DEG DEG Turki &Masar oo Weeraray ItobiyaDabkii Los Angeles oo waji kale yeeshay, S/Land oo Hawada...

  Рет қаралды 40,563

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@ashasalah2835
@ashasalah2835 6 сағат бұрын
MAHAD ALLAH, HADDEY MASAR IYO TURKI AY FAHMEN, IN U XASSAN SHEKH YAHAY QOF MASKAXIYAN BUKAAN AH, AHNA SHAQSI AAN LAGU AAMINI KARIN, MUSTAQBALKA QARANKA SOMALIA.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 6 сағат бұрын
XASSAN SHEKH, WA QOF AAN MASKAXIYAN CAAFIMAD QABIN, MASAR IYO TURKI WA IN AY KA HOR YIMADAAN, WAXA KASTO ITOBIYA KA SAXIIXATO.
@ahmedhaybe9764
@ahmedhaybe9764 15 сағат бұрын
Heshiiskii ankara wuxu kudhawyahay heshiiskii barliin ee soomaali laguqaybiyay ninka qabsashada dhulka iyo bada soomaaliya loosoo marayaana waa xasan sheekh dadkii soomaaliyeedna tiihbaa kudhacay maamul xumida darteed kuyimi lakin in wadanka labadbaadiyaa waa muhiim maye acyaantii dadkani
@IAM-x5s
@IAM-x5s 12 сағат бұрын
Waa in xasan la tuuro oo baarlamaanku xilka ka qaado dadku mudaharaadaan
@maxamuudisxaaq709
@maxamuudisxaaq709 15 сағат бұрын
Turkoga isaga ayaa itoobiya wata
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 14 сағат бұрын
Allaw Xasan hanagu hallayn
@ashasalah2835
@ashasalah2835 6 сағат бұрын
SOMALIA MADAXWEYNE, CAQLIYAN BUKAAN AH, HESHIISYO AAN SHACAB IYO BARLAMAN OGOLAAN, XASSAN OO LABA MIIRO AH, MA KA SHAQEYN KARTO, QARANKA SOMALIA.
@نعمه-ز9ذ
@نعمه-ز9ذ 13 сағат бұрын
Turki itobiya waa asxab ader ee waxba kama jiro
@ashasalah2835
@ashasalah2835 6 сағат бұрын
CABDIRAXMAN CIRRO, WA SIYASI BISIL, WAXA U ROON IN U GARTO IN SOMALILAND TAHAY MAAMUL GOBOLLED KA MID AH, SOMALIWEYN.
@silverloola726
@silverloola726 18 сағат бұрын
Shariif, Hasan Cali Kheeyre, iyo Deni kuligood weey ka cabsanayaan cabiy ahmed.
@SurprisedDalmatian-es3xo
@SurprisedDalmatian-es3xo 11 сағат бұрын
Waa sheeko baraley turkiga waxa uu rabaa in uu culayska ka yareeyo Ethiopia
@ArtanAli-y1c
@ArtanAli-y1c 17 сағат бұрын
Dadka qasa ayuu kayimid😂
@andiahmed4964
@andiahmed4964 11 сағат бұрын
Turkigu hadii u Muslim wax u Tari kurdiga dhulkiisa ha siiyo oo ha ka daayo xasuuqa Qabsashada somaliya Dan kama laho ee wuxu fiirsanayaa dantiisa ee itobiya Kala dhaxeesa ee ganacsiga
@calishaakir1
@calishaakir1 17 сағат бұрын
MAXAY DIB USOO CESHATAA? MIYEY MAAMULI JIRTAY HAWADA? HADALKA ISKA HAGAAJI AMA AAMUS...!!!!!!
@IsmaëlYacin-l7f
@IsmaëlYacin-l7f 19 сағат бұрын
Asc wll Su'aal hadaan ku waydiiyo. Adigu jabuuti hadmaad soo dhaaftey ama ka bogsatey naceybkii iyo cadaawadii aad u qabtey dad walaalahaaya kula dub ah kula diin ah ?
