DEG DEG: SIR LAGA HELAY EMARATKA | YUHUUDA | XOGTA DAAHSOON

  Рет қаралды 75,710

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

4 ай бұрын

#subscribe
DEG DEG: SIR LAGA HELAY EMARATKA | YUHUUDA | XOGTA DAAHSOON
• DEG DEG: SIR LAGA HELA...
MASJIDUL AL-AQSA ''ISLAAMKA WAX MUHIIM AH UMA LAHA | DIINTA ISLAMKA WAA IN DIB U EEGIS LAGU SAMEEYO IYO SIXITAAN''
SOURCE www.jpost.com/middle-east/art...
British foreign minister voices 'deep concern' over Rafah operation; EU foreign policy chief warns it 'would lead to grave tensions with Egypt'
Here's what you need to know on day 128 of the Israel-Hamas war:
■ Britain's foreign minister David Cameron said that he is "Deeply concerned about the prospect of a military offensive in Rafah - over half of Gaza's population are sheltering in the area."
■ The EU's foreign policy chief Josep Borrell Fontelles warned that an Israeli military offensive on Rafah "would lead to an unspeakable humanitarian catastrophe and grave tensions with Egypt."
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 633
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 4 ай бұрын
SIRTA ISRAEL | QORSHAHA FOG EE MAKA | MADIINA 'LAGULA WAREEGAYO'. kzbin.info/www/bejne/bpqupmOll6-soac MA KHIYAANO KADHAN HAMAS BAA MISE WAA XAL? ALAMTARA LA ISLA SOO DHAAF.
@yuusufcabdicasiis8522
@yuusufcabdicasiis8522 4 ай бұрын
Subxaana allah, qudus. Iyo baytul aqsa mihiimad weyn ayuu inoo lee yahay .goor imaradku noqday mid na afka islaamka ku hadlo
@blabla6915
@blabla6915 4 ай бұрын
Subxaanallaah Illaahey ha cadaabo munaafiqiin weeye Maskidka Islaamkaa leh waa musiibo Carabtan.
@blabla6915
@blabla6915 4 ай бұрын
@@yuusufcabdicasiis8522Subxaanalaah waa Qiyaamihii anagana Imaradka Alle hanaga qabto. Aamiin
@user-sk7yn3it6u
@user-sk7yn3it6u 4 ай бұрын
Waa la ogyahay masjidal gudus waa taariikhd anbiyda alle intooda badan weliba kuwii allah kasoo bixiyey beni,israa,iil musa cs ciisa cs sakariya cs yaxya cs yacquub c s iyo aabahiis isxaaq um ciisa RC
@saidosman9860
@saidosman9860 4 ай бұрын
Asc wll Abdihafid Emirates waa guriga sharka waxkastaana wey ka suurtoobaan lkn Allaha Raxmaanka ah ayaay tiisa noqoneysaa Adiguna waad ku mahadsantahay xogta aad nala wadaagtay.
