Deg Deg Sucuudiga Oo Ku Biiray Dalalka Aqoonsanaya Somaliland Iyo Balanqaadkii Trump

  Рет қаралды 43,315

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Ай бұрын
M.allaah somalilnd guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ismailov63gls28
@ismailov63gls28 Ай бұрын
Mansha-Allah Guul Iyo Goboniimo Iyo Horumar Jamuriiyada Barakaysan Ee Somaliland 4 Ever Insha-Allah Amiin Horaloo-Socoonaya..
@AyaanAxmed-u4m
@AyaanAxmed-u4m Ай бұрын
Maasha Allh guuuul iyo gobnimo
@FardawsaTuur
@FardawsaTuur Ай бұрын
Soomliad..guuli.mash.a.allha❤❤❤❤
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Ай бұрын
guul qaranka soomaaliland
@WardaMaxamed-m9w
@WardaMaxamed-m9w Ай бұрын
Guushu way dhawday ee ilhy hanoo rumeeyo❤
@IidoMaxamed-m8b
@IidoMaxamed-m8b Ай бұрын
Cadowga soomaalln aloow jabi guul guul soomaalln aqoonsi dag dag aloow na sii cadowga nolosha soomaalln ka xun aloow naga qabo cadowga soomaalln ku soo duulay aloow jabi
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 Ай бұрын
waxa lagaadhey maalintey reer somaliland sugayeen mudo 65 sano ah oo la raadinayey madax bananida jam somaliland oo wadoo dheer loo soonarey oo burbur iyo dhiig badani ku daatey dhaqaale ah aakhirkii waxay u muuqata in ilaahay keeny aqoon siga jam somaliland viva somaliland
@cumarhusen4214
@cumarhusen4214 Ай бұрын
Guuuuul.domaliland.
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ amiir sacuuuuuud
@khalidgucci1933
@khalidgucci1933 Ай бұрын
Thanks
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj Ай бұрын
S.land Republic Allah ha dhawro ❤❤❤❤ aameen
@aminamohammed5902
@aminamohammed5902 Ай бұрын
Mudo badan ayuun baan sugayay aqoonsi wanuu aduunyada magacaygu gaadhaa message meeshee an doonana meeshii anduunba waanan mushaax soomaalilaan guul iyo gobanimo insha alla
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Ай бұрын
Ilaahay somaliland iyo dadkeedaba habarakeeyo
@cawilfariidfaarax6637
@cawilfariidfaarax6637 Ай бұрын
war deg deg ah belaha samaron iyo ciise waxaay si deg deg ah udhisanayan ciidamo madaniya oo isku dhaf ah si ay uka badbadan ciidamada madaniga ee besha awaal😅
@FardawsaTuur
@FardawsaTuur Ай бұрын
Soomlild,guulumash.alha❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅
@MCkarin-op5nl
@MCkarin-op5nl 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@CismaanAweys-f6l
@CismaanAweys-f6l Ай бұрын
Hadiiaanahay soomaaliya sideeniba sacuudiga waxaan u aqoonsanahay naago oo aan xagooda hadiiaanudhaqaaqno gacmaha qabankano maxeeyaqoonsakaraan naak ninkii wasaa ninkeediah m Binu Salman waayahuud I dhalashadiisa wadankeynina kamahadlikaro
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
Guul
@Mr.Kannadigaru.1
@Mr.Kannadigaru.1 Ай бұрын
the truth feels dangerous, and that’s why the book Magnetic Aura by Takeshi Mizuki is ignored
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib Ай бұрын
Amiir sacuuud guuuul
@BreakableLucid
@BreakableLucid Ай бұрын
🇸🇦🇺🇲🇺🇲🇺🇲🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦somaliland love somaliland barbera saylac bulahaar l🇸🇦🇸🇦🇸🇦
@AdnaAhmed-uq6og
@AdnaAhmed-uq6og Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AbiibColaad
@AbiibColaad Ай бұрын
Sucuudigu waa kuwa xaasida Somaliand ayuu jiraa benaaluhu
@ixtiraam3338
@ixtiraam3338 Ай бұрын
Ilahow nabsi maal sii reer somaliland
@namiup0274
@namiup0274 Ай бұрын
GuuL waa tan ilaahay kitaabkiisa lagu dhaqmo oo ilaahay dartiis laysku caafiyo mar kaas ayaa laliibani Waxaa jecshay ayaa shar kuu ah
@poonamsoni6507
@poonamsoni6507 Ай бұрын
they don’t want you to read the book Magnetic Aura by Takeshi Mizuki because it sets you free
@cumarhusen4214
@cumarhusen4214 Ай бұрын
تلحمد.الله.
