaysa dhiladina idinka ka dhaleen ku asturta iyada tiri mukhtar ma dhalin ilmaha oo wa hawiye abahood wasooyin ki hawiye marku diidayna kan daarood ba waclaha la saaraya miyaa adeer daaroodku wa dad xalalal ninkasa naga waashay oo naag adoon ah oo bilaa dhaqana la saaxiibay
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux Ай бұрын
Awoowgaa inuu wecel yhy maa dood ka qabtaa dameerbaa baa ka dhalay awoowgaa hopyadiis Cad xaaraam oo doomaali ku dhex jirta ayaa thy
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Ай бұрын
balo kula been badnaatey af xumadada ayaa heerkas ku gaarsiyey mida kale waxad leheed cunuga ma dhalin nin abgaal baa iga dhalay muxu iga dhala waba biriq luqad baan aqana ana turjimanta hadana wa lagu durjimaya 😂😂😂😂😂😂
@haniaden2700
@haniaden2700 Ай бұрын
Kkkkkkkkk
@gamer123proez8
@gamer123proez8 Ай бұрын
Ninkan reerkiisa meeday may ka qabtaan sidani waa sharaf daro iyo meel ka dhac weeye.
@Vibemoulid
@Vibemoulid Ай бұрын
@gamer123proez8
@gamer123proez8 Ай бұрын
Soomaalida ma sidaan u danbeesay Mooris who is the father ???
@gamer123proez8
@gamer123proez8 Ай бұрын
Soomaalida ma sidaan u danbeesay Mooris who is the father .
@fosiyaseid1403
@fosiyaseid1403 Ай бұрын
Taas ma soconeyso ama wecel ha ahaado haduu dhalay sanka ayuu uga duran yahay
@gamer123proez8
@gamer123proez8 Ай бұрын
Soomaalida ma sidaan u danbeesay Mooris who is the father .
@gamer123proez8
@gamer123proez8 Ай бұрын
Soomaalida ma sidaan u danbeesay Mooris who is the father ???
@gamer123proez8
@gamer123proez8 Ай бұрын
Soomaalida ma sidaan u danbeesay Mooris who is the father ???
Gingilchaa: Habtaamuun Lamuu dhiifama gaafate?
30:48
Qaanqee Show
Рет қаралды 20 М.
DEG DEG MARIA OO POLICE KA NORWAY XOOG KU XIREEN MOBILKA KA QAADAY & SABABTA DAAWO
17:25
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
YAASMIN HALYEEY OO CEEBTI ADUUNKA KU DHACAY GABDHO SAAXIBO AH CEEBTIIDA SOO QARXIYAY
14:00
WAX BADAN WAAN QARIYAY RUNTA MANTA WAA MALINTAN HADLI LAHAY 🖐🏽
13:31
CANADIAN BOY HABRYARTIISA OO CANADA KA CARARTAY KADIB MARKUU POLICE KA KU DACWEEYAY
23:10
YAAB! TAN OO KALA NAAG LAQABO TIJABIYAY NINKEDA UGU DHIBTAY
22:33
Ridhwan Issack
Рет қаралды 154 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН