Dood Adag: Waare" colaadihii dalka ka dhacaaye wax yaabo aan la cafin karin ayaa jira"

  Рет қаралды 15,736

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@abshir1974
@abshir1974 Ай бұрын
Geesi any somali u baahantay inuu dadka isku soo dhaweeyo asagoo xil haya saan geesinimada leh runta u sheegay guul👍👍👍👍👏
@abdishakurmohamud3500
@abdishakurmohamud3500 Ай бұрын
Somaligii ugu xigmad badnaa. Mashaa Allah waare
@khadar917
@khadar917 Ай бұрын
Mahadsanid Waare waa ehlul xal ninka intaas diidayow bililiqo la leeyahay unukaa leh hortaa ayaa laga tashtay wax is dhex qubana majiraan .
@jamalnoah5564
@jamalnoah5564 Ай бұрын
Waare waa mahadsanyahay. Deep transitional justice is a must!
@afbile1
@afbile1 Ай бұрын
Hawiye ha cesheen hantidii dadka ay dhaceen isla markaana ha bixiyeen magtii dad ay ku dhex xasuuqeen hantidooda.
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Wara cuqdad hawiye ku hayo ma oromo tahay
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
Kawaran markad 50k oo amxara la timid muqdisho hadana aad na leedahay dawlad ayaan keenay 25k qof ayaa PM lagu xasuuqay
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Xawasho wxaa jeynay cabdulahi yusuf keynay xamar xawasho wana kaa saray xamar adiga yaa tahay maa oromo tahay mise amxaro
@imthehero76
@imthehero76 Ай бұрын
Midida Daabkeeda yaa u dhiibteen ileen qof lee qaban doonee?
@abdikadirhusseinmursal9714
@abdikadirhusseinmursal9714 Ай бұрын
Qaain wadanka kowaad waa waare
@alishirwa1453
@alishirwa1453 Ай бұрын
*RIYO, DHALANTEED, WIR-WIR. MA DHAMAATO*
@mkch-f4y
@mkch-f4y Ай бұрын
Anigu waxan aamin sanahey in ninkay laga dhugo maxadweyne soomaaliweyn hadiikale sh mushafe xaaji ama sh umal ama sh jabuuti
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 Ай бұрын
Haye profesa. AAN OYNO
@bashirhussein7343
@bashirhussein7343 Ай бұрын
Waa zeeeer😢
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy Ай бұрын
Waare wuxuu u qalmaa madaxweyne soomaliyeed hada ogaada isku qabiilna ma nihin raysal wasaarana waxan la jeclaan lahaa inuu u soo xusho Dr bayle hada ogaada isna isku qabiil ma nihine soomalidu waxay u baahan tahay dad qabyaalada iyo corruption xor ka ah inay hogaanka inoo qabtaan haday rabaan laba nin oo walaalo ah ha noqdaane dhalinyarada soomaliyeed waxan kula talin lahaa waa mustaqbalkiinii waxan la boobayo ee qabiilka lagu qaadanayo samaysta dalad aad ku midaysantihiin oo dalkan taladiisa gacanta ku qabta hassan sheikh iyo kooxdiisa haku daawanina dalka kaca oo ugu gala villa soomalia kuwa parliament ku sheega ahna kala caydhiya nacalaa qabiil iyo wixii aaminsanba ku yaala viva soomalia
@isseelmi1433
@isseelmi1433 Ай бұрын
Ajnabiga maxaa na dhex dhugay waa yaabe
@BBgroup2023
@BBgroup2023 Ай бұрын
Mansabka uu ku magacaabanyahay ,iyo sida uu uhadlayo ,waxaa iiga baxday ,inaan aad looga fiirsan ,magacaabistaas Egad uu wakiil nooga noqdo. Madaxwaynaha inuu dib u qiimeeyo ,ayaan rajaynaa insha Allah
@yahyaomar-i1e
@yahyaomar-i1e Ай бұрын
Waligen hashiis ma noqon doonno inta safafka hore eey no fadhiyaan ajnabi duli ah maxaad ka hadleesa boogta aad dhayi laheed dadki aan ogaleen baa meesha idin fadhiya sideen ku heshiina somaliyey siyaasiyiin aan aqli laheen baa tihiin
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 Ай бұрын
Sxb waa rag lasoo iibsaday oo waare waxa uu lacag ku soo qaatay qadiyada soomaali in uu iibsado waxaan qurunka ah Ethiopia ayeey u shaqeeyan kuleeyahay dib uheshiin
@MohammedHussienMuhumedMuhumedH
@MohammedHussienMuhumedMuhumedH Ай бұрын
Waare waaa nin caaqila dib u heshiisinta somaliya ka goanthy
@mkch-f4y
@mkch-f4y Ай бұрын
Inu guu malaqoon sani fadaraal waayo Soomaali waa hal diin Soomaali waa hal luuqad Soomaali waa Hal dad Soomaali waa hal dhaqan Soomaali waa hal reer =Soomaaliweyn ❤❤❤❤❤
@khadar917
@khadar917 Ай бұрын
Unukaa leh hanti danbe fiiqan maysid samir Alla hakaa siiyo taas.
