DEG DEG: TURKIGA OO TAAGEERAY ITOOBIYA & SOMALIA OO HALIS KU JIRTA

  Рет қаралды 10,030

Hussein Abdulle Mohamed

Hussein Abdulle Mohamed

Күн бұрын

Пікірлер
@Adan974
@Adan974 37 минут бұрын
Xasan isagaa rabaa in somaaliyaa laqabsada dalkina lacaguu dhaafsaday ee somaaliyey kaca oo xasan iska qabta
@Shardiid
@Shardiid 3 сағат бұрын
Xasan waa daciif mana istaahilo inuu dalkaan sii xukumo
@Abdiqaadir-ut7os
@Abdiqaadir-ut7os 3 сағат бұрын
Ugu dambayn waan xaqiiqsaday in wadankeena uu hogaamiye lahayn 😢
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 2 сағат бұрын
Adiga ayaa ka masuul ah oo xitaa dowladaan yar Aadan rebin oo qabiil ka jecel so adkeysta idinka naceyb u kala cararay
@Kulmii-e3o
@Kulmii-e3o 2 сағат бұрын
​@IHawaxa soomali kuciyaray waa xasan oo jilicsan ah. temumafiq
@abdulahibare1668
@abdulahibare1668 Сағат бұрын
saxix
@Shardiid
@Shardiid 3 сағат бұрын
Turkiga waa in laga saaro dalkeena
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 сағат бұрын
Turkida iyo soomaalidu isma yaqaanaan laakiin weey isbaranaayaan inshaa allaah
@Hasuurbadal
@Hasuurbadal 2 сағат бұрын
reer xamar iyo baalo xoofto
@mohamedhajihassan2944
@mohamedhajihassan2944 2 сағат бұрын
@@Hasuurbadal 🤣🤣🤣
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 сағат бұрын
ORTUKAN WAA JAAJUUS HADII UU WAX TARAAYO FALASTIIN AYUU U HIILIN LAHAA
@moalinmohamud3682
@moalinmohamud3682 2 сағат бұрын
Xasan Shiikh waxwalba waxaa ugu muhiimsan siduu ugu takhalusi lahaa Axmed Madowe
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 3 сағат бұрын
Adiga bulshada in lagaa dhax bixiyo aya wanagsan waxaa tahey cadow daba dhilifka ushaqeeya umadeena cabsi iyo qal ku abuurayo meeshan bad ladhibay laguma sheegine ale hanaga kaqabto insha Allah 😂
@cabdullahicadde7640
@cabdullahicadde7640 2 сағат бұрын
Xasan sh shacabkiis kali ah ayuu ka cadagyahay lakin shisheeyaha wuu ka cabsadaa
@maxamedsomali2539
@maxamedsomali2539 3 сағат бұрын
Turky waa calmaani daneeste somali caqli maleh
@MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k
@MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k 2 сағат бұрын
ERDOGAN WA QAAIN MUNAAFUQ AH .
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 2 сағат бұрын
Ilaahay wixii Soomaaliya hagar daamaynaya ha ahaadeen Turki, Ethiopia, carab, Reer galbeed iyo Yuhuud iyo xataa Soomaali Daba dhilif ah madax iyo shacab iyo quwad kasta oo awood, aqoon iyo khayaanaba nagula dhexjira allow burburi Allow baabi’i ilaahow belaayo iyo baas aan waxba u reebin ku sallid Aamiiin
@akMassage-w1z
@akMassage-w1z Сағат бұрын
Qawaarijta maxa ugu Dari weeysay bal
@IsmailBile-xr3op
@IsmailBile-xr3op 2 сағат бұрын
Erdugan iyo Ethiopia dhibka ma ahan ee dhibka waa muuse biixi iyo hsm iyo siyaysiyiinta liita ee somalia
@rahmanrahman-wy4wm
@rahmanrahman-wy4wm 2 сағат бұрын
In la kala tago baa dhaantay in wadankii la dayacay Waa wax laga naxo Soomaaliya inta wakhtiga layska dayici lahaa halagu kala tago nin walba beeshiisa meeshay dagto ha hormarsado waa xaqiiq soomaali ma heshiin karto
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 сағат бұрын
MARKII AYAABA KA SHAKIYAY MARKUU ABI AXMED LABADA GACMOOD KU SALAAMAAYAY
@GggfFtffy
@GggfFtffy 3 сағат бұрын
Xasan masiibo khayr lagama sugayo
@Kingaliomar
@Kingaliomar 2 сағат бұрын
Somaliyey Isku tashta waxa tihiin malahan wlhi waxa tihiin dadka aduunka uga liido dhan waalbo sida rabtiit uqaado I don't care
@Qadafi-
@Qadafi- Сағат бұрын
Horta hogamiye dalkisa danahoda ka hadlaya waligeen ma helin dalaley unbaa na haysatay tan iyo 1960
@AamaCade6
@AamaCade6 2 сағат бұрын
Itoobiya badii soomaliya ayuu turkigu siiyey
@ggs-r4i
@ggs-r4i 3 сағат бұрын
Soomali lama gaadin balse turkiga dantiisa ayuu ka arkey heshiiskaas.soomali dantooda ku iibsadey qabiil iyo nin jecliisey. Hadii aan ku socono sidaa sidii falastiin ayaa nagu dhicidoonto.
@yahyemohamed4007
@yahyemohamed4007 3 сағат бұрын
Maalintii ugu horaysay ayaaan sheegay ordagaan inuusan dhex dhexaad ahayn Oo lasafan yahay Ehoopian Waana ceeb ku ah madax deena. In. Saaan kasii fiirsado
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 2 сағат бұрын
Walal musibo weyn ayay inugu rhiday MD XASAN daciif dogoon ALLOW somali garaabgal 😢🤲
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 2 сағат бұрын
Habartaa ayaa ka daxiifsan, daarood ayaa Ethiopia inoo keeney not madacweynaha
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 сағат бұрын
HALA RAACDEEYO WIXII TURKI AH EE JOOGO DALKA
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 12 минут бұрын
Waxaas oo qasaro ah xasan sh. isaga doortay hogan malihin
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 сағат бұрын
Dalkaan dadkii lahay tiktok beey live ku wada jiraan iyagoo qabyaalad isku heeysto iyo dagaalo hada socdo dumarka qaarkoodne qolal beey live ka dhax niikinayaan
@abdirahmandhago7674
@abdirahmandhago7674 2 сағат бұрын
Turkey xaqiqdi waa wadan laba wajila wax faa ido oo nogujirto malahn wadankas waxa yaqana maxan kuqabta maxansa kahelaa xasan dhiqo sidag daga xilka haloga qado guul somalia 🇸🇴
@alphakatun7878
@alphakatun7878 2 сағат бұрын
Kkkk lama oga kullahaa waaba cadaan ee maxaan la’ogayn
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 2 сағат бұрын
dad basaboro shasheye wato ilmahoda yurub jogan wadanka xukumo
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 22 минут бұрын
Xasan dalka iyo dadka alle ha ka qabo meel xun ayaa dalkii ujiheeyey....rabi cadowga naga naga qabo
@abdullahiabdusalam943
@abdullahiabdusalam943 14 минут бұрын
Dadka indheer garadka ah waa arkaayeen in waxa heshiiska lagu sheegay uusan somaliya Dani ugu jirin Madaxwyne damac hayo iyo dad aan diblumaasiyiin ahyn markay xilka qabtaan waa sidaaa😊
@MubYus
@MubYus 2 сағат бұрын
Ethiopia Badii ay rabtay waa loo saxiixay, ciidankeedu Soomaliya wuu joogayaa waligiis.
