Deg Deg: Saraakiil Dumisay dabdamiska oo Weerar lagu qaaday & Shacabka Oo Kacsan

  Рет қаралды 19,346

Daauus Media

Daauus Media

16 күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 85
@lujisomalistar1522
@lujisomalistar1522 14 күн бұрын
Waxad bixisan ijaarka 30 sano ee aad kunooleden dan guud.
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 15 күн бұрын
Habar gadir ma bushleey war ha nacaayina. Ee aada guryihiina.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 15 күн бұрын
qaxoontiga xamar unukaaleh dhahayey haka baxaan dhulkaan daawladaa leh qaxoontiga galnus aaloocelinaa guura
@abdulfatahyusuf8669
@abdulfatahyusuf8669 14 күн бұрын
Ciilkaad qanto calooshada ayay dhib u tahay maamadaan cid ay tahay allah aya og luuqadeedana dadkad maleyso kamid mahan lkd qabiilka aad ciilka u qabto gacantaada uga aarso oo ku ciil bax ama meshan kalatag hadalka aad nafiska ka raadineyso hg burtinle ilaa iyo baraawe ayay daganyihin waligedna way dagaan intaa nooshahay 😄😄😄😄🫢🫢
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 15 күн бұрын
DHUL AADAN LAHEEN MA U DAGAALAMAYSAA😂😂😂😂 DHUL DHAGAXIINA U LAABTA
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 15 күн бұрын
Dhulka Waa u dhasheen ilinta cesho
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 15 күн бұрын
@@magafeabtigiis1852 dhulka udhalaty wa dhul dhagax ee ma ahn xamar
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 14 күн бұрын
@@magafeabtigiis1852 dhul DOWLAD ma dhisan LAHEEN hada u dhalatay.maanta YAA oynaayo oo ilinta Inu ceshto LOGA BAHAN yahay wa IDINKA wayo DHULKA dhisaten aya la duminaya aqli xumadina dhul DOWLAD islahaysinaysaan.ilinta ceshta
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 14 күн бұрын
​@@Commentkudhigle-s1gwaa layaab waxaan arkaa dad muslinimadoodu eey hooseeydo qabyaaladooduna sareeyso Ayad arkaysaa oon alle kabaqeeyn dadkan masakiintaa waa qaxooti amisomna waa wadaniyiin gaal ayaa jooga dhulka adigii difaacilahaa ayaa walalkaa saan uladhaqmaayo oo saan u hadlaayo geeridu markay kamaqanthy walalkaa ayey God geeynee berina gondahada ka eeg in aan kucaayo sharaf kuma helaayo ilahy uunbaa iicaroonaayo ee walal ilhy kabaq walal wax xaqiiqa iyo waxan xaqiiqa eheeyn kalama ogid rabi hanayskanya fahansiiyo ogow siyaasinga ayagaa kaga dhow haduu qaraabadaada yahay xitaa dowlad Cadila 😢😢😢😢😢 allow nasii 😢😢😢😢
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 14 күн бұрын
@@Commentkudhigle-s1g hgidir ma wada aha cudur hgidir ku haya hadaanu hgidir aheen xasen madax weyne ma noqdeen daaraha xamar daawo yaaleh cooshado kuma hoyano
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 15 күн бұрын
Rooblaa soo saaray orda waydiiya qabyo ninkeedaa dhamaystira waxaa haray shiirkole,tarbuunka,saraha ruushka, carwada, hotel taleex iwm
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 14 күн бұрын
Dadka dhahaayo dhul eysan laheyn Dadka soomaaliyeed hadeysan dhulka laheyn yaa leh ethopia maa leh, dowladuse yey dowlad u tahay dadka masaakiinta oo dan yarta hala daayo demdemis dhul looma waayin ilaahey uga baqa dhulka ilaahey baa leh dadkana ilaahey baa leh kadibna idinkaa masuuliyadada qaadey eeeel dejiya ama amaan siiya
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 15 күн бұрын
Mogadusho Dagaal dooni meeysane Dhulka Mogadisho Waa Banaan Yahaye
@Yusufxasann
@Yusufxasann 15 күн бұрын
BEENAALE. SIDAAS SHARE IYO LIKE KU HELI MEYSID
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 14 күн бұрын
WAAR IS KA GUUURA SOMALIA 🇸🇴 WAY BANAAAN TAHAY
@Hugeii-sr4iv
@Hugeii-sr4iv 15 күн бұрын
Dal hureeye xasan shekh hore usoco ujoojin
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 15 күн бұрын
