Deg Deg S/Land Oo Wadamo Kale Siineysa Badda, Farmaajo Oo Bananka Keenay Sirta Xasan Sheekh

  Рет қаралды 44,231

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 40
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 7 ай бұрын
Farmaajo waa isku xaaray hadii uu diidaayo horumarka dawladnimo iyo shacabka horumarkiisa
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 7 ай бұрын
faramaajo muxuuw ka yahay Somalia edab ha heesho odayga aan edebta laheyan
@soraya.a7956
@soraya.a7956 7 ай бұрын
Title ka FArmaajo waa xildhibaan maaha Madaxweyne
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 7 ай бұрын
Farmajo warkisu ma soconayo
@yahyemohamed4007
@yahyemohamed4007 7 ай бұрын
Farmaaja asigaaa keenay in sidaaaan usameeyo xassan sh mohmud
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 7 ай бұрын
Farmaajo muxuu ka yahay meeshaan only xildhibaan
@abdulkhadirmohamud342
@abdulkhadirmohamud342 7 ай бұрын
Haaji waa Ramadan ee maa runta sheegtid.
@CabdibaaqiBaaqi
@CabdibaaqiBaaqi 7 ай бұрын
Mabenbaa Zxp run aamodayay😅😅
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 7 ай бұрын
Farmaajo warkiisa waxba kasoo qaad malah waayo Asagoo dalka madaxweyna ka Ah aya sifudad looga fara maroojiyey taladii dalka marka hada warkiia waa iska fadhiid ❤❤❤❤😂😂🎉😢😢😮😮😅😅😊😢😢😢🎉😂❤❤❤
@CabdiTajir
@CabdiTajir 7 ай бұрын
Maxaa jira hee garaad tv waan ku xisabtami jiree dhiiqo meey isku badashay
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc 7 ай бұрын
MUUSE XARASH WAA IN LA SARO MAXKAMAD FIDRAL MUUSE DACUUN WALIGA CABAAD AWDAL STATE LAMA XARAASHI KARO ❤AWDAL STATE ❤WAA GOBAL KAMID AH SOMALIA❤ 🇸🇴 ❤ SOMALIA GUUUUUL
@faizabayer
@faizabayer 7 ай бұрын
Awal dastuurka dhismihiisa somali soo masamayn hadana iyada ha loo daayo
@seinabm4750
@seinabm4750 7 ай бұрын
DAstuurkuu ka hali ÷ Away Ikraan Tahliil iyo dadkaad xasuuqday.
@saadish5471
@saadish5471 7 ай бұрын
War heedhe adugu war xun sheeg baataha wlhi wax xun lee sheegtaa nagadaa xumaanta aad wadanka kawado
@cabdikaafi8426
@cabdikaafi8426 7 ай бұрын
Been badana garaad tv
@yussufismael6314
@yussufismael6314 7 ай бұрын
Farmaajo waa fowdo iyo fidno wade Kama hadlaayo xoreenta dalka ciidamada furiimaha dagaalka cadow ku ceyrsanaayo markaasu dadka wax kale ku mashquulinaa beenaale waa laku bartey qaswade
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 7 ай бұрын
Asc saxiib waa nin walan iska hadalayo wuxu iska celi waayay ma bada waxa ka ayuu wara u haaya
@UbahHussein-e9w
@UbahHussein-e9w 7 ай бұрын
Xaladad bad cas wax yaqan isaq iley wax la yirahada somaliland qabiil kaliya baa ereyagas adeegsad yaa idin yaqan
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 7 ай бұрын
Hadii lala heshiinaya shirkat kasto soo saareeyso shidaalka foowdo miyaa soo saarida shidaalka iyo dalkaba macnahaasi waxoow natusayaa ineeysan rabin soo saarida qeeraatka ku wani madax isku sheega meelkasto u ordaya turkiga ayaa lala heshiiyay soo saarida shidaalka iyo abingaba hadane warkale ayeey wadaan iyo maa weelo kale
@Dheeman-ky7tu
@Dheeman-ky7tu 7 ай бұрын
Raykanka maxay kaqaban karaan Baarlaamka Somalia waa Dowlad Madax banaan Baarlaamkiisee War waxaad dhahdaa waa cabsaday oo Farmaajo inladiliu kabaqay maadaama Reer Moqdisho fahmeen inuu Farmaajo Xasuuqii jiray.