@user-gx6lz5ru6o
@user-gx6lz5ru6o 4 ай бұрын
From kenya gaar ahaan qoxootiga kaakuma muhiim ayuu nooyahay islaamka masdul aqsaa waa qiblada ugu horeeysay waa meesha rasuulkeena salalaahu caleehi.wasalaam lagu dheelmiyaay insha allaah.ilaahay.ayaa noo sheegay inuu gacanta.islaamka.kusoo celinaayo waa sugaynaa❤❤
@sheikhabdisalanabdullal3313
@sheikhabdisalanabdullal3313 4 ай бұрын
Mombassa
@muqtaarcali9459
@muqtaarcali9459 4 ай бұрын
Al aqsaa aniga nafteya iyo malkeyga wan ku difacaa insha allah masha allah masha allah masha allah ❤❤❤❤❤
@suweyssheikhdon3057
@suweyssheikhdon3057 4 ай бұрын
yaa rabi illaahow u hiili reer phalastein iyo masjidul aqsaa yuhuuda iyo inta garab taagana jabi Aamiin
@maryammohamed1788
@maryammohamed1788 4 ай бұрын
Cadoga diinteena Alaah Nagaqabto Waxaan Joogaa Bramhem
@Abdihalayay-yc6fq
@Abdihalayay-yc6fq 4 ай бұрын
Naftayida iyo nafaha dadka aan jacelahay o dhan masjidka al aqsa aya ka qaalisan wallahi billahi ❤😭🇦🇪
@safielmi4115
@safielmi4115 4 ай бұрын
Yuhuud iyo inta taageersan ala ha rogo ale hakurido dhulgariir ay ku dhamaadaan amiin amiin yaarabi
@swq6247
@swq6247 4 ай бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
@M.bubu9
@M.bubu9 4 ай бұрын
Allah ayaa iga sareeya awood aan ku tago malihi al aqsa waayo waxan jeclahay inàn ku dhinto dagaaka yahuuda aniga la jiro xamaas in aan ku dhulka barakeysan anigoo ah wìil somali ah allah waxan ka baryaa in uu ii rumeeyo si aan u shahiido somalia mayaalo shahiid shahiidka saxda waa midkaas xamaax heysato walalayaal rajada aduunka aan ka leehay waa midkaan iso duceeya in allah Ii rumeeyo waxan ahay wiil 22 jir allah idin barakeeyo dhamantiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-fu3uy3ep4c
@user-fu3uy3ep4c 4 ай бұрын
Waanoo Muhiim.masjidu.aqsaa.imaraadkuna.waa.islaamka.lugaydiisa.ilaahay.hanagaqabto.yaarabi❤
@burhanhassan524
@burhanhassan524 4 ай бұрын
subxana ALLAH AL aqsa waa muhiim wana qibladii hore ELAHAY bankabaryaya inuu xoreyo imaradka iyo yuhuda iyo maraykanka wada socda iyo wixii cadow ku ah islamka ELAHAY hajabiyo ASC ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 4 ай бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@luulmohamud
@luulmohamud 4 ай бұрын
Wallahi tan layaab maleh nabar aad filaneyso nadin maleh waa nalaka saarayaa afka ma aha oo qudha in Muslim laga noqdee Thanks brother and jazaakallahu kheyran 👍
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 4 ай бұрын
KURDISH DHULMAHANTE CAABUDA WADAADKII WAALLAA EE CAGDHEER HA LA MUSLIMIYO OO DHULKA AY DEGGAN YIHIIN IN IIDOOR LEEYAHAY HA LOOSHEEGO
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 4 ай бұрын
Soubhana Allah Allahou Akbar masjika barakesan uu Allah karameye si ween bu nogu yala yuhudu worry bay manka uga badalen muslimin badan
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 4 ай бұрын
Yuhuudu qorshe kasta oo ay soo maleegaan uma hir galo bal amarka ilahey kuwa musliminta sheeganaya e xukaanta Carabta u badanina aduuniyo jacayl ayaa iimaanki iyo diintoodii ay ku badasheen Allah swt ayaa se shaahid ah oo kala xukmi kuwa la dulmiyo na waakiil ugu filan 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@sahraomar1039
@sahraomar1039 4 ай бұрын
Imaarat &kuwa badan ee yuhuda u hiiliyo waxba kama badalayaan masjidka Al Aqsa inuuyaha masjika 3 xaad Ee barakeysan Cadawkasta oo isbaheesto guusha islaamka ayaa leh inshaa allaah falastiin way guulaysaneysaa adigane waad mahad santahay
@fahmoali-jz6ph
@fahmoali-jz6ph 4 ай бұрын
Subxaanalaah. Waa qibladiu ugu horaysay muslimiinta, waana nimco ilaahey ugu deeqay muslimiinta. Dadka dhahaayo muhiim ma'aha Allaha soo hadeeyo aamiin.
