Allow ka soo furo Gacanta Cadowga Maxamed Abiib ....🤲🤲🤲Bashar Dabo ku Xaare ah sidaas ha kuu Cadaabo waa Dulinimo......🤫🤫🤫 Alle Subxaana watacaalaa Muuse iyo inta raacsan Dhulka hala Jaro Meeshey Cagaha Dhigaan Jahanamo Naareed Alle ha uga Dhigo ....🤲🤲🤲Kursi Dartiis ayuu u Cadaabayaa Dadki war Afgambiya kursiga ka tuuro iska daaya Dulinimada Rer Booramow kaca maxaa Dhiiga idinka qaaday.......