Hoggaamiyaha gobollada woqooyi ee Somalia 🇸🇴 Garaad TV very Good
@saynab7503Ай бұрын
Hanoolado turkay❤❤❤❤❤❤
@HciidАй бұрын
Turkiga wax madiido aqoon la ,aan suuriya oo dhan darisna la ah waxa uu siistay in laga iibsado beeraha waxa ka soo go' a
@abrahamojegalitarianism6850Ай бұрын
Waa hore yuu siiyay. Dubai drones yay siisay jaale. Mahadsanid
@AbdiAgoodАй бұрын
Allaha caafiyo m/waynaha ismaaciil Cumar Geelle.😅😮😢🎉😂❤❤❤
@LuulAliWehelieАй бұрын
Turkey waa awooda kaliya ee islaamku heysto ee allaha noo xafido cadowgoodu ha jabo gacalkooduna ha farxaan insha allah noolow urdugan guuleyso abidkaa .Ismaaciil c. geelle caafimaad allaha siiyo aamiin yaa rabbi
@shamsoibrahim4431Ай бұрын
Aamiiin all you said is great
@mohamedkeinan5835Ай бұрын
Muuse biixi wa in tigid loojera waayo wuxu dalka uherseedey dhibaatooyin wa weyn an wali far kaqod neyn❤❤😂🎉🎉😢😢😮😅😅😊😊😅😅😢🎉❤❤❤❤
@shamsoibrahim4431Ай бұрын
Turki Goan kiisu ma cadda inu narabin iyo inusan Dowladena warmed a u bogin tay tahayba Qatar 12’sacadod bu ugu gurmaday laakin annaga wunaga caga jiidaya
@Abdi-zv6exАй бұрын
Waligaa wax ninkale haduu wallaalkana yahay ha ku xisaabtamin. Boqonkiiba 50 rajadaadu ha ahaato waxanad gacanta ku hayn. Hal ulhadaad haysato taa kaga kaloonow waxkasta
@FeysalabdiGabreАй бұрын
😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪👍👍👍
@subraarm4381Ай бұрын
Ilaahay ayaa og wax dhacay laakiin Adigu awoodaas malihid Maydka socda een Aduunka ku inqaaban .