Dhalin yaradan waxaan ugu baaqayaa in ay dulqaataan.
@abdirashidmahamed119217 күн бұрын
Shariif la soo gamay waa maseersanyahay
@xasansiidii665617 күн бұрын
😮😮😮😮😮
@XuseinmaangeCusmaaniidle17 күн бұрын
kkkkkk yaa isgaaray shaley maanta waa kala labo fad ama ah fadin waa lugu fasiin khof iyo cod shalay daarood maanta hawiiye yaa hor jogsan karo kkkkk
@osmanahmed978017 күн бұрын
Shiiq shariif iyo adigaba wa leydin xira 😂😂😂😂
@muqtarmohamed117917 күн бұрын
Ninkaan Godka. Jelecoow ayow boos ka diyaarsaday. Reer muqdisho nabada aad haystaan ilaashada. Kana iska qabta
@DadaalBadane-j8h17 күн бұрын
taliyaha dhaqanka foosha xun ee igu sawirta ah qofkii ku dhaqmo waxay ahayd in xilka laga qaado lama arki laheyn qofkale oo igu swir sameeyo walal somaliya allaha badbaadiyo
WAXAD TAHAY WAX MAGARAD QABILISTA AH EE AAN DAWLAD WAXBA KA AQOON EE XASAN TUUG TALAABO HA QAADO
@fatmaxuseenmohamed441617 күн бұрын
😮😮😮😮 mucaarad haiska baxaan maxa Ka yaalo magaalada muqdisho ilmahoda dibada geesten dalalka deriska inta amniga la sugayo ha baxaan hubka ha dhigaan
@AxmedCabdiwaxid-nk6km17 күн бұрын
Macaac
@Masago202517 күн бұрын
Shariif lasoo turay shacabka ha ku kal sonado lacagta imarad iyo qadar mashaqey nesee
@sahraigal149317 күн бұрын
Odaysharif war kiisu wa dadka muqdisho dhibto u abuurid ma garanayo wax u ka walac San yahay iyo cabsida haysa asga wa nin weyn ma jirto cid amankisa caqabad ku ah wa xiliban wa nin madax weyne so marey wax u abuurayo mahan wax Wanagsan kuwa an rabin hore ka muqdisho bu afkartoda xan bar San yahay o ku shaqeysa Naya waxan leyahay ader naga xisho o dadkan dhib ha u hor sedin
@AxmadNuur-n5q17 күн бұрын
Madaxdeynasharaftaleh hisdejiso
@alaxabussinescentre409617 күн бұрын
Walahi wa arin aad uxun xiligii last dhafay oo aad shegtay ayaa habeen habenada kamid ah anigo gurigayga kaso baxay oo kasoo tegay xaskeyga iyo caruurtayda soo aday guriga hoyaday oo xanuunsanayd oo aan habeenkii lasexan jiray malintii gabar walashey aya xananayn jirtay anigana biilka carurta ayan badi gobi jiray habenkina hoyan lasexan jiray habeen anigoo hoyo usoo socda ayay ciidan wadada iga qabteen aniga iyo dealing yaro wadada socotay waxa nala gyay meel barxad ah oo ay jogeen ugu yaraan 500 oo dhalin yaro iyo dad wayen sacaduna waxay ahayd 8:00 fidnimo waxa lay soo dayay kowdii haben nimo cid aad lahadli karto majirto ciidanka mesha joga qof hadalkaga dhagaysanayo majirto kuwaas hbeenkaas uma cafinn wayo hoyo oo aad iga xanuunsanayd ayay waqtigan soo huray iga cadibeen kuwan hada umada alaha kaqabto
Sugida amni qori dhig kama bilawdo aa waa cawaan kuwaan nin qori wato nabad ma rabo ilaa oo dhigo ma ahanee
@CumarFaarqx17 күн бұрын
This is a concerning scenario, and the international community should take action. The top Somali Federal Government officials are facilitating radical groups that are currently buying public properties in Mogadishu. The money is used to fund their battles and other endeavors to destabilize the nation.
Kkkk yaa isgaaray Sanballoshe,Saadaq Joon,Ina Dayaano iyo macallin Mahdi dadka ama magaalada loo dhiibay wajikale kamasugeyn ee Kooxda xasan shiikh ILLAAHAY Dadka hakaqabto ,
@aweesahmadmohamad17 күн бұрын
dowlad ma jirte gumesta jiro inte lagu arkay dad basaboro shasheye wato ilmahoda wadanka jogin iney xil no qabtan
@GggfFtffy17 күн бұрын
Wa in la iska dhiciyaa xasan masiibo
@yusufdahir275817 күн бұрын
Sac, ninkii lahaa seeynta uga fadhiyo sare uma kaco wallee nin hawiye kadhashay ciil kama baxo Amaanka in Lasugo iyo in hubka la aruuriyo, oo laga saaro magaalada, keebaa horreeya, Bacaaaaac bacaaaac waxan ahayn lagama haayo C.maan daalane, iyo shariifkaan caqligii looga dheelay
@aweesahmadmohamad17 күн бұрын
😂dad ilmahoda jogin dowlada iyo mucaradka bananka hesku dagalan Ile ilmo ey dhalin isku Ley nayan
Shariifow maryaha tuuro ama maana koobiya aad maanabooliyo dhex lugeey ama Marsha biyeediga seexo adoo madow badan mudulood u ashtakoo ama madarkicis soo maciinso tan waa ku martay mar dambe madaxweyne noqon meysid ee ismerji ama tartiibtaa u muufeyso hadii kale sheelo moorto aa laguu diraa.
Af biinjahaan umada illaah haka qabto Abgaaloow ninkaan ninkan ceshta.
@sahrujainaali13217 күн бұрын
XASAN TUUG MADHARGE BILILIQO KU NOOL GAAL USAJUUDE DABADHILIF SHISHEEYE GALGAAL UMADA ALLAHA KA QABTO
@osmanahmed978017 күн бұрын
Xasan munafaq aya u baahan in dalka laga badbaadiyo oo tuug ah oo dadki guryaha ka dafay
@Heimatar17 күн бұрын
@osmanahmed9780 wax han ah ma lihid in aad waxyaalahaas yar yarootiga ku mashquulsan tahay , qof iyo ayuu dalka u dhaqaajiyay. Wa billaah towfiiq Salaad istaqaaro duko in dalka si xasilooni qof iyo cod kaga dhacdo
@Heimatar17 күн бұрын
@@sahrujainaali132 waligiis ma sajuudin ma safar photo shop ah ayaa ku caahee isku xishoow mucaarad wareeray madaxweene Xasan wuu dhoola cadaayee ee sidii muuse bixii sanka kor uma taago beryahaan dhaqankaas waqooy ayuu ka jiraa sawirkiisa Ai farsameeyay ayaa dusha usaaroosiin Dalxureeye waa Dal xureeye
@AbdullahiNuur-x8l17 күн бұрын
Horta. Hadii lees dagaalo. Xitaa dhalinyaro ciidanka somaaliyed. isdilaayo siyaasiyiinta isma dilayaan e dhalinyarada ha,iskutashato aan leeyahey