@kadroable
@kadroable 4 ай бұрын
Saraha dheer dheer oo qalibmaan ku riyooday iyo qamiis wenayaal waa is mahadiyeene oo Alle darsin culus u dhigo si degdega'insha Allah'
@rahmasayid1594
@rahmasayid1594 4 ай бұрын
subaxanaAllah Allaha xafado masajidaka aqasaa iyo dhaman muqadasaadaka musalimiinata❤
@ijabohussein8046
@ijabohussein8046 4 ай бұрын
Masajid Alakhasa waa qibladeena hore waana muhiim ummaha Islaam Jamaican. Lakiin UAE,Egyabt and sucuudiga inta kale Islaam ka kale ayaa ku jihaadaya❤❤❤❤❤❤❤❤
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 4 ай бұрын
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar
@user-pu2oh1xg6b
@user-pu2oh1xg6b 4 ай бұрын
Inalilahi wa ina ileehi rajiciin Al Aqsa wa qibladii hore e muslimiinta wa gobaha barakeysan e muslimiinta wana ino important dhamanten ilahayna ha xoreyo masjidul aqsa reer falastiina ilahay ha guuley mida kale c xafidow imaradku mar hore ayey diinta islamka ka baxen o waxay qaten diin la leyhay ibrahiimiya o Dolan trap iyo yuhuda u kenen wa sida an maqlay ilahay ba ku caalim ahe mida kale an ilahay u barino in u umada muslimiinta ah u ka wabto imaradka ilahay na ha u hiiliyo diintiisa
@xusencusman7219
@xusencusman7219 4 ай бұрын
Al aqsaa waa masaajidkii sedexaad ee muslimiinta dawashada jamhuuriyada muslimka ah suniga ah ee somaalia❤❤❤
@issehassen4203
@issehassen4203 4 ай бұрын
Subxaanalah ,Al aqsaa waa muhiim muslimiinta oo dhan Emaratka waa daneyste iyo fuleynimo isku darsadeen
@ayanahmed7597
@ayanahmed7597 4 ай бұрын
Al aqsa waa noo muhiim waa masajidka sedaxad ugu kheyrka badan ya ALLAH burburi cadowga Islamka iyo muslimiinta
@sahraahmed4379
@sahraahmed4379 4 ай бұрын
Al Aqas is very Important for Muslim❤❤❤❤❤❤❤ From Canada
@khadarshahmednur2102
@khadarshahmednur2102 4 ай бұрын
اللهم أنصر إخواننا في فلسطين From Ethiopia 🇪🇹 Jigjiga
@yunisgaming3973
@yunisgaming3973 4 ай бұрын
🇸🇴jigjiga
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 4 ай бұрын
AL AHUUD HUWAL YAHUUD, EMARAT WAA YAHUUD, MASJIDKA SADEXAAD EE ISLAAMKU WAA XAROOBAYAAA INSHA ALLAAAH, YAHUUDUNA WAA DUMAYAAN, INSHA ALLAAH
@iqrayasin6904
@iqrayasin6904 4 ай бұрын
Allaahayoow naga qabo cadawga islamka siiba munaafaqiinta
@duniyanoor6320
@duniyanoor6320 4 ай бұрын
Masjidka Al aqsaa qofka inkira quran ka ayu inkiray wana noo muhim masjidkaa ❤❤❤
@user-rk9db3hv9f
@user-rk9db3hv9f 4 ай бұрын
Ilaahay Imarat hakaqabto Mulimiinta aamiin yaa rabi
@user-ch6ox2le6i
@user-ch6ox2le6i 4 ай бұрын
Mabadalikaraan kalaamka allah iyo awooda Allah ee waxaa baaba aaya Kuwaa iyo saaxiibadood insha alaah
@AbdulahiAbdi-ns8eg
@AbdulahiAbdi-ns8eg 4 ай бұрын
AlAqsa wa lamatabtan adeer from Ethiopia
@suadfarah5701
@suadfarah5701 4 ай бұрын
Emarat ma xukumaan islaamka, masuulna kama ah. Qoomkii kibrana maalin uun buu jabaa, insha allah emraat hoog iyo halaag degdega ha ku rido inta xumaanta wada.
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 4 ай бұрын
Masjid aqsaa Muslimka qiima wayn ayuu noogu fadhiyaa jihaadkiisa ayaa nagu waajib ah inaan yahuuda iyo maraykan aan ka xorayno garab istaagno walaalaheen mujaahidiinta reer falastiin waana guulaysan doonaa insha Allah
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 4 ай бұрын
Al Aqsaa waxa uu quseeyaa qofkasta oo Muslima kuwa dafirayna waxay cadaysteen gaalnimo.😢😢😢😢
@user-ju5fx4bt6j
@user-ju5fx4bt6j 4 ай бұрын
ALLA'AHAYOW falastininta yaa ALLA'AH.
@shukriabdi4766
@shukriabdi4766 4 ай бұрын
Subxanalaah awalba wan iska ogeeyn in emrat ay islaamka ay waxba u haynin lugooyo ma ahane shartooda alaah ha naga qabto aygana haku celiyo from Nairobi
@Khadijo60
@Khadijo60 4 ай бұрын
xasbunallaha waaba yuhuud emeratiga ma alaqsa ayey yiraahdeen micno ugu fadhido islamka dulinimo allaha ku rido emeratiga
@n5tv351
@n5tv351 4 ай бұрын
I watch canada 🇨🇦 🧠♥️☮️💐🙏🙏🙏
@fadumoahmed9887
@fadumoahmed9887 4 ай бұрын
Al Aqsaa waa meeshee nabiyada lagasoo sari jiray waana muqadisaadka muslimiinta waa ku qaali. Waa ku weyn yahay muslimiinta Inshaa allaah xoriyo allaah hasiiyo Sweden
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 4 ай бұрын
Duli haku danbeeyaan imaaraadku waa cadowga islaamka ale ha dumiyo dheregtana gaajo aminigana khoof ale ha ugu bedelo insha alaah
@abdurahmanyusuf7704
@abdurahmanyusuf7704 4 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا فلسطين وفي غزه والمسلمين اجمعين
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 4 ай бұрын
Aamiin Yaarabi
@user-Eng.Jafarmuhumed
@user-Eng.Jafarmuhumed 4 ай бұрын
Waxa iiga baxay wax aan kayilayno Imaraadka, Allah hainaga badbaadiyo sharkooda. Aamiin
@user-vo4tf1sl8y
@user-vo4tf1sl8y 4 ай бұрын
Masjidka 3aad ee ugu barakada badan uguna muhiimsan. Emarat ma liibaanayso (in.allaah)
@sahraosman9427
@sahraosman9427 4 ай бұрын
From USA walaahi i love alaqsaa insha Allah one day will be free
@warisyusuf4433
@warisyusuf4433 4 ай бұрын
Subxaanalaah Ilaahay sharkooda ha naga hayo
@user-je8uz4fp8m
@user-je8uz4fp8m 4 ай бұрын
Asc cabdihafiid Allah ku xafido, masjid aqsaa waxuu mihiim u yahay dhamaan muslimiinta,Allah Xafido Masjidul Aqsaa waa jecelnahay dhamaan Sadexda Masjid ee Islaamka,❤
@MaxamedMuuse-ud2ot
@MaxamedMuuse-ud2ot 4 ай бұрын
Soomaaalaay.wakaa.imaaraadku
@mohamedmohamed-lb8jm
@mohamedmohamed-lb8jm 4 ай бұрын
Al Aqsaa waa ii muhiim 💯
@ummaasia1343
@ummaasia1343 4 ай бұрын
Al aaqsaa waaa muhiim waa. Muhiiim naafftaaa ayyaaana. Loo hurayaa ilaahow. Waxba kamaa qqarsno Al aqzzaa wanoo muhiim ❤️❤️💯✅
@adaarahmad2538
@adaarahmad2538 4 ай бұрын
Subxaana allaah ilaahaw Naga qabo imaaraad iyo wixii lamida
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 4 ай бұрын
Illaahay waxii muslimiinta dabin baabinah kuwada rabi hanaga qabto beydka alle ayaa xifdiyin munaafaqiino dhan meeldaran allaha katuuro taladoodana midqasaartay allaha kadhigo aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@qaalielmi4479
@qaalielmi4479 4 ай бұрын
Waa ku mahadsantahay information kaaga
@maryananshur5732
@maryananshur5732 4 ай бұрын
Hasbuna Allahu wa nicma Alwakiil
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 4 ай бұрын
Khadar Allaha barakeeyo.
