DOWLAD RAKAATO LAGU HEESTO ILA ARAG| LIBAAXI WAA LA DHAARIYAY| XUUTHI O XUREYSTAY BADA

  Рет қаралды 79,664

Dulmi Diid

Dulmi Diid

4 ай бұрын

WAAKAN VIDEOGA KALE • BAL WAALIDAAN ILA ARAG...
wixii ganacsi ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
DOWLAD RAKAATO LAGU HEESTO ILA ARAG| LIBAAXI WAA LA DHAARIYAY| XUUTHI O XUREYSTAY BADA
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT DULMI DIID THROUGH THIS EMAIL
Dulmidiidchannel@gmail.com
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 140
@user-hu7wm1sv5m
@user-hu7wm1sv5m 4 ай бұрын
Allow guule reer gasa iyo Falastiin oo dhan Rabiyoow xore dunida Islamka oo dhan Cadawga Allaha jebiyo Amiin george inuu Amiino maheyn oo xukun u qabto
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 4 ай бұрын
Mar hore ayaan ka hadley in madaxda carabtaan la heysto ay gumeysi qarsoon lagu heysto ee Allah ha fahansiiyo shacabka carabta in ay gumeysiga iska dulqaadaan inta goorigoor tahay Allah ha badbaadiyo hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah hanagu sugo xaqa aamiin
@Duqabto
@Duqabto 4 ай бұрын
Fircoonba gurigiisa nabi muuse ka soo baxay SCW Insha Allah dhexdiina ayaa umad falastiin cawisa ka soo baxaysa ilayn carabi carartaye allah akbar
@nadifamohamed9397
@nadifamohamed9397 4 ай бұрын
Yaa RABI NASRI KULI MUSLIMIIN OO DHAN amiin yaa rabi
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 4 ай бұрын
Subxaana allaah oo may iyaga qotaan ceelal biyood amaba sifeystaan biyaha bada manta caalamka wax walbaa waa lahelaaye 2024ta ayaa lajoogaaye ma waxbey baryayaan wlh somaalia ayaaba ka horu marsan illaah ayaa idiin maqan❤❤❤❤
@hassanmohamedibrahim-rv6jp
@hassanmohamedibrahim-rv6jp 4 ай бұрын
Shacabka musliminta ee uk kunool ha siyaan codka ninkaas si falastiin loo bad baadiyo yuhuuduna meesha looga saaro insha allaah 🇸🇴🇰🇼🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴
@hamzaaboubakar8116
@hamzaaboubakar8116 4 ай бұрын
Ustaad Dulmidid, Sacuudiga kaso hadal thanks 🙏 ilahay haku barakeyo 🥰
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v 4 ай бұрын
Alaha reer qasa gurmad dagdaga ufidi amin❤❤❤❤❤
@adammohamed5339
@adammohamed5339 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 4 ай бұрын
Mahadsanid sheekh
@user-yw7xi5ik1m
@user-yw7xi5ik1m 4 ай бұрын
Masha Allah alaye cisigi shiikh allha ku barkeyo waqti ayaad gilisa ruunt wan jecalnahay Vedo gaga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanmaden-yd7ks
@hassanmaden-yd7ks 4 ай бұрын
Masha-allah walaal waqti ayaad galisay, runtii waa jeclahay vedio kasta oo aad soo galiso jazka Allah 1❤🤔🇬🇧🇸🇴
@abdiweliabdullahi2032
@abdiweliabdullahi2032 4 ай бұрын
Masha Allaah goodjob❤❤❤
@shijo2055
@shijo2055 4 ай бұрын
اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲
@user-op9hw9fh3i
@user-op9hw9fh3i 4 ай бұрын
والله أصبحت أمة الإسلامية أمة مات ضميرها وهذا يسبب أماراؤها اللهم إنا نطلب منك أن تصلح أمراؤنا وتولي أمورنا أخيارنا ولا تولي أمورنا أشرارنا يا رب العالمين.
