Deg Deg Sh Abdirisaq Jiir''Kenya Anagaa Leh Somaliyeey Bustaha Qoyan Iska Tuura''

  Рет қаралды 15,726

Kaaraamardha Tv

Kaaraamardha Tv

28 күн бұрын

This video is about Deg Deg Sh Abdirisaq Jiir''Kenya Anagaa Leh Somaliyeey Bustaha Qoyan Iska Tuura''

Пікірлер: 31
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 26 күн бұрын
Waa runtiish shiikha allah ha xifdiyo culimada somaliweyn
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 26 күн бұрын
Soomaalida gaarisa wajeer iyo mandheera ha dhisaan ha maalgaliyaan dhulka soomaalida
@user-tq2pu6nf8j
@user-tq2pu6nf8j 26 күн бұрын
Maanta Keenyaanka kale waxay kusoo hirtaan gudaha magaalada Islii sababtuna waa dhaqaalaha xoogan ee Somali galisay hadaba ka waran hadii dhaqaalahaa la gelin lahaa Dhulkeena khaaska inoo ah sidee buu noqon lahaa wadciga shacab kayaga Tiro ahaan iyo diin ahaanba.
@billowabdi6346
@billowabdi6346 26 күн бұрын
MshaAllah hambalyo Somalidda kenya. Well done to all
@AsadAbdi-pm1wt
@AsadAbdi-pm1wt 25 күн бұрын
Guusha Allah swc Aya ina makansiiyey الحمدلله وثناء لله والصلاة والسلام على رسول الله صلى عليه وسلم تسليما ❤️
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 26 күн бұрын
MARKAAD DHISMA YAASHA ISTAAJISAAN BAANU WADAHADLEENAA WAR JAAMACAD WAA LADHIGAN KARAAYE OROD ISKUULADA KAFURO GAARISA WAJEER MANDHEERA HADII KALE CIID AADAN LAHEEN KU CAANO SHUB
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 26 күн бұрын
Allah yasiro aamiin
@fadumo4024
@fadumo4024 15 күн бұрын
Nayroobi Adeer malihide dhista gaariisa mandheera iyo wajeer oo Raadi inaad Xorowdo gumaysi Soomaali Waxaa baabi,iyey Somali kunool dad hoostii kuwii Xorta ahaa ayaa idin sii hoos fadhiistay Subxaan Allaah
@ismailadan556
@ismailadan556 25 күн бұрын
❤❤❤ general pamoja
@ahmedkhalif3850
@ahmedkhalif3850 25 күн бұрын
Soomaalida Waxaa Dib U Dhigey Labadii Shey EE Lagu Tixgelin Lahaa Ayey Ka Gaabiyey OO Ah . 1) Ciidamada Iney Qayb Libaax Ka Mid Noqdaan. 2)Waxbarashada Iney Dugsiyada Wax Ka Dhigaan Si Ubadkooda Ay U Baraan Diintooda Iyo Dhaqankooda. =Mahadsanidin=
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 26 күн бұрын
Qof somali haduu Kenya guri kagato wuxuu ugu tala galey in ladhaco
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 26 күн бұрын
Guryey kuwaasheen aduunkiina waa gabagabo
@highhigh7476
@highhigh7476 24 күн бұрын
What is he saying???
@ijama3578
@ijama3578 26 күн бұрын
War Gobolka north eastern joo dhisa islii anaga malihine
@saidb6881
@saidb6881 12 күн бұрын
Waa runtaa sheekho kiniya soomali baa leh ee ku dagaalama
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 12 күн бұрын
Talking crab.what a shiekh.
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 26 күн бұрын
WAR HADAAD SOOMAALIYA UMADII KASOO BARAKICISEEN ORODOO DHIASA GAARISA WAJEER IYO MANDHEERA ISLII AWOOWGIIN MALAHEE
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk 8 күн бұрын
DADKA AFKA SOOMAALIGA KU HADLA IYO SOMALIDABA KIINIYA WAXAY SIISAY GABAAD …
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 25 күн бұрын
War ummad ha khaldinina oo hantidooda ha ku shubina meel ay jirto khatar naf iyo maal Hadda waxaa la dhacay hantidoodii berrina waxaa laga cayrinayaa giryaha op ku raaci mayaan
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 26 күн бұрын
Somaliyey nairobi guryaha aad kadhiseysaan iska daaya. Dhista degaanada somalida. Sida gaarisa, wajeer , mandheeraa
@faisaladam8225
@faisaladam8225 26 күн бұрын
Somalida aad sheegayso sow ma ahan tii Xamar guriyihii iyo dhaqaalihii la geliyey qabiil la isugu xoog sheegtay oo la iska dhacay
@user-yz8qb5ms7o
@user-yz8qb5ms7o 26 күн бұрын
War ninyahoow adiga udaa dadka en endhiif degan soomalidu iyadaa dhaqalaheeda gelunwaysay gaaarisa wajeer iyo madheera War dhista deganadiina somaliyey
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 26 күн бұрын
WAR HOOY RUUXA CARARAYA ADAA U HOREEYEE HANAGU DIRIN UMADAHA AANU LA DEGENAHEY EE ORODOO ISKUULADAADA KU EKOW LUUQADAAD KU HALI WAA LAGULA GANAYE OGOW
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 26 күн бұрын
Dadka kenyan ka ah marka ay kudhahan wewe somali anda kuwenu waxaad kudhah daan Magaca dalka Kenya meeqee sano bujiraa 61sano ka hor maxa ladhihi jirey EST Africa Labadaas magac kahor qomiyadii sheegto baa dalka iska leh wana somali kushitig
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 26 күн бұрын
wax Kenya la dhaho ma jirto NFD way soo noqonaysaa, waxba adigoo ciradaas leh haysku dhejin kuukuuyo isticmaar ku siiyey
@Light-q3r
@Light-q3r 26 күн бұрын
What are you talking about?
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 26 күн бұрын
@@Light-q3r bax kukuyahay Af Soomaaliga soo Baro
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 25 күн бұрын
Somalia iyadaa is cunaysa
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 25 күн бұрын
Nairobi somali dadkii ugu soo horreeyeey ku jirtey masai bes baa kasoo horreeyey islii gurya somaliyedo 150 sano ladeganaa baa ku yaal islii waasaas
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 25 күн бұрын
@@mamaaasiyo7315 waxba haysku dhejin dadka dhulkooda , NFD ayaanu leenahay inagu
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o 26 күн бұрын
Somali há dagaal gelin schooladada difaaco yaa kula somali ah
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 498 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 3,5 МЛН
SIDEED UGA FAA’IDAYSAN NOLOSHAADA| SHEEKH MUSDHAFE |
18:06
cilmiyeysi
Рет қаралды 6 М.
CULUMADII IYO DADKII SOMALIDA OO U DUCEEYAY ISMACIIL HANIYAH #alhamdulillah
22:57
Deg Deg Abiy Ahmed Iyo Tplf Oo Madaxa Iskula Jira Isuna Hanjabay
20:07
Gudo-galkii SNM Ee Hargeysa Oo Xogo Cusub Laga Helay 36 Sano Ka Dib
16:08