Deg Deg: Sacad & Leelkase oo dagaal Xoogaan saakay mar kale ku dhax Maraya Mudug

  Рет қаралды 19,207

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 56
@AhmedeyTarafiko
@AhmedeyTarafiko 3 ай бұрын
War nacaskan waramayo maxa ka qaldan dagalku waxu ka socda waqoyiga galkacyo dagalka maxa geyay goldogab Nacasow galkacyo iyo gold ogow iskuma dhawo ee dagalka meshu kasocdo runta ka sheeg
@adensaid9255
@adensaid9255 3 ай бұрын
Waxay raban ayay iskashegan kuwan nabadonana mahan
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 3 ай бұрын
Galkacyo iyo goldogob reer biciidyahan iska leh
@BigBoss-oc9es
@BigBoss-oc9es 3 ай бұрын
Rer mumin adan vs hawiye
@raghedanan3959
@raghedanan3959 3 ай бұрын
Sacad VS Daarood
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 3 ай бұрын
Sacad vs muumi Aden
@bardacad
@bardacad 3 ай бұрын
ALAHA KALA QABOOJIYO DHUL AAN DHAMAYN 100 KM AYAA LA ISKU XASUUQAYA WAAD MAHAD SANTAHAY WARIYE SI DHEXDHEXAAD AH BAAD NOOGU WARANTAY
@lulm6983
@lulm6983 3 ай бұрын
Allaha kala qaboojiyo.🙏
@adonallah
@adonallah 3 ай бұрын
عن أبي بكرة نفيع بن الحارث الثقفي رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: «إذا التَقَى المسلمانِ بسَيْفَيْهِمَا فالقاتلُ والمقْتُولُ في النَّارِ». قلت: يا رسول الله، هذا القاتلُ فما بالُ المقتولِ؟ قال: «إنه كان حريصًا على قَتْلِ صَاحِبِهِ». [صحيح] - [متفق عليه] ka wax dilay iyo kan ladilay ba waa ahlu naar
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 3 ай бұрын
Alow ummadda dhiiga kale jabooji nabada warta allow keena yaa rabbi khabooji insha😊
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 3 ай бұрын
Allow kala qaboji wlhi soomalia iyaga is dhameyey
@CabdiNuur-q5y
@CabdiNuur-q5y 3 ай бұрын
Mahadsanid
@namiup0274
@namiup0274 3 ай бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر isku diyaariya jahanama الله اعلم واعلاءwar ilaahay ka baqa
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 3 ай бұрын
RABIYOW dadka walaalaha kala qabooji oo ka wada dhig kuwiii ALLAH hal meel ku wada caabuda ameeeen...by from growe Somalia 🇸🇴
@fatimanour9793
@fatimanour9793 3 ай бұрын
Waar Isdaaya Colaada Naga Joojiya Ehelka Iska Joojiya Botha Qabow Alaha Kushubo Joogiya
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 3 ай бұрын
Illahoow nagajoji soomaali waa udhamatay iyaga ismariyay wana lasku firsanayaa Illahoow cidan Mala igeed kaladhxedhig
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 3 ай бұрын
Leelkase kaliya ma ahan oo Dhulmahante iyo Ilkayarba waa ku jiraan waana wada Alshabaab
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 ай бұрын
DAGAALKU WUXUU UDHEXEEYAA ASHAHAADO LADIRIRKII OO ILAAHAY ISKU DIRAY KULLIGOOD WAA CADOWGA ALLAH KUWAAN HADDA MUDUG ISKU HAYSTA , KUWA GALGUDUUD ISKU HAYSTA IYO KUWA MEELAHA KALE SOOMAALIDU DEGTO ISKU HAYSTA WAA WADA SHAYAADIIN DIINTA ISLAAM LADIRIRAY. XARAKATU-SHABAAB ALMUJAAHIDIIN WAXAY DIYAAR UTAHAY INAY SHAYAADIINTAAS DALKA IYO DADKA KA QABATO .
