تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال عيد مباركة اختي المسلمين في كل مكان واهلي في الصومال 🇸🇴
@saidobsiyeobsiye96087 ай бұрын
Guuleed falanqayn la dhagaysankaro meesha kuma haysid.
@abdimohamedabdulahi29947 ай бұрын
su'aal fahad soo ma aha ninkii isku lifaaqay nisa iyo al shabaab oo ilaa hadda lakala saari la' yahay ??? al shabaab kan hay adaha dawlada ka buuxa al shabaabkii uu madaxda ka dhigay fahad saraakiil al shabaab !!????
@mahadhusein85567 ай бұрын
Falanqayntiina way wnaagsansantahay balse maladiina ayaa xun aduunka waxa dhaco in wax lashego amni xumo kusaabsan oo ka hortag lasameyo wayna dhacdaa in aduunka dulmadkisa baaqdo ayada oo laga cabsanayo in ay wax dhacan raga dukaamada laga qarxiyay looma qarxin mahad ayaa wax kagatay waxa loo qarxiyay waxay aheed in ay gadaan cameroyinka lagu dhajiyo dukaada waxayna ka dhaga adeegen in ay joojiyan iibka camerada sidas ayaana loo xiray shabaabna waxayna rabaan in ay umada qarxiyaan maalmaha ciida maadama umada dhan ay cadaw u arkaan
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv7 ай бұрын
Ficnaan laheydaa waxa afka Laga sheego iyo xaqiiqada dhabta ah iney is waafaq San yihiin
@ahmedaware77587 ай бұрын
War Giuleed goormuu noqday alshabaab.
@mohammadmohammad19377 ай бұрын
Muqadisho idinka markin wligin itoobiyo iska xureeya walal nuur cuqadada iskadhaf ilahay rali kama ahan jeceelk xuman daka reer muqadisho dintada yeey wax ugeeysanin siyasiyint reer muqadisho marki wax laga shegayo wad farxsantahay lakin kuwa kugu reer aha kajogso ayat dhahda إتق الله يأخي
@abiiboladjama16597 ай бұрын
Kuwani waa geel jiryal weeyi been ayuunbay halkani lasoo fadhistaan
@geeljire16587 ай бұрын
Geel jiruhu wuu ka aqoon badan yahay ciyaalka caana booraha ku soo koray ee jeega xiirka ah ee koola dhuuqa ah ee haddana ismaadaya in ay dad jira yihiin
Waxaan tirada badan ee aad qortay ma aqri karnee cod soo duub.. teeda kale iska daa cunfiga iyo qabyaalada.. ogaaden waa dad somalinimo jecel ee MJ iyo reer kaleba shaqo kuma lahan... Somalinimo ayaa inaga badan
@yasminjama27037 ай бұрын
Al shabaab Hawiye weeye boqolkii sagaashan waxaan madax ka raga ka yimid Hargeisa oo rumeysan maska madax ayaa laga dilaa markaa idinka ayaa magaaladiin nabada ka dhigi kara Hawiyoo inta aad fakartaan!!
@AbuukarMohamed-v4t6 ай бұрын
Wa saxan tahay qof walbo asa ka digo nawad hawiye dolkis ino dagal ka jiro asa key nay wll
@abdiali49917 ай бұрын
Ciid Mubarak sstv away odaygii jamac gallad ahaa
@somaliland4ever4847 ай бұрын
Horta DAAROODKU maxay la ooyaan?HAWIYE wuu Tashadee
Jaw Ragan Ogaadeen ee Qadaadweynta Uhiilinaaya ee Noo Amaanaya Maxaay Ahaayeen Yaab!!!
@AbdihersiWarsame-kq2wi7 ай бұрын
Balbentan arag war hedge qofka libintisa walasiya cofankan fahadba bilabay
@barsaqanbarwaaqo41107 ай бұрын
WARYAADA MA IDINKAA KU NOOL MUQDISHO MASE ANAGAA KU NOOL SABABTA AAD U BUUFINEYSAAN BEENTA MAREYKANKA UU MUQDISHO U CIIL QABA CIIL AAN DHAMAAD LAHEEN EE MARKAAN MADAXA KOR U QAADNABA DIB NOO CELINAYA LAAKIIN MARKUU WAAYEY WAX UU ADEEG SADO AYUU CAALAMKA IN UU BEENTIISII KU TUSO MUQDISHO NABAD MAAHA WAASE WAXAAN U SUURA GELEEN INSHA ALAAHU LAAKIIN IDINKU NAGA JOOJIYA IN AAD BEENTIISA BUUN BUUNBUUNISAAN MUQDISHO WAA SEEF DIYAARAHAAN SIYAASADA MAREEKAN U BAAQDEY HA U CEEBEEN MUQDISHO
@AbdihersiWarsame-kq2wi7 ай бұрын
Syl may ogadan caku cagdher
@mohamedhassan56177 ай бұрын
Mahad salaad aaad uga shaqeeyay nabad gelyada dalka gaar ahaan caasimada ummadda soomaaliyeed ee Muqdisho..
