Dood Kulul: Damaca Ethiopia ee badda Soomaaliya "Fagaaraha Qeybtii 30-aad"

  Рет қаралды 181,676

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 379
@abdirahmanabdikadir3270
@abdirahmanabdikadir3270 2 ай бұрын
Mashalah we need more like those speeches to make our people standing for their land and seas
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Ilaahow Dagaalka Ethiopia 🇪🇹 iyo Somalia 🇸🇴 soo dadaji yarab🤲🏼 5ta Somalibaa ku midoobi kuwa nagu dhex milmayna waan iska dhex sifaynaynaa waliba inagoo gowracayna walahi bi’idnillah🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Anoo Reer Somalilander ah walahi diyaar ayaannu nahay dhalinteenu Reer waqooyiga Jihaadkuna waa muqadas Somaliduna waan kaguulaysanaynaa Ethiopia 🇪🇹 Kenya 🇰🇪 Yuhuuda Iyo ReerGalbeedka iyo Wixii soo raacaba walahi bakhtigooda ayaan badaha ku qubaynaa inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼5ta Somalina waan ku midoobaynaa badaheenana gacanteena ayay ku soo noqon inshaAllah diintana waa inaan difaacnaa, falastiinna waa inaan garab buuxa siinaa walahi waan karnaa wayna iman goor aan fogayn InshaAllah shicibow diyaar aan noqono waana qasab inaan hurdada ka’kacnaa ay walba ha’iska ciyo wayna soo afjarmi InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@hoodo9260
@hoodo9260 2 ай бұрын
Alloow dadkayga soomaaliyeed iyo dalka ba noo badbaadi From hargeisa
@Bluesky-vz3wg
@Bluesky-vz3wg 2 ай бұрын
amiin
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
❤❤❤❤
@hoodo9260
@hoodo9260 Ай бұрын
@@AbdulAli-ku9he ❤
@siciidali4034
@siciidali4034 Ай бұрын
Beenaale u are not from hargaisa somaliland
@khasimmohamedali1200
@khasimmohamedali1200 Ай бұрын
@@Bluesky-vz3wgthey😊😊😊
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 Ай бұрын
Sheekh Abdirahman Bashiir AQoonyahan Geo-Political Ku Xeel dheer Alle Ha ku Barakeeeyo ♥️
@daadahmed9197
@daadahmed9197 2 ай бұрын
Waa layku fahmay. Wixii Somaliland necba ba iska dhigaya cid somali Dan u wada. Qaxoonti bad wada tihiin iyo khiyaamo ayad ku wada nooshihiin USA . Orda oo meelahad ka timaaden ku noqoda. Viva somaliland
@عليحسين-ق2ج8ح
@عليحسين-ق2ج8ح 2 ай бұрын
Waar toodii bay turki iyo masaari ka gadeen oo xata wax aanay la galeen heshiis cadaynaa waxay ka qaateen bada somalia
@amalidiris9641
@amalidiris9641 2 ай бұрын
wad xanunsanaysa kunsano o xolad dimed somalia iyo Ethiopia ka dhaxaysan miyad bentan ad dhodhobaysan e walana necebyahay iy cudurkan idinku dhacay bila dawada ah.ad tarikh da so jiranka ad ku masixi kartan walaydin necebyahay ha intad kal daba rashlaynaysan o umada somaliyed e muslima walaydinka qaban.qucdad iyo xanun gurayatihin
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 Ай бұрын
Bilaw hada waxaad haysid waxan waanu ku tala galnay guul ama geeri
@kaemiildobeck6037
@kaemiildobeck6037 Ай бұрын
Walaal Somaliland qof somaali ihi ma nabcee ee ka daaya. Dad hore oo is dilay yeynaa mustaqbalkeena u dayicin. Culamadana aflagaadada ka daaya.
@AbdiraxmanAbdilahi
@AbdiraxmanAbdilahi Ай бұрын
​​@@amalidiris9641Mid waa inad ogaata Itoobiya boqol kiib 65 waa dad islaam ehlu suna ah kaliya dawlad itoobiya hooganka sare ayaa Kiristan ah duunidu hada waya ka gudubtay dagalkii diinta ku salaysna dano dhaqale iyo siyaasadad ayaa lagu hirdamay midan fahan haday shalay itoobiy ahaday dawlad dadka somaliyeed cadaw isku ahayeen maanta iyagoon Saxabi ahayn waya wada ganacsan karan wayn heeshiin karan haba lakal aragtii duwanado kal dana haba lakal ahade sida darteed waxba yan bulshada lagu kicin itobiya dhulkiin qadanaysa somalidu iyado horta waa inay is fahanta xalisan khalafka gudaha itoobiya waa dal daciif inaya somalida dhulkood hungurayso waxay ku sheeegaysa somalid bulsha ahaan waa dad jira laakiin dawlad ahaan waxa jira maha xilligan ma aha wakhtigi colad lagu hoogamiin laha dadka somaliyeed nabadu waxay dani ugu jirta somalid si ay dawlad u dhistan colada geeska Africa waxa sahlan maha Dagal walbo somalidu lagasho ciida guulaysanaysa waa itoobiyanka
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 Ай бұрын
🤙Very inspiring input.
