Xoolaha dadwaynaha ee la xado dab iyo walac ayaa laga qaada. Qoyskaagana raad xumo ayey ayey kuu keentaa
@MohamedBarrrow-mh5gg2 ай бұрын
Shariifka isagaa bahdilan, waayoo Waxaan ognahay in shariifka uu doorashadii uu galay uu helay inta aan ogahay, markaas ayuu leeyahay ama aad leedihiin xasan ayuu bahdilay? Waar isku xishooda, teeda kale waxaa tiri, farmaajo taariikhda madow ee dalka u taalla ma taqaanude soo baro. Doqon baa tahaye.
@deqawarsame-ml7fm2 ай бұрын
Waxba ha isaso dhisin dameer iyo labadisa dhagod a tihin no more abgal danbe in dalkan lagu amino
@moolcaliyow2 ай бұрын
SHEEKH SHARIF: Garoowe 1, Garoowe 2, iyo Gaalkacyo Accord ayaa lagu xasuustaa! Intii SHEEKH-Shariif la dooran lahaa waxaa la QAATAY in NIN REER Puntland ah la iska DOORTO!! Kkk… kkk… kkk. Aah, LOL!!
@Saydika1012 ай бұрын
SHEEKH SHARRIIF WALIGIIS MA SOO NOQONAYO ( FADEEXADII BADA)