Toos: Habargidireey ilmihiina Afka ku qaata Kana baxa dhulka ayaa nala dhahay"

  Рет қаралды 27,556

Daauus Media

Daauus Media

16 күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 137
@leymoonl4297
@leymoonl4297 14 күн бұрын
30 sano xaaraan ha idinku filnaato subxanallah
@rafiq5722
@rafiq5722 14 күн бұрын
Dadkan 34 sano bilaa Dowlad iyo Sharci diid , xoog iyo Awood qabiil bay ahaayen sidaas daraad xaq beyba moodaan waxay lasoo taagan yihiin. War meesha waa dhul Dowladeed, Farmaajo waxaad ku cabsi gelinayren xoog qabiil waa Dad dhunsan
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 14 күн бұрын
SHALAY QORYO QAADATEEN IDINKO LEH BADBAADO QARAN
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW 14 күн бұрын
Dowlada dhulkeeda ka baxa Gobolkiina aada.
@IbrahimDagane-fe4hk
@IbrahimDagane-fe4hk 14 күн бұрын
Away badbaado qaran
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 14 күн бұрын
Egaarkeeyga Farxaanow, Odowaayow, Aniga la hadli maa Fahad iyo Kii Magaciisa xuu ahaay? (Xijaar) Nimaa ka baxay maanta, (Saadaq John) oo Jabuuti oo dal kale ah u adeegaya, aakhirkii ma sidan ayaay dhashay?! Saneey Cabdulle u Dacwooda?
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 14 күн бұрын
Dadkii laqdabo ku heshiiya laahi ay ku dagaalamaan aduunyo
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 14 күн бұрын
Habargidir waa dhul laan dhul ay rabaan dhulka dawlada waa xaaraan inaad guri ka dhigataan shaqeysta xalaasha ayaa jano lagu galaa
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 14 күн бұрын
DHUL DOOLAD MA RABTIN IN LA IDIN DHAHO QAATA DHULKA
@user-pm7dk2tj5h
@user-pm7dk2tj5h 14 күн бұрын
Hadda waa dadaashen xarunta waa hanti qaran xoolo aadan laheyn ha u doodine meelahaa katimeedeen ku noqda
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o 14 күн бұрын
Xasan shekhow tarebuunkaa haray ka rar iyo digfeer machadkii caafimaadka
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 14 күн бұрын
Waa ka xumahay masaakiintaan dhibka gaarey xasan culusoow wuu ku cayaaray wadanka
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 14 күн бұрын
Subxaanallaah wallee xaq daro weeyy soobaxdaa
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 14 күн бұрын
Bagah! Waa Shalay Naagihii C.C. Shakur, iyo Mahad Salaad weerka usoo xirtay markii Farmaajo dulmiga iyo qabyaalada lagu burburiyey dawladii iftiintay ee uu dalka udhisay. Yaa og inuu idiin dhisi lahaa guryo iyo dib u dajin.
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w 12 күн бұрын
Kumacana. Haaaa qabyaladi aaw wexey nitrate adkeysta heeeeeee kkkkk😊
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 11 күн бұрын
Inkaarta ummada soomaliyeed ayaa ku dhacdey
@user-fk6fl9ho5h
@user-fk6fl9ho5h 14 күн бұрын
Habari gridiron God kaa biyo ugu galey guryaha dowlada ka baxa
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 15 күн бұрын
Kkkkk🎉🎉🎉🎉 😅😅😅 yaa idiin gaaray xaq iyo baadil abaa meel wada galayaan🎉🎉🎉🎉
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 14 күн бұрын
Scwscwscw❤️🌹❤❤️🌹❤🌹💙❤💙🌹🌼🤲💙🥰❤️💚❤️💚❤️aScwscwscwscw ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@munahussein9687
@munahussein9687 14 күн бұрын
Wa yaab meqa laidinlaha ka guura
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 14 күн бұрын
Acuudu bilaahi minashaydanirajiim walhi inaysan dadkan dalka madaxda looga dhigay waa dhiig quudato amisom dhulka ka kiciya wadanigu waa shisheeye shisheeyuhuna waa wadani 😢😢😢😢😢😢
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 11 күн бұрын
Alxamdu lillaah. Waa habar gidir oo baryootamee.