@Habiba6428-Ali
@Habiba6428-Ali Сағат бұрын
Lax walba meesha ay is dhigto ayaa lagu qalaa. 😭😭😭
@CismaanCeydaruus
@CismaanCeydaruus Сағат бұрын
Turki inuusan daacad noo ahen waa noo cadede xasan baahane xogaa baa lolaabay😂😂😂
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 16 минут бұрын
Alxmdulilaah haduu rabi kashafay wuxuu xasan soo walaaqay ..shacabka waa inuu kacdoon kal hortagaa oo qabiilka meel layska tiiriyaa...culumooya doorkiin qaata
@madaxsareofficial9520
@madaxsareofficial9520 2 сағат бұрын
Been baa sheegtay waxaa tahay mucaarad ka xishoo madaxweynaha wariye fiican ma tihid
@Kulmii-e3o
@Kulmii-e3o 2 сағат бұрын
Oromo
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 сағат бұрын
MADAXWEYNE MEESHA MA JOOGAA HORTA OO LAGA XISHOODO
@abdifatahaways2388
@abdifatahaways2388 3 сағат бұрын
Nin kasta dantiisa ayuu kaa fiirsanaya
@Qoyro
@Qoyro Сағат бұрын
Madaxada somalia waa wada xayawano dabdhilifiin doqomiin lkn somalidu shacab malahan ee waa dad cadifad kunol somali ilahey hacawiyo waa dad aan mabda saxah ah ku nooleyn hanki iyo farafti somaliyeed dhimatay qataar weyn ayaa muqata allaha nacensh0
@abdirizakhassan2141
@abdirizakhassan2141 2 сағат бұрын
wadan baarlaman lahayn ayaga dhan ku shubo ah dawlada M/xasan sheikh dawladnima ka bilabanta kuna dhamata dawladi wuxu ka dhigay boorso garab ku sito wuxu raba sameya go'aanku raba gaara barlaman dhihi kara waxan sharci mahan majiran wadanka halis wayn ku socota
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali Сағат бұрын
Yaa yiri ciidamada ethopia ayaa sii joogaya Somaliya!!!!? Waxay dad badani lacag ku qaataan in madaxdeena la dulmiyo iyagoo har iyo habeen wadanka u shaqaynaya
@maxamedsomali2539
@maxamedsomali2539 3 сағат бұрын
Xasan sheeq waa qaain wadan
@AsedDhere
@AsedDhere 2 сағат бұрын
Sxp wxn fahan waa arin siyaasadeed Turkiga waa sxpka koowaad ee soomalia waxu waa dabin loo dhigayo Ethiopia
@laylajuir2420
@laylajuir2420 2 сағат бұрын
Sax waye hadalkada Somali wax Fahmaan Aqliga kama Shaqaysiiyaan.Turkiya way ogtahay inay Yahuud yihiin Ethiopia. Marka saad sheektay Dabin ayaa loo dhigooyaa Inshallaah khayr Allaha ku siiyo Aqligaada Allaha ku daysto Allahuma Amiin Wbt
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 сағат бұрын
HESHIIS AAN LA ARKIN OO TIKTOK KA SOO SHAQEYAY AYAY BARLAMAANKIINA ANSIXIYEEN WAA YAAB
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 сағат бұрын
Badda soomaaliya waxaa mas'ul ka ah Turki. Barlamaanka soomaaliya baa u saxiixay Turki inu badda soomaaliya 10 Sano gacanta ku haayo
@hukunhassan4156
@hukunhassan4156 43 минут бұрын
Somalia ayaga diiday iney midobaan wax isku ogolaadan nin asaga nacay gurigiisa miyaa ninkale kasugaya inuu udhiso waa Maya dadka ayaa qadanaya somaliyo dhan
@WELOVEFANANIINTA
@WELOVEFANANIINTA 2 сағат бұрын
Waa runtaa soomaaliya waa la qayaamay madaxweynaha somaaliya wuxuu yiri dowlada itoobiya lama fadhiisanaayo intay leedahay bada soomaaliyaan xoog ku qaadanayaa. Waxay ahay in xasan sheekh ku adkaysto mowqifkiisa. hadana wali xasan sheekh waqti buu haystaa uu ku saxo qaladkiisa Haka laabto hesiis beenaadkaan
@abdurahmanmohamed1293
@abdurahmanmohamed1293 Сағат бұрын
runta hadii aan la diideyn Ethiopia turkiga lacag badan ayuu geliyey hadii uu Somaliya la safto wuxuu khasaarayaa lacag badan Somaliya iyada ayuu caawiyaa Oramadu waxay ka mid ahayd shacabkii cuamaaniyiinta ku xirnaa harar ayey joogi jireen
@iskoonaking8665
@iskoonaking8665 6 минут бұрын
Waxaan layaabanay qof socal media risaq karaadsado aa waxuu rabo isaga hadlaayo dowladana dadkaan oo kale oo umada marin habaabinaayo waa ineey laxisaabtantaa