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed Ай бұрын
SOMALI LAKUSHEEGA WAA SOMALILAND,SOMALI KALAI ADAI JIRAAN HAA ISMUJIYAN...,...,,SOMALILAND FOR EVER❤❤❤❤❤❤❤❤
@IbrahimAbdirahman-r1q
@IbrahimAbdirahman-r1q 2 ай бұрын
Guuleysta insha allah 💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Ilaahow Dagaalka Ethiopia 🇪🇹 iyo Somalia 🇸🇴 soo dadaji yarab🤲🏼 5ta Somalibaa ku midoobi kuwa nagu dhex milmayna waan iska dhex sifaynaynaa waliba inagoo gowracayna walahi bi’idnillah🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Anoo Reer Somalilander ah walahi diyaar ayaannu nahay dhalinteenu Reer waqooyiga Jihaadkuna waa muqadas Somaliduna waan kaguulaysanaynaa Ethiopia 🇪🇹 Kenya 🇰🇪 Yuhuuda Iyo ReerGalbeedka iyo Wixii soo raacaba walahi bakhtigooda ayaan badaha ku qubaynaa inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼5ta Somalina waan ku midoobaynaa badaheenana gacanteena ayay ku soo noqon inshaAllah diintana waa inaan difaacnaa, falastiinna waa inaan garab buuxa siinaa walahi waan karnaa wayna iman goor aan fogayn InshaAllah shicibow diyaar aan noqono waana qasab inaan hurdada ka’kacnaa ay walba ha’iska ciyo wayna soo afjarmi InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@abdallahartan4636
@abdallahartan4636 Ай бұрын
Masha'Allah waa ii farxad inan ku dhex arko Adeer Cabdulcasiis Xaaji Mohamoud Sugule.
@youcooper673
@youcooper673 Ай бұрын
Fake shiekhs of haters Somaliland has no place in Somaliland .....Long live 4 Somaliland 💪🏼🦾💪🏼
@mohazat5009
@mohazat5009 Ай бұрын
Somaliland doesn’t exist
@mohamedabdihaji-f1p
@mohamedabdihaji-f1p 2 ай бұрын
Surely every dialoque or debate by our scholars talk about the conflicts and future threats but my question is why you don't talk about the solution or action to be taken
@muktardiyad93
@muktardiyad93 2 ай бұрын
The exact question on the table
@Animx185
@Animx185 Ай бұрын
Su aashaadu waa sax lkn Afkaad ku hadshay angu kuma hadlano ee cidaad matasho la aad weydiintaa
@yusufjama
@yusufjama Ай бұрын
Keep doing like this topics
@ubahahmed9180
@ubahahmed9180 2 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم Waxaan kacodsanayaa culimada iyo waxgaradka meesha wada fadhiya inaad wacko Galintaa aad inoo soo badisaan illhayna dadkeena xaqa allha tuso oo dantooda allaha garan siiyo kuwo gacmha isqabsadana allaha inaga dhigo
@manalcadey2688
@manalcadey2688 Ай бұрын
Xeebta jabuuti ee bilaash ka lagu siinayo kasheekee xabashida sonaliland waabay kiraysteene
@simanmaxamed3291
@simanmaxamed3291 Ай бұрын
jabuuti 2 bilyan dollar ayaa ka soo gasha ethoipia wax bilaash la yidha ma jirto
@AnwarKanu
@AnwarKanu Ай бұрын
Aad iyo aaad allow somali tus cadowgooda UAE they don’t want peace somali becouse no one can go Dubai for vacation we get the beautiful land longest beach in Africa with great weather less Mother Nature please somaalaay dalkiina umidoowa oo qabyaalad iyo qurunkeeda meel iska dhiga oo emirates cadowgeena na baabiiyey an iska Xureeno inshalah 1 day we will be again strong 💪 ❤🇸🇴
@CaliCsameh
@CaliCsameh Ай бұрын
Doodan waan dhammaystey Waxbadanbaad ka hadasheen laakiin ogaada meesha waxaa taalla xaqiiq SOOMAALILAND layidhaahdo taasoo soomaalidu ay xalliso mooyee .....waxii ka sokeeya waa maararoow. Badda SOOMAALILAND ayaa leh wixii looga qayliyaana waa faduul....nabaadino
@AhmedUsman-gm6jh
@AhmedUsman-gm6jh Ай бұрын
Xaqiiqda somaliland wey ogyihiin waxa ka qeylisiinayaa ba waa xaqiiqda laakiin waxaan ogahay inaaney wax ba kaqaban karin waxna ka badali karin heshiiska somaliland iyo ethiopia
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 Ай бұрын
Somaliland reer dhulkiisa Iibinayaa ma jiro wll Eithopia ma dooneyso bad laga kireeyo Jabuuti ayey 100/95 kaso dajisataa maciishadeda Ee bad ay iskeed u leedahay ayey rabtaa Oo ciidamadedu ka galaan badda Wax la aqbali karana maaha Shekadu gacsi maaha wll
@Animx185
@Animx185 Ай бұрын
Somali waa qabiil qabiilka bada lehna maba aaminsana maamulka oo guumeysi buu ku heystaa
@Animx185
@Animx185 Ай бұрын
Wixii muuse qaato oo go aan ah waa khalad suga intey xoogeysanayaan sida dhulbahante habargalbeed beeraheedey dib u fadhan e
@aamiinduraan1552
@aamiinduraan1552 Ай бұрын
Caqliga aan korayn waa ta 33 sano ay somali oo wada burburtay idinku dhaaftay maanta niman yahaw somaliland wax ladhaho majirto ama qarankii somalia doona ama reerkiina idoor ah aamina sabab aad bad aydin lahayn ibixisaan majirto saylac iyo samaroon alle ayay leeyihiin wixi dhulbahte idunku sameeyya kumaydan quusane 25aug
@MrGwax
@MrGwax 2 ай бұрын
MashaAllah Sheikh C/raxmaan Sheikh Cumar askartii 77 Somalia kadifaacday ayuu kujuraa.
