Deg Deg: Turkiga oo la saftay Itoobiya, MD Xasan Sh oo go'aan adag qaadanaya & Ciidamado...

  Рет қаралды 44,778

Warqaad TV

Warqaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 85
@ahmedhaybe9764
@ahmedhaybe9764 18 күн бұрын
Turkiga hanadhaafo waxuulasafanyahay itoobiya waxaasoodhan waxaakeenaya jileeca xasan sheekh
@libanabid4565
@libanabid4565 18 күн бұрын
Xasan waa biyo qawow nio
@cabdulaahimaxamuudxasan4124
@cabdulaahimaxamuudxasan4124 18 күн бұрын
Marabno itoobiya madaxwayne dadkaaga iyo dalkaaga udanee
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 18 күн бұрын
Run maaha warkaas turkiga no way
@salatabdirahman4880
@salatabdirahman4880 18 күн бұрын
Turkigaa waa munaafiq say somaalida malayneeso maahan
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 18 күн бұрын
Erdogan kama filayo qiyaano anigo danta dalkiisa inay #1 tahay mana aha labo wijile wa nin waxu rabo cadesta
@AxmedAwuukarxasan
@AxmedAwuukarxasan 18 күн бұрын
Turku ha va o amiin
@AbdirahmanAli-g3u
@AbdirahmanAli-g3u 18 күн бұрын
waan kahorjeednaa urdugaan waayo danihiisa awitoobiya ka leeyahay ma aqbalayno soomaali nahay soomaali guul waligaa
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 18 күн бұрын
Marabno.turki.iyoitoobiyo
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 18 күн бұрын
Türki Itoobia ayuu la socdaa. Danaha Itoobia ayuu ka fulinayaa Somaliya.
@Sarta100
@Sarta100 18 күн бұрын
Ordogan waa qaain dalka gumaysi u gacan geliyo waa in laga saaraa dalka waa qaain.dalka hala qabto.
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 18 күн бұрын
Ma rabno itiobia, burundi, turkiga all get out totally. Welcom Masar, Erytrea, Djibouti Somali is free to government
@omaraden1608
@omaraden1608 18 күн бұрын
Yeah of course that's true I agree with you. Thanks
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 18 күн бұрын
Turkey out of Somalia!
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 18 күн бұрын
Turkiga waa cadaw somaliyey ogada
@AhmedHasan-q1g
@AhmedHasan-q1g 18 күн бұрын
2011 ayaan shegey in Trueky cadow ku yahya Somalia 😂😂😂😂 Sheekadii walaalegheen turkey xaggee ku dambaysay
@MaxamedNuur-x6s
@MaxamedNuur-x6s 18 күн бұрын
Hadaannahay shacabka soomaaliyeed waxaan masar iyo ilatariya turki iyo itoobiya marabno
@MuhuboKarshe
@MuhuboKarshe 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 18 күн бұрын
Itoobia ha laga reebo Atmis.
@AminaAli-q8z
@AminaAli-q8z 18 күн бұрын
Turkigu waa budhcad yaan la aaminin
@ahmedhaybe9764
@ahmedhaybe9764 18 күн бұрын
Hadiiladaari waayo itoobiya soomaalidu hamudaaharaado.no.itoobiya
@Sarta100
@Sarta100 18 күн бұрын
Turkiga waa qaain ordogan waa in asaga biyo xabashida laga saaraa dslka waa cadaw danayste ah ordogan ayadoo dadka soomaaliya leyneyso xabashida ayuu dhul iyo bad inay qaadato ka shaqaynayaa haduu la saftay xabashida waa in dalka laga saaraa badalkeeda wadanada saxiib ah lagu bedelaa ordogan soomaali dan kama laha wax uu difaaca daaye assga iyo xabashida waxay ku heshiiyeen in soomasliya ay gumaystaan waa cadaw iyo cadaw kalkaal ordogaan waa munaafaq wuuna is cadeeyay oo wuxuu yiri soomaali anagaa wax siinaa laakin xabashida dhaqasle ayaa gashtay oo malaayiin ah mana rabo xabashid in lasaaro ama layska dhiciyo waa cadaw wa in dowlada shidaalka soo saara la keenaa dalka ordogan laga qaadaa dekeda iyo ariboorka qaainka soomasli siray. Oo qiyaamayay masasri kagu bedelaa iyo eratareya.
@AhmedHasan-q1g
@AhmedHasan-q1g 18 күн бұрын
😅😅😅😅😅 masaarid waa tuugo kale ee adigu miyaadan isku filnaan Karin.
@Sarta100
@Sarta100 18 күн бұрын
Ordogan waa kii sabab u ahas in la lasyo kumanasn dad ah oo tigre iyo xabashi ah asoo siiyay abiye drons dayuurado iyo hub uu dad kass ku lasyay ordogaan Tigre iyo xabashida ha ku dacweeyaan dhiig yacabyada abiye iyo ordogan hadan raba in abiye iyo asagaba lalaayo soomasliya marka waa in Haig lagu dacweeyaa daljana laga saaraa dhiigyacabyada ordogan qaai ka ah iyo sbiye dhiig yacab tuug moieryasn.
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 18 күн бұрын
Turki anaga moodeynay in uu walaal yahay lana saftey itoobiya, shacabka Soomaaliyeed ma doonayaan itoobiya waa laga maarma turki dantiisa ayuu wataa anaga wax dan ah nooma lahan
@adarhassan2389
@adarhassan2389 18 күн бұрын
Turki awalba turkista uu kadhashay Saaluxudiini Ayuubi ayuu laayaa oo muslim maahee gaalo ma dilin
@yusraubax971
@yusraubax971 18 күн бұрын
Turkiga wa cadaw waxow didanyahy in somalia degto ma rabyo asigaa ina burbursanano rabtaaa ilaheey hana dhafiyo xasan shiiq faido uma leh somalia walahi ilahoow na dhafi ya rabiii
@mohamedabakar7608
@mohamedabakar7608 18 күн бұрын
Taasiwwakhalad
@maryami2299
@maryami2299 18 күн бұрын
Turki danbe lama aaminayo itoobiya in uu la ganacsado oo badaha soomaaliya alaabtiisa uga soodajiyo buu rabaa
@maryami2299
@maryami2299 18 күн бұрын
Ciidamadii itoobiya oo lahaa soomaaliya boqolkiiba 60 baan haysanaa hanaga baxdo
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 18 күн бұрын
Xasan waa in uu ethiopia u ogalaanin in dalka sii joogto. Waxaa nagu filan ereteria, jabuuti, masar, iyo kuwa kale. Shacabka soomaaliyeed waa ku farxay in ethiopia baxdo.
@maarmaar6136
@maarmaar6136 18 күн бұрын
Turki ba futadeena difacaysa ma waxay marsysa turki ba itoobiya la saftay 😂😂😂😂😂waligii ayuu itoobiya la safna lkn away caqligi lagu fahmi lahaa 😂😂
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 18 күн бұрын
Turkigu inuu nala sheqeeysto hadii uu diido naga saara gebigiisba u tilmaama addis Ababa inuu aado
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 18 күн бұрын
Turkiya marabno dantiisu rabaa wax wanaag kuuhayo maleh xaataa kuwa kale
@AhmedHasan-q1g
@AhmedHasan-q1g 18 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 sheekadii walaaleheen Turkey xaggee ku dambaysay
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 18 күн бұрын
Anagaa.kamaarano.itoobiya. .ma.asagaa.loodaneeynaa.turki.hanagabaxo
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 18 күн бұрын
Turkey 🇹🇷 markaan wuu kasii bad badinaa walee QABKA SOMALIA 🇸🇴 ayuusan aqoon😅
@omerjibril7318
@omerjibril7318 18 күн бұрын
Turkey 🇹🇷 why our enemy Ethiopia 🇪🇹 stay in Somalia 🇸🇴 ? Turkey 🇹🇷 don't see what Ethiopia doing to Neighbors country Somalia 🇸🇴 ? "Somalia 🇸🇴 belong Somalialy peoples "
