DEG DEG MAXAMED BUSKUD IYO HANNA ABUKAR SHIIKHA IYADAA SWEDAN KA TARXIISHAY

  Рет қаралды 23,888

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 5 ай бұрын
Sheekh cumar faaruuq naagta xumeysay qayr yaan lagasugin Ibleys sheydaamada weeye illaahay sidegdaga hakaaga qabto aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 5 ай бұрын
Allaha kaqabto dadka somaliyed sheydaamada ayada iyo calasey aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@noorunalanooor
@noorunalanooor 5 ай бұрын
SCW SCW SCW,MAYE 👏👏👏👍🏾
@nasrinlovely6699
@nasrinlovely6699 5 ай бұрын
Shaytaamad weeye ilahay ha ka qabto umada somaliyeed waxan u malaynaya inay gaalada u shaqayso oo ubadka somaliyeed gaalada gacanta u geliso
@samowsamale3490
@samowsamale3490 5 ай бұрын
Hanna Abukar waa shaydaamad ceeb, fadeexo iyo kala geyn ka shaqeysa ha la iska jiro
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 5 ай бұрын
Ben maha wa sha shusad ween
@HamdiMohammed-q3w
@HamdiMohammed-q3w 5 ай бұрын
NAAGTAAS WAA JAAJUUSAD GAALADU USOO DIRSATEY UMADA SOOMALIYEED
@Novemberrain096
@Novemberrain096 5 ай бұрын
@@HamdiMohammed-q3w sax 💯
@canabcabdulahi4446
@canabcabdulahi4446 5 ай бұрын
walashey uu qabay sheekh cumar faruuq hana lama dhihi jirin nafisaa ladhahaa magaceeda runtaa
@RiyadhRadiya
@RiyadhRadiya 5 ай бұрын
SALALAHU CALAYHI WASALAM
@HALIMOMAHAD-n8c
@HALIMOMAHAD-n8c 5 ай бұрын
Scw
@ilhammohamou698
@ilhammohamou698 5 ай бұрын
Waaa Rutaa Walaahi
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 5 ай бұрын
Scw❤scw❤scw❤
@Novemberrain096
@Novemberrain096 5 ай бұрын
Scw scw
@aminamohamoud4591
@aminamohamoud4591 5 ай бұрын
Naagtaan hana waa dad qalato ee wiilkaaga yaan lagaa qalan
@HamdiMohammed-q3w
@HamdiMohammed-q3w 5 ай бұрын
SHEEKHAA KEENEY OO NAGTAN QABEY
@samowsamale3490
@samowsamale3490 5 ай бұрын
Sheekhu belo ayuu afka uga galay waa habaar qabto
@LaylaDiiriye-v2e
@LaylaDiiriye-v2e 5 ай бұрын
Laba tan kininsadood London ku ayaa nagalasoo sirxay yaa rabi ilaahow naga dul qaad
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 ай бұрын
Indhahayga waxaan saaray 2015 iyadoo cabsan oo buuran oo surweel iyo funaanad qaawan qabta oo ay aad cabsanayd Göteborg xaafada bergsjön. Sheekh faaruuq Naagta tarxiishay waa iyada
@sahroabdi
@sahroabdi 5 ай бұрын
Oo caruur miyey dhshy oo u jooga waxnba maqly caruur iney dhlinee mdeeda kla sh faaruuq rbi ha u nxriistee mxey ka rbty waaba isku qabiile.
@anfacfaarax3038
@anfacfaarax3038 5 ай бұрын
@@sahroabdiyaa kugu dhahay waa isku reer
@sahroabdi
@sahroabdi 5 ай бұрын
@@anfacfaarax3038 mxan ka aqan somli baa tri waa xsan kalweyne sh allaha u nxriiste reer xsan kalweynuu ahaa oo wiil uu dhly bn pkistan isla dganeyn iydna waagii somlia lgu xiray baa lygu yri waa cidaas ilmana mey dhlin mrka Intasan ku weydiiyay mdama aad tri si live bn o arky abyo.
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 5 ай бұрын
Subxanallah😮
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 5 ай бұрын
@@sahroabdiisku Qabiil maaha laakiin waa qabi jiray Ayaan maqlay
@Umuyaasir5434
@Umuyaasir5434 5 ай бұрын
Naagtaas waa qof xun waa necbahy hanaaa haleyska qabto balaayada shaqo kale ma weyday
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 5 ай бұрын
Wsr naagtan wey jiran tahay waxay ku shaqeysato miyey weysay waa iyada reeraha ka dabawareegeysee
@mohamedaarjaamac217
@mohamedaarjaamac217 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Ilhansweet
@Ilhansweet 5 ай бұрын
Hana waa duq aan xishoon waalidka iyo caruurta kala ka xaysa sharkeeda ilaahay haka qabto caruurta somalida
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 5 ай бұрын
Subxaan wadaadadibaa kabaxsan waayey
@falhadhagi2991
@falhadhagi2991 5 ай бұрын
Waa kugu racsanahay maxamed ina adeer wiil D &M ah naag jajusad ma soo saran karto oo ana dhalin iska celi doofarta
@gfgufbhvyg3813
@gfgufbhvyg3813 5 ай бұрын
Hana ilaahay kabaq
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 5 ай бұрын
Cunaga inay hana la waregto bay rabta tan dhashayna wa xoolo
@Suheyla-321
@Suheyla-321 5 ай бұрын
Haa wlhi hana qeyr kama taliso waa arke
@Novemberrain096
@Novemberrain096 5 ай бұрын
Hanna abubakar, wa shukri , haabar homeless ah no she is not a social worker..waa tuugo homeless ah
@lail111
@lail111 5 ай бұрын
Why is she homeless laakin lacagta ee youtube ka samyso iyo jajusnimada maxa ku dhacay.
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h 5 ай бұрын
Cimran waliga dulmi iska jir waxa Xasusta Naimo Jokar o habartay kow Calasow labo Buskut wagi beenta video gi 2019-2021 dadki waga we jogan radi Cimran Video ga e ku habartay wa tan Buskut TV yada laga fiirsanayo habar ki Naimo Jokar wa run ma aha qof ku xume lakin sidi shalay a u xasusta arinka
@JamesAli-b9w
@JamesAli-b9w 5 ай бұрын
Inaar kugu dhacday
@muslimohh1001
@muslimohh1001 5 ай бұрын
Tan ilahey umada hakaqabto oo god madow Allah ha kurido wa musibo musibo Allah ha kuridee sas unacay tan mar ey ISO werartay mid duqun ah on ilmo udhalay aa so adeysaday maxey iga faidey hee😮 san u habaray hospital ayey gashay
@hafsaali4297
@hafsaali4297 5 ай бұрын
Mashaa Allaah. Alxamdulillaah. Habaarka wad min fadlik umadd dhan ayey galaafatay. Xataa Kelyo iibintey kujirta lalahaa magaraneyno sharteeda Allaha kaqabto
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 5 ай бұрын
❤❤
@kubra8
@kubra8 5 ай бұрын
Cajiiib, why ay ilmaha sawidhkooda profileka u saadhaty? Ma ayadaa dhashay. Waa naag dhibadane umada Allaha kaqabto.
@HamdiMohammed-q3w
@HamdiMohammed-q3w 5 ай бұрын
NAAGTII WAXKARAADSATO SOO KAMA CAQLI YARO
@iskufilan174
@iskufilan174 5 ай бұрын
Wuu dhihi karaa wuuna ku dacweyn karaa
@fxcooking9677
@fxcooking9677 5 ай бұрын
War yay ku dambaajin dhibaatada iyo doqonimada waa cunuga hooyadii arinkaan waa imtixaan bal sadaqo baxso alaah unoqo dhib baa meesha ka muuqda naagta cunugeeda ha ilaashato haka harto dadka xunxun subxaana laah
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir 5 ай бұрын
Isku buuq baa haya kacanta jeebka gali markabixi marku celi walee media somali waal
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 5 ай бұрын
Mahamadow reeraha is qaba waa rerahee miyadan kala tagin manira yaab mise veiws raadis ayaa tahiin.
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 5 ай бұрын
Hana anaa isla degeneeyn iswidhan yotabori baari qoon magaceeda shukri aa ladhahaa gabar qurxoon oo dhil dhilan oo madoow eey eheed weliba madowga qurxoon oo bir birqa lakiin hada hano aa ladhaa waana cadaha oo mamadooba
@KhadijaKhalif-wh6lx
@KhadijaKhalif-wh6lx 5 ай бұрын
Muslimka.allah.kaqa.bata.Hana.Abukar
@jiijowarsame1275
@jiijowarsame1275 5 ай бұрын
Walaal wax hubso sheeqas wuu dhintay alha u naxariisto waa beeen ma qabin anaga naqano waa la yiri naarbaa lagu galaa ee sheqas duco ayuu mudan yahay ee ma mudna been in laga sheego. Det är falska nyheter så låt bli med att prata om saker du inte är säker på.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 ай бұрын
Mase og tihiin hana inay isqashay wajiga iska qashay sankii iyo daamankii iyo futadii weyneed kuli qaliin ayay ladaba gashay
@zahrafhfjjfscz7812
@zahrafhfjjfscz7812 5 ай бұрын
Ilaahay ka baq anigoon hana aqoon dheer ulah sheekh cumar faaruuq wax dhib ah ooy sheekhaas u gaysatay majita
@FathaiMohamednour
@FathaiMohamednour 5 ай бұрын
La voleuse de enfants en 2o21 a Djibouti
@ayanmohamed9873
@ayanmohamed9873 5 ай бұрын
Ninkan wa lacag radis ha la iqarama somaliyey ba so socota walahusa ilma rabin away kuwi hore view ka ku filnan waye hada wuxu wada wa sheka cusub somaliyey dacwan ku jiraye ha la I qarama waye warkis tuqsadah
@munahassan5579
@munahassan5579 5 ай бұрын
Ciyalkisa hore wu ka war hayaa kana asiga dhalay beenta meesha kala tag
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 ай бұрын
Ciyaal ka hore cadow kuma haysto laakiin cunugaan asagaa naag doqona ka dhalay doqontii ayaana gaalo ugacan galisay
@HibonuraadenNuraaden
@HibonuraadenNuraaden 5 ай бұрын
Waryaa ka fuq hana uskag😡
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 5 ай бұрын
baqtigaaa rufiyaninteda kamid taaahy miyaaa umadahaa ilmahoda ugaharaaa imankaa alhaa idin kaqade 😳😳
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
DEG DEG ARGAGIXASADUU OO LAXASUUQAY IYO HORGALADII OO LAGA LAAYAY
15:12
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 10 М.
SHIRQOOL/LOO DHIGEY WIILKI HAAYEY C.Karin
17:35
SOMALI UPDATE CHANNEL
Рет қаралды 1,1 М.
Xaaladda dabka xoogan ee ka kacay suuqa idaacadda
MM Somali TV
Рет қаралды 204
NAXDIN NADIRADI MAXAMED BUSKUD OO DHARKA DHIGATAY OO NIN CAYAY
17:22
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 69 М.
Hanna Abukar Ka Hadleysa Qiso Cajiib Ah
1:31:23
Hanna Paranta
Рет қаралды 42 М.
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН