DEG DEG: Muqdisho oo Go'doon la geliyay Caawa, Guusha Qarankeena, Abiy Ahmed oo ka naxsan Tallaabada

  Рет қаралды 9,898

SAHANKA TV

SAHANKA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 46
@malaboa591
@malaboa591 8 сағат бұрын
Maashaa Allaah dowlada dan qaran guuleeysta inshaa Allaah
@samiaabdi2018
@samiaabdi2018 3 сағат бұрын
Somalia guul guul maasha allah
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o 6 сағат бұрын
Guuuuuuuuuul❤ guuuul❤guuul somaliwen❤
@AbdirahmanSiyat-v7b
@AbdirahmanSiyat-v7b 27 минут бұрын
Guul weyn iisha alaah
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 Сағат бұрын
Ha jabo cadowga soomaaliya iyo kuwa uurka ka buka ee jaajuuska ah guul somaliya shidaal la soo saaro
@AhmedHussein-x2j
@AhmedHussein-x2j 5 сағат бұрын
Guul 🇸🇴
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf 10 сағат бұрын
Guul guul guul wX lagu farha weye
@Kihkjc
@Kihkjc 11 сағат бұрын
Mashaa Allah ilaaheyo noo siyaadi qayrkan guul iyo goba nimo♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@AliFarah-b8h
@AliFarah-b8h 11 сағат бұрын
Maasha Allaah! Watilaabo wanagsan dhamaadkii Gaajo & Faqri.
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o 6 сағат бұрын
Guuuuuuuuuuuul somakiwen
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 10 сағат бұрын
Waa guul laakiin marabno tuugeeysi
@sour.candly7868
@sour.candly7868 10 сағат бұрын
Nax oo Nafta waa dheh Cadowga ugu weyn ee Soomaali waa Xabasho .........Soomaaliya waa socotay iyadaa Khaliijka ka hormareysa dhawaan inshaa Allaah........ Kheyraadkeena inaan Nabad ku soo saaranooon Colaada iyo Abaaraha ka baxno Dhalinyaradeena Shaqo Abuur loo sameeyo Alle ha noogu qalbi qaboojiyo.....🤲🤲🤲
@AliFarah-b8h
@AliFarah-b8h 11 сағат бұрын
Waa Guul barwaaqo biloowgeed waana bahibeel biloowgeed🎉🎉🎉.
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 5 сағат бұрын
xasan sh eekh waan hambalyeynaynaa iyo madaxweynaha turkiga mashuuca sahaminta shidaalka
@GaraadYare-eh4rv
@GaraadYare-eh4rv 10 сағат бұрын
Ilahba iskaleh mahada walalahen turgiga guul alaha Siiyo guul guul guul somaliya guul guul guul asc
@ibrahim.mohamedabdullahi2071
@ibrahim.mohamedabdullahi2071 11 сағат бұрын
guul wacan ayaan leenahay somali hormar wacan iskashiga wacan
@cadaviecadavie6971
@cadaviecadavie6971 10 сағат бұрын
Ilahow dacd ka dhiga yaa rabi
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o 6 сағат бұрын
Cadow waa jabay hhhhhhhhhhhhyyyyyyyyyyy❤ xabashi out iyo kaba qaadkooda gooooooooow
@AliFarah-b8h
@AliFarah-b8h 11 сағат бұрын
Maasha Allaah! Watilaabo wanagsan dhamaadkii Gaajo & Faqri.🎉🎉🎉🎉🎉
@FaqiHassan-j1t
@FaqiHassan-j1t 10 сағат бұрын
Allaah heynooga dhigo aamiin
@degan4
@degan4 11 сағат бұрын
Well came Türkiye🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😊
@awalehosmanbouraleh6394
@awalehosmanbouraleh6394 9 сағат бұрын
Gusha Somalie.
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 11 сағат бұрын
Bismilah raxmani raxiim Guul iyo barwaaqo iyo nabad❤❤🎉🎉😮😅😅
@samiaabdi2018
@samiaabdi2018 3 сағат бұрын
Xasan shiiq madaxweyne karti leh Ethiopia siduu uladagaalamay wadan walbuu tagaa siduu wadankeena cadowga ugaceliyo saylac badeena sidaad udifaacday nooloow
@jamahussein6860
@jamahussein6860 3 сағат бұрын
Waxaa shidaalka ka horeeya Amaanka dalka gudihiisa dhamaanba, Ayaan la aantal oo jirta maxaa lacag shidaal laga deydayi???? Wareer baan u arkaa!!!!,. First security then go from there to other thinga,😊😮😊.
@moallim1000
@moallim1000 11 сағат бұрын
Meel aysan ka jirin isla xisaabtan iyo Caddaalad yaa raba in Shidaal maanta laga qoto. Horaa loogu hungoobay tuugada Dammu-Jadiid iyo Xassan-Xaabsade. Aaway Hantidii Guud. Waa la xaraashay Jeebkana waa lagu shubtay. Kooxda Xaraash Qaran been ayay wadaan. Waa Tuugo. Waxayna rabaan Khayraadka Dalka in ay boobaan.