@cabdiwahaabcusmaanmalaas3744
@cabdiwahaabcusmaanmalaas3744 Ай бұрын
Aad ayan ugu farax sanahy in aan arko masha iq kahad leyso ayaha dal dooda. Mahad sanidin❤❤❤❤
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
SURAT AL-NAXAL(إِنَّ اللَّهَ مَعَ الَّذِينَ اتَّقَوا وَّالَّذِينَ هُم مُّحْسِنُونَ) ILAAHAY (SWC) WUXU LA JIRAA KUWA KA CABSADA IYO KUWA WAX WANAAGSAN SAMEEYA ADEER XUSEEN
@MegaSacad
@MegaSacad Ай бұрын
Somaliland guul insha allah ❤❤❤
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Badda ma hooyadiiba leh faqasheey qadaadweyn
@Yt-Three_3
@Yt-Three_3 Ай бұрын
Bada ma hoyadaa baa leh Samaroon baa lehe 😂😂
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
@@Yt-Three_3samaroon wax la yidha ma jirto wa Somaliland
@Yt-Three_3
@Yt-Three_3 Ай бұрын
@@maryamdirie6842 waa anoo idhi isaaq wax layiraah majirto , Samaroon maskaxdoda iyo say ufikiran ma badali kartaan Waa qabil dhan oo somalinimo aminsan Kuseexo bro taas
@Romman114
@Romman114 Ай бұрын
​@@maryamdirie6842 Walaal badaada ilaasho adigo arinka u eegin Soomaaliya iyo Soomaaliland waayo itoobiyaanku waa cadaw umada Soomaalida neceb oo raba in uu unada Soomaalida kala qeebiyaan taana hadii ay dhacdo waa laga shaleen waxaa ku imaan itoobiyaan injir iyo cudur iyo nadafaad xuma wata.
@seidabdi751
@seidabdi751 27 күн бұрын
Taniyo Haatan Calamku Waa SOMALIALAND 🇸🇴
@csalaancali2987
@csalaancali2987 25 күн бұрын
M.a wallahi waxaa halkan ku kulmay aqoon yahan somaliyeed
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed Ай бұрын
ABDOURHAMAN BACHIR MAA SOMALI WILL OROMO,CHEIK MAA WAA XARANE UNE WEINE❤❤❤❤❤❤❤❤❤SOMALILAND FIRST BEEN ISKU MAWELIYA....,,,,, HARITAGE WAA RUNTAA BEENALLASHA...
@kastankastan2983
@kastankastan2983 Ай бұрын
Afkaaga Caano Lagu Qabay❤❤❤Qabtay❤❤❤❤
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed Ай бұрын
BEENTA ISKA DEEH WAA JAHIL ,DOQON..,.,,,,,SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤
@dariknour6051
@dariknour6051 Ай бұрын
Ooy dee 😂
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 Ай бұрын
​@@dariknour6051ha baroorate daa 😂
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 26 күн бұрын
Orom slnd waa somali wa wlalkay anaga is hayna heshiin kara us dili kara naga ma jeclid huurada iska caday
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
103:32 Masha Allah waa sax 100%
@Ladanabdii
@Ladanabdii Ай бұрын
Allo badeena noo badbaadi❤😂
@missjano8249
@missjano8249 2 ай бұрын
Mashallah Allah ha ni barakeyo waxan idinka codsanayna ina dhalinta la baro waxa ku jira dhulkena 5 ta somali ina nicmad so socoto balse an ducaysano ha is caafino somaliyey oo gaalo iyo yuhud emiraat wey so soctan ha taahano Ilahay ha u noqono dhamanten 5 ta somali ee 5 qaybod lo kala jaray
@jamaalabdi
@jamaalabdi 2 ай бұрын
Siyaasadda geeljiraha ee Geesku waaba ruwaayad. Bal arag intan oo isdiiddo: Hawidaar: Isaaq waa soomaali-diid. Isaaq: Oo yaan diidaa ma soomaali dhalad ah oo aan aniga ahayn baa jirta? Hawidaar: Soomaalilaand ka ma go'i karto Soomaaliya. Soomaalilaand: Oo horta Soomaaliya ma jirtaa maxaan ka go'aa? Hawidaar: Baddayadu beec ma aha. Soomaalilaand: annagana baddayadu beec ma aha. Hawidaar: Itoobbiya shan badood baannu siinaynnaa haddii ay heshiiska Soomaalilaand ka baxdo. Majeerteen: Itoobbiya wax aan ka baryaynnaa in ay Garacad yimaaddaan oo maalgashadaan. Hawiye: Itoobbiya wax aannu u haynnaa dekedda Hobyo oo ka habboon ta Garacad. Itoobbiya: Annagu meel Badda Cas u dhow deked aan ahayn ma rabno ee kuwiinna futada is ka geliya. Jabbuuti: Soomaalilaand in ay baddeeda Itoobbiya soo dajiso ma oggolin. Soomaalilaand: Oo idinkuba baddiinna sow idinka cid walba soo dajiyay? Jabbuuti: Itoobbiya wax aannu siinaynnaa dekedda Tojorra ee ha na ga guddoonto. Erateriya: Ma oggolin Jabbuuti in ay Itoobbiya siiso Tojorra, waayo annaga ayaa rabna Itoobbiya kolka aannu khilaafka ka heshiinno in aannu bad siinno. Hawidaar: Ciidamada Itoobbiya waa walaalaheen nabadda inoo ilaaliya oo dawlad inoo dhisay. Is la Hawidaar: Itoobbiya waa cadawgeenna kowaad, waana in la gu jihaadaa. Haddana is la Hawidaar: Ciidamada Itoobbiya sharci bay ku joogaan oo