Пікірлер
@abdiducaale7418
@abdiducaale7418 18 минут бұрын
Haa xasan nin Somalia wanin gadh skincare mustafa Latin qabyaladbaalaguhaytaa
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 Сағат бұрын
Absolutely Nooo wadanku dib ayuu u nogdey ilahaw madax caadil ah noo keen oo noo door yaarabi
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 сағат бұрын
muqdisho caasimad ma noqon karto ilaa baragacayaasha deegaanadoodii loo celiyo shaqana loogu abuuro wax ay ka shaqeystaan kun ciidan hadii lagu soo fasaxo ma baarikaraan shacabka 4 malyan ciidanka qaranka oo dhan ma baari karaan ama magaalo yar laga dhigo caasimad baraawe ayaa ku haboon caasimad
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 сағат бұрын
sheekh shariif oo ah nin diinta si fiican u yaqaan dadkiisana magaalada xamar u badan yihiin nabadna yaqaan dagaalna yaqaan ayaa ku haboon duqa magaalada banaadir
@caashaahmed9922
@caashaahmed9922 4 сағат бұрын
Nabsigii uu Dawladdii hore ka galay ayaa ku dhacay waa ninkii bixiyey Somali heshiis ah dunidana la heshiis ah! away Somali heshiis ah waa tan dagalsan oo isu dagashan labo labo qabiil labadii sir u heshiisa saaq ayey u coloban. Lkn waan ka xumahay xariga laguu gaysty.
@muheeahmed1407
@muheeahmed1407 4 сағат бұрын
Xasan Sh. Maxamuud wuu ku fashilmey hogaanka dalka iyo ilaalinta qaranimada iyo wada jirka Somaliya waana in si deg deg ah looga tashado gaar ahaana beesha (Hawiye) xil weyn ayaa arinkaa ka saaran!!!
@abdisalamismail9596
@abdisalamismail9596 7 сағат бұрын
Dadka loo yeeray ma wada meteli karaan "Qurba Joogta", waxaana loo yeeray oo keliya tagerayaasha Dawladda hadda jirta. Horayna sidaas baa kulankan oo kale lagu qabtay Kigali iyo Turkey/
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 7 сағат бұрын
WARQADO MAHAYSTAAN AABSHAA XOOLO EYDAN LAHAYN BUU KASGA DHINTEY AAKHIRAA WAR JIRAA
@user-sm7ve7mu9e
@user-sm7ve7mu9e 9 сағат бұрын
Dawladnimo ka dhere xasan sheikh ..dhul cun
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v 10 сағат бұрын
Aragtideyda waxay doneysa in ay lsayso Reer Cabuud waaq; Qof idinka mid ah ayaa runti uu sheegay in kasto Dowladda ay doneeysa in ay qariso qofki so gaday meesha u ka so gaday, Runta waa midda uu sheegay Ninka oo idinka mid ah? Hadii darawalka la hayo asaga sheegi kara meesha uu ka so qaaday iyo qofki lacagta qofki siiyay iyo intii kale uu sheegay? Xassan waa in uu so qabta Ciddi wadatay madaxdi la socotay? Hadii laga qaada cidda haysato Hubka yaa siinaya in aan lagu so duulin doonin ee lagu Carib tireeynin Reerka?
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v 10 сағат бұрын
Wll maxaad ugu hadli weeysen luqada Somaliga oo keliya mise waxaad mujineysaan in Ingiriiska wax ka taqanaan😂😂😂
@user-fw1uc3ko4f
@user-fw1uc3ko4f 11 сағат бұрын
Maya waa madaxweynihii ugu xumaa eedalk soomara
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 13 сағат бұрын
xasan hayska casilo madax tinimada
@user-yk2it9nk7c
@user-yk2it9nk7c 14 сағат бұрын
Mahsaniid war qabaad
@CaliXamari-fw2ps
@CaliXamari-fw2ps 15 сағат бұрын
Markii,la arkay dhibka sii kordhaya iyo nabad xumada iyo barakacayaasha ummadda soomaaliyeey madaxweynaha waxaan kacodsaneynaa in uuka Dego,xilka,,is,dalkuna, uhagaago,,ooiskawato,safarada, debedda,sidaas bay illatahay
@mustafesulyman
@mustafesulyman 17 сағат бұрын
Etioia.ayaa.kadambaysa.qaska.iyo.hukaba.silsyskulasyo.oybililiqaysato.badaha.iyo.dhulkaba
@Amina-fj5ce
@Amina-fj5ce 17 сағат бұрын
Inuu uriyo maistaahilo hadaa dad muslima nahay
@AbdiHussein-zm1qn
@AbdiHussein-zm1qn 17 сағат бұрын
Hasan toog
@asli5826
@asli5826 17 сағат бұрын
👍👍
@user-he3zf5rk3e
@user-he3zf5rk3e 18 сағат бұрын
MAYA !!!!