@MohamudMohamed-h5b
@MohamudMohamed-h5b 2 сағат бұрын
Waxa lagu heshiiyey waa insurance madaxwaynu noo cadeeyaa
@AxmedFeysal-o7b
@AxmedFeysal-o7b 2 сағат бұрын
xasan sh umadii somalived wugatv
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 сағат бұрын
XASAN SHIIQ SHILIMAAD AYUU SIISTAY DALKII ALLOOW NA BADBAADI
@Shakir-y2m
@Shakir-y2m 45 минут бұрын
Madaxweyne Hassan sheikh wali wuu heestaa fursad usaamixi karta in uu siyaasadaan fashilantey uu badalo Intii uu reconciliation iyo wadahadal uu kumideen lahaa dalka wuxuu qaatey wax taariiq ahaan hadii loo dibraaco waligeed fashilmeesey ilaa mar mar dhif eh ka eheen moyee taas oo ey tahay ( AWOOD KU MAQUURI) Somalia waxey u baahan tahay isku duubnaan waayo boogo badan ayaa jiro Soo intii la dabiibi lahaa boogahaas waxaa khalad eh in boogahaas la,juqjuqeeyo.. boogaha waxaan kawadaa qabyaalada iyo dhibka ey somalia ugeesatey ilaa qabiilo walbaa ey sameesteen mamul goboleed Madaxweyne Hassan sheikh iyo raizul wazaare hamze Barre waa in ey badalaan HABKA hada ey wax kuwadaan waayo mustaqbalka dalkeena ayeey faido utahay 1) reconciliation dhab eh 2) wadahadal oo inta madaxda eh ey kuwada qaataan dalkeena dhexdiisa xataa hadii ey one week dhan ey qaadato waayo midnimada somalia ayaa kamuhiimsan wax walbo 2) xukuumada somalia waa in ey wadahadal lafurato Al shabaab waayo Al shabaab waa somali Soo xalka dalkeena waa in somali dhexdeeda lagu sameeyo.. Fiiriya Syria kuwii shaley xukuumada bashar asad kasoo horjeedey ayaa maanta reer galbeedka lafadhiisteen ayaka oo waligood dhihi jirey xagjir lama fadhiistaan Soo xukuumada somalia waa in ey go'aan adag qaadato Oona eh in xal nabadeeda ey ku dayaan waqtigaan si somalia ey unoqoto dal nabad eh Oona InshaAllah hormar gaari karo waqti dhow Hadii wax walbo qori caaradiisa Laga dhigo solution then somalia waligeed nabad iyo hormar magaari doonto waayo boogaha ayaa sii badanaayo (aano ayaa keeni doonto in xasilooni lahelin) Soo waa in solution kale lakeeno waayo qori caaradiisa wey noqon weyse solution Hadii aan nahay Hal ummada oo Hal luuqad,Hal diin leh aan nahay then waxa Kali namideen karo waa geed hoostisa in lawada fadhiisto Oona la raadiyo xal dalkeena sida uu yahay maanta kabadali doono Rwanda aan ku dayano waayo maanta meel fog ayeey gareen Soo somali kama liidato gaalo xaarka iska dhaqi karin..nagama caqli badno Soo kibir iyo islaweyni intii dhinac aan dhigno waa in reconciliation iyo wadahadal muhiimada lasaaro waa hadii dalkaan lajecel yahay Oona hormar loo rabo Fadlan xal waa laheli karaa oo dalkaan barwaaqo kadhigo iyo nabad lakin koow waxaa loobahan yahay niyad furan oo rabto xal.. sida taas lagu heli karo na waa wadahadal dhab eh iyo genuine reconciliation Inyar ayeey gacmahooda kujirtaa final solution ka somalia looga dhigo karo dal barwaaqo eh oo amni eh Soo intiinaan fadlan wada fadhiista, wada hadla Oona xal waarto keena waayo future ka somalia ayaa ubaahan wadahadal kiina Ilaahey waxaan ka baryaayaa in uu idin wada tuso muhiimada nabada iyo isku duubnida..taas Kali hadii aan achieve gareeno somalia waxey noqon dontaa dalalka ugu hormarsan Africa InshaAllah Wabilahi towfeeq ✌️
@yassinmaxmed9292
@yassinmaxmed9292 2 сағат бұрын
Somaliyeey kaca badbaadista dalkiinna dadkiinna iyo diintiinna wallee waa inoo dhammaatay haddaan laga hortigin
@abdirahmanagaweyne1602
@abdirahmanagaweyne1602 2 сағат бұрын
Heshiiskaan Somalia iyo Itoobiya halla horgeeyo Barlamaanka , Barlamaankana hadiido heshiiskaana says haku baabo'o. Nabadeey!
@MubYus
@MubYus 2 сағат бұрын
Baarlamaanka aad sheegayso jeebka Xasan sheekh ayuu ku jiraa.