Diseembar bay baxayaan. Itoobbiya: Soomaaliya annaga ayaa ka talinna 60% dadka ayaana na oggol oo ka bixi maynno. Hawidaar: Reer Koonfur Galbeed waa in ay dhulkooda ka saaraan Itoobbiya. Reer Koonfur Galbeed: Itoobbiya ma saaraynno, waayo wax ay na ga difaacdaa gumaysiga Hawidaar iyo Shabaab. Hawiye: Dalka wax aannu keenaynnaa Masar oo Itoobbiya naga difaacaysa. Daarood iyo Reer Koonfur Galbeed: Dhulkayaga Masar la ma keeni karo oo ma oggolin in quwado shisheeye ku diriraan. Hawiye iyo Marreexaan: Ciidamada Kiiniya bisha Diisembar bay Jubbalaand ka baxayaan. Ogaadeen: Ciidamada Kiiniya waa walaalaheen, mana baxayaan. Qoraa Ustaad Ibrahim Hawd
@aamiinduraan1552
@aamiinduraan1552 Ай бұрын
Maadaama aad magac isaaq isticmaalayso Awood ma uleedahay inaad reer kale dhulkiisa bixisaa samaroon iyo saylac hooyadiin miyaa lagu qabaa ?? 2:Ma wax somaliland layiraahdo ayaa jira after 25-Aug-2023 ileen waa aragnaa in maanta ceerigaabo laisugu so galaye Niman yahaw ama isaaq noqda ama calanley noqdo dhulkiina iimaansada hadii kale somalia ka guura oo abagaadhihiina aada awalba somali sax ah maydin ahayn sanad ayaad 7 qabiil igadheene
@smeshcel3025
@smeshcel3025 Ай бұрын
​@@aamiinduraan1552ceel sheikh ila berbera hadi laga dhigo wa dhul habar awal maxas odhan doonta marka? Mida kalay ya idhi saylac bu noqanaya? Munafiqad iyo been cadifaysan bd dadka la hor imanaysa hobi waxad ku hadlaysa intaanad weydiinlahayd hooyada ma lagu qaba😂😂mida kalay ceerigaabo maxa ka dhacay? Beenaale meeshi waxad moodeysid malaha laascanood war dadka reer sheikh isxaaq wa boqolki 80 ceerigaabo halka lama tabin karo wll marka dhulkaga iska imaanso wll😂😂😂😂
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 2 ай бұрын
Somalia waxa la haray xataa waxaa ka mid ah wadaado aan naflaheen wadadkasto waxuu hadlayaa marka qabiilkisa la gaaro
@siciidali4034
@siciidali4034 Ай бұрын
Waa tuug waxani meesha ku soo ururay somaliland waa dad sharaf iyo dhul ilaahay siiyey wax somalia la yidhaa ma jiraan ethiopia waa lala ganacsanayaa waxan aad meesha u joogtaana waa xaasad uun ethiopia 44% waa dad Muslim ah magaca sheekha ee aad ku qadhaabanaysaan joojiya waxba meesha kuma haysaan juhalo qaxoonti ka ah US orda naftiina wax tara ......
@Animx185
@Animx185 Ай бұрын
Adi umbaa mooday e noo daa culumada
@IsmailSiyad-t8b
@IsmailSiyad-t8b 2 ай бұрын
Inshaalla
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w Ай бұрын
Fadlan isha mari oo af somali ku soo koob .
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 Ай бұрын
WALIBANA KAN JIBUUTIYAANKA AH EE SOOMAALIDA KAGA DHEGTAY!!
@mohamedelmi6669
@mohamedelmi6669 2 ай бұрын
Adigu reer jibouti baad tahay mise reer somalia
@missjano8249
@missjano8249 2 ай бұрын
Waa reer djibouti wana reer saylac dhulkas qabil mid ah daagan ila Dire dhaba sitti isago xarirad ayu ku dhashay sheikhu
@Animx185
@Animx185 Ай бұрын
Waa soomaali
@YusufHussein-l1r
@YusufHussein-l1r Ай бұрын
Kuwaan kuwa lagu talo galay inay na qeybiyan
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Ilaahow Dagaalka Ethiopia 🇪🇹 iyo Somalia 🇸🇴 soo dadaji yarab🤲🏼 5ta Somalibaa ku midoobi kuwa nagu dhex milmayna waan iska dhex sifaynaynaa waliba inagoo gowracayna walahi bi’idnillah🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Anoo Reer Somalilander ah walahi diyaar ayaannu nahay dhalinteenu Reer waqooyiga Jihaadkuna waa muqadas Somaliduna waan kaguulaysanaynaa Ethiopia 🇪🇹 Kenya 🇰🇪 Yuhuuda Iyo ReerGalbeedka iyo Wixii soo raacaba walahi bakhtigooda ayaan badaha ku qubaynaa inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼5ta Somalina waan ku midoobaynaa badaheenana gacanteena ayay ku soo noqon inshaAllah diintana waa inaan difaacnaa, falastiinna waa inaan garab buuxa siinaa walahi waan karnaa wayna iman goor aan fogayn InshaAllah shicibow diyaar aan noqono waana qasab inaan hurdada ka’kacnaa ay walba ha’iska ciyo wayna soo afjarmi InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Schaardt
@Schaardt Ай бұрын
Su'aal hadaan ku weydiiyo walaal ma adiga oo Somalilander ah baad Sidaas u hadlaysaa? Yacni minimal Somaliyeed doonaysaa oo dhab kaa ah? Haddii "Haa", Sabab?
