DEG DEG Masar iyo Eretrea oo Isbaheysi Cusub oo Culus ku dhawaaqay Ciidanka Bada Masar oo lagu arkay

  Рет қаралды 8,513

Abdullaahi Daacad

Abdullaahi Daacad

Күн бұрын

Пікірлер
@Abdullahi-y5r
@Abdullahi-y5r 3 күн бұрын
Uiuuuf xasan tuug sida aan taageeri jitey allow iga cafi waxan la taagerriin ayan taageerey viva ertreya and masar geesiyo aan gaban
@cabdirisaqxusencali9409
@cabdirisaqxusencali9409 3 күн бұрын
Cadowgaga cadowgiisa waa saxiibkaa anaga hadan SOMALI 🇸🇴 nahay Ethiopia 🇪🇹 cidii Cadow ku ah waa sxbkeen masar eletria welcome together win 💪💯
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 3 күн бұрын
ILAHAY baan uu baryaya in uu ERYTRIA IYO MASAR ay guulestaan dhamaantod🫡
@ApdixakiinHassan
@ApdixakiinHassan 3 күн бұрын
Bada somalilnd ayey Emaneysaa Ethiopia ma hooyadodpaale masaarida
@AbdiEman-q9u
@AbdiEman-q9u 3 күн бұрын
Guul.eriterya.iyo.masar.somali.shacabka.waidin.diyar.
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 3 күн бұрын
Waan soo dhawaynayaa masar iyo eratariya
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 3 күн бұрын
Qofkii Ethiopia 🇪🇹 soo dhawaystaa waxay la’micna tahay iyagoo Yuhuuda soo dhawaystay nacaldna ilaahay dushooda ha’dul’saaro oo waxba uma hirgaliyo sharkooda bi’idnillah 🤲🏼 Jabna ilaahay hala’kulan siiyo oo balhtigooda meelwalba ay qubtaan iyaga iyo Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo kufaarta garabka siinaya yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@MaxednuurDahir
@MaxednuurDahir 3 күн бұрын
Mansha alaah
@guledgled8695
@guledgled8695 3 күн бұрын
Xasan doqon dadkii ka difaaci lahaa Ethiopia waa wasakheeyey.
@guledgled8695
@guledgled8695 3 күн бұрын
Nin dameer wadi jiray ayaa alle nadaba dhigay
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 3 күн бұрын
ya u maqan Somalia hadi la aamiinawayo Eretrea iyo masar, wa qatar ku soo wajaahan Somalia, waan u bahan nahay Aliens
@xasandeeq1743
@xasandeeq1743 3 күн бұрын
Waa sx ma ahan mid la aaminikaro hogaanka somaliya
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 3 күн бұрын
Xasan sh cid ku kalsoonaan kartaa majirto waa nin hunguri qaatay indhihiisu waxa keliya eey arkaan waa lacag.
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 күн бұрын
Maya maya soomaaliya hada waa leeysku halleeyn karaaye nasuga masar iyo erteraay
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 3 күн бұрын
Waa wax laga naxo in dal muslim madaxaddiisii aan lagu kalsoonaan karin oo heshiiskii uu galo uu ka baxayo. Dawlada xasan waa in ay sameeyaan qorshe ay dajiyaan khubaro soomaaliyeed. In la joojiyo heshiisyada aan dan u lahayn dalka iyo dadka siiba kuwa ethiopia oo aan marna wax faa,iido ah noo lahayn khiyaamo iyo faragalin mooyee.
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 3 күн бұрын
Oromo xuun iska dulqada umada somaliyeed itobiyan kale kuma heesto manta
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 3 күн бұрын
Dameerka abgaal haddaan dalka laga qaban somali waa la qabsan isagaana iibini ilaahay meel daran ha kaa tuuro xasan dhiiqooy
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 күн бұрын
Djibuuti iyo somalia ayuu ka adagyahay abyi iyaga ayu ku so jeedsanayaa. Masaakiinta aan waxba iska celin karin. Djibuuti ethiopia weey tuugtaa. Somalia ethiopia weey tuugtaa.
@OoLl-i6c
@OoLl-i6c 3 күн бұрын
Wariye maxaa cadeyn ah oo aad heysaa maqal iyo muuqaal? kkkkkkkkkkkkk, wariye ma ku riyootay warkaas?kkkkkkkkkkkkk,
@OoLl-i6c
@OoLl-i6c 3 күн бұрын
Wariye adiga goob joog maad ahayd markey wada hadlayeen Egypt iyo Eritrea?kkkkkkkkkkkkkk
@OoLl-i6c
@OoLl-i6c 3 күн бұрын
Whiout decoment no one can trust you, wariye lo'ley maad noo maleysay waxad rabtid maa noo soo tebinaysaa? kkkkkkkkkkkkk,saxaafadey xaal qaado
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
SHEEGA DEE (5269)
2:02:36
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 5 М.
DEG DEG Xassan Sheekh Dalkii Wuu Xaraashay Doorashana Uma Socdo
30:06
Kaaraamardha Tv
Рет қаралды 9 М.