@HusseinDimbil-x3m
@HusseinDimbil-x3m Ай бұрын
Ictiraaf aan jirin ayaad sheegeysaa Madaxweynaha trump intee ku balan qaadey ictiraaf bal noo sheeg Ninka ka mid ah mbyada amerika aya soo gudbiyey inay ka doodaan aqoonsiga soomaaliland lkn trump ma oran aqoonsi ayaan siinayaa
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 Ай бұрын
Ilah kabaq. Runta kudhinta
@rumaizaahmed9012
@rumaizaahmed9012 Ай бұрын
Aqoonsika Saudi ka waxaa ka horeysa inay ku aqoonsato Putland ayaa ka horeysa
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Miyaanay fiicnayn in cinwaan kiina iyo warka sheegi doontaan islahaadaan si aan alhristuhu aanu kuu odhan kadaab liano marka uu waayo waxa uu moodayey iyo cinwaankiinu kala duwanaadaan wuxu ku odhan beenaale’ mise arintiinu waa view he keliya.
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 Ай бұрын
Aqoonsi muu Somalia. Ethiopia 🇪🇹 jabuti wax utaro Faqriga oo qani kadhigo
@ahmedhersi9169
@ahmedhersi9169 Ай бұрын
Wuxuuu u taro ma fahmi kartid,waayo maskaxdaada ayaa hoosaysa.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa shaqadeenu waxay noqotey dawlad heblaayo yaa aqoonsaneysa somaliland. 2.0. Hadalkaasi waa khuraafaadka dadka la da'da ah somaliland lagu mashquuliyo oo maskaxda lagaga xadayo. 3.0. Haddaba waxan dhahayaa xilligii mujaahid ahmed maxaned maxamuud uu qabtey xilka madaxweynaha ( alla ha u naxariisto) wuxuu markiiba u baxay dalka ingiriiska. 4.0. Wuxuu sii kaxaystey mucaarid iyo muxaafidba waxana ku jirrey guurtida oo xaaji cabdi waraabe ka mid ahaa. 5.0. Wuxuu alla ha u naxariisto kaga tegay dhammaan dadkii safarka la galley huteelki lagu dejiyey dhammaantood. 6.0. Wuxuu si qarsoodiya ula kulmay R/W dalka ingiriiska. 7.0. Waxanu gaadhsiiyey farriintan oo ahayd dawladda k/m (ku meel gaadhka ah ee somalia) ka saara ku meel gaadh-nimada ka bacdina waxaanu billaabaynaa wada hadalkii somalia iyo somaliland. 8.0. Dawladdii somalia oo ka baxday ku meel gaadhkii iyo somaliland yaa wada hadlaya. 9.0. Arrintaasi markay dhacday waxa farriintii loo direy madaxweynihii xilligaasi ee dalka mareykanka. 10.0. Dawladdii mareykanku waxay aqoonsatey dawladda somalia waxayna ka saartey ku meel gaadhkii ay ku jirtey. 11.0. Arrintaasi markay sidaasi u fushay waxa la billaabay wada hadalkii somalia iyo somaliland. 12.0. Waxana lagu ballamay dalka turkiga. 13.0. Waxa lagu bixin jirrey lacag dhan 4.0 million doollars kullan kastaba. 14.0. Lacagtaasi waxa loogu magac darey mid la isku dhexgellinayo dadka somalia iyo somaliland. 15.0. Dawladda somalia oo la aqoonsaday waxa la siin jirrey 4.0 million doollars. 16.0. Dawladda somaliland waxa la siin jirrey 4.0 million doollars. 17.0. Waxana dalka turkiga lagu kulmay tirada dhan 6 jeer oo lawada fadhiistey. 