DEG DEG NAXDIN AABO DAHIR OO LAGU SOO WEERARAY HOTEL UU DAGAN YAHAY GAROWE

  Рет қаралды 3,052

Xamarawi Films

Xamarawi Films

Күн бұрын

Пікірлер: 9
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 20 күн бұрын
Mashalah siwacan Ayala waniyey reer ayeyday
@ashasalah2835
@ashasalah2835 20 күн бұрын
NAAGTA WAA REER BARAWE
@ashasalah2835
@ashasalah2835 20 күн бұрын
IMARAADKA VISA CIQAAMA WA 2000 DOLLAR IYO KHARAJKA BASABORKA.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 20 күн бұрын
KA DAAYE MAGACA AABA DAAHIR, WIILKAN MAGACIISA MAXAMAD AH UGU YEERA
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 20 күн бұрын
dahir calsow wuxu yidhi 50 majeerten ba ishaqeeyaa show waba runtiis haday ninki loogu yimi
@samowsamale3490
@samowsamale3490 20 күн бұрын
Dadka ninkan wax aanu ahayn ka dhigaya oo ku mashquulay ayaan la yaabanahay acuudu Bilaah shakhsigan ma views ayaa laga wada raadinayaa ileyn waa ciyaala suuqe
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 20 күн бұрын
wa doqon majerten buu urtegay doqon weeye hadiise aad dishaan kuwiina hotelada kuleh baa jooga wad ka buuxdan somaliland
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 20 күн бұрын
Nayaa waa naagtadan is wadh wadheysa ee cudur mj la dhaho diloodey. Mj maxaay ka dilayaan ruuxan waa hore dhintey ee dalanbabiga ah aad niyada ka soo disheen waa hore, ee cadho calasey aabe daahirow ku haya 24 ka saacadood. Oo cadho iyo jamacadiisa meel walba ku ceydhsanayaan. Saladada tuko oo ilahey talo saaro oo iska ilow dadka ku ceydhsanaya waxba kuma gaarsin karaan miyaa dil noqotey? Se hadad mj in ay dilaan uga baqaneyso ku mee? Maxaad u ceshan weydeen oo u kexeysan weydeen ileyen Garoowe iyo hargeysa waxba isuma jirane? Mise waad iska neef neef saneysaa ileyen cuqdad mj iyo darood la dhaho ayaa chronic kugu noqotey ileyen waanu aragnaa waxaad qorto mar kastee. Naa dhib dhibso oo micno darada meel la fariiso sidaa ayaad u wada micno xun tihiine. Ninka ninkan xanuunsan depression ku kiciyey waa cadho calasey car labo kalmadood u qor oo dheh wiilka noo daa😀 idoor in uu hawiye ka kadkadsho waanu og nahey xitaa adigoo anonymous ah wax uma qori kartid waad ka baqaneysaa, markasad dhib aan jirin iyo xalad abuur kale ku mashqul san tahay. Ninkad u doodeysidna aadan waxba u qabaneyen kkkkkk. Maskina mj waxba kama qaadi kartide marxumada yahay meel fadhiiso.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 20 күн бұрын
Kani hadda magac xumo ayuu ku hayaa Somaliland ee maxaad ugu hiilin waa wax nolosha ku dhintay
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Wuu i inkiray wecel ayaa tahay aniga kuma dhalin 😭 MAXKAMADA DAHIR ALASOW
27:43
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 96 М.
DHAGEYSO MAXKAMADA DAHIR CALASOW GABADH SOMALIYED OO DACWO AH
15:07
Maxkamada Bulshad
Рет қаралды 613
FARXAD WIILKI WUU NOOLYAHAY LKN DARBII JIIF AYUU NOQDAY XANUUNKI KADIB MAXKAMADA DAHIR ALASOW
20:15
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 48 М.