@miharbilee4564
@miharbilee4564 4 ай бұрын
Djibouti🇯🇴🇯🇴❤🇩🇯🇩🇯❤❤❤
@hamdiabdimohamed6715
@hamdiabdimohamed6715 4 ай бұрын
Subxaanallaah Allaha soo hanuuniyo imaaraad Kenya
@Bile_baashi
@Bile_baashi 4 ай бұрын
Sibxaanaka Yaa Cadiim Xukuumada Emaratku Waa Ka Baxeen islaamka
@ardasaid1562
@ardasaid1562 4 ай бұрын
Cabdi xaafid waad mahadsantahay aniga waxaan joogaa Ameerika.Imaaraadku dumiyaha dowladahaislaamka waana balayo hoose horseedkiis,sharkiisa ilaahay umada ha ka qabto
@asiyasalah793
@asiyasalah793 4 ай бұрын
🎉from London
@saadaaden4936
@saadaaden4936 4 ай бұрын
Soubhana Allah Allahou Akbar
@mowme114
@mowme114 4 ай бұрын
Subxanallah Allaha soo hanuuniyo madaxda imaradka Hadayna soo hanuuneyne Allaha SWT Shartooda umada ha dhafiyo madaxdooda Aamin Aamin
@franklen143
@franklen143 4 ай бұрын
AL AQSA WAA WADNAHEENA FROM NRB
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 4 ай бұрын
Wuxu rabillah in al aAr iyo sacudigi ay sas Amina soda imaradka
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 4 ай бұрын
Tan iyo mid kaxunba waa laga sugayay laakiin waxaa nasiib xuma ah in dad muslimiin isku sheegayo in ay sidaa uhadleen Alle waxaan ka baryaayaa in muslinka hurtada ka kacaan quwatoodana mideeyo guuleeyana Aamiin Yaarabi Cadawga diinta islaamkana ay burburaan danbas dabeelqaatayna Daainkeen ka yeelaa Aamiin Yaarabi
@user-wx6wb8je4d
@user-wx6wb8je4d 4 ай бұрын
Illahay ililiyo ak aqsa alla ha barakeyo
@user-np1sh9kd9h
@user-np1sh9kd9h 4 ай бұрын
Masjid aqsa wa muqadas inu islamka gacantoda ku jiro. Insha Allah wala xoreyn
@Cabdimxmed-mi7cz
@Cabdimxmed-mi7cz 4 ай бұрын
❤allaahu akbar ❤allaahu akbar ❤masjidka allaqsaa muhiim ayuuinooyahy muslimiinta wallaahi gorgortan makagaleyno jihad ataan kagalynaa iinshaa allaah guul fallastiin yuhuudna jaballaah hagiliyo aamiin yArabi
@husseinahmedali8436
@husseinahmedali8436 4 ай бұрын
Mahadsanid
@nuurcige3647
@nuurcige3647 4 ай бұрын
ISLAAMKA WAA U MUHIIM MASJIDUL AL AQSAA ALLAAHU AKBAR
@ahmadosman4077
@ahmadosman4077 4 ай бұрын
Muhiim waa waana inoo Muhiim
@fadumohasan3897
@fadumohasan3897 4 ай бұрын
Waa duun ga gab ah kilst illahay baa waxkasta suday aay usocdaan mahan siday aay jecelyihiin kufaar iyo kufaar kslkaale waa kaweentay oo tiii allale siduu uugu talagay bay waxkasta ku soconayaan inshallaha aduunka an waa gabgab illahay hanagu sugo iimaanka aamin aamin
@user-et8qs8mk6x
@user-et8qs8mk6x 4 ай бұрын
