DEG DEG Shirka Amniga Qaranka Itobiya oo lagu weeraray Masar, & Abiye oo ka argagaxay heshiiska.

  Рет қаралды 21,083

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 ай бұрын
itoobiya iyo somali diid allah burburiyo aamiin guul soomaaliyaa aamiin
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 2 ай бұрын
FAQASH IYO DULMI-DOON ALLAH HA BURBURIYO AAMIIN
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 ай бұрын
Waa iska nacnac bad Somali waligiiba iidoor cadow Somali waa soo raaci jiray wuuma ku jabi in sha allaah
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df 2 ай бұрын
Waar iska illow Somaliland oo dalkaagan baaba'san ka shaqee, Masar waxba kuuma qaban karto e.
@omerjibril7318
@omerjibril7318 2 ай бұрын
My opinion about Somalia 🇸🇴 Anyone five states Somalialy peoples must one hand or stronger unity 🤝 Somalia 🇸🇴 Standing with government Somalia 🇸🇴
@HusseinMaxamud
@HusseinMaxamud 2 ай бұрын
Xasan garguurte wadanka somaaliya halagaqbto waa udhaamaatay wow burburshay
@abdirahmansaidahmed
@abdirahmansaidahmed 2 ай бұрын
qof ka fiican ma lahan mudanahena xasan shikh. wayo itopia. waxa e rabta dholkaga adigana dadkaga aya ku dhegan tahay in aa doqon tahay walhi. qabiil aaku dilaayo
@CabdiqaadirGaab
@CabdiqaadirGaab 2 ай бұрын
Itoobiya.dhulkeena.ayay.heysataa Oo.somali.galbeed.ha.xureeyso Markaas.ka.dib.ayaan.wadahadleynaa
@CRAXMAANMahdi-c3n
@CRAXMAANMahdi-c3n 2 ай бұрын
Suldaanku waa tvga ugu beenta badan somalida
@abdullagull2943
@abdullagull2943 2 ай бұрын
Dhibaato hor leh oo somaliya ku HABSATAY. masar iyo itobiya hadii ay nagu dhex dagaalamaan waa inta hartay hala XASUUQO.
@JamacIidle
@JamacIidle 2 ай бұрын
Haa waayo maxaa looga qayb galahad Shiraka debedda annaga iyo ethopiya&soomaaliya sababtoo ah dhulke e nni I Bay nagu haysataaye!!
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 ай бұрын
Haddii ay ethiopia diido inay ka noqota heshiiskii muuse waa in soomaaliya aqoonsataa tigree iyo amhaara iyo somali galbeed xasan waxaa uu qaatay go,sano jilicsan iyo nugeel Waa wax lala yaabo kibirka ethiopia waa in uusan ku qaldamin hoosaasinta turkiga xasan ma saxiixi karo bad soomaaliyeed oo ethiopia iska lahaato.
@CabdiSalaan-o2s
@CabdiSalaan-o2s 2 ай бұрын
Waasharci inlBixiyo cashuurtii
@CabdiqaadirGaab
@CabdiqaadirGaab 2 ай бұрын
Itoobiya.dhulkena.
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 2 ай бұрын
xabashidu kuma dhiiran karto in ay soomaaliya soo weeraraane waxaa soo jiidaya oo wada dad soomaali ah oo uu kamidyahay farmaayo iyo dani iyo m biixi iwm fiiro gaara haloo yeesho daba dhilifyada aan kor kusoo sheegay soomaaliyeey
@fatahabdi3918
@fatahabdi3918 2 ай бұрын
𝑨𝒔𝒄 𝒍𝒕𝒐𝒐𝒃𝒊𝒚𝒂 𝒅𝒉𝒖𝒍𝒌𝒆𝒆𝒏𝒂 𝒐𝒐 𝒔𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒚𝒂 𝒎𝒂𝒓𝒌𝒂𝒂𝒔 𝒌𝒂 𝒅𝒊𝒃 𝒂𝒚𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒅𝒂𝒅𝒂𝒉𝒂 𝒅𝒍𝒆𝒚𝒏𝒂𝒂𝒂
@sabrinaa8488
@sabrinaa8488 2 ай бұрын
Somalia maha inay shin uu keento shacabka maasaakiiinta masar haddii ay dagaal haku duulsho Eithiopean laakiin nabadu waa qaali .