@dahirosman1490
@dahirosman1490 18 күн бұрын
Turki iyo itiopia halla buriyo labada
@SurprisedDalmatian-es3xo
@SurprisedDalmatian-es3xo 18 күн бұрын
turkiga halkee u marayaa ganacsiga iyp dhaqaalaha uu Ethiopia ku qabo haduu helin dekado uu maal galin oo somaliya ku yaal yaan loo joijin tuuga isagaa noo baahan hadana raba in uu noo bahdilo oromada
@maryami2299
@maryami2299 18 күн бұрын
Heshiiska faaiido soomaali uma laha itoobiyaanku shirk bad naan ku helnay bay leeyihiin hiragana Waa ladadajiyay
@maxamedsuldaanmursal3642
@maxamedsuldaanmursal3642 18 күн бұрын
Turkiga waa cadaystay inuu itoobiya la safan yahay waa in isaga iyo itoobiya laga saara dalka
@fadumaali4556
@fadumaali4556 18 күн бұрын
Jajsuyawo hasukudin dadaka
@MuhuboKarshe
@MuhuboKarshe 18 күн бұрын
Raji dhayib ordigaam waa mid loo soo adeegso muslimiinta 😂😂😂 waa an ubaaqayaa muslimiinta Sivan walaaha will qasa Somali guul Iyi gobonimo
@MuhuboKarshe
@MuhuboKarshe 18 күн бұрын
Hi man ❤❤❤❤❤❤🎉😂
@dahirosman1490
@dahirosman1490 18 күн бұрын
Waa khaainimo lasoo baxay iyo wajiyo halisku ah be soomalia
@shaaciraxmed9967
@shaaciraxmed9967 18 күн бұрын
Dal madax banaan,ayanahay turkiga danihiisa waxaba nagamaquseyo
@Ahmed-xf9gm
@Ahmed-xf9gm 18 күн бұрын
Turkigu waa khaa'in. Wuxuu ka shaqeeyaa Ordeqan danaha wadanka Turkiga. Odaygu hadduu Muslim wax u tarayo wuxuu caawin lahaa Qaza
@guledgled8695
@guledgled8695 18 күн бұрын
Turkigu ha dhaco hana na dhaafo waa nayasayaa marka uu leeyahay dawlad oo aan anigu xukumo
@ashajimale6888
@ashajimale6888 18 күн бұрын
ASC Burundi ha iska baxdo, Turkish PKK ha saaxiibto, Ethiopia waa ka darantahay PKK Kurdishka,marka Erdugan waa Aaminsanahay ee yuudasan ka qeyb noqonin dhibaatadeena, ciidamaada safka hore sida Etophia, Kenya iyo Jabuuti wadanka halaga saaro,dhibaatada waa aragnay,farmaajanayna waa kii aan ogeyn waxa Abiye waddankeena tusay oo u carab laalaadiyay waa isaga farmaajo ah,waxa Alshabaab xoogiyay oo cayiliyay waa isaga yuusan hadda ilmada yaxaas ka inoo daadin Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@IbraahimKaariye
@IbraahimKaariye 18 күн бұрын
Marabno itoobiya hadeey qadiyad tagto xataa turkiga ayaan a aqooon doonimeyno talo gees u raran
@AamaCade6
@AamaCade6 18 күн бұрын
Turkiga waa inuu itoobiya kudaraa nabad ilaalinta soomaliya
@yarowmuhamed2817
@yarowmuhamed2817 17 күн бұрын
Tür kiga ha is kaga baxo Somalia waa cadowga 1=aad ee somaliya
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 18 күн бұрын
Turkiga oo dhanba soomaaliya loogama baahna hadii aad wax maqleeysaan
@guledgled8695
@guledgled8695 18 күн бұрын
Xasan sh waxaa sumcadaada soo celin kara adigoo raaca rabitaanka shcabka
@hageabdihage1058
@hageabdihage1058 18 күн бұрын
Hantidii Turkigu waxa ay taalaa Ethopia inuu taagerana waa ku qasban yihiin. Xasan sh ma samaynkaa in uu Turki Xarrigga u jaro, waa maya Sida la wada og yahay !!!.