Inshallah meelxun ayaa udanbeeynee imaaraad
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 4 ай бұрын
Emirates ayagaa ka xun oo ka fog Dowladaha Reer galbeedka io Israel illahay emeritus dowlad nimadooda ha Burburiyo waa cadowga wadamada islamka io umada islamka waaye nothing surprises ay igu tahay illaahay ha u gargaaro walalaheen Reer Falastiin 🇵🇸🇸🇴guushana ha siiyo faraj khayr qaba Baytal maqdis waa qibladii islamka ☪️ee ugu horaysay illaahay baana Barakeeyay waana lama Taabtaan qadiyadiisa we love mazjidul Aqsaa ☪️❤️🫶🏼
@umuanfaalchanell
@umuanfaalchanell 4 ай бұрын
Imaaratka waa ibliiskii weeynaa ee islaamka lashaqeeya yahuuda baabiyay wadamabadan ooislaamah eeykujirto somaaliya allaha naga badbaadiyo shartiisa😢😢😢
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 4 ай бұрын
Subxaanalaah wakhtigii yuhuudu wuu soo dhamaday , illaahay umada haka qabto aamiin
@nuurcige3647
@nuurcige3647 4 ай бұрын
ALLAAHU AKBAR
@fmohamed5930
@fmohamed5930 4 ай бұрын
Al aqsa waa muhiim for all muslim kuwa necessary illaahay hakasooqabto umada
@abdikarinsuleimanali5518
@abdikarinsuleimanali5518 4 ай бұрын
Confidentiality ga warka noo raaci xigashadiisa wll. Oo sawirka Yuhuudigana noo raadi Wariye😢😢
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 4 ай бұрын
.xabdi.xafid.alle.haku.barakeyo.waxan.jjoga.kenya.konkan.alle.ayaa.kataliya.alle.ayaa.isaleh.kufri.iyo.munafaqin.waxaba.kama.badali.karaan.insha.allah.dhulka.barakey.san.mardhaw.ayuu.xorobayaa
@SudiJeylani-pr6vd
@SudiJeylani-pr6vd 4 ай бұрын
Muslimiintu imaaraadka ha ka guuraan meesha islaamka laga dhabaryabiyo waa imaaraadka Subxaanallaah
@fardousadirir2390
@fardousadirir2390 4 ай бұрын
Inalilaali wainaailayhi rajacuun ilaahay noo danbi dhaaf yaa rabi ❤
@billeqabowsade6518
@billeqabowsade6518 4 ай бұрын
Inaa lillaahi Wa inaa ileyhi raajicuun Waa wax laga noxo waase Bani aadam xaalkii oo xumaan oo dhan isgaa Leh balse waxa aay ilaabeen hadalkii ilaaheey inaa naxnu nazalna dikra Wa inaa lahu laxaafidhuun anaga Soo dejinay anaga ayaa ilaalinayna
@hassanhaayow5175
@hassanhaayow5175 4 ай бұрын
Waa muhiim alaqsa
@abdimainmahamud4753
@abdimainmahamud4753 4 ай бұрын
Walayaal yeeysan idin cabsi galin hadaladda munaafiqiinta iyo gaalada ILAAHEEY BA DARBAY AMA U DIYAARIYEY NAAR EEY KU WAARIDOONAAN INSHA ALLAH
@abdisharif8315
@abdisharif8315 4 ай бұрын
Subax wanaagsan A.hafid from WestLondon-hayes.