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 3 ай бұрын
Leelkase Addoontii Cali Yuusuf ha kaga dacdoodo reer Suldaan Cali Yuusuf. From Gedo
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 3 ай бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah waa yaab
@cabdininwanaagsan3827
@cabdininwanaagsan3827 3 ай бұрын
Sacad aya Gacan sareya
@abdikafiali7261
@abdikafiali7261 20 күн бұрын
😂😂😂😂 waad oysaye masakiin mumin adan miya hg bareyna meedka raga iyo dumarka isugu jira hala qado
@SaadiqCabdi-cl3dz
@SaadiqCabdi-cl3dz 3 ай бұрын
Laaamanaha dhuxusha qoladii baa lehee may u daayaan. Cida dhuxusha magacood horta
@amnaali8642
@amnaali8642 3 ай бұрын
ARYAA MA DAAROOD OO DHAN BAA LEELAKASAA TUUGAYAHAY CUQDADU DILOOTAY SACAD KALIGII BAA ISGUSOO HIILISEENEDARODO DHAN BEENTA JOJIYA HADA WAD DHARGI DOONTIINE BEENTAAS DARTEED
@JassimJassim-b4i
@JassimJassim-b4i 3 ай бұрын
اتقوالله القاتل والمقتول في النار
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 3 ай бұрын
Allaha dhexdooda dhigo musaalaxo
@AbdiAbdiadam
@AbdiAbdiadam 3 ай бұрын
Wixii qabil udagalamaayo Allah isku baabiyo
@SayidXiinfiniin
@SayidXiinfiniin 3 ай бұрын
Nin kii yaqaan dagaal iyo xabad waxay thay kuma dag dago wadnha farta waxaan ugu hayaa iney intaas ka sii waynato allow kalla qabooji
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 3 ай бұрын
Dadka dagalkan hurin haya war wa la dhiman e illahay ka cabsada dhiga islamka ha la jojiyo
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 3 ай бұрын
illahay ha kala qabojiyo koley dagalkan wa mid si yasaded dad siyasiyin ah aya ka danbeya o raba in an la so Af jarin Khawarijta
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 3 ай бұрын
Dad siyasiyin ah sida Sacid Dani iyo dad kale aya ka danbeya war illahay ka baqo Akhiro aya danbaysa cadab ha shaqaysanin adun wa laga tagi
@MuxiyodiinCabdiraxmaan
@MuxiyodiinCabdiraxmaan 3 ай бұрын
Isdaaya kiina dhintaa ba waa goal waa ehlu naariin band tihiin
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 3 ай бұрын
Sacadka mar walbo dagaalka iyagaa soo qaado waana la jabiyaa
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 2 ай бұрын
Mudug baraxlay baadagtaa iimaansada
@JassimJassim-b4i
@JassimJassim-b4i 3 ай бұрын
Yaa rabbi kala qabooji
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 ай бұрын
Illahay hakala qabojiyo dadka ehelka ah
@abdikafiali7261
@abdikafiali7261 20 күн бұрын
Mumin adan vs hg ayuu aha wallhi
@IbrahimYare-xj9hp
@IbrahimYare-xj9hp 17 күн бұрын
Galdogob waa laga qaxay
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 3 ай бұрын
BESHA SACAD OO KA SOO BAHAY DULMIGI KA GALAY MARKA CADEY DHALINYARO BADAN SI GARDARO KU DILAY,, MAANTA SAKAY WAXAA SACAD LAGU DILAY DAGALKA BELEDKA 36 DHAWACNA WAA 18 SACAD ALLAHA BABICIYO.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 3 ай бұрын
Gardaro Leelkase ayaa bilaabay oo wiil maskiin ah dilay waa dhal habartii Tanado cansho baaf oo uu ka garciyay Bucur Baciir
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 3 ай бұрын
@@sucdisiad3316 DAGALKAN LABADA DHINACBA HAYSATO WAA MASIBO DULMI HORE U GALEEN AYAA KA BAHAYA ILAHAY ADOMADISA MA DULMIYO,LAKIN AYAGA HORE DAD U DULMIYEEN WALAL TAASI OGOW,,U SHEEG DHEX RABI U NOQDA TOWBAD NASUHAN KENA RABIGA WAA IDIN CAFINAYA KADIB.
@abdikafiali7261
@abdikafiali7261 20 күн бұрын
Wallhi 64 dhimasho ah aya hg soogartay mumin adan 6 nin ayan heyna bisha cas aya qortay
@saidkhalif1010
@saidkhalif1010 3 ай бұрын
sifican isulaya deh
@IbrahimYare-xj9hp
@IbrahimYare-xj9hp 17 күн бұрын
Sacad vs darood
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 3 ай бұрын
Sacadka dhul maqabaan
@namiup0274
@namiup0274 3 ай бұрын
ايه والله صحيح اتقو الله القاتل والمقتول في النار
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 3 ай бұрын
Waa sacad iyo daarood
@faizoali7098
@faizoali7098 3 ай бұрын
Bisinka allaha kalaqa boojiyo
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 3 ай бұрын
SAcad umada Alaaha ka qabto waa qoon kibreey reero gurigiisa beey duulaan ku yihiin Maxaa meesha ka yaal yaab 😢ciidankii dowlada Oo qabiil hoos ka ah beey wataan alaaha idin qabto 😂doowlad kama jirto wadankeeeeee
@abdikafiali7261
@abdikafiali7261 20 күн бұрын
Illhy majoojiye hasoo socdan jawabti waa hayan hg 64 nin iyo 2 naag aya kaga dhimatay mumin adan 8 nin dhinacooda waligeedba gus bila cream ah aya hawiye ladhici jirnay wallhi jilicsan ta
@abdikafiali7261
@abdikafiali7261 20 күн бұрын
Illhy majoojiye hasoo socdan jawabti waa hayan hg 64 nin iyo 2 naag aya kaga dhimatay mumin adan 8 nin dhinacooda waligeedba gus bila cream ah aya hawiye ladhici jirnay wallhi jilicsan ta
@bazeera5520
@bazeera5520 3 ай бұрын
Illahayow kalaqabooji aqoon daro war illahay halaga cabsado dadka warka xun iyo dhibaatiyoonka illahay wuxuu sheegay inay ehelka naarta war maxaad Ku dhimanayaam dhalinyaroy
@sali3492
@sali3492 3 ай бұрын
Waa xoolo. Ha is dhameeyaan. Soomaalida wax qayr ah oo u fadhiyaan ma jirto. Maleeshiyaadka beeleedka islaynaya, waxaan leeyahay: eber iska dhiga, awalba dad xun baad tihiin
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 3 ай бұрын
Ilaa how Kala qabooji
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Xasuuqii Itoobiyaanku ka geysteen Muqdisho. Xusuus aan tirmeyn!
11:20
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 99 М.
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 11 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН