Tuugadi way carareen kaddibna laalaab kale ayey ku soo laabteen hadday marki seefta kululeed maxkamadda hor tagi lahaayeen waa loo garaabi lahaa, Madaxweyne xasan iyo anigaba waa ognahay inay qabyaalad iyo laaluush isticmaaleen✅
@shariifmohamed2332 күн бұрын
Saxaafada waxa looga baahnaa ineey ka shaqeeyaan waa tanoo kale lkn maaha inaad Sirta Qaranka aad Cadowga u bayaamiso ama Madaxda Dalka been Cadaana kasheegto
Musuq waxuu ka bilowdaa madaxweynaha isaguuna ku dhamaadaa waayo agaasime shaqada looga joojiyey musuqmaasuq dartiis ayuu wasiirkii shaqada ka joojiyey agaasimaha ka qaaday xilkii, agaasimihiina ku soo celiyey shaqada.
@shariifmohamed2332 күн бұрын
Horta adigu ma waxaa tahay WERIYE MASE MUCAARAD maxaan Caawa kaa qornaa noosheeg
MADAXWAAYNE HASSAN DOOWLADA UU HOGAAMIYO TII HORE IYO TAN JOOGTABA MUSUQMAASUQ BAAHSAN IYO DHUL-BOOB SHACAB MADAAYO ADINKUNA QABYAALAD QAAWAN OO URTAY IN AAD KUDUFAACDAAN MADEEYSAAN,NASIIB DARO-SE XOOLIHIINII IDIN BADBAADIN MAAYO.
@CaliSalaad-m7j2 күн бұрын
Adiga aya ugu weyn.kabo ladaro.
@amahmud41322 күн бұрын
War Xuseenow illaahey ka baq adeerow Ma waxaad u doodeysaa Saabey iyo wixii la mid ah? Waryaa miyaadan wadanka joogijirin? Adeer beryahaan Afkaaga wow dheeraaday ee is xakamey.
Shimbirta layiraahdo wiiro wiiro waxaa layiri intee kunabtey nabiga kaga hormataa ayey dhahan soomalida bal madaxweynaha tarikh waa la ogyahay manta bal fiiri
@xasansiidii6656Күн бұрын
😮😮😮😮
@sahraibrahim68872 күн бұрын
Adiga aqli aa xasan sheikh aheyn mlihid mia🤔
@SH-ho3np2 күн бұрын
Waad soo daahday mucaaradnimada daqiiqad kasto waran jirin soo sheeg beentaada isaga shaqeyso
@rocky40662 күн бұрын
Xasan iyo xamza suaal aakhira idinsugaaya ogaada.
@AdoontiAlle-o7l2 күн бұрын
Xasan dalxooreye wa madaxwenaha kaliya e waxow balan qaday sameeyay alah daayo daxooreye. E adi iscada waxatahay reer oyaaye. Reer dooqon caradada kudhimo
Waryaa odoga kafuq yaa ku soo adeejiyay war xishoo doqonyohow
@mahadjama1481Күн бұрын
Asaga na?
@cadceed-wt5Күн бұрын
Nio khiyaaligan naga dhaf koofi o aha agasimaha heyada dulista hawada wa laso edayay maxkamad matagin dalkana wu joga sido kle mid warsengali ah sido kle ceel macaan io melahas ayu u cararay cid isweydisana cadalada laga hadlayo ma fahmin
@aweesahmadmohamad2 күн бұрын
mid wax lo Balan qada shege aniga canshur leyga qada maxa la igu qabta
@abdihodanali60212 күн бұрын
😊😅😮😂😮😢😅😢😊😊sorry
@XamdiCabdi-l2n2 күн бұрын
walalow nagda niyadjabka
@nuuurcbdii2 күн бұрын
🥺🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
@IbrahimYusuf-x3k15 сағат бұрын
Waaben
@CabdiMaxamed-ei9diКүн бұрын
Ok asaga korma lasotaga
@mohamedabdul1986Күн бұрын
Hhh waraabe hilib laguma rarto horta adiga is fiiri