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 4 ай бұрын
Masajid alaqsaa waaqibladii hore eemuslimiinta islamarkana nebi muxamed scw Laga dheelmiyey Kuna tujiyey ambiyadii oodhan inshalh waana qabsan donaan muslimiinta
@justincasecase4367
@justincasecase4367 4 ай бұрын
Allahu Akabar Rabbi Talo Kufilan
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 4 ай бұрын
Xasbio allaho wanicmal wakiil, 😭😭😭🤲🤲🤲.
@yayamuad
@yayamuad 4 ай бұрын
Munaafiqiinti wayba dhiiradeen… Al Aqsa waxaa leh inta Alle aaminsan.
@user-bf5ny6mm9h
@user-bf5ny6mm9h 4 ай бұрын
Guul qasa
@CabdilahiobrahinBadin-bp2nw
@CabdilahiobrahinBadin-bp2nw 4 ай бұрын
Aqsa waa goobtayada sadexaad ugu barakeysan
@Fardowsa-ql3mr
@Fardowsa-ql3mr 4 ай бұрын
From Denmark odaygan Israeliga wuriyonayaa inta qofmuslim ah damirkisu sojedo Israeli maqadan tonto masjidka barakaysan ee aqsa salaxudin carab ma ahayn ee mulim bu ahaa Allaha ugargaro walalahen Palestinian 🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️❤️❤️❤️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️❤️❤️✌️
@habiba9267
@habiba9267 4 ай бұрын
Alle baan caawin karabnaa yaa Allah
@hassanabdibashar2169
@hassanabdibashar2169 4 ай бұрын
Allahu Akbar masjidu aqsa waa no muqadis
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 4 ай бұрын
bismillah asc horta anigu waxan aamin sanahay imaaradka madaxdoda iyo madaxda adunka somaray uu illahey malinta qiyaayamaha xisaabi doono iney yihiin kuwa cadaabta illahey galidoono kuwa ugu horeeyo madaxda imaaradka waakuwa labiska islamka xiran quluubtana ka eh kufaarta ugu weyn wakuwa kasoo horjeeda dowladaha islamka cadawga islamka waa imaaradka rumeeyso ama harumeeysan
@hinda1515
@hinda1515 4 ай бұрын
guuuuuuuuuul insha allaahu falaistiin 🇪🇭🇪🇭🇪🇭
@abdikarinsuleimanali5518
@abdikarinsuleimanali5518 4 ай бұрын
Waan idin salaamay Brit Somali Tv. Waxaan kusoo biiray Tv gaan isagoo 100K ya yar hadan wali wan ku xidhanaya masha Allaah. Wariye Abdihafid waxaan kugula talinayaa inaad kusoo dirto xagta meeshaad kasoo xigatay☝️
@drkhaalidgeesh3915
@drkhaalidgeesh3915 4 ай бұрын
MASJID ALAQSAA WAA QURAAN WAA SURATUL ISRAA WAA QIBLADII HORE WAA MASRAA RASUULILAAHI MUXAMED SCW.
@munahussein9687
@munahussein9687 4 ай бұрын
Masha Allah Allaha ku xafido 🎉🎉🎉🎉🎉
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 8 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН
WEERARKII ISRAEL YAMEN AY KU QAADAY | XOG LAMA FILAAN AH YAAB
14:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 30 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL WAR
19:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 73 М.
RAG DAAD QAADAY XUNBO CUSKAY, XAALAD  QUUS AH
17:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 60 М.
Rootiinkaan Wuxuu Kaa Dhigi Laacibka Taariikhda ugu Fiican :
14:57
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL WAR
26:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 2,7 МЛН
16 июля 2024 г.
0:14
Кира Доронина
Рет қаралды 3,5 МЛН
Тигра в команде Вафельки! А ты? 🐯#симбочка #тигра #симба
0:42
Grandma Cat - the Hot Dog Eating Champion #gaming #food #challenge  #cartoon
0:15
Super Emotional Stories
Рет қаралды 8 МЛН