Mansha alaah wariya wadani ayaa tahay alaah ha ku xafida aad baan kuu tageeraa
@fatimaabdi69125 жыл бұрын
Malin kasta wax muhiim ah o naga hoos baxsan aad ka hadashaa sida rasaasta. Mahadsanid
@malyunabdille42585 жыл бұрын
Maraykan waligiba dacad Uma noqonayo ti caydid ayu xasusta Qaran somaliyed cidrabto majirto Maxa kagalay dalkayaga an ilashano ilahay ha xiftiyo somalida iyo dalkayaga amen amen yaa rabi
@abdisalatweloveyouerdokan97445 жыл бұрын
MASHA ALLAH. SOMALI XANOLATO. XANOLATO.XANOLATO. INSHA ALLAH
@wadanidhuul12635 жыл бұрын
Ware Ayaanle And Ayaan kuu salaamayaa
@farahjama10935 жыл бұрын
Marayka haloo sheego in aanu Nahay dal xor ah calankiisuna Uu ka taagen yahay Qaramada Midoobay haduusan ogeyna Ha loogu dhaarto somaliya Ha guulaysato
Landland iyo wahabiyada waa maskaxda British deep state dajjal system macaal Emirates sacudiga kuli waa dajjal nidhamkisa waxaay didayaan in islsmka midoowo ballse Insha'Allah waa midowena 2023 Turkish Islamic union
@nimolord84505 жыл бұрын
ManshaAllah gul Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏✌️✌️💪💪👍
@ahmedwarsame34225 жыл бұрын
Waddanka TV 👍👍👍❤️❤️🇰🇿🇰🇿🇰🇿
@lulyusufsamantar12275 жыл бұрын
I love you ayanle. Wadnaha goy cadawga..
@faakhabdi65785 жыл бұрын
Ayaanle thanks bro.go forward
@abdirahmanmohamud17445 жыл бұрын
Somalia has the responsibility of its security, and it's sovereignty nation . Somalia shouldn't take orders from no around the world. Somali troops should secure all Somalia's borders without hesitation that's an obligation that every Somali must protect. We Somalis don't pow before any nation. This country is Somalia not a USA.
@wadanidhuul12635 жыл бұрын
Soomaaliyeey Cadawga Xalane Fadhiya aan Ku Mudaharaadno Oo iska Cayrino
Abowe horiusoco hormar wacan aakurajeyna allah aakuxifdiyo
@iloveallah98535 жыл бұрын
AAMIIN
@khadranuh8705 жыл бұрын
imaradka cunah lagu goyey oo aduunka ka baaba oo ka titian baan kulenahay haddii aan nahay somali waa nadhibtay oo dalkena ayaad faragelineysaa oo si xun ugu dhirantahay in aad ku bixiso lacaga badan si aanan u digin somalia somalidu waa ku ogotahay waana kaa tashatay kuma soo noqondontid nisha allah waan ka maroney na daa oo nabadgeli illaahay dartiis
@khadranuh8705 жыл бұрын
imaradka carabta oo yiri somalia ayaa cunaha igoysay imaradka cunaha alle haku qabto oo somali lugoyada ayaad wadaa ee alle xarig xarig kuma qabto oo ha dagen somali horted ha degin
Akhyaaray Dee somaliya waa yaab dadkiina gaajo ayay la il daran yihin macdantiina meelahaas ayay iska dadsan tahay allow Somali is fahansii😭😭
@Durwaa5 жыл бұрын
Baraawa wadanka tv. waa in aad dadka iyo dalka aad u hiilisaan wariyaasha aduunka wadamadooda uma daba fariistaan dowlad iyo dowlada kale saxaafada ayaa wadanka ilaaliso ilaahay ha idinka dhigo kuwa ilmahooda mustaqbalkooda jid fiican u jeexo micnaha kuwa nabadooda iyo caafimaadkooda ilaaliya
@aamina69785 жыл бұрын
ilaahahay hanaga qabto marakaykanka wuxuu u joogaa inuu itoobiya iyo keeniya noo gumeeyo umada soomaaliyeed ilaahay ha fahnsiiyo
Wadanga yaga hal meel halaga xukumo.milmilka faraha badan Ha yareeyan somalidu dantootana ha ogateen.
@elmikamil94875 жыл бұрын
Qaarada cajuusada ah ee yurub
@maryanhassan23475 жыл бұрын
Kkkk
@wadanidhuul12635 жыл бұрын
Shisheeyeha in Ay Soomaalia soo faragashadaan Arimaha Soomaalia waxaa sabsab u ah Dulinimada Soomaalida waa dad aan dalkooda Iyo dadkooda Jeclayn Oo Jaajuusiin u ah Cadawga Soomaalia
@sarhayeamedia88025 жыл бұрын
Marekan caacdisa loma bahno somalia cagaheda ayey kuistagtey
@iimaanibraahim50325 жыл бұрын
maraykan halooshego in anahy xor uusan namamulin madaxduna wa in ay kahadlan warka qaldan ee marykank
@tahliilissa5 жыл бұрын
Waxaa dowlada Somaliya logafadhiya iney ka jawaabto qaabka iyo meesha uu Mareykanka ku aqoonsaday Jubaland.
