@@zamzamadam4811 maasha Allah waa runtaa si qurux badan oo Farxad ka muuqata ayeey aheed, Hadii eey Nacday Ceeb mahane ayadoo asturan in eey ka tagto, sidaan waa Foolxumo, Muniira Ceeb beey is baday hada has qabato,Mahadsanidiin.
@Safiyo-p3z6 ай бұрын
ha walhi qof baahan maahyn waxy kaahyd isqaawi😂 firi dey lkin mala amino dadkn youtuka iyo tiktok lyda
@fatmaxuseenmohamed44166 ай бұрын
😂😂😂😂😂 baahida cunto ma moda waxe rabtey qarashaadka dhan inu siiyo Ku fangareyo baahida le waaye baqeelnimo mesha la yimid
@hodanc62556 ай бұрын
Bakhil lama dhihi karo hadi abihi iyo carurtisi ay sugayen inu biilo
Yaan lagaa cawryin gabadh yar oon dhalay oo adi kaa tima dheerayd hal habeen ooy qaawisay way ka xiirmeen oo waa laga ileeyay markii aan quraan saaray way u soo noqdeen inkastooy intii hore ka gaaban yihiin ooy kuwaagaa uun leeg yihiin.
@sacidaahmed24906 ай бұрын
Waa cajiib nin kas filterka iskala daalo ma jecli 😂 buskud
@foziaahmedhassan2386 ай бұрын
Allaaha astouro waah houhakli celiyo majiro
@amaladan55796 ай бұрын
Waa veido hore ee wax hubso
@SaabriinMaxamed-v2b6 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@abdikadarsalatali48296 ай бұрын
Dad wawen ayaa wxn layabey xaskiisa ricoin kabixinayo dadna wexey kumashqulsiyihin qabka dowalda somalia 🇸🇴 kudhismilahihed Whli bilahi wayaab wa dad wawen wxn sakudhaqmayo 😢
Aasha alaah dhahay gaabdhan .tan labada alaah so hadeeyo hadey kas u sameysay.hadii la qayaanay ayadoo ogen Laga duubay inti keentay meeshan oo view ku raadineysona inta ceebaha gabdadhaha naadinaya.alaha xaqa tuso aan leenahay.hanaar waxba tarimaayo iyo in is xuub xuub sano.
@laadarlaadar68146 ай бұрын
You are next
@HalimaxasanKaahiye6 ай бұрын
Dadka caanka nolol degan ma haystaan wlhi nolol been ah dadka ujilaan dad ma unoolan karaa
Adiga ayaba nagta qawan so qatay oo bariis ku raadsanaayo
@lulali60596 ай бұрын
Buskut waa ninkii ugu horeeyey oo asiga dhibkoo geeystey iyadoo gabadhii ooyneyso reaction ka bixiyo subxanalah, bal muu iska daayo video geeda , oo at least xitaa gurigiisa ku fiirsado isdaayo, indho adeegiisa video geeda oo ooyneeyso kasoo dhex muuqdaa.
@zamzamadam48116 ай бұрын
Dembiga jooji waxba kama ogeed
@awalenuro49476 ай бұрын
Hhhhh shaqo ceeb ma aha walakala bariiseyay 😂😂😂
@Safiyo-p3z6 ай бұрын
Wa fiyous radis dadkn lma amino danbigoda allh mna saari soushal media dadka jogo
@lulali60596 ай бұрын
@@awalenuro4947 shaqo maashee, xaaskaada kuu dhedey ee ooyneeyso ayuu shaashada soo saaranayaa, hadii xitaa ay iska ahaan laheyd quf iyadoo social media laga aqoonin, waa ogeeyn gabdha maherkeeda laba sano ka hore ayaa xaalad family ka taagneyd, waxaa la rabey inuu xishoodo ileen asigaa ah nin am dulmig laga sheeganaayo. Ok xitaa usoo fadhiiso adigaa asigoo isdifaacaayo lakin kii same one ee ayaa hadashey ayaa reaction ku sameeynaa, ma quf kale ayey ka tahay waa wiilkiisa hooyadiis. Awalba waji ma laheeyn eelaayda weiikha, qufkii eelaayda wiiq yaqaano ayaa yaqaano. Waa nin weeyn oo wadan laga shaqeeysto joogo, muu shaqeeysto?!!
