Lajan lajan dhalay cali cadaawe waa geesi geesi dhalay guuleyso dariska xalaasha mj the king power
@mamaduaa4774 ай бұрын
Ascwb mar a a ilmaha saqiirada sooshal aan u dhiibay waa qalad Alaah ka cabsada ee xaasaska sharafta leh maamo yo ka iyo ilmaha mar a ha soo Gali Ina idin ka sidaas rabtaa isku gala Subxaanaka yaa jabbaar😊
Acudubillah xerta sheekha meesha lagu cadabayo allow hana joojin isaga shaqa aan umada inuu dhibo ahayn malaha miyaa. Ilahay maalintuu ku qabtaa arki doontaa
@Halima-v8c4 ай бұрын
Waxaa ii soo haray midkaan cimraan la leeyahay inuu dadka ceebahooda baafiyo mooyaane isagu wax kale ma yaqaan miyaa waryaa curyaankoow waxaad ku faanaysaa lacagta curyaamiinta la siiyo alaabtuu gadana waan aqaan oo waa alaabtuuga ah waa lagu og yahay jaajuusoow markaagaa maxkamadda imaanaysaa qaa in ilaahay umadda ka qabtay
@Halima-v8c4 ай бұрын
War ninku run badanaa ninka curyaanka ah oo xerta sheeganaya waa nin umadda loo soo diray oo xakaar laga joogo cid uu dhaafana ma jirto haddusan baad qaadanayn hanjabaadaas buu ku jiraa waana jaajuus
@realabdimn57675 ай бұрын
Walaal waxaan hasoo gudbin please
@ladanjamac84515 ай бұрын
Waxan xarku wada dhafayo oo nuca ucaytamay ee dhaqanka xun hooyo caydeeda ku can bexeen waxasa la odhan waa rag oo reero umaqan balwad bay kawada dhargeen xayawaniin xarku dhafayo waxasa naga dhashay