No video

Gudo-galkii SNM Ee Hargeysa Oo Xogo Cusub Laga Helay 36 Sano Ka Dib

  Рет қаралды 58,805

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

Gudo-galkii SNM Ee Hargeysa Oo Xogo Cusub Laga Helay 36 Sano Ka Dib
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 77
@abdirisaaqomar153
@abdirisaaqomar153 3 ай бұрын
SNM inta dhimatay illaahay ha u naxariisto inta noolna illaahay ha dhawro insha allah Aamiin Somaliland guul 💚🤍♥️💯
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 3 ай бұрын
Snm Down Dowlad Noqonmayaan Ku Bisharaysta
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ай бұрын
@@user-xs1yy8ff7hMALAHA COMAAD KASOO TOOSDEE 35 SANO AYAANU DAWLAD AHAYN 😂😂😂😂
@husseinomar5942
@husseinomar5942 3 ай бұрын
SNM is Somaliland and Somaliland is SNM❤ you from Kenya 🎉
@Hooda36
@Hooda36 3 ай бұрын
Mujahidintii Snm❤ intii dhimatay illaahay hauwada naxariisto jannada Allah haka warabiyo❤ ameen inta nool illaahay haxiftiyo❤ ameen guul iyo gobanimo Soomaaliland 💚 🤍 ❤️
@cawoismail2892
@cawoismail2892 3 ай бұрын
Maalin taasi maalin la ilaawi karo maaha. Diyaara dihi faqashtu dhaawaci iga soo gaadhay gacan baa naafo ka ahay hooyadayna way ku dhimatay wallkay Ahmed koosaarna wuu ku dhintay maba ilaawi karo anuu xanuunka ay faqash taasi ii geesay ax ax 😭😭😭😭
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 ай бұрын
Allah ha u naxariisto qoyskaaga la diley.
@cawoismail2892
@cawoismail2892 3 ай бұрын
@@fahiimae7336 Aamiin aamiin yaarbi mamo🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 3 ай бұрын
Ilaahay ha unaxristo mujahidinti SNM guul somaliland 🎉🎉🎉
@ibrahimismail1113
@ibrahimismail1113 3 ай бұрын
I hope the history of SNM must writen on a golden page. There ale so many yougester who were born from 19988 -19910 do not know the struggle SNM went througb. These brave men and women should not be foregoten. Our history of SNM must be written on a golden feather or golden page. The SNM men and women liberated Somaliland.a
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 3 ай бұрын
SNM Magacood ha jiro oo ha koreeyo ❤❤❤
@nimosamater3429
@nimosamater3429 3 ай бұрын
Allah caafiyo adero maxdmdm cilmi samatar iyo mushahidiin teekale ee snm kuwuudhintayna allhauna xareeto muuse beexiyo maxamad kaahina allah xitiyo amiin allow naqamo faqashda
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 3 ай бұрын
Allhu Akbbar gesiyadi uhibeyey nafahoda dadkooda iyo dalkoda Allah ha ha unaxaristo dhamaan inti ku dhimatay inta noola Allah ha xafido Amin yaa Allah jazkalaahu khayir gesiyadi naf tood hurayasha ah aan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mansh Allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 3 ай бұрын
Waan ku fanaa snm Alle hawnxristo inti dhibtahy inta nola cafimda iyo cimri dherbaan alle u waydinaya waxa tihina kuwa noshida ilayska manta anu ifsano ❤aniga ku dhalan wadankayga isago xoran cidina anaa ka bicina waxan ku koran amani iyo kal dabayna daganshiyo anu dalkayga kugu noloyhy waan idinka ku faan waxad ka dowanydena somalidi kale ee dagaltahy snm❤
@khadarbadri3457
@khadarbadri3457 3 ай бұрын
Guul iyo gobonimo SNM
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 3 ай бұрын
Dhukurkan maanta dalkii waaxaa loosomaray dumintiisa kusooqaatay mashruuca iyo ururkiisan ayaa kahadhsan baabi intii cadawga jamhuriyada somali land ilaahaybaana qabandoona ciro inaxaashi iyo xirsi somali land guul guul guul ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 3 ай бұрын