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 11 сағат бұрын
Tuugii xoolaha hawiye timaha ka beertay miyaa kusoo dirsaday😂😂
@moallim1000
@moallim1000 10 сағат бұрын
@@ShirkaaraXuseen Qabuurihii waa Xaraashteen. Maydkii waa Canshuurteen. Hantidii Guud waa Xaraashteen. Xeryihii Ciidamada waa iibiseen. haddana ma khayraadkii Dalka ayaad soo dhigateen. Wallaahi Waxaan ahay Reer Hobyo. S.S.M. Ka daaya umadda Boobka iyo Xaraashka. Hawiye in loo taliyo maahine in uu taliyo ma astaahilo. Caab iyo Fadeexo ayaad noo soo jiiddeen. Dawladnimana waxba kama taqaannaan. Qabiil iyo Qurun ayaad ku nooshihiin. Allaah ka cabsada. Waa na ceebaysateen. Baahi iyo Oon ayaa idin haya. Moxoggii iyo Muufadii ma idin ku filnaan wayeen.? Awalba Dameero ayaa la idin ku soo koriyay Caqli ma jiro. Dameero.
@MoussaCiise
@MoussaCiise 11 сағат бұрын
wagul wacan allaha nagunabadyelo
@MoussaCiise
@MoussaCiise 10 сағат бұрын
wa horawmar somaliheshay
@ashasalah2835
@ashasalah2835 11 сағат бұрын
DOWLADDA MA SHEEGTA, BAARLAMANKA MA LA SOCDA 100% IMISA AYU TURKI LEEYAHAY 100% IMISA AYEY SOMALIA LEEDAHAY ? WARKAAS DADWEYNAHA SHIDAALKA LEH HA NALO CADDEYO.
@JamalBoqorabdilaahi-jj3hi
@JamalBoqorabdilaahi-jj3hi 6 сағат бұрын
Ilaahay khar ha dhigo.soomaaliya waxay u bashan tahay in la mideeyo uma baahna in khayrkeeda la boobo
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 10 сағат бұрын
Sheekadas waxaan maqalay 2 saac ka hore. Inay been dadka laguh lugoynayo
@calishaakir1
@calishaakir1 6 сағат бұрын
DAWLAD HAWIYE WAA NOOCAAS. MA GUULBAA MISE WAA GUNIMO.....
@calishaakir1
@calishaakir1 6 сағат бұрын
40 CASHO XATAA LAGUMA HELO BIYAHA EE NAGA DAAYA MORYANTAY.
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 10 сағат бұрын
Ninyohow gojaxo geel wax guntiga lagashado ka wweeyne tartiibso😊
@calishaakir1
@calishaakir1 6 сағат бұрын
SHIDAALKA MAGURYAHA MAGAALADA AYAA LAGA BAADHAYAA??? WAXAASI GUUL MAAHA EE WAA GUNIMO..
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 5 сағат бұрын
Xasan sheekh waxaa ku dhacay cudurka ALZHEIMER´S. Ilowsho badan iyaa marba marka ka dambaysa nooga muuqda. ⁉️
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 10 сағат бұрын
Hadoow ku soo xirtayna maxaa shacabka soomaaliyeed oo iska lugeeynaya ka quseeya markabkas
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 10 сағат бұрын
Sedax sano xasan kursifa maku sii fadhinaa ?
@calishaakir1
@calishaakir1 6 сағат бұрын
MW MA SAGOOTIYO MARKAB EE BEENTA JOOJIYA... ERDOGAAN MA XASAN GAWAADBAA????
@jemalSaide
@jemalSaide 10 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@jamaadam3049
@jamaadam3049 11 сағат бұрын
Adeer markabku wuxu sidaa haraaga nuclearka want sun lagu dhamaandoono markuu xeebta Hobyo iyo cadale ku xabaal
@MohamedDeeq-j6k
@MohamedDeeq-j6k 10 сағат бұрын
Beenta naga daaa
@FaqiHassan-j1t
@FaqiHassan-j1t 10 сағат бұрын
Tan gabdha lagu dilay qurbaha ka so laabatay wadankeeda maal gashiga ku sameysatey la dilay waxa ka danbeeya cadowga umada somaliyed u tusaya dalkaan haku so laabanina amaan majiro lkin loo jojin maayo imaraad xabashi iyo kuwa ay beerteen argagixisada ah
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 29 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 131 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 122 МЛН
DEG DEG : Erdogan Oo Aargutay Dunidana Ka Yaabiyay Iyo Warar Kale
9:08
NEWS GANG | Church now denies Ruto over unfulfilled promises
26:23
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 1,2 М.
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 29 МЛН