@Mahadahmed19-g7c
@Mahadahmed19-g7c 15 минут бұрын
Anigu xasan madhaleceynaayo waayo madaxweyne xasan maheysto umad taageersan iyaga oo qabiil iyo sababo kale umucaaradaaya Soomaliduma waxey jecelyihiin in Addis Ababa iyo Nairobi lagamaamulo
@Naadiamohamud
@Naadiamohamud Сағат бұрын
Waxas wa war un cid somalia khasbi karto malhan turkina awalba waxay aheyd dabalif xun gargaar aysan ka helin wadamada muslimka ah anga kma rabno
@MubYus
@MubYus 2 сағат бұрын
Xasan sheekh, waxaa lagu yiri gacanta ka shumi Abiiye Axmad.
@Mohab74
@Mohab74 42 минут бұрын
Af amxaari ayu udhowyaha afka turkey. Marka somali ilaah aya umaqan si kasta haloo qiyaano .way ka badbaadi donta dhagaraha.
@محمدالصوفي-ب9ظ
@محمدالصوفي-ب9ظ 12 минут бұрын
WAXAA KU WEYDINAA DANAHAAGA MAKU LUMIN LAHEYD DAD AAN AQOON WAXAAN QABYAALAD AHEYN
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 2 сағат бұрын
Dhibka Somalia maaha Ethiopia ee waa puntland iyo Somaliland iyaga ayaa Ethiopia hoosta ku wato 50sano nacalada
@bossman1024
@bossman1024 43 минут бұрын
Adeer turkiga hawiye kaliya ayuu cawiyay badana waxa da ee aya hawiye wixi laha walalehen turki hawiye ayu aha
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 36 минут бұрын
TURKIGU WAA WALAALEHEEN????.REER KOONFUREED CAQLIGU INTA ADUUNKU HURDO AYUU KU SOO DEGAA, WAAGU MARKUU BEYANA WAA KA TAGAA!!!!!.TURKIGU DANTA UU ETHOIPIA KU LEEYAHAY BAA KA BADAN TA UU ZOOMALIYA KU LEEYAHAY!!!!!.
@Mdkmpls
@Mdkmpls Сағат бұрын
Wariyahaan aduunka ma ba la socdo, haduu waagu u baryay, madaxwyne xasan mar hore ayuu fashilmay
@AbdallaOsoble
@AbdallaOsoble Сағат бұрын
Oo ma hadaa ogaateen in turkey sxb qotodheer ah la yahay lana ahaa Ethiopia. Markasta Turkey maxeeriyo Muslinimo waxuu eegtaa danahiisa fog meeshuu kahelayo dalalka daciifka ah Sida Somalia wuu kafaaiideesta siduu dhulka ula jari lahaa Mdxwyna ku sheega Somalia kafiirsasho & kabaaraandagid toona mayaqaano ilaahay hadhaafiyo umadda Somaaliyeed. Kaxaa xaabiya Soomaaliyey Turkey walaalaha nahay😂!
@AbdullkadirNuur
@AbdullkadirNuur Сағат бұрын
Turkiya hadow bad sii Karo hasiiyo soomaliya badeeda Cid ey kalatasheyso majirto
@abdikhadirlibaxow8015
@abdikhadirlibaxow8015 Сағат бұрын
Shumiskii Abeey ayaan ka gartay ineeysan waxba heshiiska kasoo socon! Hadaad aragti fog iyo ujeedo wadaninimo oo joogto lahayn cidna kalsooni kuguma qabi karto; cidwalbana waxaay kaa dhici karto ayeey kaa dhacee!!! Mahadsanid
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Сағат бұрын
Photoshop waye kaas sxp
@abdikaficafo7276
@abdikaficafo7276 3 сағат бұрын
Af turki miyan naqanaa marka wad nagu fasaxday ninkan af turki ku hadlayaaa
@ahmedadam337
@ahmedadam337 19 минут бұрын
Erdogan dantisa yaqanaa wax walal muslim ah ma yaqano. Somali badeda la baxi hdne bahdilad gajo faqri logu sii daray. Lab lakac turkey walalahen wayo haka sarto. Xsn xarash haka xaxabiyo. Turkey interest luufirsada. Adunka waqtigan waxa kajirane wa sidaa
@alphakatun7878
@alphakatun7878 2 сағат бұрын
Maalintii u horaysay yaan sheegnay
@AxmedIbraahim-v1x
@AxmedIbraahim-v1x 2 сағат бұрын
xusen adiga gar guurte sow qabil kuma tagereynin Waka badahi iibsade haka sarto😂
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 сағат бұрын
Reer hebal iyo qabiil laandheere argagixiso dalka ha idiin difaacaan aqli 6 saac. Baa tihiin wlhi 35 sano dagaalo aan dhamaad laheen Adeer bada ma Aaqiro baa la la aadayaa. Hadaadan ka faaiideysaneynin rag baa ka faaiideysanaayo. Soomaali waxaad noqoteen dameer malab saaran.