walaahay hooyadaa waa kanaxay axax hooyo alle hakuu gargaato dhibka alle hakaasaaro
@natureanimalsonearthandund163
@natureanimalsonearthandund163 15 күн бұрын
MOOORYAAAM MOORYAAN SOOO CAD OO U BURURURAAYA DHAL AYSAN LAHEEN. YAAABYAABKA YAABKIIISA
@abdiazizsheikh8269
@abdiazizsheikh8269 14 күн бұрын
Kkkkkkkk ar aduunaa dad dhac iyo boob lee yaqaano 😂😂😂😂😂
@AliMohajim
@AliMohajim 15 күн бұрын
Ninkaan leh masaakiin aa nahay miyaa weerar qaaday bal beentan arag😂😂😂😂😂😂😂😂🎉
@fatmaabdullah87
@fatmaabdullah87 15 күн бұрын
Dhul gala siiyo masaakiinta waxay layihiin waxay cunaan MA banaanka miyaa ka dhigaa
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 15 күн бұрын
iska celiya idinkaa xoreystey
@nasroali8220
@nasroali8220 14 күн бұрын
❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Sara-bl1vn
@Sara-bl1vn 15 күн бұрын
Baqbaq family sparo is not easy
@Yusufxasann
@Yusufxasann 15 күн бұрын
Dadku canshuur ayey bixiyaan waa in meel loo raadiyo
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 15 күн бұрын
Waa yaab 😢
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 15 күн бұрын
Walee waayaab
@AwatifMafiye1.30pm
@AwatifMafiye1.30pm 15 күн бұрын
Dhulka xasan malaha dan guudna lama xoogi karo wili ma arkin dawlad laakiin soomaalia ma qolo gaar baa
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x 13 күн бұрын
macaaac waa laydin wasaa xaaraanti idin dhashay waseeee
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 15 күн бұрын
Xoolo eeysan leheen ayeey rabaan ineey xoog kujogaan
@Mom-tg8yb
@Mom-tg8yb 14 күн бұрын
HG xamar qoxooti ay ku timid xaruma ay bililiqeystay na xoog halooga saaro
@bazeera5520
@bazeera5520 15 күн бұрын
Dadka in guryo loo dhisto ok la yiraahdo Ku guura was macquul ,laakiindadki ok Iska fadhfadhiya in wixii years ey Ku noolaayeen guri iyo dhaqaalo cagaf cagaf la galiyo waa khalad aad u weyn .waxa taa Ku galiyey shacab Uma danayn hadaan shacab jirin dawlad ma jirto.khalad khalad Caqli aanacquul ahayn.
@natureanimalsonearthandund163
@natureanimalsonearthandund163 15 күн бұрын
DHUL AYSAN LAHEEN
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 15 күн бұрын
Kuwaan xageey ku nloaan jireen
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew 15 күн бұрын
Maxaa iska galay.kaba baxa dhulka dowlada iyo in aad ciidan dowlad aad tahay.
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 15 күн бұрын
Indho adkaa! Ma dhul aysan la hayn ayey xoog rabaan ku degenaadaan?
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 14 күн бұрын
Indha adeyg maaha ee waxaa kaa maqan naxariista bini aadaamka ama naceyb baa kugu jira waayo Somalida Xanuun Tiibisho ayey wada qabaan. Dadkan waxay deganaayeen meeshan in ka badan 35 sano guryeyna ka dhisteen oo ku ilmo dhaleen Waana dad masaakin ah sida ka muuqata. Waxaa loo baahna in dib u dejin loo sameeyo oo dawladdu caawiso sidi ayey u guuri lahaayeen. Qofku marka u mujrim yahay oo Ilaahey aqoon ummadisana uma naxariisto. Dadkan waa dadki u xilka u qaadey inu ka shaqeeyo danahooda. Qofku marku faqri iyo gaajo ku soo koro waxba ma deeqaan xitaa qabuurihi baa lacag darteed la soo qufaaya.
@munahussein9687
@munahussein9687 14 күн бұрын
Subxana laah dadkan maxey ahayen away meshey ku dhashen ,ijaar aya jere dadka dhulka wada leyahay kaligen qadatan inte laga yaqan,boob lema ku jereysin
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 15 күн бұрын
War dadka dagan dabdamiska magacyadooda sheega ee ka daaya magaca qabiilka islaameed ee meel walba dagan. Waa been in dad habar gadir la yiraahdo la baro kacinayo war ninka meesha dagan ha soo baxo oo ha yiraahdo ma maqlayo amarka dowladda.