@Samawade25
@Samawade25 Ай бұрын
Hadalkaagu haddii uu bato khaladkaaga ayaa badanayo, Dhibkii soomaali kala gaaray cidna nadiif kama ahayn Haba lagu kala badnaadee, marka lahelo dowlad awood badan ayaa danbiilayaasha la maxkamadeyn doonaa.
@ahmedsalah3462
@ahmedsalah3462 Ай бұрын
odaygaan weey dhaaftey intuu yaqaaney wa nin kuweeynaaday baryada heeyadaha UN ka aqli NGO
@JosephGrage-yk6gq
@JosephGrage-yk6gq Ай бұрын
One nation under God
@Dalxureeye252
@Dalxureeye252 Ай бұрын
Odeygan intu gedaal noguwada
@YUSUFMOHAMEDYUSUF-j1g
@YUSUFMOHAMEDYUSUF-j1g Ай бұрын
Doowlad Waa Noo joogtaa Ee maamul Gobaleed Iska Qabta Haduu Dhihi Lahaa Ama Ithopia Waa nagu Gardarootay Waan Ku Dhageeysan Lahaa Adeer .
@FOWSIYAMc
@FOWSIYAMc Ай бұрын
Waar e waaninwayn oon waxbalajoogin haduubataaganyahay xabashi maxaalaga Rabat hanalajoogtee waare dalkaan niman soomaali layraahdo Hazlehead labnin intay kanooshahay maracas ewaysidanayaan. Ninadiga kaafiican baayiri alahayoow dadkeena Aaron dujooga kayeel alhayoow dadkooda deer yaacdaykayeel ninkaasa kaafiicnaa kaana soomaalisanaa weelmarn waare wbt
@hagal5522
@hagal5522 Ай бұрын
❤100%
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
Kan hadleya, Ismaciil Cumar Geeleh ayaa soo direy, oo rabaa in shekadiisi odey Somaliyeed baan ahay hadii an Ismaciil ahay. Waxan oo Sheeko ah Waxbaa ku soo daba jiraa. 😂😂
@sulamanbakool8747
@sulamanbakool8747 Ай бұрын
MAXUMA HALA XISAABTAMO. XAGEE DANBIYADA DALKAAN KADHACAY LAGA😢 SOO BILAABAA. MAANTA AYAA CADAALAD DARO WELI MAXKAMUDUHU SAMEEYNAYAAN..OO WAXA SOCDO 70 SANO XADGUDBIYO AH... Waar warkiisa waa hadal maran...
@Suheila22
@Suheila22 Ай бұрын
Ina Cabdi Ware goormuu u kala dab qaadi jiraray somaliya iyo ethopian ma wuxuu ku biiray kuwii laha xabashi baa ii dhaama somali ii sheega maxey ku kala duwan yihiin labda dowladood uu is bar bar dhigayo midna dhulkii iyo Badii ayuu rabaa in uu xoog ku qaato midna qadiyadeena ayuu is bar bar taagay maxaa ka si ah ma Dani ayaa ku akhriyay.
@bashirhussein7343
@bashirhussein7343 Ай бұрын
Ninka dhulkaga qadanaya
@allahadoonkiisiiayaanahay27
@allahadoonkiisiiayaanahay27 Ай бұрын
Ninkaan meshii uu ka qadeeyo miyuu😂afkeeda ku hadlaa.