Wa naago rag unool oo alaah ilabay wa dad xuman ta kufaana war wasocan baxaysay markasa habar walan oo kale lajogta war dadki way xumadeen aduunka wa aduum macan kadhamaday bal bahasham walan eega sharag beena ayey kufanaysay timahayga in la arko marabo odham jirtay berigi ay salida narusaysay shaw nim cabud ayey ahayd alaah cabud may ahayn war naagahan wayab
@queenmaqdisqueenmaqdis28346 ай бұрын
Qof walbo ceebaha dadka reaction ka bixin jiray tartiib tartiib ayey cebtisa uso baxda fadexadisa qofka bil adanka haka radina irsaaqad tiina illaahey ha asturo teenana illaahey ha asturo aamiin yaa rabi
@YasminAli-ci7do6 ай бұрын
😢😢😢😂😂❤❤❤❤🌏😭😭
@ilhanibraahim16 ай бұрын
Barina dhark ku xiga
@caayuushaxmad92286 ай бұрын
Waow yabiye ilah dartis wa lisku asturay mise unkis
@cabdiadow15086 ай бұрын
ASC mid ayan fahmi wayey nin an sharci lehern sidee lesinka babuur u ku soo qadan karaa ii sheg
خسرت و خبت يا منيرة. Municipal waad khasaartay hadaad allaah raxmaan aad ku caasisay oo cawradaada aad banaanka keenta marki hore ma maxamed buskud ayaa caabudeysay mise ilaahey bal su'aashaas ka soo jawaab volley anigu waxaan kuu sheegayaa in aadan aflaxeyn qof rabigiis caasiyeyna
@mamaruney43736 ай бұрын
Cimraanow dumarka arinkaas waxa ku kalifmay waa 50 raguna
😂😂😂shalad barte gabdhan haday shalmda qadtay haku dagdgin wa mar hore
@Luulmaxaamad6 ай бұрын
Dumarku WA qalbi xabxab
@fadumonuur72646 ай бұрын
😂😂😂😂
@fathiwarsame76286 ай бұрын
Kas waa labo wajiile buuskuda la dhahaayo
@mohamedabdulahi29546 ай бұрын
Scs
@RobereyDavid6 ай бұрын
Kkkkkkkk
@FaisaBashir-mu7hf6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@rukiamohamud94956 ай бұрын
Canada jooji
@Sulekhahassan1236 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@IfrahAli-w2u6 ай бұрын
Eelaay ahaa waa shaqadooda😂
@safiaahmed39236 ай бұрын
Maseer baaqaadey waana caado naagaha leeyihiin
@Nasheedart6 ай бұрын
SCW SCW SCW
@HakaFakarin6 ай бұрын
Amay tahey wax hore
@AswanAswaneossob6 ай бұрын
Quruxdas ma lahanaysid . Raga farahoda badan wa lagu gaboba . Halka'ad ku qabaysata lagu qalajista
@ragemohamed38436 ай бұрын
Ilaahow naag ha jebin nagahan wareysiga wada waa tuu sheegayey waa ruufiyaaniin slla hadal jecelaawaa waxa ay cadaabka loogu badiyey tan rufiyaan in ay tahay waxaad ku fahmeysaa waan idinla socnjiray kuma lahanoo xitaa sariiraha markaad dhiganeyseen waan ogaa kuma lahanoo tan bolis miyaa kuma lahanoo sugsug in ay rufiyaan tahay waad fahmeysaa naa reeraha ka seexo jikadey ku jiraan wey ku kor qadeynayaan nagahan