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 11 сағат бұрын
Siyaasiyiin maahan kuwaad wararkooda buunbuuniso waxay ahaayeen jabhado hubaysan markii magacooda noogu horraysay
@Guledsaeedbarreh
@Guledsaeedbarreh 19 сағат бұрын
Awoday shegan jiren maye ayan wacano amura leh bagaysu aragten illahay carurta qaza cuqubadodi baku qaraxday
@yassinduale34
@yassinduale34 17 сағат бұрын
SULDAAN BEENAALE,XASAN TUUG AYAAD QIIL U SAMAYNAYSAA
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 8 сағат бұрын
🎉🎉❤❤ guuuuul SLND guuuuul iyo gobanimo ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ♥️♥️♥️💯
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 14 сағат бұрын
Caqli xumo iyo siyaasada xumo aniga fikradeeydu waxeey tahay haddii bad lagaa siiyo red sea ga ama bada cas waxeey gacan saar layerlaneeysa cadowga masar waxeey xakumi karaan bada cas oo masar ay ciriiri geli doonto waxa uga imaanay wadama carabta iyo dunida intiisa kale itobiyo biyaha masar bay xakuntaa ku darsan meetso bada cas oo ah halboowlaha biyo mareenka masar
@MohamedAli-wo1rk
@MohamedAli-wo1rk 17 сағат бұрын
BADII SOO XASAN DHIIKHO MA GADAN ? MAXA? MAXAY TAHAY WAXA AY KA WADA HADLAYAAN MASAR IYO TURKY ? TURKY DILAAL XASAN DALBADAY SUU MUU AHAYN OO WALIBA XASAN SHEEKH CODSADEY? WAXAAD SHEEGEYSO NINYAHOOW MA GARAN
@calishaakir1
@calishaakir1 17 сағат бұрын
DF MIYEY U ARAGTAY INAY SL KA MIDTAHAY WADANKA? MISE WAY TAHAY? WAA KU SIDEE NINKOW? MIYAAD TAAGEERTA GOONI GOOSADKA?
@IsmaciilXasan-t6r
@IsmaciilXasan-t6r 18 сағат бұрын
انا اقول لك لا مصر ولا تركيا ولا كل دول العالم حتي لو اتحدو مافي قوة في العالم تقدر تبدل موقف شعب ارض الصومال نحن كشعب ارض متحدين ولا نريد ان نرجع مرة اخري الي مقديشو وهذا هو مبدانا حتي اخر نفس في حياتنا ولو اجتمعت جميع دول العالم يا الشهادة ياالموت
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 17 сағат бұрын
Maashaa Allaahuye sidaad u sheegtay weeyaan iyo naga ballan ilaahay haday xataa ciin daaqayso amba geeska afrikaadba gubanaayo waanu diffaacaynaa jiritaanka qaddiyaddayada insh tcaalaa,, for ever Somaliland republick
@hassansomali6337
@hassansomali6337 14 сағат бұрын
Beenlow ya ku reer waqooyi gasaahada way ka midaysan yihiin,woqooyi ma hal reer o keliya degan,Adeer dadka caqligooda ha caayin.😂😂😂😂
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 13 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂hawadee
@AthmadeyJogow-vf2gw
@AthmadeyJogow-vf2gw 18 сағат бұрын
Siyaasi somali ah oo ka Hadley ma jiro waxay baqayaan ethiopia
@SahroSahroHusseinMohammud
@SahroSahroHusseinMohammud 17 сағат бұрын
Firii waxad eheed weriya wangsan lakiin cawa waxat tahay denbile waxadana sameeysaay geef kii ugu weeyna kadiib markaad isku soo dheejisaay calankii qaranka somaliweeyn iyo kii jufadi isaaq
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 18 сағат бұрын
Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 14 сағат бұрын
Dad gooni goosad ah baa lala hadlayaa soomaaliya ka ma ahayn in ay wadanka kala karaan denbigooda oo ah dil iyo xarig in laysgu daro baa waxaa loo aqoon sanayaansida dad aan denbi gelin SNM waa soomaaliya BIYAFRA oo Nigeria kala jarat dagaal baa lagu qaaday ilaa kaga baa iyo hadeer SNM was in lagu soo celiyo si qasab ah dagaal wada jir ah lagu qaado in aan lala hadlin waxaan weerar ka ahayn
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 12 сағат бұрын
Waxiir.fiqi.iyo.cc.shakuur.kaliya.ayaadiidan.ethiopia.siyaasiyiinta.kale.hoostaaykalasocdaan.etipping.habargidir iyo Ethiopia waadab iyo baasiin.waaynakusaxanyihiin
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 19 сағат бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Dawladaa turkigu waxay noqotey dillaalka badda somalia waxayna u shaqayneysaa dawladda ethiopia. 2.0. Dawladda ethiopia waxa waajib ah in laga saaro somalia dhammaanteed. 3.0. Dawladda ethiopia waxay dooneysaa inay badda somalia xoog amaba xeellad ku qaadaneyso. 4.0. Dawladda ethiopia waxay haysataa dhulkii somalida oo dhan sida hawd & reserved area iyo kenya.
@CabdiCaydruus
@CabdiCaydruus 12 сағат бұрын
Beenale
@mustafesulyman
@mustafesulyman 14 сағат бұрын
Suldan.tv.wararkagu.waxjira.maaha..sheekada.suuqa.ayaad.soodaysaa..ninwayn.matihid.beenta.iskadaa
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
30:03
Ответ генералу Золотову
16:29
Алексей Навальный
Рет қаралды 14 МЛН