@getapplaction98315 жыл бұрын
Asc Boss
@yoonisguleed86455 жыл бұрын
Yes Satanic wahabi Zionest arabs are out...guul Soomaaliya Hanoolaato
@aliaarshe60015 жыл бұрын
Insha Allah
@iloveallah98535 жыл бұрын
Somali ma tihid e yuhuudyohow dadka ha isku dirin wahaab iyo suufi laga ma headline somali sirtaa hore ayaa lagu so baabiyey hada maya
@anisohirsi27025 жыл бұрын
Haa wll wahabiyada iyo landland waa maskaxda British deep state oo ah dajjal nidhamkisa,Emirates,sacudiga wahabiyada iyo landland waa maskaxda dajjal balse hada wakhtigoda wuu dhamaday Insha'Allah 2023 waa Islamic union
Somaliya cidey cunahs goysay warka kuma jiro, sidoo kale Imaaradka maxay la ilmaysa
@amiinecabdow88015 жыл бұрын
Maya
@osmanabdi13715 жыл бұрын
Omaxaa ka galey doorashada dalka soomaaliya .. Waa hurdayaa odeyga.mareyka wax ka galey taladda dadka soomaaliyed . Dawlad ayey leeyihiin shacabka soomaaliteed. Wax mareykan looga baahan yahey ma jirtee. Ha na daayo mareyka . Hortiis jiraa ku daaley oo ingiriis 1884.. Ilaa 1928. Aya dhimasho badan oboqolaale kun ah kala cararey. O. Yeman. Hindi iyo ingiriisba. Xilligaas. Hurdaaye mareykan isna ma boqolaalo kub okale inuu kala tago rabaa. Bal ha la arko usna wuxuu naga helo. Talo faranji ma ogikine. iyadoo la wada ogyahey inuu mareykan Cadowga labaad ee dadka soomaaliyeed inu yahey hadana imaaraat iyo sacuudiga uu gadaal ka soo riixaya suu ufashilayoo dawladeeba iyo hirumarka dal iyi dadba soomaalidu leedagmhey. Gurmad aarsn.
@salehosman1005 жыл бұрын
Allah dalkayaga cadowga gudaha iyo kadabadaba naga qabo
Hadduu mareexaan wax xukumi karo 1969 waa garanaysaan Afwayne Barre inuu Xoog ku qabsaday Dalkii Afrika ugu fiicnaa sidii lagaga eryey iyo wuxuu Ummadda uga tagayna waynu aragnaa! Yaa huu Alxamdulilaahi Rabil caalamiin Rabiyow adaa wayn oo Qaadiree Somaliland iyo Dadkeeda wanaagsan ee waxgaradka ah dhawr meelkasta oy joogaan cadawgoodana danbas dabayli qaaday ka yeel Amin Amin Amin Yaa Rabi WSCW
@astagfirullah22415 жыл бұрын
Maydku hakaa amaan helo.
@mahdijama99285 жыл бұрын
@@astagfirullah2241 cid kuwasta doono..1.5 millionkii bilaa fanbiga ahaa uu Somaliland ku dilay ayaad ku garab taagantahay?
@astagfirullah22415 жыл бұрын
Cuqdadu waa cudur bilaa dawada ah. Allaha kucaafiya. Intii dhimatay o Muslim ah na Allaha unaxariista.
@Aisha-yn3gf5 жыл бұрын
Arinta Xalane waxay u baahantahay in aad looga hadlo si dadka loo fahnsiiyo markaana in laga hufo waxa dhex degan iyadoon la degdegayn
@garbabashe78325 жыл бұрын
soomaali waa masaakiin la biilo waa in loo yeeriyo
@Durwaa5 жыл бұрын
Dowlada soo maaliya waxaan ka codsanaynaa in ay noo soo dhaweeyn mareeykan iyo reer galbeed waa xasidka wadamada muslimka ah waxeey jecelyihiin in ay bur buriyaan oo isku diraan marabaan wadamada muslimka in nabad ay ku seexdaan horumar ay gaaraan noqdoon dowlado awood leh hangool faraar leh hala isaga fageeyo suntooda
@lulyusufsamantar12275 жыл бұрын
Mareykanka hatuu nacas noqto. Ruushka.kina ayaan aadeygsan toonaa.dagal qabow soomali si ay udheesho waytaqana.
SOMALIWEYNEY 🇸🇴 SUBSCRIBE MIYAA IGA XASDEYSIN😭😥 PLZ AND PLZ SUBSCRIBE IGU CAAWIYA 😭😭😭
@hindisomali5525 жыл бұрын
KKKKK SOMALIA BURBURTAY BAY XAARMAAJO
@hindisomali5525 жыл бұрын
waa runtii maraykanku waa qabyaalad cusub
@hindisomali5525 жыл бұрын
burburinta maamulada kkkkkk fashil
@m4ysv1be335 жыл бұрын
America loojoojin mayo waayoo anagaa wadanka iskaleh
@mohamedahmed-tk1ji5 жыл бұрын
Dad badan oo waxma garato ah isku sheegaya aqoonyahan culimo siyaasiyiin iyo weriyeyaal Caydiga ka caqli liita
@kaytoonabdixirsi20445 жыл бұрын
Asc yeel
@midnimoiskaashadamidone14335 жыл бұрын
ARINKAAN HOREY BAAN UGA HADALNEY CIIDANKA SOMALI MAR'NABA ISKAMA SOO HORJEESAN KARAAN QAAB QABIIL ... ciidanka dowlada hadey weyrarto gobol wey ku qiimo dhacayaan si international ah dowlada heer iney diiwan galiso gobolkasta ciidankii wali ku qarash gareyso wa heerka lo'socdo dhalinta somali cidanka udhaartey waa ku danbi xata ineey state ka hadlan .
@wadanigadhabtaah16825 жыл бұрын
Maxaa kaga lay jeemis iswan dorAshada
@aadanjokeofficial47115 жыл бұрын
Marykanka masagale dalkayag basagale
@somaliasomalia79255 жыл бұрын
30% gaalada xataa kuma dhaqanto
@abdijabaradanhadafow67395 жыл бұрын
Wariye dhan maa tahay mise mid dowlada naga gadaya
@anisohirsi27025 жыл бұрын
Emirates iyo sacudiga waa nidhamka British deep state oo ah dajjal nidhamkisa