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 4 ай бұрын
Marka hore biyaha ayaa ugu dhiibay Subhanallah😢
@Med21Doubad
@Med21Doubad 4 ай бұрын
Machallah inchallah
@adammohamed5339
@adammohamed5339 4 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
WaaaaW Allahu Akbar
@mahamedabdimajid1038
@mahamedabdimajid1038 4 ай бұрын
اللهم كن لأ هل غزة عونا ونصيرا وبدل خوفهم وأمنا اللهم احرسهم بعينك التي لاتنام اللهم اجعل لهم النصرة والعزة والقوة أللهم بردا وسلاما على أهل غزة أللهم اربط على قلوبهم وأمن روعاتهم اللهم الطف بهم وخفف عنهم يارب العالمين اللهم امين اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🤲🤲🇦🇪🇦🇪
@ashamohamed689
@ashamohamed689 4 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 4 ай бұрын
Allahu akibar ☝️❤❤❤ KUSALIYA RASULKENA SUBAN salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim
@afgobeedle
@afgobeedle 4 ай бұрын
Subxaanalaah wadamada aan Maalin lasta u caraysanahay ee aan leenahay may macaan,may boodaan , makuwaasaa.waa Yaab aduun war Somalia 🇸🇴 oo dal bur bur San ah Ayaa .biyo samaystee. Xagay la,yihiin umadu, allow you shaydhaan ,nadulaysan adaa caadilee
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 4 ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين
@Ahmed55-hy5cm
@Ahmed55-hy5cm 4 ай бұрын
Dowlad weyn boqortoyo ah hadane biyo sosaran karin yaab waye ceelal badan mey qotan alx dalkeyna illahow nobarakey namidey aamin
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 4 ай бұрын
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
@niimaneur4842
@niimaneur4842 4 ай бұрын
Allahu akbar illaahay a no gargaro
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 4 ай бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@habibajamac9941
@habibajamac9941 4 ай бұрын
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
Subxaanallah
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 4 ай бұрын
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Jizakallahu qer sheeq Aamiin Yaa Rabi yaa Allah dhamantena Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
Aallahu Akbar
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 4 ай бұрын
Asc Dulmi Diid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 4 ай бұрын
SOMALIA NOGUDAR MARKASTAA guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 4 ай бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@nimosuleiman
@nimosuleiman 4 ай бұрын
Allah ha u hiiliyo Palestine amiin ya rabi allah umadiisa buu u diraya
@fiidowmrk
@fiidowmrk 4 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 4 ай бұрын
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@KabtanGanay
@KabtanGanay 4 ай бұрын
Sodon iyo sideed kun oo tan diyaaradi maqaado mid iyo labo iyo boql toona ee inaga sax sodon iyo lixtandhe
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
WaaaaW
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 4 ай бұрын
Wcs walaalkey shiiq shantaay alle waa jooga
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
Haye
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 4 ай бұрын
اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب
@khadjaissa222
@khadjaissa222 4 ай бұрын
Mey shirkad China ah u wacdaan oo u sifeeyso biyaha Una faagto ceelal .. Ileen Carabi nolosjeey ku dhinatey
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 4 ай бұрын
Shiikh biyaha baar ayagaa laga qabsaday badda kamayimaadaan ee wabigii joordan lagaqabsaday ayay kayimaadaan iyo buuraha siiriya
@simsimadan7621
@simsimadan7621 4 ай бұрын
Lahiiste waa laahistee.