Halaga saaro saxad hanbo faqash weye
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ай бұрын
HA LA SUULIYO GUDAAFADA
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ай бұрын
CIIDAGALOOW NINKAA NACASNIMO MAXAA BADAY(WAAR BIMANKAN GARXAJISEE FAANA XAGAY KA DAGAALAMEEN)CAASIMADA SACAD MUUSE IYO ARAB AA XOREEYAYEE)CIIDAGALE IYO ISAXAAQ BAL XAGAY KA DAGAALAMEEN HA LA ISOO SHEEGO.😂😂😂😂😂
@ridwankk2187
@ridwankk2187 3 ай бұрын
SNM iyo REER SHEIKH ISXAAQ intii la iska dilay ilahay hau naxaristo aamiin manta alhamdu lillah AABAHAY intii uu noo rabay waanu helnay 7 ciyaal ah ayaanu ahen 1988 mantana waxa uu noqday AWOOWO 19 ciyaal alhamdu lillah thank you all our heart SNM & Ethiopia
@user-yy8jw1pr7b
@user-yy8jw1pr7b 3 ай бұрын
SNM. nita. dhimatay. illaahay. ha. unaxariisto. inta.noolna. illaahay. ha. barakeeyo
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 3 ай бұрын
Snm Waa Dalamiin Xasuuqay Shacabka Laaska Looga Hari Baayo Ku Bisharaysta Kuwa Xidhan Madaxa Laga Gurayaa Guryiiihiina Walagu Dhisiyaa Eeee Dumiyeen Wana La Daldalayaa Ogaaada Yaaa Snm Waaa Cadowga Islamka
@khadarshiikh6003
@khadarshiikh6003 3 ай бұрын
SL guul insha Allah ❤️💚🤍
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 3 ай бұрын
Snm Shacabkay Xasuuqayn Laaska Looga Hari Mayo Ku Bisharaysta Dhawaqiiida Xasuuqay Shacabka Xabsiyada Lagu Haayo Madaxa Laga Gurayaa Waa Mujramiin Dad Muslim ah Laayay Waxba Lama Wadaago ilaaa Shareecada islamka Laga Qaadanaayo Wax Somaliland La Dhaho Malahan Snm Waaa Dalamiin Shacabka Laaska Xasuuqay
@asjaahme4985
@asjaahme4985 3 ай бұрын
Burcaa ka horeysay hargaysa inaad barnaamijka ka dhigto ma aheyn. meeshii u horeysay ee SNM gasho Burcay aheyd
@ilyaascumar634
@ilyaascumar634 3 ай бұрын
Maya sxb hargaysa uhoraysay anagaa joognay
@asjaahme4985
@asjaahme4985 3 ай бұрын
@@ilyaascumar634 Ahmed mire ahaa maalin jimce ah aheyd taariikhdu shalay bee aheyd xagee wax uwadaa zxb shame on you
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Guul iyo gobanimo ragayagii naftooda noo huray waxa kaliftay cirro oo huubadii faqasha oo afwayne uniikin jiray inuu xisbi samaysto oo weliba kudhex kibro oo loogu dulqaato inuu kubadhaaciyo SNm in lasheegtaa waa ceeb hadalkaa kumuu dheceen haduu cid kabaqayo ama cid laxisaabtanta ogyahay 😢ilaahay haw naxariisto intii dhimatay inta noola ilaahay habarakeeyo cadawgana ilaahay hanaga qabto aaaamiin aaamiin
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 3 ай бұрын
Insha Allaah Guul, Horumar. Barwaaqo iyo Midnimo illaahaw Somaliland ku waartaa, Guul jaamhuuriyadda Barakaysan Somaliland illaahaw Jabi Cadawga Smaliland
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 2 ай бұрын
Ilahay ha u naxriisto mujaaahidiintii ssdf moorgana allaha cumrigiisa dheereyo geesi qaran
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 3 ай бұрын
THANK YOU DHAMAAN INTAA NOOL IYO DHAMAAN MUJAAHIDINTII U JIHIIDEY DALKOODA IYO DADKOODA REER SOMALILAND IYO CALANKA TOOXIIKA LEY
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 3 ай бұрын
KUWEE NAGA DHASHEE NOO DHIIDHIIYOOW WAXAAD AHAYDEEN GEESIYAAL CADOOW DHIIG MEERATA AH KUWII NAGA DHACASHEE NOO DHIIDHIYOOW DHIRANAYAAL DHAWAAQ FARAX LEH BAA DHEGTU MAQASHAYOO WAXAAD AHAYDEEN GEESIYAAL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 ай бұрын
Guuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mustafehussein288
@mustafehussein288 3 ай бұрын
Alaa yibaarik mujaahid
@user-xw9wo2vv9j
@user-xw9wo2vv9j 3 ай бұрын
زياد بري رحمة الله عليه قبائل الهويه هي من انهت حكمه ...والدليل قبائل الشمال 32 سنه يجهزون في جيش كبير في أول مواجهه مع ابناء دلبهانتي انهزموا شر هزيمه ..هذي نهاية الكذب
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 ай бұрын
Snm guuuuuuuul
@RithwanXusein-tx4omyoutube
@RithwanXusein-tx4omyoutube Ай бұрын
Guuul guul slm somaalilnad
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 3 ай бұрын
Kuma helin sabaalee Nafbaan siistay calankayga❤ guul somaliland insha allah 💚 🤍 ❤ guul somaliland 💚 🤍 ❤ guul insha allah 💚 🤍 ❤
@alidhirif
@alidhirif 3 ай бұрын
Ilaahooow siyaadoow ku daa ❤❤ alha hakuu naxariisto somaliland hada in la laayo paapa fiican wlhi
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np 3 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الحمد لله رب العالمين هادا نسر من الله الله اكبر الله اكبر الله اكبر Ilaahayow u naxariiso intii ku dhimatay dagaaladii xaq u dirirka ahaa. Intii ku dhaawacantayna miisaanka xasanaadka ugu dar. Kulligood dadkayagii ku naf waayayna jannadaada gee. Dhammaan SNM oo dhan iyo shicibkeefiiba jannadaada gee yaa rabbi
@hibonour9657
@hibonour9657 3 ай бұрын
Marna Mohammed cilmi galaan marna Ibrahim cabdillaahi Hussein dhagawayne bal dhinac uun isku raaca reer hargeysa
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 ай бұрын
Waa geeeeesiyashii isaaq
@abirashiidaadan3496
@abirashiidaadan3496 3 ай бұрын
Snm inta dhimatay ilaahay ha u naxariisto inta noola ilaahay ha u booga dhayo aamiin aamiin
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 3 ай бұрын
Snm Xasuuqay Ka Gaystan Laaska Looga Hari Baayo Kuwa Shacabka Xasuuqay Xidhan Madaxa Laga Gurayaa Ilaa Shareecada islamka Ka Qaadanayan Waxba Ma Wadaaagno
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 3 ай бұрын
Waxaan sharaf ku yeeshay SNM❤💪🙏🌹 ilaahoow S💚N🤍M❤ karaamee🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲👊🫶❤❤❤❤❤❤❤
@mubaarikabdi4506
@mubaarikabdi4506 3 ай бұрын
snm
@salebanfaarax1238
@salebanfaarax1238 3 ай бұрын
@mubaarikabdi4506
@mubaarikabdi4506 3 ай бұрын
@dacar2345
@dacar2345 3 ай бұрын
Masayrkii reer burco ayaa bilaabmay
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 3 ай бұрын
Burco iyo hargeysi ma isku midbrain tuulo iyo caasimadii ciidanka xoogiisu joogay bsy ksla ahaayeene
@yuusufmaxamed7742
@yuusufmaxamed7742 3 ай бұрын
WAXAN. LEENAHAY. HAMBALYO SANAD. GUURADII SNM 36. SANO. FROM 31 MAY 1988 WAZAN KALOO. LEENAHAY. SSC. HAMBALYO 25/8/2023. KA. ADKAATEY. DAMBIIOE. MUUSE. 8XII
@cabdiwaasacmaxamed4392
@cabdiwaasacmaxamed4392 2 ай бұрын
Habeenka Roob ma Jirin
@MuuseGacan
@MuuseGacan 2 ай бұрын
Alaylehe halyay waad kahawalgashe maantana kahadal hawlahgayog
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 2 ай бұрын
Ya wayey cidanka ya taliye ka ahaa noosheeg ninkani taliye guutto ayuu ahaaye nefyaw. Sac sac muse
@NOREDIN666
@NOREDIN666 3 ай бұрын
Ma HARGEYSA uun ba ka sheekaysan Sanad kasta... **BURCO waxa lagu Qabtay 3 SADEX Saacadood. 27 MAY 1988. halka HARGEYSA weligeed ba la qabsan ka Hor 1991.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ай бұрын
ADEER MALAHA MASEERBAA HARGEYSAA KU HAYEE TALISKII FAQASHTA CIIDAMADEEDII UUGU XOOGA WEYNAA WUXUU TALISKOODU AHAA HARGEISA