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 18 сағат бұрын
Mahadsanidiin warqabad NEWZ ❤❤❤❤
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 19 сағат бұрын
Ala run badanaan shabeelada dhexe iyo shabeelada hoose waxay ahaayeen dagmooyin xamar ka mid muqdoshooy dadkaagii miyeey dhamaadeen 😢😢😢
@AliHussein-ue2if
@AliHussein-ue2if 19 сағат бұрын
Xasan tuug
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 19 сағат бұрын
xasan shiek wuxu cirib tirey ciidanka Somaliyeed iyo umada Somaliyeed ayu isku diraya
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 19 сағат бұрын
dowlada xasan shiek canshuuro wey aruurisaa tii dakadaha iyo elaborada tii shacabka iyo lacagta lagu so qaado magaca umada Somaliyeed kuli jebabkoda aye ku shubtan
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 19 сағат бұрын
xasan shiek uma roona dhulkeena hoyo ma difaacayo iyo ma dhisayo jidadka schoolo isbitaalo xasan shiek uma roona umada Somaliyeed wuxu dhacaya xaqooda iyo dhul qabuuro iyo dhul umada leeyihiin iyo dhul danta guud ah dalka iyo dibada ba
@mustafeahmedaden3137
@mustafeahmedaden3137 19 сағат бұрын
Xasan diihal dalka kuma baahna
@mohamudfarax2772
@mohamudfarax2772 20 сағат бұрын
Abti soo noqo
@mohamudfarax2772
@mohamudfarax2772 20 сағат бұрын
Waxan ahayay darwwiish base wan kaso hotgejafada me xasan shekh waa madaxweyenay
@mohamudali1956
@mohamudali1956 20 сағат бұрын
Xasan sheikh Wuxuu u baahanyahay in dalka laga badbaadiyo
@nasroegal7289
@nasroegal7289 20 сағат бұрын
Maya
@hooyosomaliyed9494
@hooyosomaliyed9494 21 сағат бұрын
No mooro Hawiiya Qaabiila Doolad maqodo Amaha Qaabiil Qaaran ma Nooqooni Karoowo
@KuuloowYare
@KuuloowYare 21 сағат бұрын
alaah somaliya dhibta kujirta qosolka iyo kaftanka dadkaas ayaa somali masuul loogadhigey alow umadaada adaa umqan
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 21 сағат бұрын
AABBO FARMAAJOOW INTAAD NOOSHAHAY ALLAHA KAA XAFIDO XAASIDIINTA KUU MALEEGAYO SHIRQOOLADA TEEDA KALLE HADDAAD DHIMATO ALLAHA KAA WARAABIYO JANNATUL FIRDOOSA ACLAA
@osmannur9901
@osmannur9901 21 сағат бұрын
Da dhaco xassan sheekh ,waaa. Qabiiliiste halis ah,soomaaliya maantay ka hor wareer siyaasadeed ma soo marin.Ninkaan xukunka halaga wareejiyo ma hogaamin karo soomaaliya.