18.0. Markii dambe waxa laga wada hadley hawada somalia iyp somaliland oo ay gacanta ku haysey hayadda duulista hawada ee ICAO. 19.0. Waxana lagu heshiiyey in laga soo wareejiyo hawada somalia iyo somaliland hayadda duulista hawada ee ICAO laguna soo wareejiyo gacanta somalia iyo somaliland oo la qaybsado dhaqaalaha ka soo baxaya. 20.0. Waxa lagu heshiiyey inay xarunra duulusta hawada somalia iyo somaliland ay noqoto harfeysa. 21.0. Waxa wasiirka duulista hawada ahaa wasiir maxamuud xaashi cabdi waana xilligii farmaajo madax weynaha ka ahaa somalia. 22.0. Siduu wasiir maxamuud xaashi cabdi dadka ugu sheegayey waxa naaulka hawada somalia iyo somaliland ka jeenayaa hargeysa. 23.0. Waxana ka hawl gellaya shaqaale ka socda sonalia iyo somaliland. 24.0. Waxana harveysa laga tasgzyaa labada calkan ee somalia iyo kan somaliland madaarka hargeysa. 25.0. Atontu msrksy hslkaasi mareyso wasiir maxamuud xashi cabdi wuxuu qaattey lacagtii somaliland qaybtii ay ku lahayd xisabtanka hawada waxayna dhamayd 15.0 million oo doollars. 26.0. Waxana loogu shubay banka Abu dabai waanu soo qaattey. 27.0. Markuu gacanta ku dhigay laxagtaasi wuxuu si toos ah ugu saxeexay somalia inay iyadu soo qaaddo hawada keentana moqdishu. 28.0. halkaasina laga maamulo. Masaxweyne farmaajo wuxuu naxamuud xaashi cabdi waa nin dhiiran oon cidna ka baqaneyn. 29.0. Waayo wuxuu isku halleynayey madaxweyne siiraanyo oo xilka u dhiibtey isagu. 30.0. Haddaba aqoonsiga dadka la da'da ah somaliland ee dhashay 1991 kii iyo wuxii ka dambeeyey kala tega dadka. 31.0. Waxan dhahayaa aqoonsiga aad sheegeysaa halkuu yaallaa eed ku ogtahay ninkan waallanow.
@Kw58437
@Kw58437 Ай бұрын
Iska hadle kafadhiiso dadka markasta waxad kaso horjeeda Somaliland
@mandakinidedge8199
@mandakinidedge8199 Ай бұрын
the book Magnetic Aura by Takeshi Mizuki is what everyone avoids because it’s too real
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 Ай бұрын
Beenaale. Beenaale. Beenaale.
@ParmodKumar-lx9ls
@ParmodKumar-lx9ls Ай бұрын
everything you believe might crumble if you read the book Magnetic Aura by Takeshi Mizuki
@Phlchannelofficial
@Phlchannelofficial Ай бұрын
society would change overnight if more people read the book Magnetic Aura by Takeshi Mizuki
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory Ай бұрын
Broadcaster what is 15 for u about the death of military officer from Russia?why u r not speak about the new somaliland government issue? 😂😮😅😢
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Xog Culus Oo Fashilisay Hanti Maguurta ah Oo Laga Xaday Somaliland
29:28
Dhamays Media Production
Рет қаралды 16 М.
Maxay yihiin Sababaha Maraykanku ku Aqoonsan karo Somaliland?
13:13