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr 4 ай бұрын
Urdun waa bilaash Dal dhan oo magac sheegana Subxaanallah
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 4 ай бұрын
يا أهل غزَّة: 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 لا نبكي عليكم من ماتَ منكم ماتَ شهيداً ومن عاشَ منكم عاش عزيزاً نحن نبكي على حالنا وأحوالنا !! ‏‎نبكي على قلة حيلتنا والله لا نملك من الأمر شيئاً سوى الدعاء
@asheekh15
@asheekh15 4 ай бұрын
Webiga aybaryayaan iyagaa iskalahaa waa webigii la oranjirey waadil carab dagaaladii baykuqabsadeen
@maxamedcabdi5210
@maxamedcabdi5210 4 ай бұрын
Madaxweynaha somalia xassan sheikh maxamed ma aha in uu lahadlo idaacadaha shisheeye foreign media ama uu is celiyo waayo marka ad luqad qalaad ku hadleeyso wax badan aya si kale udahesa 3:40 4:19
@FarxiyoGabal-pk3jg
@FarxiyoGabal-pk3jg 4 ай бұрын
Waaaa run qof rakaato laguhaysto xormaahn gacan gadaal kabaqaysa horay wax umagoyso waaaa saano kale
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 4 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW sheikhwo wankusalamay subax wanagsane saka saafar iyan ahaaye maantah waaxan usoocdaah Ethiopia adis ababa inshallah 3 days came back from Djibouti Free palastine Free palastine Free palastine Free palastine iiso doua sheikh mahamed
@ubah-tb5wl
@ubah-tb5wl 4 ай бұрын
👋👋👋👋👋👋👋
@smnSHARIF
@smnSHARIF 4 ай бұрын
Sheykh fadlan newska caadi ugal sharaxaada yareey qofka ku daawanaayo wuu kugu daalay keliya caadi u sheeg
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 4 ай бұрын
SHEEKHOW WAXABA LA YAAB LEH REER GALBEDKI BOOTADA IYO BEENTA BADNA OO ILAAH BAA AWOOD LAEH DHIHI JIRAY ANNAGA AWOODA AAN LEENAHY CAALAMKU WAXAY KA TAHAY MIDA KOWAD MRKA AWOODAHA JIRA LA BARBAR DHIGO,. HADBA HADIBA AFRIKAANBEY YASI JIRENE BAHIDA KU SHEGI JIREEN TASINA INEY BEENTOD AHAYD AAN KU OGANAY .MARKI DALAL BADANE AFRIKA AHI FRANCA IYO MSREYKA LAGA CEYRIYEY ,SABABTUNA BILILIQDA KHEYRADKODA KU HAYEEN DARTEED UGU DIDEN AYA MAANTA CALAMADODI INTEY KA ORDEN AY BEEN ABUUR CALAN KALE AY TAAGANAYAAN , KA WARAN HADI LAGU DACWEYO .KUNA DACWEYO DALALKA LAGA BEN ABURANAYO . HADABA CARABTAN MEEL CIDLA AH KA BAQAYA WADNA ISU YELE TUGADA KIR ISKA DHA AYAAN DHIHI LAAHA OO WADA GAAJADA AH.WA REER GALBEEDKE.
@Med21Doubad
@Med21Doubad 4 ай бұрын
3:01
@dirie1000
@dirie1000 4 ай бұрын
Sheekh Xayeysiintaan Guryaha naga daa !!!! waanaga badatay waxaan mareynaa inaan warka dhan xirno markuu xayeysiintaani soo gasho e , adigu umbaahnid xayeysiintaan guryaha e bes dheh plz .
@maryam-cd3gt
@maryam-cd3gt 4 ай бұрын
wadaadka maxaad ugu diidaysa riziqiisa. Xayaysiiska lacag baa ka soo galaysa ee u dul qaado. ama hore iskaga eri. forward garee
@moussanourmoussa5290
@moussanourmoussa5290 4 ай бұрын
WAA SIDA ETHIOPIA AY JABUUTI KU SAMEESO BIYAHA DJIBUTI ETHIOIPIA AYAY NOOGA YIMADAN 80%
@CabdikherbileMaxamed
@CabdikherbileMaxamed 4 ай бұрын
Wac
@JayJay-uy2xh
@JayJay-uy2xh 4 ай бұрын
Wararkii maanta maxaa kudhacay
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 4 ай бұрын
Subxaanllah nololsha qariban tahay maxay reer falastiin u qaban karan 😇🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 4 ай бұрын
Oo may biyaha safaystaan
@saidaahmedmohamed4996
@saidaahmedmohamed4996 4 ай бұрын
Golaha qaramada midoobay awalba musqulaha lagu saxaroodo ayaa ka khayr badan waxaan alle waydiisanayaa in uu burburiyo uu mid mid u Kala furfuro allaw burburi allaw burburi allaw burburi
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 4 ай бұрын
SHEKHOOW XASAN SHEKH SOMAALIYA MEEL KASTA U TAGO ADUUNKA CEEB AYUU KA BUUXIYAY
@ashawooo
@ashawooo 4 ай бұрын
Joraje glawey waa la jira falasatina ayu ku helaya dorshada inta cawisaya ama garaba istagtay walaalah falasatina rabi ha cawiya gusha waa reer falasatina Amirka waa cadawaga reer falasatina dhibta ayiga ka dabeya illahaya hajabiya Yuhuda iyo ciidamada
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 ай бұрын
What does it mean biyi aa la siinaysaa
@afgobeedle
@afgobeedle 4 ай бұрын
Dadka noocaas ah ayuu madaxweynaheena ,naf ka doontaa, mise wuuba ka warhaynin waxay kusugan yihiin.yaarabi
@khadjaissa222
@khadjaissa222 4 ай бұрын
Ceelal ma faagan karto miyaa Urdun waa dowlad
@user-ug3lm7bc7e
@user-ug3lm7bc7e 4 ай бұрын
😢😢
@husseinaden7560
@husseinaden7560 4 ай бұрын
Dhul iinan lahayn dhisa, war wadankiina dhista halkan waxba kaama yaalo
@saafi1302
@saafi1302 4 ай бұрын
Laaxawlawalaaquwata ilaa billaah dadkaasaanu kasugeyna awood biyo sifeysan waayey
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 4 ай бұрын
Madaxda carbeed Allaha gembiyo
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
Haaa
@AhmedGeele-bd8hx
@AhmedGeele-bd8hx 4 ай бұрын
Asc ,Saudi Arabia WAY AQOONSANYIIN PALESTINE TAA OGOOW ,,BAADHITAAN SAMEEE
@halwoali5532
@halwoali5532 4 ай бұрын
Yaapbay oo amakaagnay
@user-zb2mp5og1x
@user-zb2mp5og1x 4 ай бұрын
Asc aduunki dhan ayaa haday bis u teagan carbide waa gacan ku gabad waxy tan tang yihiin slow vacay ugu furo
@alijama6723
@alijama6723 4 ай бұрын
BIYUHU WAA WEBIYADII IYAGA LAGA QAADAY BIYO HOODII BAA DIB LOOGA II BINAYAA
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 4 ай бұрын
Shiikhow biyuhu wabiyaha wabiga urdun warabka berahayna uqadata urdun cabitan biyod waisugu filantahay badna waledahay
@fathiahmed1468
@fathiahmed1468 4 ай бұрын
Waa yaab
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 4 ай бұрын
May. Sameeyastasn niyo way ka lacag badan yahiin yahuuder
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 4 ай бұрын
Arinkaa biyuhu wuxu cadaynaya inanay carabtu iska amusnayin ee awood loo sheegtay lagalana wareegay baahiyihii as aasiga ah lagama mar manka aha mar haday biyihii xata qar u hayso waxay cadaynaysa in hadiii yuhuuda la wayo aay qaar badani amin san yihiin iyana in la wayayo subxaan hora loo qabsaday carab
@SudiJeylani-pr6vd
@SudiJeylani-pr6vd 4 ай бұрын
Maxaa biyo u diiday waa yaabe may samaystaan ayagu😊
@farahahmed2481
@farahahmed2481 4 ай бұрын
Ceelal meey qodan waayeen dawlada dhan ee joordan???
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t 4 ай бұрын
Sanad kabacdi hadane soo kama dhamaanayaan marka hal sano mxay tahy 10 sano iyo 20 sano ahayn
@user-zw7bn5et9g
@user-zw7bn5et9g 4 ай бұрын
Xisaabta ku darso in biyaha wabiga joordan iyaga laga dhacay oo biyihii iyaga laga dhacay ayaa kaga iibiyaa
@user-hx4mw4wm8x
@user-hx4mw4wm8x 4 ай бұрын
War Hooyada wase Somalia ka dhamooow. Somalia hormar ka socdee quwad soo kaceysa weeye
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 4 ай бұрын
Acuudu billaahi Mina shaydaani rajiim war sow hooyo Kuma dhalin Qof islaam ahse maxaad ku caayi
@user-hx4mw4wm8x
@user-hx4mw4wm8x 4 ай бұрын
@@xalimoqaadiriyacabdi5409 tuug weeye yuhuud oo jabtey buu noo xayeysiineynaa Tanakle anagu ma Canaan ban uso galney wa ognahey waxkasta oo khaldane
@user-bg3ty9qd2d
@user-bg3ty9qd2d 4 ай бұрын
Urdun bad maleh miyaa horta Israel biyaha baday usoo sifaysaa kadibna ka iibisaa yaab
@ruqiyomohammedsiyad6367
@ruqiyomohammedsiyad6367 4 ай бұрын
Ogoow mafiya waa maafiya carab iyagaa is dhigay meesha ay taagan yihin😂😂😂😂
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 4 ай бұрын
Ma pounds, Kg,or Tons ???
