Ahmed madoobe ayay ku waasheenhawiyihii hasanba waa loo jaray 😂😂😂😂😂😂😂
@Mko-u7g12 күн бұрын
Kismanyo iyo Nairobi axmad isagaa iskale interpol oo halmarna ka hadlaysa ma maqashay
@Ayan-le4hb12 күн бұрын
XASSAN DHIIQAHAAGA MAY INTERPOOL SOO QABTAAN ISAGAA DALKII XAALUFIYAYE XARAASH QABUURO FAAGTE HOOYOOYIN IYO AABOOYIN KA OOHIYE INTAASBA AHMED MADOOBE MA SAMAYN WAR ISKU XISHOOD NINYAHOOW XIIQSAN QABRIGAAGA U NAX.
@Mko-u7g12 күн бұрын
Interpol qof wadankisa ka maqan ayay soo qabataa nin wadanka gudihisa jooga maxaa kagalay interpol interpol ma xasan baa amra away hawiye faataa bakh diinii xasan madaxwayne ma aha muqdisho ayuu xukumi la yahay ciidanka kenya jubaland ayaa ogolansho uhaya nin wayn baad u egtahay af qoysna waad ku hadashaa
@rashidkhayr677712 күн бұрын
wariyasha adigoo kale ah umada ayuu jahawareer usheegaa waa su aale axmad madoobe ma danbiile kiriminal ahbaa mise waa siyaasi madaxda kasaraysa isku haysaho rayi kaladuwnaansho
@maxamedcisicabdi876412 күн бұрын
Kenya iyo itoobiya somalia ha iska nasnaysiin waay faragelintooda hab qabiiliya ayey u adeegsanayaan kenya xiriirka haloojaro