Guri Baewaaqo ilahay ha barakeeyo aduun iyo akhiro ninka raga waa qofka xaq yaqanka ah walahi Sharma isku cid ma nahin Darodna ma ahi lakiin qabilna ma cayin, Madax wayne uunbuu wax ka shegay waana madax wayne qabil kaliya uma aha waa dad dhan oo wilyar wada caynaya subxanalah
Meeshaan hees ma taalo kulaha 😂 guri barwaaqo run badanaa👍✅
@abdirizaakmohamed785518 күн бұрын
Daaroodkii mee iyo reer Puntland Maxaad ka eeganaysaan Muuqaalka inoo geeya Tiktok Waar Editors kii😂 meeye 😂😂😂Guri barwaaqo legend 😂😂
@alcamaarifardo733418 күн бұрын
qabiil naga daa😅
@mahdimohamed705618 күн бұрын
Daaroodka qabyaalad badanaa 😂😅
@seedcumar538418 күн бұрын
@@mahdimohamed7056ma qabyaalad badnin mana caabudo sanamkaa ee adigu ma caabudaa ka reerkiina illaahay qabyaalad ayaan ka magan galay iyo maangaabyada adeegsada Daarood,Hawiye,Dir,Isaaq Irirsamaale,Raxanwayn,waa sanamyo waxa jirana ma aha bal abtirso oo qabiilka aad sheeganayso gaadhsii 😂😂😂😂😂
Maasha Allaahu Allaha noo kaa xafido Guri Barwaaqo Legend Weligay ayaan ku daawan Jirnay , Runtaad ka Hadashay Dadkaan Qaranimadii Iyo Diintaba Qabiil bay ka door bideen Dal Xaraashe may dhahaan Big Legends G,Barwaaqo iyo Sharma Boy
Ciyaal xamar hadan nahay wa kugu raacsanahay guri barwaawo😂
@LiibanXaashi-o3p18 күн бұрын
Ciyal xamar ha sheegan yariisey
@RoodaAhmed-h6e18 күн бұрын
Reer burco munafaqada ma yaqanan gartooda watii Ina sanweyne runta ugu imow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbshirHareed18 күн бұрын
Guri barwaaro runta ayaan kuugu taageeraa lagend
@Maxamedsaalaxjanogale18 күн бұрын
Guraw waxaan kugu taageeray waa runta ku dhimo runta dar alle ayaan kuu jecelahay
@kinggaza329618 күн бұрын
been nacalaa kutaal😂😂
@sumayajibreel381318 күн бұрын
Masha Allah Guribarwaqo horta magacaaga Allah ha ku qado xaqa wa laga hadla kulu mur ka khaarar yahay ,inan ka yari Madax wayne hisa ayuunbuu dhaliilay , runtana waxa aan midiyaha ka aragnay iyo waxa Xassan uu ku hadlay wax akhiradiisa iyo adunkisa u fiican mahan umad buu u dhaartay intii karankiisa inuu cawiyo bay ahayd ileen baahidoda ilaahay baa kafayn kara
@Fadxifaysal-z1d18 күн бұрын
Guri barwaaqo😂😂😂
@DekowHusseinAden-ld4ft18 күн бұрын
Guri barwaaqo waanku wataaa. Keep going
@doubleog216618 күн бұрын
Alla guri barwaaqo run badanaa
@Hasan__Kaafi1118 күн бұрын
Guri barwaaq waa ku wata Soo badi muuqaallada
@AkaderAbdishid-cl7kn18 күн бұрын
Waa run raba jecle xasan waa tuug barakice bada gate waa tuug😅
@CabdiraxmanMaxamud-s1o18 күн бұрын
Adaaba yaryarki mic uqaatay 🎤 🎙 😂😂
@kinggaza329618 күн бұрын
run tu waa run been nacalaa kutaal😂😂
@yaaskaboy631618 күн бұрын
Ayagoo dhan sharma boy aa role model u ah mana u qirayan somali madax adeeg
@Bashkapoy-y3q18 күн бұрын
Guri barwaqo Waa legend an runta Ka gaban
@Smiling3DModel-td4mb18 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 guri barwaqo ku arag wa laysku habaraa😅😅
@mahadali105218 күн бұрын
Mansha alah guri barwaqo wax aan tahey shaqsi ku fiican falaqeenta❤❤❤❤❤
@AbdiazizMIsmail17 күн бұрын
War Soomaaliyeey gurri runta ugu imaada🫡🫡🫡
@AbdirahmanAbdi-k5i5 күн бұрын
Farmajo wa guleeeeeee son noro markaleHassan cheiche wa mouton wa warabe badiye😭😭😭😭😱😭😱farmajo guleeeee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LostMan-i4p18 күн бұрын
guri barwaaqe lgend 🎉
@Peleedit.1218 күн бұрын
Guri barwaaqo waa funny wlhi iyo Runlaw😂
@drmaahirking635618 күн бұрын
Guri barwaqo 😂😂 qosolkii cadiga ahaa
@FatimaOsman-x1k17 күн бұрын
Reer burca wa runtii oo lugaynaysaa from bosaso wan ku wadana legend now😂❤
@AbuuYusev18 күн бұрын
Guri barwaaqo waa legend Runta ugu imaaw hadalka lama gambado waan sababta aan kuwato markasto 🫡🫡
@YaxyeCabdulaahi18 күн бұрын
Legend guulayso zxp
@HanboAdanCali18 күн бұрын
Guri barwaaqo runta ugu imow 😂😂😂😂😂
@ayanazkar605916 күн бұрын
Legend guri barwaaqo😂😂😂
@Niceone_love18 күн бұрын
Guriyow sharma waxaan aheyn reaction haka bixin Alla nadilayee😂😂😂😂😂
@SuhaybXasanmahad18 күн бұрын
Alla Runbadnidaa. 🎉🎉
@ubahali430717 күн бұрын
Kkkkk you are so funny , wallaahi waad iga qoslisay gurubarwaaqo .
@apdiqaniqayo18 күн бұрын
Runtu xanuun badanaa😂
@XamdiMuhumed2413 күн бұрын
Nikh nikh nikh kulha 😂😂
@KowboY10118 күн бұрын
GURI BARWAQO RUNTAN KU GU JECLAHY WLHI RUNTA KMA GABTID NIN DHALIN YRA AHY XAMAR KU NOOL WLHI KHSARO MHNE FAAIDO KUMA QBNO XSAN SHIIKH
Sharma boy 🐐rapper NO1 WAA KU WADANA REACTION 👍✅️🫶
@AbuuHinda18 күн бұрын
Fillda mid hawiye ka baxaayo mid hawiye imaa nayo wax kadhaha idoor iyo harti dalxoreeye guuulll ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💕💕💕💕
@CmajiidMohammed13 күн бұрын
Dee waa yeelko maxa naga galaya anaga qabiil wixii khaldan waa laga hadlaya laga amusi mayo qabilna cidi ma cayine nin qudha la dhaliilaya abti waxa qabilka ku gadhsiyey adaa yaqaane😂