@dinfarsatacklare2229
@dinfarsatacklare2229 14 күн бұрын
Machadka caafimaadka iskuulkii aan wax ku soo bartay ahaa. Waa ay ku soo meelgaareene dhul ha iibsadaaan ama guryo ha ikaartaan Ama dhulkay ka yimaadeen markii hore ha u guuraan
@siman111
@siman111 14 күн бұрын
War urdaya cadaado iyo guriceel aada intas xaaran idinku filan salaad iyo sako idinkuma baxdo dhul xaarana aaqiradiina ilaashada allah meel ka fiican idinku badala Inshallah aamin
@saidmussa6461
@saidmussa6461 14 күн бұрын
Dhamaan kasifeeya hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano ay ku ilmo dhaleen
@IsmaelAbdiJama
@IsmaelAbdiJama 14 күн бұрын
Dhul baa ledihine ku laabta xamar wa caasimad unuka leh way so dhamatay xasan shikh naxaris haka sugina😅😅
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 14 күн бұрын
Nabsiga madaaho waa soo deg degaa kaxaa xaabiya
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 14 күн бұрын
Walahi ciilweyna alle haugargaro umada oyneyso
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 14 күн бұрын
HABARANEY CALAACALKEEDA JECLIYAA
@Maria28832
@Maria28832 14 күн бұрын
WASAQ ADAA HABARAN HALAAGSAN
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c 14 күн бұрын
Habar gidirey ciyaarta daaya
@mohamedomar610
@mohamedomar610 14 күн бұрын
GUULAYSO XURMADLE XASAN SHEEKH ❤❤❤
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 14 күн бұрын
Aaway vadbaado qaran mise booto ay ahayd
@hassanmaalim283
@hassanmaalim283 14 күн бұрын
Nin baahan gob ma ahaa wihii u qayliney Idinka ayas eheden Hassan Gargurta is eeda hee hada
@geenyodila9095
@geenyodila9095 14 күн бұрын
Habargidir baxa idinka nabad la idinka waayey si fiican xasan ku soco dhulka dowlad aa leh baxa
@AwatifMafiye1.30pm
@AwatifMafiye1.30pm 14 күн бұрын
Sidaas laguma yeesho dhul Dan guud ah farmaajo dulankiina towar waa u waayay ee hadii sidaan kuwaan loo daayo dowlad nimo ha sugina
@ahmedadam7265
@ahmedadam7265 11 күн бұрын
Waligeey reerbadiyo nimo intaas gaarta ma arag. Garmaan dabdamis nadamin jirtay.xamarmaadan joogin markay dab damis laheed.
@Hugeii-sr4iv
@Hugeii-sr4iv 15 күн бұрын
Dal hureeye xasan shekh hore usoco ujoojin
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 11 күн бұрын
Aawey bad baado Qaran….. iyaga ha idin difacaan
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 14 күн бұрын
Inkar alle hakurido madaxdas
@awaabcqaaliq2244
@awaabcqaaliq2244 13 күн бұрын
Habargidir oo dulmi lagu sameeyay ka cabanayso oo uu Allah itusay geeri kahor Waxaanse sugaynaa iyadoo hobyo iyo caliyaalo loo kala cararayo.
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 14 күн бұрын
Alle haunaharisto walalehen somali oo malinkasta ooyayo
@IbrahimDagane-fe4hk
@IbrahimDagane-fe4hk 14 күн бұрын
Maxa idin dajiyay marki hora الجزء من جنس العمل
@user-wy5id7jy5y
@user-wy5id7jy5y 14 күн бұрын
Ya is isgarey farmaajo xaqi lagaley ayaa mid mid uso baxaayo waiting istiil habargidir iyo abgaal war
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml 15 күн бұрын
Xasan sh allah ha idiin hor dhaafiyo
@user-hh8ji9ph2n
@user-hh8ji9ph2n 14 күн бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل Waa qirsan yihiin in Dhulka dawlada soomaaliyeed leedahay , haddana waa og yihiin in loo siman yahay dhulkaas , waana og yihiin in dad badan oo soomaaliyeed agoon yihiin, dhaawac u yihiin difaac dartiis, masaakiin yihiin, ayaga dhibka ay sheegayaan waa lala qabaa, haddana sharciga ayey u hagaansan yihiin oo baahidooda waxay u sheegtaan ilaahooda iyo dadka muxsiniinta sida hormuud iyo heydaha kheyriga ah iyo ganacsatada, iyo dawlada. Marna waxaa fiicneyn in dhul andan gadan ama lagu siinin aad u dagaallanto oo toobad xumo ku dhimato. Ama aad wax ku disho, Dawlada ha dadaasho oo cadaalad oo wax ha u bixiso, wanaaga dadka ha ku abaal mariso, xumaan yaa leysku abaalmarin.
