DEG DEG Talyaaniga oo Diyaarado Miletiri ugu deeqay DFS, Gelle oo shir ugu yeeray Xasan sh, Magafe

  Рет қаралды 28,036

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 21
@HaredDuale
@HaredDuale 2 ай бұрын
SULDANKA TV GROUP waa idin salaamayaa TALO MUHIIM AH fadlan maadaama lagu jiro xaalad xasaasi ah waa in wararkiinu ubataan kuwa isu soo dhoweynaaya umada soomaaliyeed Iyo nimankaas dadka kala qoqobay ee maamulada iyo dawlada dhexe haysta oo ah kuwa ay dhamaantood ku indho beelay kursi jacayl aakhiradoodiina halls ka geliyey
@faarahjama243
@faarahjama243 2 ай бұрын
Xasan sh Waa ma gafe waana xaqiiqo
@MohamedYoussuf-f1z
@MohamedYoussuf-f1z 2 ай бұрын
Suldaan tv ha laga gabsado hadalada xanafta leh ee ah sida "wiilkìisa ayey hoos imaanayan ciidaanka gaarka ee cirka "wa arrin meel ka dhac ku ah DFS sal iyo raad lahayn.
@abdimuse6945
@abdimuse6945 2 ай бұрын
Maxamsaa ujilic sanaaday Muu xasan abaaro
@AbdisalanSalat
@AbdisalanSalat 2 ай бұрын
Xasan shiq Waa mgafa
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 2 ай бұрын
DANI IYO INTA UU BIILO AYAA MAGAFE AH OO DANTA SHACABKA IYO DALKA DAWLAD NIMADA MIDNA AAN U DANAYNAYN HADUUSAN DAWLADA SIDUU RABO UUSAN KA YEELIN UU BUTLAND IYO DAWLADA ISKA HOR KENAYO
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
MADAXWEYNE XASSAN XILKA QARANKA AYU HAYA, DANI ZANZIBAR WALIGIISBA WUXU AHA, JAAJUS ITOOBIYA IYO IMARAAD, CIDDI WAX KA WAREYSATO AYA NOQONAYA MID DANI ZANZIBAR.
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 2 ай бұрын
WARKAA QASHINKA AH IYO ISKU DIR SOMALI DHEXDEED AH AAD WADIIN
@NuurAxmed-xv4vr
@NuurAxmed-xv4vr 2 ай бұрын
Wan ibsanay e hadudadan
@FutoXar
@FutoXar 2 ай бұрын
Talyaniga ma diyaarado uu iska tuuri lahaa bay soo siiyeen islaamihii abgaal oo la tuman jirey oo usheegay dhul aysan cidna lahayn😂😂😂😂qashinkooda laidinku soo fogeeyey naagtii talyaniga madaxda uahayd ruush bay gaajo iskugu dhiibtay magaalooyin dhan baa lagu baabaay
@mohameddugsiye8552
@mohameddugsiye8552 2 ай бұрын
Xasan waa laandheere banaan dagay wlahi I aamin
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 2 ай бұрын
Magefenimo xasan isba kama xishoone cid walba oo ka aragti duwan xaqopda wuu ku tuntay
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 2 ай бұрын
😂😂😂😂😮😮 somaliya yawaxa ku
@soraya.a7956
@soraya.a7956 2 ай бұрын
Shacabka Soomaaliyeed waxay lashaqey nayaan masuulkii cadowga ka difaaca dalkeena wanan naqaan kuwa Ethiopia u adeega iyo wadaniyiinta saxda ah!!
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 2 ай бұрын
Yaa ku siinayo gooni usutaag
@MaxamadCareya
@MaxamadCareya 2 ай бұрын
Mucaaradka madoonayaan in aan awood yeelato soomaaliya waxey rabaa n in ey nacaburiyaan oo cadawga shisheyaha na hunguriyeeyo mucaarad war kiisa nagadaaya waa tuugo
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 2 ай бұрын
Waar ninka madaxwayne xasansheekh.waxahaystahawl adage kadaayaidinkunadhibta
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 ай бұрын
MW Ciidanbeelaad Qortay, Wiilka uu dhalay na U dhiibay. Ciidankaa. Ma SivCiidan Qaran baa?. Mise Waa Jamhad-Qabiol, Oo Tuute xiran. 😂 DOOWLAD ma jirto. Xasan Shiikh, Xoog buu rabaa, Lakiin Dalka baa ku dhamaan iyo wuxuu wato. Lakiin Dalka Xamar un ma aha.. Xamr xoog ku muquuni. Lakiin Banaanka .
@abdifarah5875
@abdifarah5875 2 ай бұрын
Wariyoow Maxa loo oga da sirta sooomalida iyo ciidanka wax walba garoonka Kasoo daga Mise ciidankena military ma lee yihiin Garoon u qasa ayaga kalaia xooga Dalka soomalaia mise dowalada ganacsato😂yey ka iibsadeen???
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 20 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 29 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 33 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 3,3 МЛН
GANTAALKA CAQLIGA LEH EE MUCJISADA AH EE TURKIGU SOO BANDHIGAY
14:10
HBN Online TV
Рет қаралды 201 М.
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 20 МЛН