@selmaarose2520
@selmaarose2520 4 ай бұрын
Maxaa biyo udiiday dhulka ilaahay may qotaan waa yaabe aloow cadaw hanoojabìn
@Qooyskena
@Qooyskena 4 ай бұрын
Oo ceel mey qotan maxey Israel ka baryaaayan ilahow gal hana badin gacantada nugu dharji yarabi
@shamcena7314
@shamcena7314 4 ай бұрын
Waxaas waa hore ayey dhinteen waxna lama joogaan
@asiliborle6342
@asiliborle6342 4 ай бұрын
Biyahaya maxe tahay ee barayaana
@muzamilali2949
@muzamilali2949 4 ай бұрын
Maxa dholatus bena socata Illahey waxba ma moga
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 4 ай бұрын
Urdun waa dowlad ku nool baahada khaliijka . Mujrim bishaar waa runtiis . Lax waliba meesha ay is dhigto ayaa lagu qalaa munaafiq waa abaalkiis.
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 4 ай бұрын
3dashurudodba dahagadashisa bayiskulasodiyariyen 2duba suaashan iyo jawabteda bananka lakenay waqorshihii shacabka logumarmarsiyonlaha silociqabo boworada carabtu kuli wasahyuniyin urdun dhaqalaha biyaha waxaleh olasiya dantagalbed falastin waxwalbana gumaystaha lomariya
@shadiyamaxamed2084
@shadiyamaxamed2084 4 ай бұрын
Waa wax lalayaabo israa iil baa urdun biyo siisa waayo maxay iyagu ulaso bixi wayeen ileen dhulku waa isku mide hadaanan qaldanayan urdun waxay ledahay wabiyo yaa rabi layaab badanaa maxay hadlaan nolashab israa iilbaa uhayse allwo hana dulayn
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b 4 ай бұрын
Waxbo haka sooqaadinina, Maraykanka wax daadintiisa, Wxaa Ladhahaa jebi, oo Burburi oo Baabi'i oo gaajaysii. markay jabaan oo jilcaan oo maatadooda iyo maydkooda ay kala garan waaayaan. intooda hartay iska iibi adigoo markaas wax aysan kamaarmi karin kusoo jiidan.Sida cunto dhacday dawooyin dhacay iyo Biyo wax aan waxbo qiimo leh adiga markaas kaaga kacayn.
@sabahsabrie1426
@sabahsabrie1426 4 ай бұрын
Mid aan sheega wataat half gar go work our qabiil na jooji😂
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t 4 ай бұрын
Sheekhoww gargaarka diyaaraha lagu keenay dabeysha soom qaadeyso mse bada kma dhacyaaan maa baaburta laika soo galiyo
@abdikadirfarah3488
@abdikadirfarah3488 4 ай бұрын
Waxyar aan ku saxee biyaha laga iibinaayo maahan biyo bad ee waa biyaha wabiga oo awal urdun lahayd oo laga qabsaday
DEG DEG: SIR LAGA HELAY EMARATKA | YUHUUDA | XOGTA DAAHSOON
20:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 75 М.
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 20 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 100 МЛН
'SIRTII ABID UGU WAYNAYD OO ISRAEL LAGA HELO' | HAMAS YAAB!
14:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 48 М.
Xog ku saabsan shirarkii wafdiga SSCKH ay pa galeen IGAD iyo Geele
13:44
I Can't Believe We Did This...
0:38
Stokes Twins
Рет қаралды 82 МЛН
КАК ВЫЖИТЬ В АВИАКАТАСТРОФЕ✈️
0:25
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 3,2 МЛН
Какая Милота ❤️
0:10
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,9 МЛН
1❤️ #shorts
0:24
Saito
Рет қаралды 61 МЛН
ЕНЕШКА 2 СЕЗОН | 2-бөлім | ТОКАЛ АЛЫП БЕРЕМІН
23:12