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 2 ай бұрын
Ethiopia marin biyoodcirka ha u raadsayo, halsoo Afjaro wada hadallada Ethiopia ,Dowladda xasan sheekh iyo cidda wadahadalka bilosdayba waa khhyimiin ay waajib tahay in caddaaladda la hor geeyo, Xasan Sheekh waa khaainjl waddan.
@maxamuudisxaaq709
@maxamuudisxaaq709 2 ай бұрын
Itoobiya dadka dhulkeena kula gorgortamaa waa kuwa aan siyaasada waxba ka,aqoonin
@Yuusufdahirmaxamed
@Yuusufdahirmaxamed 2 ай бұрын
In markii hore lala hadlo ma,aheyn hadana iskaba.daa
@Bah123-wu4to
@Bah123-wu4to 2 ай бұрын
Cadowgan Ethiopia waa in loo midoobaa oo meel la iska saaraa
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 2 ай бұрын
Itoobiya waa laga galdaran yahay eeyaha baqtiga u doonanaayo Abii axmed maa talaabo laga qaado,eeyahaas itoobiya dan mooday rag wadaniyaan ah oo wax kaqaban karo ayaa jiree maa lala tashto,oo dariiqii sama diidow maa la mariyo
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 2 ай бұрын
Goaanno jilicsan waayo baddeedii bay gorgortan ka gashay
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 2 ай бұрын
Ethiopia waa cadow sidee cadow duullaan kugu ah loola furaa wada hadal, joojiya wada hadalka Cadowga Tuugo yahay is biirsatay.
@assadabdi7737
@assadabdi7737 2 ай бұрын
Aad ayaan u qiireysanahay xasan caqliga alle oo siiyay iyo xoolahan oo madax weyne u yahay manta iga qora dalkena anaga gacantena u dhiibnay hadan dowladena garab istaagi weyno xoola ayaad tihiin oo aan fahmi karin mesha oo xaalka maraayi shalay siyaad bare ayaad riden oo halyey giina aha mantana xasan ayaad aasi rabta ma is weydiisen marwalbo oo xasan yimado waxa eey qalalaasaha u dhacaan taas wxey idin cadeyneysa xasan ino wadani yahay mida kle lacagaha canshurta la kordhigay wx kle lgama rabo hub ayoo raba dad dag inoo dalkan ugu so iibiyo lkn waa arin dowlad cadawga ayaa laga qarina hdey o gadan cadowda dowlada siisocon meyso marka canshuurta aan bixino aniga anigo dalka joogin ayaan diyaar u ahay inaan canshuur bixiyo
@QaliSharif-pf7jm
@QaliSharif-pf7jm 2 ай бұрын
May edeb yeeshan
@Jvc-k9x
@Jvc-k9x 2 ай бұрын
ASC VIVA 7UP dawlladayda Dhullkii marrkan Hamin waynay Ayay ethopa xallalysatay Ayay tiri haddanna badda ku qabso sii lo sii illawo dhulka soomaliya ka maqan Dawlada qoslayaaaaaaaaa Waaaaaaaaa guffar ku faccc
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 ай бұрын
wey joogaanitoobiyaan xuduudaha soomaaliya gudahana wey ku jiraan bad ayaa lasku heystaa weyna naheysataa itoobiya masar ma weydiiseen dowlada soomaaliya masar yey naga difaaceysaa
ATARISHO OO ZAD DAHABA KA DIIDAY NURADIN IYO NAFISO TALO FARO WAAKA BAXDAY
11:26
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 5 М.
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 15 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 85 МЛН
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:59:15