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 14 күн бұрын
Xolahas xolo caam waye 35 ad daganedeen alaha idinka cafiyo
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 14 күн бұрын
Hg falastiin kabaxa dhulka dowlada dhulkiina ku laabta galmudug
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 15 күн бұрын
Ruufiyaanku maxaa kajira guriga cabdi qeeybdiid janaraal qeybdiid waa inuu talaabo kaqaado eeygaan lasoo diray
@hawafarah2410
@hawafarah2410 14 күн бұрын
Iskadhiciya belaayadaan caruurta bara kicineysay. Muuse suudi maxay uga kicin waayeen. Dhulkuu sharci darada kuhaysto
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 14 күн бұрын
Nin weyn ayad tahay intas bad dhan tahay 33 sano ayad daganeyd ka gur dhib miyaa runey yaaku shego ka baxa dhulka dowlada hana cebeyninee
@user-mi8tu9pj5h
@user-mi8tu9pj5h 14 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 15 күн бұрын
Ciidankii bedbado qaran aawey oo dhihi jirey unukaa leh mogdisho dowlad nimo diida sidaas baa idin roon aa
@adanadan1926
@adanadan1926 15 күн бұрын
Mooryaan maxishooto
@ahmadyusuf3360
@ahmadyusuf3360 15 күн бұрын
War qabyalda is ka dhafa xasn tug waye anigo abgal ah aya dhahyo gancsto aya la siyay dhulka magc dowlad aya lugu dhacya dowlad mahn qashinkn matada iyo maskint barto uff qabyld isk dhafa qashin ba tihin dadka tagersn xasn shekh illh waxa ka barya birto ino idinkna idin bara kiciyo😂😂
@adanadan1926
@adanadan1926 15 күн бұрын
Dhulka umada halaga guuro 🎉🎉🎉🎉r🎉
@user-ie8ws3hj1m
@user-ie8ws3hj1m 15 күн бұрын
dhulka dowlada umadda loogu adeegayaa kaguura
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 15 күн бұрын
Xasan gacanta Shabaab ha ku baxo isaga iyo wiilkiisa tuutaha igu sawirka ah Allow guryahaaga Xasanoow baroortu ayssn damin. Meyd qaxiyoow Allow doofaarku meeydkaagu ku quraacdaan
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 14 күн бұрын
Kkkk xaq maa ku ledahay markad hawareyso ceeb aqiradada firi dhul dan gud somali o dhan ayu ka dhaxeya xasana ma leh shaqsina ma leh waa dan guud marka how caroon dan guud
@KhadejoHassan
@KhadejoHassan 14 күн бұрын
Xaqdaro ayadku dhimanaysa hadi ad ku dhimato in ad xaqdaroku dhimatay in
@AHH677
@AHH677 15 күн бұрын
Shacabka hala daayo Laakin Cabdi qaybdiid Waa tuug Meeshii lagu arko hala qabto Shacabka daaya Xasan tuugow Ekwatoore iyo Sahal Bus makugu filaan waayay Tuug tuuggiis
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 14 күн бұрын
Ekwatore dadkii lahaa ayaa gatay xasane shaqo kuma lahan xawadle aya gatay tasne ogow
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 14 күн бұрын
Mooryaan muuse suudi yalaxoow looma tagaayo abgaal waaye.. xildhibaanada HG waxay qaataan $5000US dollars waxba ma sameyn karaan waa la gatay hasan munaafaq dalxoreeye 😂😂😂😂
@duniyohasan6192
@duniyohasan6192 14 күн бұрын
😂😂😂😂
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 15 күн бұрын
Kaxaabihee habargidir waxay noqotay maliibaane lagu liibaanay aar farmaajow soobax filada kasoobax tanay dhashay mee janaral saadiq joon mee saraakiishii badbaado qurun mee kornel m salad mee daraakiishii bircunka ahaa ee ilmo habar gidir
@Yusufxasann
@Yusufxasann 15 күн бұрын
WALAAHI XASAN SHIIKH WAA CADOW NALOO SOO DIRAY INKAAR KUGU DHACDAY. BAL FIIRI DUQDAAN WAAYEELKA AH IYO SIDA LOOLA DHAQMAYO. XASAN WAXAAD KU ARKEYSAA XITAA MIDABKIISII WUU BEDELBEY INKAARTII UMADDA AYAA KU DHACDAY
@user-eu4yn5bl9k
@user-eu4yn5bl9k 13 күн бұрын