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 сағат бұрын
Qayaar ayeey leedahay somaliya waa daalnay sidaan uqeylineynay
@BashirAlimaxamed
@BashirAlimaxamed 3 сағат бұрын
.bashka Wekumac Dhahay Walugusuge
@DahirMohamedHassan
@DahirMohamedHassan 2 сағат бұрын
Anigu waxaan qabaa in heshiiska dhamaystirkiisa laga war sugo si wax noogu kala cadaadaan.insha allah
@MohamedIbrahim-ue6px
@MohamedIbrahim-ue6px 3 сағат бұрын
Waxaan ogeen unaa cadaaday koxdi xaraash qaran waankasogey waxaas Ninwalbo wixi laga arko ayaa loola dhaqmaa
@AbdullkadirNuur
@AbdullkadirNuur Сағат бұрын
Xasan shiiq itoobiya bad masii Karo
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 53 минут бұрын
Sheekadu ma ahan xasan&abi ee soomaaliya waa Ethiopia oo awoodaan leh & soomaaliya oo burburtay , ta xigta Xasan mategikaro seylac &growe badoodna ma difaacikaro,Ethiopia bad kuma simaneyso ee berina ayey qabsaneysaa,maanta caalamka nink dhul qabsankara majiro sharci udiidaya turkeyna madifaacayo dhul dadki lahaa iyagu isleynayaa be realistic.
@IbrahimMuqtaarSalaad
@IbrahimMuqtaarSalaad 29 минут бұрын
Waxaad doonto manoo sheege yaa ku shegay somaliya wado loo soo maro turkiga marna etoobiya ma.tagerayo tashushka ka.daaya ummada soomaaliyed waxaasi waa sheeko
@tiriigmohamedomar580
@tiriigmohamedomar580 Сағат бұрын
Walaalow markaasi ma beenbaa mida kale soomaalidu qabyaalad iyo xoolo raadis ayaa wadaniyada kala weyn ma jiro ama wuu yar yhy muwaadin sax ah oon qabyaalad aqoon Marka walaalow waxba dulduleel haka raadin hadalka ninkaasi danahiisa wato teena aan qabsado dalkeena aan u adeegyo ee yaanan ka adeegan
@sucaado7
@sucaado7 Сағат бұрын
xasan sheeq dadkii maqdisha wuw Barakiciyay wadankii dad ayuw ukala qeybiyay
@WELOVEFANANIINTA
@WELOVEFANANIINTA Сағат бұрын
Waa run maantoo kale soomaaliya waxay u baahan tahay maxaakii islaami ah xasan kheekh xoriyadiisa ha siiyo xasan daahir awees
@Fvhffhjifjkztkzmg
@Fvhffhjifjkztkzmg 2 сағат бұрын
Waa sax somaliya ayadaa rabin inee dhisanto marka haddadan adigu aadan dowlad nimo rabin yaa kuwadi karo waa maya Ethiopia waa dad mowqif iyo hadaf leh anaguna reer hebel nasiib wacan
@bossman1024
@bossman1024 55 минут бұрын
Turkiga somali aya moday inay tahay dalka mida somali ah ninkan da yıksa kaliga ayuu yaqana ye adigo somali ah dadkii somali dafici laha ma aragtay horta
@amahmud4132
@amahmud4132 Сағат бұрын
Adeer wax aad noosheegtay oo cusub majirsan ee marin habaabinta dhaaf
@GggfFtffy
@GggfFtffy 3 сағат бұрын
50 heshiis ee been ah ayuu sogalay xasan masiibo dhamantoodana waxay ahaayeen been
@aliabdullahiweheliye8298
@aliabdullahiweheliye8298 3 сағат бұрын
Mudane, ogow waxaa ladiidayey in muse bad bixiyo ee walooma diidana bad. Faham baahasha.