@osmanahmad8509
@osmanahmad8509 18 күн бұрын
Yeysan kayeelin Dawlada soomalia si walba oo Turkey gu ugu cadaadiyo munaafaqadaada nagalatag Turkeyga hala yiraahdo
@CashoCiise-s8p
@CashoCiise-s8p 16 күн бұрын
Fursada kuhortal ooa ah
@CashoCiise-s8p
@CashoCiise-s8p 16 күн бұрын
Asagoo fiirsanayo dantiisa
@SurprisedDalmatian-es3xo
@SurprisedDalmatian-es3xo 18 күн бұрын
Turkiga ha laga saaro somaliya bal aan aragno waxa Ethiopia ay usoo kordhiso
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 18 күн бұрын
Etiopia iyo Turkey ma Rabno Etiopia waa cadawga Somalia ninkii erdogan oo nooga hiliyey Etiopia waa in wadankeena sida ugu dhaqsiyada badan looga saraa shurudli'i dalkeena
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 18 күн бұрын
Turkey ga ha lugu mudaharaado Hana la ceeriyo Sidii ruushka
@CashoCiise-s8p
@CashoCiise-s8p 16 күн бұрын
Hakayeelin hadalka turgiga kucadadinta
@mariamibrahim5160
@mariamibrahim5160 18 күн бұрын
Turkiga wuxoo raba 1 waraf inuu 2bo shimbir ku dilo " ugaarsado" laysla fahan walaalkeen ,walaakeen " been- been" waa noo cadaatay "💥
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 18 күн бұрын
Turkiga marabo wadan carbed waxuna kaxanaq sanyahay egepti .marka turkiga hakasugin in uu tada raaco asagaa bahan oo dhaqale Doon ah somaliya iyo etopiana waxuu dantiisa ka arkay etopia
@MohaaOmarFarah
@MohaaOmarFarah 18 күн бұрын
Koley ani waxaan isleyahay dhibkaan dhan turki ayaaba kadambeyso
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 18 күн бұрын
Waxaaso ciidana nabad kuuma hayaan ee wadankena ayey fowdo iyo foolxumo kusamaynayan
@MaxamuudMustafCali
@MaxamuudMustafCali 18 күн бұрын
Sida Rowanda sameeya o ciidamo aan daris la’ahayn o xuduud ay la wadaagin keensada sndka dambe
@AminaAli-q8z
@AminaAli-q8z 18 күн бұрын
Turkiga laftiisa ihalasaaro wasakha danaystaha ah naxariis inooguma iman danbuu inagadhexarkay badernii markuu lawareegay ayuu itopiana ugacanhaadiyay
@Joon427
@Joon427 18 күн бұрын
War itobian qurunle ha nadhaafo
@maxamudcidhbo8862
@maxamudcidhbo8862 18 күн бұрын
Khaaiin maha dal walìba masaaliix ayuu leeyahay kuwase leh wadaan ayaanu hogaamiinaa ee masaaliixda dadka iyo dalkaba aan fahamsanaayn ayaa ka xun
@G4STV2858
@G4STV2858 18 күн бұрын
Ninka Qaramada midobay nagu matalo waa nin dhiig Somali uu kubadanyahay oo muwaadin dhab ah lkn madaxda kadanbeysa waa kuwo isbedbedel badan aan kalsooni badan lagu qabi Karin ninka sida fiican I hadlay una daafacay wadankiisa Somali Itoobiya runta usheegay madxduna hadey rabaan wey baal narayan hadal nikaas
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 18 күн бұрын
Isagay utaal haduu lasaftey wadanka hanoooga baxaan
@maryami2299
@maryami2299 18 күн бұрын
Turki danbe yaan laaaminin waxba noons hayo wuxuu a ka cararayaa masar
@xasancabdullexuurshe4079
@xasancabdullexuurshe4079 18 күн бұрын
Waa nasiib darro in ciidamadii qaranka aygoo hubkooda wata oo sheegaayo iney qabiil yihiin kasoo baxaan furumaha Dowladune una ogolaato in hubkii dowlada loo adeegsado dagaal sokeeye.
@mariamibrahim5160
@mariamibrahim5160 18 күн бұрын
Ethiopia dhul weyn kkkk 6mln oo shacab somali ah iyo dhuleed bay Ethiopia isku haysataa u sheega Ethiopia ha naga hadho no more amaxaaro injirreey- out out
@alimohamed6918
@alimohamed6918 17 күн бұрын
Beenaaaaaale
@maryami2299
@maryami2299 18 күн бұрын
Turki danbe lama aaminayo itoobiya in uu la ganacsado oo badaha soomaaliya alaabtiisa uga soodajiyo buu rabaa
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Audio)
2:53
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 8 МЛН
БАБУШКА ШАРИТ #shorts
0:16
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,1 МЛН
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
ELIMINATION GAME QOFKA UGU DAMBEEYO AYAA GUULEYSANAAYA
42:58
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 91 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН
SIRTA XASAN SHIIKH MAXAMUD.
16:19
Shanta Xidigta Tv
Рет қаралды 16 М.
Bada cas e Somaaliya Xoog kuma Qaadanayno Masar se Wan Jafayna
22:37
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Audio)
2:53
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 8 МЛН