DEG DEG: MD X/SHEEKH OO AQBALAY CEERINTA RW XAMSE~GUUXA CAAWA VILLA SOMALIA & HANJABADA A/MADOBE+XOG

  Рет қаралды 7,230

WARQABAD NEWS

WARQABAD NEWS

Күн бұрын

Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

Пікірлер: 9
@KuuloowYare
@KuuloowYare 2 ай бұрын
rabiyoow madaxweyne farmaajo inookeen guul farmajo❤❤❤❤❤
@4ktsalah
@4ktsalah 2 ай бұрын
Kan nin uqdad qaba ayuu u eg yahay 😢
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 2 ай бұрын
Haddii uu Xamze eryo isaguna wuu raacayaa waayo Rw kale loo Ansixin maayo, Ninkan ummadda Ilaahay ha dhaafiyo si dhaqso ah.
@udugland
@udugland 2 ай бұрын
Xassan Sheekh, Madoobe iyo Xamseba halla wada eryo. Macne samayn mayso in kii lagu shaqaysanayey la eryo oo kii ku shaqaysanayey oo denbiilaha ahaa la deysto...
@omardisow2272
@omardisow2272 2 ай бұрын
Waxan ka xumahay, sarto meesha ay ka quruntay ma aha xukuumada RWsaaraha sarto ka quruntay waa madaxweynaha ee xildhibaan Arrington aysan noqon caruurteydii ari ayaa dilay.
@abshirmohammed2572
@abshirmohammed2572 2 ай бұрын
Adeer madaxweynaha iyo raiisul wasaaraha iyo gudoomiye madoobe sedexduba waa isku dambi waa in lawada eryo waaye.
@KuuloowYare
@KuuloowYare 2 ай бұрын
tugaan dhuxul madoow somaliya oodhan in raxaween kuwareejiyo ayuurabaa somali hada yaa god laguridey
@AxmedcaliJaamac-z7n
@AxmedcaliJaamac-z7n 2 ай бұрын
Adan madowe waa abahay musuq musaqa guryo usan lahayn baydhabo iyo xamar buu sharci daro ku haysata Dr xasan shiikh waa nin aqon leh xishoda balse la taliyashisa baa xun waxaana ku raacsanahay buu walahi isna naceb yahay mashasna wax la nacbado waa xaq ninkii rag ah Dr xamse waa nin xishoda aqon leh aan xaranta cunin anigoo kuligiin aqon idin leh adan madowow hayada warqada baad u qorataa wax adan laalush qaadan ma fuliso dadkana waad isku dirta ilaahay adan madowow dalka iyo dadka hakaa qabto umana qalanto xildhaban kumana aqonsani adan madowow Ani aduun iyo aakhiro intaas anaa la taagan qirayana
@AxmedcaliJaamac-z7n
@AxmedcaliJaamac-z7n 2 ай бұрын
Barlamanka fadaralka iyo parlamanka putlan midna anagu ma doran imana matalan barlamanka fadaralka dastuurki wali waa qabyo mooshin idinka xilka laydinka qadayso barlamanka know anaa idinku furay naga taga meeldaran ilaah haydin geyaan mushahar sharci daro ah baad waligen xukumada ka gudbisan idinka sow lama gaarin xiligii laydin kala diri lahaa barlamanka aad shegatan Dr xasan shiikh waa nin aqoon leh xishoda la taliyashisa baa xun sida tuuga adan madowe guryo sharci daro ku haysta baydhabo iyo xamar sacdiyo firinbi oo tirahdaa sharciga qooma luudka hala ansixiyo laba nin hays guursaday laba naag hays guursaday dad Islam ah baanu nahay idinkana firinbi iyo madobe dadka isku dira ilaah umada haydinka qabto barlamanka uma qalantane from captain Ahmad Cali jaamac putland soomali africa
WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN?
18:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 31 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 54 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Sheekh Mustafe ┇► Saadaasha Mustaqbalka Islaamka
1:13:52
Daarul Kheyr
Рет қаралды 18 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 31 МЛН