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@jesshalan6325
@jesshalan6325 3 ай бұрын
Wersheda kabista ciidankuu watay xuseen dheere ayaa qabsaday
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 3 ай бұрын
Snm Down Beeenland Down Qurmisland Tuuuladiiiina Ha Idin Deeeqo Waalida Hadad Joojin Waydaan Dulmiga Dayn Waydaan Waxad Ka Heshaan Baad Leedihiin
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ай бұрын
ADEER AGOONTII FAQASHTAAY ISGA BAROORO
@farhandhako9005
@farhandhako9005 3 ай бұрын
Sancaani Sayid Cumar iyo Sayid Xamde mujahidku Wuxu Watay Sayid Cumar Labadakale Waxa Watay Aadan Cade iyo A/dhagax
@mubaarikabdi4506
@mubaarikabdi4506 3 ай бұрын
hayehaye
@user-zp7pq1do5h
@user-zp7pq1do5h 3 ай бұрын
Anagoo dhalinyaro ah baanu habeenkii cawaynjiray oo aanu isusoo wareegi jirnay markaasaa wofba hees qqadi jray inan sacad yoonis ah baa noo heesi jirtay waxay odhan jirtay kuwa guurihiyo galab carawgi dilay kuwaan gaajada iyo daranyadu dhibayn waa walaalihii wadankaw halgamay birtu Kuma kartoo biyaan kaagashubay bisinka iyo quraankaan boga kuugu qoray biladii rasuulkaan baasha kaaga xidhay ala waayo badan joog wedku igama kaadilo wadankayga hooyay naftu weheshanaysaa waa waqooyi kaan warankaw sitaa waa waqooyi kaynaftu weheshataa ala gobanimooy godob hayga gelin geyigaygiiyoow. Gumaydtaha ka durug
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 Ай бұрын
Mawelada idoor af qushuushle
@cabdiwaasacmaxamed4392
@cabdiwaasacmaxamed4392 2 ай бұрын
Birjeex waad garab marteen , Miiska sarakisha sooxa ayad marteen idinkoo yacaya
@user-wr6tc3cw5l
@user-wr6tc3cw5l 3 ай бұрын
Waxba mayidan dagalamin ee ciidanki cadadlay qabsaday ayaa hargayiisana qabasaday
@JoyfulParfait-pb6yo
@JoyfulParfait-pb6yo 9 сағат бұрын
No feeg
@MaxamedIbraahin-og7ie
@MaxamedIbraahin-og7ie Ай бұрын
Xaar xaar dhalay walee waxdhaama mahaysatid maxamed waxdhaama jaahil ilaahayhay umadahakaaqabto
@maxamedcumar1101
@maxamedcumar1101 2 ай бұрын
SNM waa dagaalameen lkn saraakiishii iyo raggii ugu cuslaa dagaal hadday noqoto waa ku baaba'een runtii tusaale waxaa noogu filan 20 nin oo ka mid ah ragga ugu magaca weyn, Alle haw naxariisto. 1. Ibraahim Ha liqin 2. Maxamed Cali 3. Maxamed Muse Haragwafi 4. Xuseen Dheere 5. Cabdulqaadir Kosar 6. Xasan Saleebaan Weyne 7. Xaamud 8. Maxamuud Haybe 9. Axmed Dhagax 10. Aadan Shiine 11. Maxamed x,Lixle 12. Axmed M. Haaruun 13. Cabdi Muxumed Feyr 14. Yuusuf Garbiye Xaliimo Dhegala'a 15. Mahdi Cali Faarax 16. Madaxdiin 17.Axmed J, Sabban (Janan oogo) 18. Raage Bidaar 19. Muuse Bidaar 20.Ibraahim Koodbuur
@NOREDIN666
@NOREDIN666 3 ай бұрын
DHUUSO weynayaal FULAY ba ahaydeen XAAR weyn. Ma u qabsataan sida BURCO loo Qabtay saacado gudahed .
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 3 ай бұрын
Tuulada iyo hargaysi ma isku midbaa
@AbdirashidMuxumed-te6tl
@AbdirashidMuxumed-te6tl 3 ай бұрын
Burco anaa xoreeney laba jeer mar aanu faqash ka xoreyney iyo mar aanu idinka idin ka xoreyney
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ай бұрын
@@AbdirashidMuxumed-te6tlWAAD HESHAY
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ай бұрын
YUSRA HARTIYEEY WALIGAABA CONDOM DAAROODBAD AHAYD
@MaxamedCabdi-bv3tj
@MaxamedCabdi-bv3tj 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
reer burco oo si kulul uga hadlay maxamed abiib khudbadiisii
11:31
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 123 М.