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
@@Schaardt Walal Haa lander dhab ah oon biyo aan'ismarin ayaan ahay alhamdulillah Muuse Oromona Qabiil ahaan waa adeerkay walahi waligayna ogolaan maayo Ethiopia 🇪🇹 in aan taako uga tanaa’sulo dhulbaa iigaga maqan oo awoowayaasheen nagula dardaarmeen in lasoo celiyo dhulka Howdka inshallah waynu soo celin ilaahow waxaan maalin walba kabarinaa in dagaaka qowmiyadda Somalida iyo Ethiopian & Kenyan iyo Yuhuuda iyo Reergalbeedka gadaal kariixaya ilaahow soo dadaji dagaalka oo uu inkk wada bilaabmaa walahi Hargaysana Oromo ku noolaan maayaan dibdambe walahj birtaan marinaynaa 💪🏼 dhalinteenu fartaan qaniin’san nahay in xaafadaha aan'ugu galno oon gowracno walahi baan kuugu dhaartay inuunan Ethiopian qudha naga fakan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Wixii lahalmaalana cadiwgeena soo jireenka Ethiopiana walaa cagjar waa Amxaar uraya isguna Ethiopiayanka ayuu kula ag dhiman InshaAllah iyo ilay iyo Madaxda Koonfurta kulligooda iyagaa Cadowga waddada u soo Xaadhay nacaladdu wayna’halaagi iyo kuwa kufaarta Xalane fadhiya ee alshabaab maalgaliya inshallah qasab ayaa lagaga saari dhulka Somali gaalada oo idil bi'idnillah🤲🏼💪🏼🤲🏼 Somaliland iyo Somaliyana iyagaa danahooda geed hoosteed go'aan kugaadhi ama ha’lawada joogo ama halakala'tago inagoo isku qalbi fayow oonan cadow nagu kala dhex’jirin ayaa lookala tagi oo laba wadan oo walaalo ah lagu kala’tagi lana is’kaashado difaaca badda iyo barrigaba meelwalba, in la'ilaashado ayaa lagu heshiin, hadii kale 5ta Somali waa la’midayn quwaddana waa lawada qaybsan dib dambe Reer waqooyina khalad loogali maayo aifudud laakiinse Cadowg naga dhex faa’iidaysan maayo oo waqooyina ogolaan’mayso dabin’daabyo dambe geed hoostiina waa lagu dhamaysan sida 1993 Somalilandba ay walidiinteena nabad kuwada gaadheen ayaa tanna loo gaadhi inshallah🤲🏼💪🏼🤲🏼 Qofkii Ethiopiya soo hadal'qaadaa ama naxariis siiyana waa in sharci agad lasameeyaa qasabna loo fuliyaa oon barya ahayn qofkaana waa in la'daldalaa qofkaasta oo taageera u muujiya marka buurahooda lagu celiyo nacaladda walahi waana qasab dhalinteena in'nala maqlaa hadii kale oday 55 sano jiraba waan ka eryaynaa wadanka sabab odayaashu waa Etbiopian qarsoon oo nacalad ah gowracna istaahila walahi 👍🏼 Taageerada Ethiopiyana dhimashaan ka’xigaanaa taana waa dhalinta reer Somaliland oo idil 99% walahj waa isku nowqif kama hadlayo Oromoda ku dhalatay ee iskaaya mooda inay Somalilander yihiin iyagoo u dhul xaadhaya dadkoodii Ethiopiya ee yabarta yaraa ay qabaa'iladeena sheegtaan si ay khiyaamaan subhannallah 👎🏼 Qofka Somaligu lagama yaabo inuu ethiopian uraya sheegto walahi wuuba iskala waynyahay iyaguse waa reer xiniinya laawe tufuuu calaykum ilaahay idin burburi ethiopian iyo wixii qalbiga kajecel ilaahay saxariir ha'idiin dilo yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 ай бұрын
Xasan Sheekh Mohamud haka been sheegin Wadaad ku sheegyahoow
@Qaali12
@Qaali12 2 ай бұрын
Hadi wax garad uu noo yahay, mahurayna in Ethopia waxi lamid’ah ayna soo hawaystan? Kawarama ninkan culuman ahay ku leh oo hadana u bareraya inuu qof sida ula dagalamaya Ethopia ku tilmamaya in u wax ka ogyahay. Qasaro waye Wllhi 😢
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Ай бұрын
Dalkiisi Iyo Madaxadisii Ayoow Mucaradu Ku Yahay Uga Cararay Ma Mid Kalo U Tura
@elmisaed4049
@elmisaed4049 2 ай бұрын
Masha allah
@amiinyusuf42
@amiinyusuf42 2 ай бұрын
Wadadkan 1aad hadlayo wx mesha kuma hayo alle haku barageyo mesha ka lexo
@abirizakomer
@abirizakomer 2 ай бұрын
Lamood Wayse Noqon Wayday Djibouti Sata Siinaysa Bad Ee Muqdisho Siisay 4 Badood Beenaalayaal Somaliland Ayaad Ka soo Horjeedaan
@taibsuleyman1744
@taibsuleyman1744 Ай бұрын
I really don't understand those scholars are making somali people blind about Abiy Ahmed our prime minister Abiy Ahmed is the real leader of this century believe it or not Ethiopia will be singapore off Africa
@HuseenBinAli
@HuseenBinAli Ай бұрын
The second Fath-ul-Habasha has begun, just as our ancestors did, like Ahmad Gurey and many others who fought to defend their deen land and culture. Just as they faced the challenge of protecting their identity against foreign influences, we now face a new struggle in which we show the same courage and determination."