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 3 сағат бұрын
Cid bada siisay majirtee deked ganaacsi ayaa loo ogolaaday.lkn muuse dhul iyo biyo ayuu 8sugu daray
@faaraxmaxamed6086
@faaraxmaxamed6086 3 сағат бұрын
MW. Xasan muxuu ku bedeshay heshiiskan, ogaan la'aan kuma soo geline arinkaan
@Heimatar
@Heimatar 2 сағат бұрын
Hadalka been aha Soomaali daruuf ayaa looga faaideysay lkn waa xal fiican Soomaaliya waxey faaiday waqti ee dal xoog leh noqoto lkn waxaan ka jeclaan lahasy in aan kala gogono
@FaanaxDaahir
@FaanaxDaahir 3 сағат бұрын
Somaliya waxa kadhamaday dadka kahadli yaqaana arimaha dhulka siyasadda dhaqanka io diintaba adeer daldadleh ayaa lohiiliyaa
@mohamedleyloon4223
@mohamedleyloon4223 2 сағат бұрын
Waryaa beenta iyo borabogaandada dowlada kadaa ciidamada ithopia weybaxayaan hadii aad adigu celineyso mooji ee warka beentaa dhaaf oo faafineyso
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 2 сағат бұрын
Turkish Somalia maxow U qabtay Hala cadeyo horta
@AxmadMuuuseaxmad
@AxmadMuuuseaxmad 3 сағат бұрын
Somalidu dad hama dhawaxn dhihi kara wa dad an sida bila adanka u fakarin qofki aqli leh waxa u muqda in sida falastin ku socono markad firiso maml gobeledyada dawladaha isku qaba iyo qabilka dhuxa naga dagay iyo cadawga faraha badan ee micida no lisanaya
@GediismaelAli-rz4qb
@GediismaelAli-rz4qb Сағат бұрын
Wallee wiil yahoow waad,laad laa,daa dhinaca xabsiga umada hakanixin adigoo mucaaradka uhadlaa waa,kufahan sanahay
@maxamedaxamed1270
@maxamedaxamed1270 3 сағат бұрын
Dowlad meshan majogto waa wada tuugo somalia somali baleh dagal isku diyariya oo itobiyo iska celineyno 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@sadiyoali286
@sadiyoali286 2 сағат бұрын
Hada maxa xala wan ujednaye xasan waa shaqsi dalkan somaliya lehe maxa xala dhalin yaro iska daaya siyasiyinta lahestayaasha turika ama carab waxba isma dhaman
@محمدالصوفي-ب9ظ
@محمدالصوفي-ب9ظ 2 сағат бұрын
ADIGA MA IS IXTIRAMEYSID INLAGU IXTIRAAMO MIYAAD RABTAA
@XasanCali-e1j
@XasanCali-e1j 3 сағат бұрын
Waxan download maahane iska daaya abgaal ha iska dhiiqaystaane abii axmedna haduu bad naga qaadi karo ha Ii imaado
@AbukarMohamed-l9z
@AbukarMohamed-l9z 3 сағат бұрын
Waryaa oromo meshaan is ku dirka somalida aya ka raadiney qashin ka tahay fakin ka tahay
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 3 сағат бұрын
@@AbukarMohamed-l9zhooyada oromo wasta ee xalana ugu tagtee ilmaha oramada inad tahy waxna usaxiixday badii
@muktarali2477
@muktarali2477 54 минут бұрын
Maa lagaaaday mise wuu gatay? So adigiii difacaayey ooo bunbuniyeye markaan leheen bada wuu gatay gurgurte damiiin aaan wadani aheen ayaaad tahay oo qabiil xassan gurgurte kudifaacayey.
@SoudeyssiMahdi
@SoudeyssiMahdi Сағат бұрын
Demabeenbaa walaal
@HusseinDaahir-yw3pw
@HusseinDaahir-yw3pw 2 сағат бұрын
Dal ba, ow 🇸🇴 yaa ku leh 🤔
@halimaomar7967
@halimaomar7967 2 сағат бұрын
Adurqaan weli Jidadki muqdisho weli madhisin
@abdullomar8698
@abdullomar8698 Сағат бұрын
Soonali oo dhan aa davadhilif ah maamul goboled kasta itoobiya uu hosts ka galay ilaa igu dambeyn xasana uu hosts ka galo
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
WARKA DUHUR EE KNN 21 12 2024
22:47
KNN
Рет қаралды 2,4 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН