Uma gefin ee wuxuu sheegey wuxuu yahey xasan shiikh
@sammie116317 күн бұрын
Waa runtaa❤❤❤❤🎉🎉🎉
@FartunYusuf-ll8tg18 күн бұрын
Sharma boy💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪♥️♥️💪❤️❤️❤️💪
@Koozy_TV18 күн бұрын
sharma boy keep going runta lama jecla ee halkaas kaga hay l❤❤❤❤❤
@sammie116317 күн бұрын
Sharma soo karbaash deni
@marianuurmohamed502419 күн бұрын
Hassan sheekh mesha uu joogo isaga aya is dhigey mana aha mid siyaasi ah ee somaliyey Qabiilka iska daaya
@jamiilajano18 күн бұрын
Runta ayuu taabtay legend sharma k sharma ❤❤❤❤
@Mohomed-f7s18 күн бұрын
Sharmo boy big legend big time heestu xaqiiq jirtay ka hadalaysa hasan qabkii somaliyeed iyo qarankii somaliyeedba anigu uma arko fananku inuu qalad sameey waligedba fanantu xukumad waxa ka sheegi jiren keep going sharmo ❤️❤️❤️🙏🙏👊🏿👊🏿✅✅💯💯✅✅✅✅
2. Codka Kalsooni La'aanta Nidaamyada baarlamaanka, sharci-dajiyayaashu waxay u gudbin karaan codka kalsoonida, taas oo ku qasbi karta madaxweynaha ama ra'iisul wasaaraha inay is casilaan.
@AndrewErish17 күн бұрын
Habkani wuxuu caadi ahaan u baahan yahay caddaynta dembiga waxaana laga yaabaa inay ku lug yeelato baadhitaanno, dhegaysiyo, iyo codayn Aqalka sare iyo gudiyada DG!
@idilahmed909218 күн бұрын
Sharmaboy is egal , galeer ka cirkuu wax kasoofiriyaa ❤❤❤❤❤ Sharmaboy. = 2PC🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏
@ahmedmose546618 күн бұрын
Sharmo boy ma runtaa lagunacayaa.sharmo horay usoco adeer
@Raxmo-d4p18 күн бұрын
Sharaf boy keep going runta shegey madaxda tugtaha karbash wan kuwada na Viva sharma boy .family hassan gurgurtey qabil hakutagerina hodeyga bada hibshey ee kufanaya daqalaha dalka hukasameye ee fanaya hanosheygina hassan gurgurtey walagufahmey Ethiopian husujudow madaxweney qasarey kii uhoreye sharma boy ur a brave man
@AnissaOmar-hh2si18 күн бұрын
Mashallah sharma boy❤❤❤❤❤
@nimcoali323718 күн бұрын
Sharma waa legend keep going
@HausOfCleopatra18 күн бұрын
Waa sax hadalkii sharma boy saa saa loo baahan yahay
@khadrahilowle487719 күн бұрын
Xashiish boy iyo adiguba washamsi wa diyar madxweyne na naceybkisa idinka muqata e washamsi wan idin diyarineyna insha allah
@nasriina1234518 күн бұрын
Wax jira ayuu sheegey
@MuhiimAhmed-v8c18 күн бұрын
Madax weynaha dadka miyaa ka xigtaa
@Saido-j4o18 күн бұрын
@@nasriina12345 shamso Boy Ewelba wacal Ayuu Ahaay iyo Alcoholic drag, cricket homeless Maaba Dad Camal Hadlaayo Farmajo Dhiiqo iyo Dani Sinsibar iyo Ahmed Alshabab. Sadaxdaan Darood kaan Reer Bahane weey Ciilan yahiin Ha Cunina. King 👑 Dalxoreye Guuleeyso weligaa Hogaami Siyaasada wadanka Nin ku Gaaro Somalia 🇸🇴 ugama Jeedno ee Badbaadi Dadka iyo Dalka Darood waa Dad La Gumeysto Lana soo Gumeysan Jirey Amxaro 🇪🇹iyo Kenya 🇰🇪Ayaa Gumeystan Marka wadanka Hawiye Ayaa Leh ee ilaali king 👑 President Hassan Qadar Sheikh Guuleeyso 💯🇸🇴👑⭐️✅💕🥰
@ifrahabdi341319 күн бұрын
🔥 Sharma boy is 🐐 🇸🇴👀💪🏽
@foozia42618 күн бұрын
Sharma boy ma runtaa lagu ahysta waar ya ilahay yaqaan
@FaeduusMaxamuud18 күн бұрын
Good 👍 👍 👍 👍 👍 😊😊 1:01
@shukrijama539918 күн бұрын
Sharma boy❤❤🎉❤💪🇸🇴❤💪💪💪
@foosmahamud478518 күн бұрын
Nin puntiland u dhashay muqdisho muxuu ku falaa iyo hargeeysa laandheere G5❤❤❤
Aniga waxan dhihilaha dowlada talabo ha kaqado sharmabo boy waa aflagado aflagado dhaftay
@aminahussein118 күн бұрын
Mooryaan weeye waxa Xassan difaacaya. Xassan Caqli na ma leh waa kii ka dhex faanayey Mawlac.
@masaai-cw4lz18 күн бұрын
MAXAA HADA XASSAN XOOLO LAGA HADLAA..KKKKK...XASSAN BULDAANANAA
@AndrewErish17 күн бұрын
3. Tallaabo Garsoor Dhaqdhaqaaqyada musuqmaasuqa ee uu sameeyo madaxweynaha waxaa looga doodi karaa maxkamadda, inta badan iyadoo dacwad laga xareeyo maxkamadda sare / Aqalka sare er dowlad goboleedyada ama hay'ad kale oo garsoor oo heer sare ah iyo Dowlad Goboleedyad Gudi.
@luulsuuley188419 күн бұрын
Dhaliil ma ahee waa aflaagado toos ah ee adieu sidee u fahantaa
@mrjamac18 күн бұрын
HASSAN WAA TUUG BAHAN NINKII QABIIL KU DIFACAYO GACANTA HAKA QABTO OO ODAYGA HA DHAHAAN UMMADA BILIQADA KA DHAAF OO GURYAHA HAKA DUMININ
@musajunior366717 күн бұрын
Sharma ka Sharma ❤❤❤❤
@sudiissa570118 күн бұрын
Hassan waa nin munafaqa qabuurihii qotaye masakiinti baara kiciye sharma boy runtuu sheegaye Qabyaalada ku hayestiin dadku Hassan baabiye waa hawiye qabyaalda idin dishaye
Madax weyne ha dhihin Waa tuug dilaal ah yuusan ku gadan cidna ma metelo xasan dhiiqo
@HassanOsmanomar-i5z18 күн бұрын
Kenya ayeey eheed
@AndrewErish17 күн бұрын
@/. Xil ka qaadis: 1- Wadajir saamileyda siyaasada dalka gudiyada dastuurka hay'adda sharci-dejinta heer federal iyo aqalka sare in ay bilaabaan dacwad xil ka qaadis ah oo ka dhan ah madaxweyne dhaqan-xumo ama musuqmaasuq.
@deeqotahliil94018 күн бұрын
😂😂😂😂Runta waa xanuun XASAN sheikh ma madaxweyne moryaan baa mise waa madaxweyne dalka dhan ka dhaxeeyo????
Warya ma aha dhalin ee waxay ahaydin uu ku aragtay qabil hawiye mayaqan qabil lakin idinka baray
@CaliMohamoud18 күн бұрын
Fanaan kulahaa shuubo waaye shamso
@SarahWarsama-o8u18 күн бұрын
BADII LAGA DIIDEY MUSE IN UU BOXOYO XASAN TUUG LAGA YEELI MAAYO😂😂😂
@HamiGul-s2q18 күн бұрын
Marka xasan xasan shekh mahan.madaxweyne ncalada idinku tal
@CaliMohamoud18 күн бұрын
Hees maaha waa buraanbur
@maandeeqessa101218 күн бұрын
Aflagaado ma aha run sheeg ma bello sheeg iyo caayba.? 😂😂😂😂😂
@fartunabukar962018 күн бұрын
Laaki xasan kuma siman muxuu ceyndiid ucaayay
@Layla-nw8nr18 күн бұрын
Sharma sax
@laslaaaymen-do1vi18 күн бұрын
Sharma ka sharma is not easy 😅😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉🎉
@marianhassan951518 күн бұрын
Hawiye marhore iyo mardamaba xassan Ali mahadi bu lashaqay jirey wa xuuna ah ninka nabadi dadbadna diley am abayuusey lakiin nabbsigii baa ka so bax hadu naarta cagahalagalay marki u soo faro gashaday ciyaalad heesahay
@Kihkjc16 күн бұрын
Asigaba qabil Aya ugeyay difac qabil ayuu usameyay baxdheh ya kala jecel alkalustaha