@ismailhafaa2611
@ismailhafaa2611 2 ай бұрын
Ethopia waxaan ka adkaan karnataka markaad soomaaliaand iskaga Hartman, wadaadnimada xukun doonka ahina kitaabkooda raacdaan oo siyaasadda iskaga haryana.
@SagalmustafeCraxmaan
@SagalmustafeCraxmaan Ай бұрын
Sheekhu dalkiisa haka Hadlow isagoo raali ah wadankiisu waa jabuuuti
@mohamoudabdiqadir5457
@mohamoudabdiqadir5457 Ай бұрын
sheekh bashiir waa sheekh beenaale ah oo wajiyo badan
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
100%
@abshirabdullahi3259
@abshirabdullahi3259 Ай бұрын
Subxanllah war Alle kacabso Oo xishoo🙏🙏
@habibkennedy6374
@habibkennedy6374 Ай бұрын
Maa walasha buu wasay?
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 Ай бұрын
Suxaanallaah 21!
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 2 ай бұрын
Hal qof oo Somaliland ka soo jeeda meeshaas ma joogo. Badda Somaliland na way ka hadlayaa. Waa indho la'aantii 40 sanno socotay uun.
@Yt-Three_3
@Yt-Three_3 Ай бұрын
Bada samaroon dheh 😂😂 Ileen Mel aadan lahayn baad ku doodaysaye
@Zirilkacade
@Zirilkacade Ай бұрын
Samaroon maxaa loogu soo dari waayey hayee​@@Yt-Three_3
@Animx185
@Animx185 Ай бұрын
​@Yt-Three_2 bad qabiil leeyaheey ayagoo qabiila xaraashayaan kwrn 😢
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Ай бұрын
@@Yt-Three_3 hhh Samaroon aa? Ma Berbera ayay Samaroon leedahay? Saldhiguna waa dhul Isaaq.
@Yt-Three_3
@Yt-Three_3 Ай бұрын
@@farhanshuuriye5060 xataa dhul isaaq baadan bixin Karin wlhi ciyaar bad kujirtaa
@HaybeSahal
@HaybeSahal Ай бұрын
Waa hawiye cimaamado Ii xidhay Iyo qaar kalo badan
@haboon180
@haboon180 2 ай бұрын
Allah magacdiisa Nur ayaa ka mid ah. Diiga subaxii ciya, ayaa Eebe idinka aqoon badan. Magaciinu culimo ma ah, ee waa coofleh yaal.
@dibjir.m
@dibjir.m Ай бұрын
Somali iyaga masiibo isku ah cadow isku ah o hadad cadow ladegantahay ma wadamo kalaad iska celin kartaa meshey hal noqon lahayeen o wadanka Somaliya dhisi lahayeen o cadawga isku kashan lahayeen ba iyaga qorta balo isu galisay tanna waxa ugu wacan dadka intisa badan Somaliya number wan Uma aha waxay ka hormariyeen qabiil iyo diinta o dadka aduunka o dhan ka dhaxeysa !
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Bal eeg SNM ma jabhad xanuun ku aburantaa misee Ethiopia aya iska aburatay?
@MonetaMax
@MonetaMax Ай бұрын
Somali maryooley Nimankooda iyo naagahooda booto lee haya iyo war ficila raba adeeryaal
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AliOSMAN-mx3ol
@AliOSMAN-mx3ol Ай бұрын
The hatred for Somaliland from these people astounds me.
@hijee-e3f
@hijee-e3f Ай бұрын
Munaafiqiintii CiD maraykanka
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 Ай бұрын
Hooyadiin iyo somalia iyo munaafaqada ad wadin aabihiin iyo somaliyaba wasay kuwan sheekhyada sheygana ey munaafaqiinta ey u adeega hadhaadigi afweyne iyo qadaadweyn ey snm ku fataxaysatay 1988 ila 1991 en bireyney wixi anu sidaynay weeyi kuwan xaraanta ey somalinimo ku qadhaabta laakin waxa nagu balan ah inanu qalinka ku duugnow heshiiska mouyuuga viba bixi madaxweyne en viva somaliland xaraanka munaafaqa ey sheekh moodayey ey uuska weynleh ey la dhahow cabdi raxman bashir waanu ku fahanay inad munaafaq tahay ood la dhinac tahay ilmo afweyne furcoon iyo qadaadweynba
@gashanahmed7066
@gashanahmed7066 Ай бұрын
haa wabeenta wadaad waqooyi midnimo maraadiyaan
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 2 ай бұрын
Calooshoda u shaqeeysta ayaad tihiin Somalia waxaa la wareegeya Yuhuudda Rumeyso ama ha Rumeeysan😂😂😂😂😂😂😂😂
@LuulLuul-qd1hi
@LuulLuul-qd1hi 2 ай бұрын
Waruntis wll somali unba isbadbadali itobiya wahlkedi unbay tagantahay damcedi unbay kutagantahay
@HaniAhemd-go6ui
@HaniAhemd-go6ui Ай бұрын
Waxan ahaye reer Hargeisa lakin wllhy itoobiya waan necebahay wayo waxaye rabta dalkayGa boobto
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 2 ай бұрын
Waa calooshoda u sgaqeeysta yasl intaa ayeey lacag ku qaatan😢😮😅😮😢😂😂
@abdirahmanabdikadir3270
@abdirahmanabdikadir3270 2 ай бұрын
Warya xabash tahay miya
@elmimusa3630
@elmimusa3630 2 ай бұрын
Waa useless miidhan ciyaal kiibaa kuwada hoos xumadey
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muugetaooo6778
@muugetaooo6778 Ай бұрын
There is no internationally agreed-upon boundary between Somalia and Ethiopia.