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy Ай бұрын
@@allahadoonkiisiiayaanahay27 sax
@abdirizakibrahim6015
@abdirizakibrahim6015 Ай бұрын
Odaygaan mar walba goobta uu joogo gurbaankeeda ayuu garaacaa
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 Ай бұрын
Waare hiiraan state miyaa abiy lacag kugu soo siiyey waa adi jayte kii abiy madaxweyne ka dhigo umada ilahay uga baq somaliya waa guulaysan hasan iyo hamze oo horkacaya yaa somaliya guulaysan insha Allah
@ZebraasAli
@ZebraasAli Ай бұрын
Soomaalida waxaan u sheegaya ninkii musa bixi taallo ha loo dhiso waayo Ethiopia weyba naa qabsan lahayd ee hurdo dheer oon ku jirney buu naga toosiyey showeey siyaasi soomaaliyeed oo noo fayoobi ma jiro ee basaas Ethiopia u shaqeeya
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
Waxaa usoo laa batay isku hlayn
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 Ай бұрын
waa ku maqalnay waana ku fahaney meesha aad usocotana waa naqaan lkn ogooroow dabadaada la arag hashana caano kuma lihid waa ogaay hadaa dhaanta ee dawlada raac ha neefweynaane dhinte
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq Ай бұрын
Caynkaaga ookale weeye cudurka lagahadlayo oo dawada looraadinayo!!
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 Ай бұрын
Waxaan ku talinayaa in rer waliba waiting cayiman ha haysto wuxuu doono ha qaato waxan sidaas uleeyahay Mar hadii ninkii madax Wayne noqdaa odhanayo unukaa leh ta kale hadii odayaashii taking lahaa odhanayaan xildhibaanada aan dawlada taageeriwaaya xamar ma joogayaan
@LFc233
@LFc233 Ай бұрын
Waare nin wax bartay
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
Horta Somalida aad ka hadashaa waa kuwee? Somalinimadu miyaaney Isir aheen? Maxaad Somalinimada uga dhigtaan dowladnimo ree Somaliyoow ? Somaliland is out of Somalia and will never be part of Somalia ever.
@ceelaabesaynab620
@ceelaabesaynab620 Ай бұрын
Daarood ayaa burburiyey xunyoow xunku dhalay Beeenaale abras ah.
@AbdulaJamal
@AbdulaJamal Ай бұрын
Xishodko waa akhalqdi nabi maxamed scws ee xisho?
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 Ай бұрын
Waarow qabiilka aad ka haeyso kuuma diirsane adiga io ajaaniibta kula socoto kursigad soomaali ku mataleysay miyaa adiga laguu isticmaalaya waan ku taageersanan jiray balse warkaga waxbaa iigu baxay nin wadankiisa iibsaday ee tanaada lawaa halmaalin kursigii ummadda somaliyeed maalin maadan dhihin maxaa keenay Ethiopia in eey ku xadgudubto madax banaanida soomaali abey adiga io kuwa kula socdo waad gadan tihiin😅😅
@bashirhussein7343
@bashirhussein7343 Ай бұрын
Ware daacad maha
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq Ай бұрын
Adiga miyaa daacad ah markaa??
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy Ай бұрын
Ninkaan Soomaali iyo Xawaadle. Xawaadle buu jecel yahay. Dowlada waa inay shaqada ka erisaa. Waa nin neceb wadankiisa. Siduu u matali karaa dan Somaaliyeed???!!!😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 Ай бұрын
Dad sittini inta Soomaliya kujiro somaliya madegeyso
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt Ай бұрын
Kkkkkkkkkk. Xawadle soow somali ma ahan miyaa kkkkkkkk. 😢😢😢😢😢😢
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy Ай бұрын
@@AhmedAli-cv1yt ninkaas waa qabiilayste xabashi la saftay🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt Ай бұрын
@@Seeykulatahy waa sidaa aamin santahay xukunka ma ahan waxaa leedahay kkkkkkkkkk. Waa sideey adiga kulatahay
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy Ай бұрын
@@AhmedAli-cv1yt sax
МЕНЯ УКУСИЛ ПАУК #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,3 МЛН
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 117 МЛН