@FarhiaAdan-lz3yu
@FarhiaAdan-lz3yu 13 күн бұрын
Bagah shaly markuu marmajo haayay 500 oo wiilaan heystaa hka baxo hadii kle unukaa iskleh hanga baxo farmajo kadib xasanbaa abaalkiina gacanta idiin saary beelo waaye dhulka dowlada kakaca idika maa iskleh ileen waxa wadanka laga dhisi layahy waa rer gobol orodoo gobalada ad ka imaateen aada maxaa xamar ugu gabgabeysiin viva dowlada xasan shiiq ❤❤❤
@saidmussa6461
@saidmussa6461 14 күн бұрын
HG VS ABGAAL WAA FILM FINE AH SHALEY FARMAAJO AYEY KU BANAABAXEEN MOORYAN DHIIGYOCAB AH TUUGO AH AADA BARAXLEY
@nawaladam114
@nawaladam114 13 күн бұрын
Way idinka badbaadiyeen farmajo
@abditahmanmohamud4000
@abditahmanmohamud4000 11 күн бұрын
“Farmaajoow Vilada Ka soo Bax” Hade wuu ka soo baxay ee ordaya dega ooo ku damaashaada. What goes around, comes around. 😂😂😂😂
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 15 күн бұрын
Bermade xasan sh bermade xasan sh dhimayster qabyada
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 15 күн бұрын
Nabsigu madaaho waa soo dagdagaa kaxaa xaabiya
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 14 күн бұрын
Xasan Dameer dhiiqogale lafagate Iska Celiya Xaramigs
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 14 күн бұрын
Aaway Madaxweynaha???
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 15 күн бұрын
War kuwani habargidir maahan kkkkkkk
@garaadshow1023
@garaadshow1023 14 күн бұрын
Talow tarbuun ma lagu dari doonaa
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 14 күн бұрын
Sorry hg waxaa kawaalay xasan gurguurte Waa Faqash Iska celsha Booliska waxa xukuma waa gaqashdila sulub Axmaar
@user-jq1pw4tx5n
@user-jq1pw4tx5n 14 күн бұрын
Dadkaan dowlada dhul ha siiso hana kabaxaan dhulka dowlada
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 14 күн бұрын
Baroorta Hg Caydiid adinka ayaa dilay war si fiican u ooya ha,cabanina kismaayo ku duul,Garbahaarey ku duul xaga ku duul Naagihiina Shisheeyaha u guuriya war maanta ninki waligiis kaaraan aan soo dhaafin oo aad difaaceysey haku rabo waa idinku fiicantahay cabaadka hala yareyo cuqubo cuqubo iyo waxaas idinka saari meyso Libaaxi Alle idiin soo diray adinkaa dilay
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 11 күн бұрын
Habar gidireey wixii aad dhiig dad cabbayseen oo hore udulmiseen haydin deeqaan. Dulmi dambe cidna idinkama yeelayso waayo dhiiga dadka kama dheregtiin. Gaalkacyo kunoqda iyo galguduud.
@muminoadan4976
@muminoadan4976 14 күн бұрын
😮محدعووتءع😮😮😮😮😮
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 14 күн бұрын
Walaogyahai farmajo aya kafican walahi digi aya ikacay umadas alle haugargaro
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 14 күн бұрын
Dhulka dowlada kabaxa tuug yaheey foosha xun kulaabta dhulkiina falastiin yaheey
@romainfabian-el1iw
@romainfabian-el1iw 14 күн бұрын
DOWLADNIMADA SIDEEDA WAXAA HORTAGAN HAWIYE SIYASIGOOD IYO WAYEELKOODA, MAXAASTOOD, DADKAN KU HABSADEEN XARUMIHII DOWLADA WAA SIYAASAD LAGU HORTAGAN YAHAY INAY HANA QADIN DOWLAD SOMALIYEED, HASAN SHIIKH DADKAN WAXAY KU OGYIHIIN INAAD TUUG TAHAY, LABA TUUGNA WAY IS GARANAYAAN DADKAN INLABARYO MA AHAN EE MADAFIIC KUHOGAAMI AYAGA AYAA KALA CARA RAYA IYAGOO LADHIHIN AAN LATUUGIN, MASIYAAD BARE CARUURTIIS OO DHAXALKA BOOBAYA, WAA LAYAAB,
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 14 күн бұрын
Aad meeshaad guri ku leedahay bililiqada ka bax
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 11 күн бұрын
Xamar Habar gidir ayaa qaawisay!
