Horta ma is waydiisay waxan aad iibinayso iyo waxaad iibsaneysaa ma haraam baa mise halal.
@AbdisalamQorsheel6819Ай бұрын
Ustaadow tonkeeper ayn isticmaali jiray iyadoo lacag fiican iigu jirta ayuu wax update ah camal noqday wellet ka waa ii joogaa lkn tapless game kii ayaa iga maqan sidee loo xalin karaa
@zubeir.mohamed3340Ай бұрын
Maxa waxaa kawada labar sireedka ayaa kaabaxay
@keysefaysal6299Ай бұрын
Mahasanid eng 🎉❤
@ciisemahdi2590Ай бұрын
Airdropkii kasoo hadal ustaad
@MohamedAbdisalam-f9vАй бұрын
Walaal ma iga caawinkartaa USDT ayaan rabaa inaan iska iibsho
@fardowsosahal6490Ай бұрын
Yeksi la xiriir
@MohamedAbdisalam-f9vАй бұрын
@fardowsosahal6490 walaal yeksi waayo ma aqaan ee link ma i soo dirikartaa
@zuhurhassan8142Ай бұрын
Hawlahan wan ku cusubahay waxan raba calamkan coins ka inan ku so borrowed mel an wax ka bilabana wan garan layahay wanan dawadey video ga ad ku sharaxasid still waxba igu taagan qof dacad o I cawiya ma helaya in group lo shaqyo iyo inad kaliga shaqaysato keba fican ma I jwaba plz😢🙏
@fardowsosahal6490Ай бұрын
Kaalay aniga ku caawinayo abaayo weli waqti kaama tagine
@JidhaantaChannelАй бұрын
Alle cilmiga iyo caqliga hakuu barakeeyo, dhalinyaro badan ayaad shaqo la'aan kala baxsatay e
@MustafIlkaАй бұрын
Sidee sxb koorsoyin kaan lagu helaa isojawab jawabtada waa imuhiim
@caynaancaafi4881Ай бұрын
Soo badi soo badi sxb aad usoo badi.
@AbdullahiShucaybАй бұрын
Ustaad waxaan ku waydiinaa hadii binance aan ku samaysto passport hadhow haduu iga dhaco passport ka ma iga lunaysaa coins ama lacagihii iigu jiray binance
@nourelmi3577Ай бұрын
30beri kahor lagu so dira sharciga inu kaa dhici rabo dignin lagu siina
@AbdullahiShucayb21 күн бұрын
@@nourelmi3577 Hadii 30 ka bari aan ku samaysan waayo ka wrn wax wlba eber miyey noqonayaan Mise xiligii aan samaysto wax wlba sidoodii bay iigu soo noqonayaan
@YaraankaReerguutaaleАй бұрын
Maasha alaah ustaad wd kunmahadsn thy macluumaadka aan nala wadaagtay waxaan ku leeyahay guuleyso
VeChain (VET) is a blockchain focused on supply chain efficiency and transparency. It uses IoT and smart contracts to track products in real time. Currently priced at $0.061, analysts predict a potential rise to $0.25-$0.63 in this bull run, but always do your own research before investing.
@somfrpАй бұрын
Waxkaxumahay inta iska ii bisay XRP iyo SUI Hada cirka ayey galeen
@MohamedAbdullahi-g2dАй бұрын
Coin Movement kwrn asiga all time high wuxuu ahaa 0.85
The video content is worth watching! Well, as an aside, there's one thing I find quite complicated. I have some USDT in my SafePal wallet, and I know the recovery phrase .. But how do you extract them
Asxaabta 250 hayaa meeqa coin igula tali laheedeen
@ahmedantoniyo873Ай бұрын
3 token
@osmaanedits2448Ай бұрын
Zxp sarifle aya usdt binance ga igu so shubay frozen ayo iga noqday maxan ku sameeya
@zubeir.mohamed3340Ай бұрын
Waa la xalinkara
@osmaanedits2448Ай бұрын
@@zubeir.mohamed3340 sida lagu xaliyo isheg zxp ado mahadsan
@osmaanedits2448Ай бұрын
@@zubeir.mohamed3340 sidee loo xalin kara tliye
@adoonallleАй бұрын
Sxp dash iyo litcoin kaso hdl pls
@abdimacalin1139Ай бұрын
Guulayso
@Ogaalkoob27Ай бұрын
Wcs
@t3ple_hАй бұрын
SUPERVERSE XALAALIMADIISA ISKA FIIR ENG
@yonismahamod8149Ай бұрын
Ustaad pepe kawaran
@saidahmed9342Ай бұрын
Pepe is primarily a meme coin and lacks real-world utility. I’d recommend focusing on projects with stronger fundamentals and real-world use cases, such as XRP, ALGO, XLM, Aerodrome, Hedera, Polygon (MATIC), VeChain, and ADA (Cardano)
@jamilmuktar1678Ай бұрын
Waxaan haystaa 500 oo XRP ah
@saidahmed9342Ай бұрын
Hold your XRP; its true value will be recognized in time.
@khaalidsuleimanosman2947Ай бұрын
Bal haday runta tahay maad na tustid lacaga maal gashatay ado sell dhahaya 😊
@beryalex1798Ай бұрын
Waxaa iga talaha inaa Faaido qadasha bilowdaan!!!!!! tar tariib u gad ... waxba ha ku darin
@suhaybgadhle825116 күн бұрын
Tuuuuuug baad tahay
@saalaxmacalin6655Ай бұрын
Ustaad Coinka wxn jecelahay markaan Investment gareynayo ma Xalaal baa mise waa Xaaraan adigana halmar adigoo soo hadal qaadaya wxay yihiin ma arage mashruucoodu haduu Xaaraanyahay ma adigaa damaanad qaadaya wll, Kuwan hada aad sheegayso waaba laayahay waan baadhoo Lkn hadaad adiga Checking ku samaysay I will do, XRP 5$ Markuu gaadho unbaan kasoo hadhi karaa i.a inta kahoraysa I have 100% confidence. Mahadsanid.