@elmimusa3630
@elmimusa3630 2 ай бұрын
Ha nacleyso maaweelo dii caruurta adeer ciyala idinku dul dulman ka shaqeeya sidii aad diinta barashadeeda ugu soo dabaali laheedeen
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 Ай бұрын
Subxaanaka yaa cadiim 21.
@alphamale5802
@alphamale5802 Ай бұрын
Somaliland in dhaqaalha laga curyaamiyo waxa looguso gabanaya Ethiopia aya bad laga iibiyey waa filmkii DPWorld dakeda Berbera oo kale.
@MegaSacad
@MegaSacad Ай бұрын
ViVa Ethiopië Viva Somaliland guul insha allah ❤❤❤
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 26 күн бұрын
Hadaad somali tahay waxaan ku odhanayaa somlnd iyo somalida kale waa wllo is dilay mana kala marman sida shalay ado sool duqeeyey an weli ku jecelahay wayo cadow mid an leenahay
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 26 күн бұрын
Hadi aad orom tahay taako somaleed ma qadan kartid adoo huuro le oo uraya.
@kastankastan2983
@kastankastan2983 Ай бұрын
Ma Adeerkaa Xassan Sheekh Baa Xukuma Misse M/Muuse Biixi Ayaa Xukuma War Runta Isusheega😅😅😅😅
@saeddahir7600
@saeddahir7600 2 ай бұрын
1964 somalia ayaa qaaday muhiimaduna waxay ahayd hargeisa oo xidhiidh ganacsi kala dhexeeyay Ethiopia in muqdisho hoos tagto dakada berberana laxidho
@najahhassan859
@najahhassan859 Ай бұрын
Argagixiso isasoo urursatay oo uu madax maray nacaybka Somaliland. Kaalayoo isku qarkhiya Ethiopia. Qadaadweyn sheekh iyo shariif waa isku wada mid
@ShmohamedAbdourahman
@ShmohamedAbdourahman Ай бұрын
Xaqiiqada dhabta ah waa ilaanlaxaliyo arinta soomaaliland soomaali midoobaysaa ma jirto
@aliaskar1390
@aliaskar1390 2 ай бұрын
Shinbirayaho heesa hees wanagsan heesa
@munaxaaji4446
@munaxaaji4446 Ай бұрын
Sheikh warkan hasan Sheikh halow sharxo
@abdilahihassan2611
@abdilahihassan2611 2 ай бұрын
HAKA TEGIN XASAN SHEEKH IYOOBIYA BAD UMA DIIDANIN EE HANOO TIMAADO
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Ай бұрын
Generaaladii siyaad bare weeyi mar shaadhkii wadaadnimo ayay xidhanayaan marna mid muwaadin soomaliyeed ma in nacayb Ethiopia isu keenaad moodaysaa fadhatadii hargeisa ayay kasamri layihiin lixdankii ayaaan ogaaday somalinimo inaanay jirin laakiin xin iyo xaasidnimo ay jirto
@ridwanibrahim6482
@ridwanibrahim6482 Ай бұрын
Waxa meesha isku helay dad buka oo magaca Somaliland dhibayo!
@IdrisAlikorow-my1ld
@IdrisAlikorow-my1ld Ай бұрын
There can never be an mou regarding the somali seaand ethiopia must be told somalia will fight rather than discuss an inch of its land.
@madkheyr8013
@madkheyr8013 2 ай бұрын
Shiikh somali ku akhri
@ducalefarhan2526
@ducalefarhan2526 Ай бұрын
Xaasidiintii oo Culimo isga keen dhigaya.
@omarfarah586
@omarfarah586 Ай бұрын
Waa kuwii dawladdoodu duntay oo Hawiye iska xoolo ah ku shaqaysta. Somaliland is will soon become recognized whatever you do.