@mustafesulyman
@mustafesulyman 14 күн бұрын
Dowladmahee.ninnee.nin.xasan.sheekh.layidhaah dee.iskaqabta.isagasqadanays.ibinays.jeebada.ushubanaya.wax.uudowlad.ugu.qaban.nays.majirto
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 14 күн бұрын
Qofku marka Diin iyo Akhlaaq iyo Dhaqan laheyn oo faqriga adduunka daaqada laga tusiyo ha sugin inuu dhargo ama wax deeqaan. Xitaa kan haddi lacagta adduunka taalo dhan la siiyo xabaalaha ayuu soo qufaaya iimaan la'aan darteed. Ninba horey u yidhi marka garac iyo mujrim la iska fujo Garac iyo Mujrim ka daran baa imanaaya. Dadkan cadaabti baa ifka loogu soo saarey.
@saidamohamed8097
@saidamohamed8097 11 күн бұрын
Awal dadkaan xagee daganaayeen dabdaniska intaysan soo dagin ma dhulka ay ka soo bexeen waa maxay xagee aadnaa meeshaa ka timaadeen aada
@lulaa1113
@lulaa1113 12 күн бұрын
Cuquubadii ay ku soo dhaqnayeen 33 sano ayaa hadda ubilaabatey
@isiri.2835
@isiri.2835 14 күн бұрын
Taasaa xunuun ah halyayda in la duleeyo ma fiicna
@naleye1
@naleye1 14 күн бұрын
Dowlada dhulkeda kabaxa Markii hore meel adan laheen yaa dhista idin dhahay 30 iyo dhoor sano ayaa Xaraan ku dagenedeen ee ilaheey Cafis weydista Dhulal Badan ayaa ku xigi dono in dadka laga raro Tarebuunka iyo Xarumahii Cidanka dowlada Sharciga Hashaqeeeyo.
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 13 күн бұрын
Miniranyo maxa Loga aariwayey Muse sudi habargidir ayu begsaday xasan xabale qufte inkarkugu dhacdey
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 14 күн бұрын
Ethiopianka Somali dhan aa la dagaashay HG inaad dhul dowlo 32 sano iska fadhidaan ma eheen inaad dhul gadataan ama waqtigi aad xooga laheden inad sharciyay sataan ay eheed
@oats2330
@oats2330 14 күн бұрын
Kkkkkk cadaado and gureceel ha laado
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 11 күн бұрын
Minal maa ilal maa ayaa kadhacday.
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 14 күн бұрын
Naayaadha xabaalii ayaa la faqay abkay dooli diloow dad nool muu u daahaa
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 14 күн бұрын
Adeer ka bax bililiqada guryaha xaraanta ka baxa
@IsmaelAbdiJama
@IsmaelAbdiJama 13 күн бұрын
Ka xaaxaabiyahe shalay ba u durban tumaysen xasan shikh nin an abgal ahayn xamar kuma rebayo asagana so noqonaya dastur cusub bu furtay
@sacdioaliwehlie3541
@sacdioaliwehlie3541 14 күн бұрын
gangsters goverment
@AxmedIbraahim-np5ti
@AxmedIbraahim-np5ti 13 күн бұрын
Amarken.ayaa.jere
@raaxomaxamuud1981
@raaxomaxamuud1981 13 күн бұрын
Sodon.sanoayadsganaydenilahkacabsada.yeyolmihinidinarodina
@mustafesulyman
@mustafesulyman 14 күн бұрын
Xasan.sheekh.lacagbuuraba.oouu.akomkushubto.walaa.cidan.banu.wax.uguqabanayn.misaniyadbaanu.kudarayn.walaa.dalbaanu.kuxoraynayn.muuse.biixi.buukudays ayaa.kursiga.waxaloogu.cararaa.in.lacag.lagasamaysto
@isseyare837
@isseyare837 15 күн бұрын
Dhuusamareeb iyo cadaado aada Unukaa leh😂😂😂😂😂😂😂
@IbrahimDagane-fe4hk
@IbrahimDagane-fe4hk 14 күн бұрын
Qabil wax mataro
@user-jj7tc2dh2v
@user-jj7tc2dh2v 12 күн бұрын
Dalka. Soomali. Inaytosto. Marabti. Somaliyey. Iskutosnada. Iskuhirnada. Miidnoqda. Wallahi. Qabyalad. Mafina. Dhibkan. Waxay. Sameysay. Somali. Daatan. Wallahi
@qassima317
@qassima317 14 күн бұрын
Tuugo Galmuduug waa ciidlo kudayo Putland kudayo go back 🆎Power
@user-um3lv3nj5r
@user-um3lv3nj5r 14 күн бұрын
Xasan shiikh habargidir muxuu nacay???? Waceesle abaal maleh
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 14 күн бұрын
Nabsi ale baa ween m farmaajo seey udhibeen
@nawaladam114
@nawaladam114 13 күн бұрын
Hhh ma shayadankii weynaa kaa anfac malahayn
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 14 күн бұрын
Najis dheh guura oo meeshaad ka imaadeen kulaabta mooryaanyahay ay mooryaantu dhashay
@halimab5796
@halimab5796 14 күн бұрын
Farmaajo Villada kasoo bax, Islaantii lahayd iyo Ciidamadii ay lahayd waa haystaa Meeye!