Aawaya culumadi dangud imisadkuleedahay waawaxa soomaliyodhankadhexeyo waryada ilaheeyka cabsooda hanaceebenina
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 14 күн бұрын
Ani waa iga adkatay meladan ka adkaneeyn ugushubaa isdey dibiyada hana daayaan soodhaweya gogol udhiga dhan kale ujedsha saxib basabor itobiya degan itobiya kusaleya yaisiyay basabor itobiya oo iijogo
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 14 күн бұрын
💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🇪🇹💯💯💯💯💯💯💯🇪🇹CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA CADAW GEENOO WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO
@salahmoalim2664
@salahmoalim2664 15 күн бұрын
habargidir aaway awoodii aad kufiini jirteen adeer macaane calaacal iyo oohin loomabaahno bililiqo weey dhamaatay alaabtii baa banaanka nalaga daadiyey iyo seed celi xoog baan kusoo deey saneenaa iyo aaway hee war loomabaahno waliba waxaa fiicneed in xabsi laguwada guro
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 14 күн бұрын
Scwscwscw 🎉🎉🎉🎉🎉
@deeqaosmam2902
@deeqaosmam2902 14 күн бұрын
Wadkeed korsatooy wiqwiiq ma kaa yeertay, Xassan waa idinka u doodayee waxbka faa'iida.
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman 15 күн бұрын
Adiga maa iskaleh Maskiina saas uma hadlo tuugyahaw ka guur meesha Ciidan ciidan ma ehee Ciidanka may meel dagsadaan dadkooda
@user-eu4yn5bl9k
@user-eu4yn5bl9k 13 күн бұрын
Warya yadagalamayo habargidir mahadleyeso waaben waxahadlayo waa amxarjecwel
@IbrahimAbdiHussein-fd6od
@IbrahimAbdiHussein-fd6od 13 күн бұрын
Kudhinta.haguurin
@mustafesulyman
@mustafesulyman 14 күн бұрын
Waxani.dowlad.masha.waaben.kaliya.lacagtaas.uunbaydonayan.wax.ay.kuqabanayan.iyo.matilodanaynayas.majiro
@ibrahimabdiali1825
@ibrahimabdiali1825 13 күн бұрын
xasanow iimaanka wad xaartay
@adanadan1926
@adanadan1926 15 күн бұрын
Tuugo mooryaan maxishooto 🎉🎉🎉🎉🎉🎉r
@user-pe4ig2tv5b
@user-pe4ig2tv5b 13 күн бұрын
Jakarta shaqdood ha qabsadaan 😂😂😂😂 bax aada goboldii aad ka timadeen shati uma haysataa meesh dante dadka iyo dadka la idina joojinaayo
@qaansoroobeedmedia2549
@qaansoroobeedmedia2549 14 күн бұрын
Hg shaley waxaaad ahaadeen ra.iisalwadaaare.maanta waxaaad tahay Ober.waxaa idin ka soo baxey nafsigiiii farmaajo
@fowsiyoabdi730
@fowsiyoabdi730 13 күн бұрын
Miskin ma tibin mooryan munaafiq ayad thy wadna arke natijaddd hanti aabaha lahyn io adan gadan 34sano aad degenad mad ku hanjabe
@user-eu4yn5bl9k
@user-eu4yn5bl9k 13 күн бұрын
Beenaley allahakacabso
@user-eu4yn5bl9k
@user-eu4yn5bl9k 13 күн бұрын
Waryakudirsaday adiga maxakudajiye danguud waxukadhexeya soomaliyodhan marka waad hadashaye meeqadkaleedahay
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 14 күн бұрын
Scwscwscw 🎉🎉scwscw Scwscwscw 🎉🎉
@CabdulaaahiyuusufYalaxow
@CabdulaaahiyuusufYalaxow 14 күн бұрын
Beerta jaadka magaartaan dowladana waad la dagaali kartaan
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 15 күн бұрын
Gaalshire halagu guro
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o 14 күн бұрын
Dhaarataye raganimadeed lahow.
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 112 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,5 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Shamuurey oo 5-bilood kadib Dareewalnimadiisii dib ugu laabtay.
7:54
Soipan Tuya apendekezwa kuwa waziri wa Ulinzi
3:51
KBC Channel 1
Рет қаралды 54
AQBAARTA AMAR ALLE LAAKIIN 23 July 2024
25:32
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 1,2 М.