@Bulsho_chanel
@Bulsho_chanel Ай бұрын
Somalia ha modowdo, wadadii aan ku mifoobilahayna halaga dhaqeeyo markaas kadib cadowgeenu wax fursad ah inakama helidoonaan
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 2 ай бұрын
Hooyadiin xaasidnimada kawasa farmaajo afar badood ayuu Ethiopia bilaash ku siinaayay oo labadood oo somaliland kamid dhaayeen labana somalia ahaayeen somaliland baa ogaatey oo fashilisay xasan oo reer owdal oo reer somaliland adeegsanayaa saylac ayuu islahaa bilaash ku sii Ethiopia taana jamuriyada somaliland baa ogaatey somalia Laftigeedu badaheedii iyo ayriboodkeedii waxay ku wareejisay turkiga hawadeediina waxay kuwareejisay dubay imraaatka hadaba intaasba iyadoo maamulka dhaxal talyaani bixiyay amnigiisa guudna Ethiopia iyo afrikaan ilaalinaayo anaga noo bahalo galin maysaan Ethiopia xaasidiin yahay xasidiintu dhashey somaliland way helaysaa aqoonsigeedii ay 60 iska lumisay marlabaad dalna way noqonaysaa idinkoo xaadira maxaad kabadali kartaan dhaxal talyaaniyow
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 2 ай бұрын
Wallahi war wadank nimcada leh waa ka dhargeena yaa kala gooyin, qof ku naceb oo ku xaasidayu majirto allah uqdata ka saaro 🤲🏼,
@hallad598
@hallad598 2 ай бұрын
Weligaa ictiraaf heli maysid ee ooy ama qayli. Reer Awdal waa ay soo socdaan ee maxaad yeeli?
@Zirilkacade
@Zirilkacade Ай бұрын
​@@daimentraymi7962ok markuu lahaa ani isoo mar Xasan Sheekh hadlkiisu ma xadiisba
@mcnncm1318
@mcnncm1318 25 күн бұрын
Munaafaqiin hadhaagii faqashta weeye kuwani
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 Ай бұрын
WAXAY AHAYD I SAWIR! WAR LA QABAA XIISO MA LEH!
@MuhanadDigir
@MuhanadDigir Ай бұрын
Asc.walaalayaaloow.soomaali.baa.horay.waxeey.ugu.maah.maahday.gardaro.garab.og.bushi.geeri.og.iyo.gaajo.guri.og.midna.kuma.daayo
@Fatima-fe5we
@Fatima-fe5we 2 ай бұрын
Fadlan taladaan madaxda qaranka siiya lakin dadka madaxda hala dageero fadlan
@abdiosman100
@abdiosman100 Ай бұрын
Shirirkan noocan oo kala hala balaadhiyo Waan soo dhaway naynaa
@DeeqDarajo-w9w
@DeeqDarajo-w9w Ай бұрын
Waasax.lakij
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb Ай бұрын
Sheekha page kiisu magacii
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 2 ай бұрын
FAQASH ISA SOO URUURSATAY 🤣🤣🤣🤣
@Amir-Muse
@Amir-Muse Ай бұрын
oromow waxba somali ha iska dhigin bananka uso wada bax sinjiyada abaha was orom yahow oromku dhaley😂
@mahametclaahi216
@mahametclaahi216 Ай бұрын
Bada somaliland ayaa leh uraaye bookah beedee
@seidabdi751
@seidabdi751 Ай бұрын
WARAR QOSOL LE!
@Yusufhalig
@Yusufhalig 2 ай бұрын
Kuwani Aqoon Daro ayey meesha la yimaadeen. They are not SCHOLARS
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 2 ай бұрын
Saaxiib adiga lagu badeley oo isu maleeyo in aad amxaar noqotay in laguu sheego waaye in aad tahay Somali
@Yusufhalig
@Yusufhalig 2 ай бұрын
@@MohamedOsman-z2p Waa QAXOONTI cayrta ku nool. Somalia ha u laabtaan oo dalkooda ha Xoreeyaan. Mid waa Reer JABUUTI ka kalena waa ERETEERI
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 2 ай бұрын
@@Yusufhaligkee ereteriya ah kee jibuti ah intoduba wa somali halka ay raban hajoogeen ama haku dhasheen somali waa somali iska daa landtan aaad danada iska racineysid dhul matihide qof bad tahay somali hanoolaato
@khalidoday8943
@khalidoday8943 2 ай бұрын
Ninkaa culimada lahadla ugu barta boogtu tahay tilmaamay Culimada booskoodu waa inay bulshada hogaamiyaan bulshaduna cida kaliyee ay waxka maqasho waa ayaga Ee taariikhda saxda ee umada inay sheegaan iyo waxi tuug itoobiya soodirsatay ilaa hada dhulka haysta Dagaal meel walbuu ka socdona ayagay waxka maqlayaan ee ay dhax tagaan
@mcnncm1318
@mcnncm1318 25 күн бұрын
Cagdheer qaxooti HERIGATE GERIKOOBE DAWARSATO BEENAALE
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 2 ай бұрын
Af Somali ku hadal Badaw kaaka lo so geliyay ayaa tahay😮😅😮😅😮😅😮😮😮😮
@MaryanAli-v4k
@MaryanAli-v4k Ай бұрын
Masar macalimiin jaamacadaha beeraha ,caafimaadka,injineeriyada ciidan dhiska iwm
@haboon180
@haboon180 2 ай бұрын
99 magac ee Eebe, hal magac suradiisa ma lihidin. Allah haddii aad aminsan tihiin, maxaa dhaqankii daayeerka idiin yeelay. Runtu waxa weeyi, coofleh ayaad tihiin ee magaca culimo ha dilina. Coofleh maddaxa daayeerta magaciinu weeyi.
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 2 ай бұрын
Maaweelada maaweelada Caruurta
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Munaafaqadii somalida
WAA LA ISKU BUUQAY
1:34:14
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4,3 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 92 МЛН
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН
ПРЯМОЙ ЭФИР. Золотой мяч France Football 2024
4:41:06
KALAMAAN 02 NOVEMBER 2024
11:16
KALAMAAN
Рет қаралды 10 М.
XOG CUSUB: 'ISRA OO IRAN & XIZBULLAH FOODA DARI LA' SABAB?
12:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 92 МЛН