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 7 ай бұрын
Nuxuuyiriwaledilayaa Ee inabadgaliya???
@dhalanyaradamanta
@dhalanyaradamanta 7 ай бұрын
Waxaad tirahdaa mamul goboleed ka hargeysa sidaas ku dheh adigoo mahad san
@xaqsoorottawa6074
@xaqsoorottawa6074 7 ай бұрын
garaad TV nin sakhraaan ah ayaa leh. Maalin walba been joogta ah.
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 7 ай бұрын
Beenta daa!! Jabuuti aya laga ilaaliya bada cas , waxa jabuuti saldhig❤china, france, Uk mini mareeykan, turki! galbeed uma baahno somaliland
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 7 ай бұрын
Muxuuyiri waaleydilayaaMiyaa???
@Nashaad452
@Nashaad452 7 ай бұрын
😂😂😂😂beenlow
@abdiabdullahi2594
@abdiabdullahi2594 7 ай бұрын
Farmaajoow masiirka umada Soomaaliyeed xalane mayalee MP na waa tahayee fikirkaada baarlamanka laimoow . Anaga hanoogadacwoon ajaanibta.
@MahamudSalah-e1z
@MahamudSalah-e1z 7 ай бұрын
Cidamadha shasheya dalka somali joga debata Moye faidha ma keni hyaan ? Taliya in uu ku hanjaba baxitanka cidamadha itoobya ka baxeya shable waxan dahi laha somali waxba kama jareysan waxna kumso kurdeneysan
@ahmedali-ss4do
@ahmedali-ss4do 7 ай бұрын
Inalilahi Siyasaad xumiida XSM wa dagaal xumoo.
@calimaxamed10
@calimaxamed10 7 ай бұрын
Weligay ma arag mana maqlin idaacadaa min ka been badab. Waar waa ramadaane iska daaya beenta kuuskuusan eeaa sheegaysaan!!;;!
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 7 ай бұрын
BeeeN Aan sal iyo Raadtoona LaheyN iyo somalilnd Mooyee Adigu Janalkaagu warkalle Ma Hayyo Miyaa, isku khajil Dadka kugu xidhaN ka xishoo war RuN Ah usso Bandhig
@AbdullahApshir-gb1wi
@AbdullahApshir-gb1wi 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ahmedjama6298
@ahmedjama6298 7 ай бұрын
Somaliland 34sanno shacabka gumaysanayeen been loosheegayey mamulgoboleed yaatihiin caalamka waxey ogyihiin somaliya WA halwadan iyo madexwayne kkkk iyo Hal Calan Somaliland Ina adeeg waligaa ma maqashey dad googaradaha dumarka Calan kasamaystey war wuxu caqli xumaa caalamka way idin ka caqli badan yihiin 34sanno caalamka u docwoyneeyseen kkkkkkk ceebey tacaal
@Caliciid-xh2cr
@Caliciid-xh2cr 7 ай бұрын
been cad ya maqlayo
@omarwalawen2605
@omarwalawen2605 7 ай бұрын
Beenaale
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 7 ай бұрын
Farmaajo markii uujoogay Xalane war waaka maqli waayay hada naf miyuu ka raadiyay
@yusuffarah5150
@yusuffarah5150 7 ай бұрын
doqon daarood duli qabyaaladiiste farmaajo asagaa dacwad laga gudbinayaa dadkii uu xasuuqay ogsoonow abaahaa was
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 41 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
Oduu Galgala Sa'aatii 1:00 OBN Onkololeessa 07, 2017
OBN Oromiyaa [Oromia Broadcasting Network]
Рет қаралды 98
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 41 МЛН