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 14 күн бұрын
War madaweyne maxeysatan tuuug
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 14 күн бұрын
Waa hore ayaad cuqubo gasheen aan hareen
@nasrabaxar4071
@nasrabaxar4071 13 күн бұрын
Qawiil so idimasoqadiin hagas idinmadhigin kahahawiiya hawiiyo farmajo viilada kabax iyo cadowtiinimo mashaas idindhiigay that is good hadaa waxad ubahan tiihin inaad kasaratan
@hawobashir838
@hawobashir838 15 күн бұрын
Alle ha u gargaro dadkaa masankintaa
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 14 күн бұрын
dhul dowladeed dhul idinma noqdo hawaaraneey ee gowaladiina Aada😜😜😜😜😜😜😜🤪🤪🤪🤪🤪😛😛😛😛😀😀😀😀😀
@sacdioaliwehlie3541
@sacdioaliwehlie3541 14 күн бұрын
markey dhistaan ka guba waa tuugo dawlad ma joogto
@ubahahmed1648
@ubahahmed1648 15 күн бұрын
Dowladnimaa umada deeqdo ee 34sano kadib daneesta ceebmiyaa
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o 14 күн бұрын
Waa taabsade 40 sano ayaad wadeene fowdadaan goormaad jiijineysaan.
@superfun1819
@superfun1819 15 күн бұрын
Dawlada markeeda maqla 😅. Galmudug ugu raa
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 15 күн бұрын
Yaa in yiri toorta rooble eersada
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 15 күн бұрын
kkkkkkkk xamar unukaaleh meeday qaxoontigoow dhulkaan daawladaa leh kabaxa galmudug aada tuuladiinii no qaxoonti danbe oo xamar dheegta waa soodhamaatay
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 14 күн бұрын
Shaafici maxamed intee qaxooti kayimid yaase qaxootiya yaase magan looyahy yaase magana qofku markuu hadlayo inuu hadal macquula ku hadlo waaye teeda kale qofkii qof muslima dhibkiisa ku farxa ilhy ma amaanin tankale amisom wadanka joogto dhulkeey kufadhido xaq miyeey uleedahy qabiil waxba kuma teraayo adoo ragaa hadana saas u hadlaayo tan kale adigu iska sooqaaad horaa looyiri xanuun aan kuheeyn xalkiisa kama hadlikartid walal marka dadkada iyo dalkaada iyo qabiilku hakuu kala saaraadeen 😢walhi oo bilaahi oo talahi wan layaabaa shacab ayagu laysku diray ee siyaasi aan alle kabaqeeyn War siyaasi dalna maleh dadna kama naxo 😢😢😢 adigoo shacaba hadadan qalbiga walalkaa aadan kanixin askari kama naxayo madaxna kama nexeeyso garbaha is qabsada Ayaan idin leeyahy ilhy ha idin dhowro tankale hadii lagula xumaado Saad uhadashana lagula hadlo waxfaaiido maleh rabi qalbiga qeyr hakugu shubo Ayaan kuleeyahy walalkeey uunbaad tahy somaliyeed xaqiiq hadalkaadu qalbiga ayuu itaabty walal adoo walalkaa dhibkiisa kufaraxsan hadeey naftu kadhacdo ahlunaarbaadtahy ogow taas
@mohamedahmednur7440
@mohamedahmednur7440 14 күн бұрын
30 sano xaraan kefaaya😂
@isseyare837
@isseyare837 15 күн бұрын
Dhuusamareeb iyo cadaado aada Xamar unukaa iska leh😂😂😂😂
@MaryanIsmaaciil-tj7gj
@MaryanIsmaaciil-tj7gj 14 күн бұрын
Habargidir.shaley.farmaajo.idinkaa.xasan.sheeq.ooga.hiiliyey Ha.idinka.saarto
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 14 күн бұрын
Scwscwscwscwscwacwscwscwscwscw ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 111 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 65 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
dadka dagan Guryihi Dabdamiska oo Saakay xaalad kale kusoo toosay
5:59
Dhoolatus Ciidanka Komandooska Somaliya - NISA - Somali Military
8:14
MEYSAR OFFICAIL TUBE
Рет қаралды 574 М.
Hooyadey iyo Abahey DNA hala iga qaado maxaa dhacay….
11:54
Sheeko jecel official
Рет қаралды 39
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 111 МЛН