Sxb CK gabadhan anigaa lasoo korey Waa runtaa dhaadhan maahan Maria Waa Sax hooyadey Waa Mareexan Waxayna Udhalatey ogaadeen waxayna kusoo dhex kortey Qabiilka Lamagac baxay Reer Maanyo Oo daga Marka Cadey xaafadda Awbaalle Cumarna Waa shiiqal hooyadiisana Waa naag Majeerteen! Balse Waqtigii iigu Dambeyzey Aadbey Ufududeyd Waana Daacad
@SacdiyacaadeyАй бұрын
Wcs walalkey ck allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤
@JaweeriyaAli-d6bАй бұрын
Waa runtaa ck naagta waa aqliley waa reer xamer waa duugan tahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NabiilSaciid-z6nАй бұрын
😂😂😂😂😊
@SacdiyaAdan-qu9lpАй бұрын
ck odoy xayoow naga cun waa codsi magacii king ck hanaga dhumin way odoga noga dabawada
@mahdimohamed7056Ай бұрын
Oday xaayow fcn 😂
@Aishayar1Ай бұрын
Ck saa u naxdey iga qoslisey indhaha maxa ucadese qofta😂qosolkeda wa xadkabax miyaa
@KaligiiBapaАй бұрын
2 minit hada yalaa video gan
@fartuunsheeno125727 күн бұрын
Wan wataa qoftaan❤❤❤❤❤❤
@AbdukadirXayleАй бұрын
Xuseen Og Waa La Karbaashay Walaahi Wan Qoslay
@zarinaxly27 күн бұрын
Qoftan waa smart girllll
@SsggduАй бұрын
Magaca oday xaayow xagee uu kayimid 😂😂😂😂😂😂
@aishamuse3271Ай бұрын
Gabadhaan waa gabarta keliya wadan dhan maxkamad la tagtay (Norway) oo hadana kabadisay. Waa very smart 😂
@nimoali5826Ай бұрын
wa sax
@xaragoxaaji178225 күн бұрын
Maxay sanaysay wll???
@NostresYtАй бұрын
CK Salamulahi walaal ❤
@SacdiyaAdan-qu9lpАй бұрын
ck kursiga kale oo mesha yal yaa ku fadhista vaarka adaa na baree😂😂
@Farahmohamed-oy1hdАй бұрын
Ciyaal xamar waaye 😂😂😂 qoftan dhib ay ku gaartay 😅😅😂😂😂
@BashirSiyad-qt9cvАй бұрын
Aniga fikirkasa qabaa she is acting xita Ogaden ine tahay uma malaynayo Daarodka ine qosol qosolkas wax looga qaado aye ogtahay😂
@zhakirmaxamed6649Ай бұрын
Zxp magqca odey xaayow zagee ka keemteu from burco
@AYANLEYASIN-i8rАй бұрын
Ogedeenyaalka ma joogaan 😂😂😂❤
@yahyoosgym9726Ай бұрын
Qoftan waa rer marko dhadhan ay iskadhigee waa lakasa 😂
@naimaabdi3876Ай бұрын
Ee waraa ciyaaal xamar dhan dhaan eeynoo arkaan ma iloowday ayaa us Masheegee marka 😅😂😂
@ShucaybShuce-p1d28 күн бұрын
War xusen tan naga lexi reerkahaku shegiin ina adeeroow wakusidee😂😂😂😂😂
@Abdi-xw6qeАй бұрын
Ogadanyaal love itaabo👈
@farxiyadeek29 күн бұрын
Ana kadaran qosol kayvu saacad wusoconaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SafiaJama-s4cАй бұрын
Waa Reer Marka naagtaan
@faisalabdirahman459129 күн бұрын
Maria dhibley waa Gabar caqli badan Reality-ga ka hadasho ficilkeeda waa iska yeel yeel , xuseen og oo walan iyo xikmaawi oo walan ayee daqad la soo qabsatay labadii nin ayaaba heshiishiye 😂 iyada awgeeda