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 21 сағат бұрын
waa ingoo soo noqdey intaad xamar ka nadiifineyso ha dagin oy xamar casimad u egaaneyso wax lagu xasuusto ka tag gobal tuulo baadiyo kuli waa laga soo guurey dadka meelahoodii u celi oo wax ay ku shaqeystaan uga fur
@kaafikaafi
@kaafikaafi 22 сағат бұрын
CIIDAMADA SOOMAALIYA, WAXAY MUDNAAYEEN INEEY XUDUUDAHA #BADDA IYO DHULKA IYO CIRKABA, INEEY ILAALIYAAN, LAAKIINSE TAAS BADALKEEDA, CIIDAMADU, WAXAY CARATUUR IYO CALOOSHOODA U SHAQEEYSTAYAAL U NOQDEEN, #GAALADA DALKA KUSOODUUSHAY! EE AY HOGAAMINAAYAAN #MAREEYKAN IYO XABASHI. ...... TEEDAKALENA MAREEYKANU, WAA WAX DHAQAN XUN, ...CIIDAMADA U ADEEGA EE CALOOSHOODA USHAQEEYSTAYAASHA AH, #1- WEEY ADOONSADAAN, #2- WAXAY BARAAN OO AY KUKHASBAAN DAROOGADA IYO MAANDOORIYAHA IYO KHAMRIDA? 3- WAXAY KUKHASBAAN INEEY JAAJUUSIIN IYO DABADHILIFYO U NOQDAA UNA ADEEGAAN ADEEGAAN MAREEYKANKA, LAFTIISA. 4- AAKHIRKA WAXAY KALA DAGAALAMAAN #DIINTA AY CIIDAMADAASI AAMINSANYIHIIN. ...SIDAASI DARTEED #DHALINYARADA SOOMAALIYEED WAXAA LOOGA DIGAAYAA INEEY KAFOGAADAAN KUHOOS NOOLAADAAN GAALADA DALKA KUSOODUUSHAY.
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 22 сағат бұрын
mana waaleysaan gabadha maxaed siyaad waagii maxaakimta ayey timid dhul ay ceelasha ku laheyd oy warqad u heysatey waa loo gakiciyey wey wena qaadatey dhukeedii ma 30 ka dib ayey soo noqotey
@Nuurah951
@Nuurah951 23 сағат бұрын
Hawiye dowlad uu hogaamiyo horusocod maleh, waa dad cuqdadaysan oo meela hoose iyo musuq iyo qabyaalad baa wax wayn u ah,.
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 23 сағат бұрын
Mugdi io iskuhalayn la.aan bugaalay. Dalku marki xasan xaarash qaran loxilsaray.
@YuusufCusmaan-cy5ms
@YuusufCusmaan-cy5ms 23 сағат бұрын
Noo.noo.noo
@halimoabdishakur2946
@halimoabdishakur2946 Күн бұрын
😢😢😢😊😊😊😊😊
@amineta378
@amineta378 Күн бұрын
Inta ayaa loodoortay
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Күн бұрын
❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✅💘🥰💖
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Күн бұрын
alxamdulillaah bsaciid markuu iskamoosayey duumo xaar caqlibuu lahaa buntland guul horay usocda madax banaanidiina iskumaamula
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Күн бұрын
Waa dulmiguu ugeystey farmaajo
@Maxd-k7e
@Maxd-k7e Күн бұрын
Cidna kuma dhicikaro❤
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Күн бұрын
Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤❤
@NimcoXasancali-vm8zb
@NimcoXasancali-vm8zb Күн бұрын
Sanbaloolshe iyo fartaag hala ceyriyo iyo kuwo badan hu soco
@kaafikaafi
@kaafikaafi Күн бұрын
GAALADII UU #MAREEYKAN HOGAAMINAAYAY, EE SOOMAALIYA, KUSOO #DUUSHAY, .....WAXAY #AL-SHABAAB, KU EEDEEYEEN, 1- INEEY SHAREECADA ISLAAMKA, WAX KUXUKUMAAYAAN? 2- INEEY 'DAROOGADA IYO KHAMRIGA KAJOOJIYEEN GOBOLADA AY MAAMULAAN? 3- INEEY "5TA, SOOMAALIYEED MIDOOBAAN? 4---INEEY CIIDAMADA SHISHEEYE AY DALKA ISAGA BAXAAN? IYO GUUD SHAANBA AY GAALADU AY JOOJISO MUSLIMIINTA AY XASUUQEEYSO IYO MAALKOODA AY BOOBERYSO. ...ARRIMAHAAS AYAY GAALADU KU EEDEEYEEN, #MAAMULKA SHAREECADA #AL-SHABAAB.