Waaaaaw maashaalaah rag baa noosoo baxay dumarkiii meeleey ku dacwoodaam hey Helena cadaalada waa muhiiim sanadkaan ragiii rabi giii abuuray kama baqaan waa in saan maxkamada daahir calasow la hor keeenaa Eileen diin celineeyso ma jirto. Maxkamada ha guuleeysato
Naagtaan Ubah la dhahaayo waa midaan Ilaaheey ka baqeyn qabyaaladii ku qaadey kuma dhigto Alloow yaa u sheego in dumarku ay isku mid ka yihiin xaga raga
@mohamudabdulahi2517Күн бұрын
Waxaa soo baxday gunimadii cery , ubah ilaah kama baqeyso naarta alaha kugu fogeyo qabiil ayaa ku qaaday
@Jasmin_themostunseriouskidever2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂🎉🎉
@muntazissa68372 күн бұрын
horta qofka la dhawaco sixun u dhawacma ma ogtahin inu aad iyo aad uga mag badan yahay ka dhintay ma ogtahin inay been tahay dumarka magtooda wa 50 tasa gabdha waxa u dher ilamaheedina magtiisa wa in la yiiiyaa inta ay xaq u alaayd inta kalena abaha iyada qaba leh wa laba qof diinta qofka sidna kale loo galo magtiisa way ka badantahy qofka la dilay eed dhintay mara k 50 wax la yidhada ma jire ama ha dawayso gabdhu ninka yurub ku raaxaysnaya ama wexeda maca ilamaheda ha la siiyo
@Aliinaliiban17802 күн бұрын
Nope yaa ku yidhi waa 50 dumarku Naa kala tag meesha caacda Adeer waala simanyahay diiniyan