🇸🇴Kuli beec sheeko kale ka Baxa, Xasan Sheikh balan Ayuu ku qaaday inuu Qabyo tiro
@AliJamaa-f3g6 сағат бұрын
Weriye maaha waa kadaan
@abdisheikh60946 сағат бұрын
Suldaan meel qoro ethiopia way ka ilheshay xasan waxay ogaatay inuu yahay qof jilacsan wax ay ka noqotayna ma jiro, baddiina way heshay wax soomaaliya la yiraahdo ma aqoonsano iyo wayna sii wadaysaa siyaasadeedii. Waxa kaliya ee isbadal oo aan go,aan lahayn. Ethiopia siyaasadeedu waa in ay qaadato dhulka iyo badda soomaaliyeed waxa aan siyaasad lahayn waa soomaaliya.
@maxamedxuseen174010 сағат бұрын
Siyaasiinta Soomaaliyeed maxaa daba dhigay Oromka Itoobiya horbooday. 47-jirkaasi ayaa raba inu Siyaasiinta Soomaaliyeed midmid farta ugu yeedho. Shacabka Soomaaliyeed nasiib darro ayaa ku dhacday, meelxun bay beeleen.
@maryammb70648 сағат бұрын
😢
@makohassanyusuf8403 сағат бұрын
U kala dunta kufaarta meadow baqti somali madaxdede wa qaimiin allow naga qabo qayanadooda
@mohamedsheikh931810 сағат бұрын
Nin xilka katagaay dhowr cisho kadib wuxuu sheegaay lama aamini Karo.