@abdihassan59637 ай бұрын
Haa badow daaroodnimo wareerisay
@digitalworld1haarin9057 ай бұрын
Waar midkaan guuled la leeyahay waaba eber wllhi maahan qof caqli ku filan leh. Waa wabyaali caadifi ah oo liita
@idirisjama82497 ай бұрын
Warabadan
@ahmed-bs9l7 ай бұрын
From cabdullahi usmaan miyaad kaso qaaday 5 qodob guuleedoow 😂😂😂😂
Been badanaa waaba bil ramadaane illaahey ka cabso
@Hajidulmidiid7 ай бұрын
Mahad M.Salaad qofkii ku dhaliila xilka Nisa qofkii xumaan kasheega waa dad kaxun in Muqdisho nabadi kadhacdo,kaliya wax dhiliil ah ayaan u hayaa shirciga Nisa oo qodobo aan dhaliilsanahay.
@abdallhersimohamod48527 ай бұрын
Been baad sheegaysaaye malaha waa lagu laaluushay oo mahad salaad baa kaa dhex hadlaya.
@azaadkalay24257 ай бұрын
Qosol ma idiin banaana dadkiina itoobiya ayaa dhiigoda cabaya wax weyn haka dhigina daiyaarad la baajiye waa xeelada sir doon mar dhaw ogaada waxa ku hadleysaa in maxkamada lidiin ku saari karo marka hadal iska koontoraala caloosha qabyaalad idiinku buuxdo
@abdimohamed95167 ай бұрын
NiSa mahad wuxuu ansaxsaday in aan lala xisaabtamin.dad badana wuu bartilmaamaystay arimo siyaasadeed.ee idinku ilaahay ka yaaba oo umadu yaaney been idinku baran.
@farahali7 ай бұрын
Wallee wax weyn baa iska kaa badalay
@abdimohamedabdulahi29947 ай бұрын
Taas waa ammaantìisa !!?? sanbaloolshe arinta qalbi dhagax wuxuu ku qaatay dhibco raganimo waan khaldamay mar hadduu yidhi hallay cafiyo !!???
@abdihassan59637 ай бұрын
Waar daarood waa darood. Inkastoo la hanaansho ama aad istidhaahdo habee hoori waa iska hoori
@solokilimber38187 ай бұрын
Afka dhay 😂😂😂
@user-Rh77ot4dw1r7 ай бұрын
Benale
@kaaraa-mardha19777 ай бұрын
Midda Kale wuxuu iska indha tiirayaa in kolkii xumaanta samayn jiray xukunka loo dhiibo waa nabad. Tuugii iyo dilaagii ayaa loo dhiibay
@abdirahmanmohamed59087 ай бұрын
Qashin qashin dhalay ayaad tahay ee taliye mahad salad wanaaga uu soomaliya ka sameeyey xataa ciilqabe farmajo ayaa amnigaas ka faaiideystey markii uu soo laabtay.shame on you,
Guuled sax ma ahan warkadu bal is weydi Mahad salaad sheg sababta xilka looga Qaada, yay ahad cidanki lagu layay xarada dhaga badan, yaa ka danbeyay hoteladi umada lagu xasuqay, i ti xilka u hayay Mahad salad yaa lo Qabtay Maxkamad lagu hokenay?
@califaarax70527 ай бұрын
Been maxay Taran?
@barsaqanbarwaaqo41107 ай бұрын
WARYAA BEENTA JOOJIYA AAD MUQDISHA KA FIDINEYSAAN WARKA BEENTAA EE MAREYKAN FIDIYEY IASAGOO KA XUN HORUMARKEENA IDINKANA HA NOOGU DARSAMINA CADOGA AAN ILAAHEEY UGA DACWEYNEYNO
@HassanMohamed-jl8ou6 ай бұрын
Been iyo qashqash badanaa waa dabaalo ka sheekeysanaya hadalo aan micno lahayn cajiib waaye
@mahamoudnoor4897 ай бұрын
Labadan ban la yaban isma DHAman Wana is waraysanya marks WA bar ceeba oo saxafada Ku tala yaa satir astur
@fatoumawarfacabdi7 ай бұрын
Jaawajis og yad tihiin amxaaro iska xooreeya wax lagumayey oo lagumaysto ogaden yaa ka jira somalida kale xor ha islayaan amaa is dhunkadan waaa xor.
@abdihassan59637 ай бұрын
Waar waaba taan ogaayoo lax qalatay
@AlikhadarAli7 ай бұрын
XOOLAHAN LAWAREEYSANAYO II DEHDII MAHAD KAWANLE UU KUBIXINAAYEY LACAGTA BUU NOO SHEEGAYA... ADEER MAHAD BAA WELI NISA MADAX KA AH WELI.....QARAX WUU BILAABAY MAHAD KAWANLE .....AYAX TAG ALEELNA REEB
@AlikhadarAli7 ай бұрын
MAHAD KAWANLE IYO MAHAD KARAATAY WALEE LABADII SANO AY HAAYEEN XILKA NISA SHABAKADA FARA BADAN XAMAR WAI KADEX ABUUREEN.....ALSHABAAB BAA XILKA UGU SAREEYEY LOO DIIBAY LABA SANO KAHOR😊
@kaaraa-mardha19777 ай бұрын
Ma wax uu amaanuu waayay? Kan waxay isku hayb yihiin Xamza Marka wuxuu ka wadaa hogaanka Xamza ayaa amaanta iska leh
@somalilandnew7 ай бұрын
Dayuuuska cagta dheer ee ku ag fadhiya waa in la edbiya
@xaliimacali55957 ай бұрын
Kaalaya ma ogidin miyaa in ogaadeen somalia laga saaray war heedhahaya ogaadeen ma idnkoo taagtaagan baa la idin gumaysanayaa shalay Ethiopia bay ahayd maantayna xamse iyo xasan baa idin fageeyay hadana waad soo qoslaysaan yaaab😂😂😂 reer tolkay goormee wax fahantaan
@abdallhersimohamod48527 ай бұрын
Dhab ka hadal masha barnamijkaagu re waa been ka hadal qosol ku suugaysan.
@maimounhassan28907 ай бұрын
Gobol dadkiisa ilashado xafad dadkeda difaco guri ninkiisa nadiifiya muqdisho waxey u bahan tahay dadka degen sida gobolada kale wax wasaq ah waxa hagajin karan wixi nadiif ah
@abdullahidubo40237 ай бұрын
Guuledow mahad salaad baa ka dhex hadlaaya…..Nisa goorme siyaasad ka dhex baxday?? Kuwi barlaamanka dhex fadhiyay yey ahaayen….bal ninyahow isku xiishow ilmi ma nihine
@wizhargeisa33387 ай бұрын
Waar labadan wx wayn ba ka dhiman kulaha Mahad salaad aya wx hagaajiyay Wa ninka madhiyay ciidanki wadanka shirqool kuwada dilay mrku fahad joogay ayay top 10 africa ayay ku jirta
@abdihassan59637 ай бұрын
Waar nimanyow warkan qaata xamar waa laga sifeen kismaayo waa laga sifeen gaal gacyana waa laga sifeen jijjigana waa laga sifeen xaga nfd iyadana laga sifeen malaa nabad daad ku suuxdaaya saani baa loo suuxin waa bilaabatey
@digitalworld1haarin9057 ай бұрын
Inta aad isleedahay xamse marxuum difaac baad waxaad rabtid noosheegaysaa. Caadifad iyo qurun baa kabuuxa kan guuleed la leeyahay
@KhadijaMohamud-nb9tw7 ай бұрын
À
@abdihassan59637 ай бұрын
Waar geelii dib igu noqo yuu kaa baabine
@abdiomar64067 ай бұрын
Mahad salad as sanboloshan waa jajus waa kudka gur ooqanja ugoor xasan dawladnimo marabo rakabxumadesad kugaran
@abdirizaqyusuf48947 ай бұрын
Your information is totally untrue Ben bad shegays
@califaarax70527 ай бұрын
Taladdii xassan iyo xamza ayaa soo uraysa, godwalaal ha qodin Saad haddaad qodo adaa kudhin, Xassan iyo xamza waxay rabeen In ay garoowe burburshaan, waxaa Ka horburay moqdosho
@Tamsim33587 ай бұрын
😂😂😂Af wax cunaa ma xishoodo kan carabka culus wa xamsa bare propaganda socda 😂😂😂 farmajo wax badan ba laga bartay, cagdheer wa wada dubillow ganugana 16:32