DEG DEG Waa kuma Janaraalka amxaarada ah Ee Sababay Guulaha Fano, Daroonooyinkii Ethopia Oo Burburay

  Рет қаралды 9,503

QARANKA TV MEDIA

QARANKA TV MEDIA

Күн бұрын

wararka iyo falanqaynta Warbaahinta QARANKA TV:

Пікірлер: 30
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 10 сағат бұрын
Asc QARANKA TV MEDIA guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Yusufxasann
@Yusufxasann 6 сағат бұрын
AMHARA FANO AND OLAF. WE READY TO HELP YOU. VIVA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Vivo34700
@Vivo34700 2 сағат бұрын
Guul Fano Guul Somalia
@siciidmaxamed4573
@siciidmaxamed4573 Сағат бұрын
Somali dhalada ❤❤❤❤
@mohamedabsiye2634
@mohamedabsiye2634 11 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Guuuuuuuuuuuuuuuul
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 10 сағат бұрын
Buufi cadawga guul Soomaaliya
@XasanqalibDayib-hn4th
@XasanqalibDayib-hn4th 3 сағат бұрын
wariyahan waa nin halyeey ah oo Ay soomaalinimada kubadantahey guuuul soomaalia
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 11 сағат бұрын
Sxb ad iyo ad.sidaas uwad sxb mhd sanid
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 10 сағат бұрын
Wiilkaan da’diisa wuu ka wayn yahay wlhi. 70 kor Soomaali ah oo Baarlamaanka Som. Ku jira ama masuuliyad kala hayana itoobiya ayuu u ooyayaa!. Alle haku sharfo Adet 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💪💪
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 9 сағат бұрын
War fiican weeye
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 4 сағат бұрын
Prof brook hailu ayaa wareysigii maanta ee TV Itoobiya ku sheegay in puntland iyo somaliland ku biirayaan
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 3 сағат бұрын
WAA DIYAARADIHII DARONKA TURKIGA AYAA OFF KA DHIGAY MARKII LA'ARKAY ABAAL XUMIDIISA ABIYA AXMED IYO ISQAADQAADKIISA
@Mohameddaahir-gg4bl
@Mohameddaahir-gg4bl 10 сағат бұрын
Guuul fano
@Gelle-g9d
@Gelle-g9d 10 сағат бұрын
Diyaaradaha ruushka ayeey Ee sakhoi
@hurrekoje2146
@hurrekoje2146 11 сағат бұрын
Oromow ninkii ku lahaan jiray waa so socda. Qotu iska qado dhulkaga
@AbdiAgood
@AbdiAgood 10 сағат бұрын
Tafaraa maamoo janankii tigree jilba joojiyay kadib markii Axmaaro hubka dhiga la yiri waa ninkii diiday ka xidhay kadib usagoo xabsi guri ah baxsaday???❤❤
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 7 сағат бұрын
Jananka aad sheegtay in uu qoomiyad axmaaro waxaana laga sheegay jijiga yay axmaaro leedahay baa layidhi warkiisu waa waali jijiga iyo axmaaro maxaa isla soo gallay yaab
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 47 минут бұрын
Waraa adiga ka hadal khaain,nimada turkiga uu leeyahay somalia iyo ethiopia ayan dhex dhexaadinayaa maxuu nagu dhex dhexsadinayaa ma badda aniga aan leeyahay miyuu nagu dhex dhexaadinayaa. Turkigu waa tuugo shidaalka badda ayeey xasan kula heshiiyeen wax aay noo hayaan ma jirto. Dubai iyo ingris iyo franse aya ku yiri ma difaaci kartaan somalia ethiopia wa ineey bad heshaa.
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 11 сағат бұрын
Ninyaho dadkaaga kici o wadaniyada io dal jeceylkayaga io in an iska celina oromada xagjirka ah dadkayaga ku gubaabi coz anaga nimankasi somali waxba uma hayaan waxba hakala saarin jabhada io abiya ama itopia wa iskuwada mid marka dadkeena gubaabi wadaniyada ka sheeke io ragi hore io manta Kuwa jooga please.
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 9 сағат бұрын
Adiga ayuu qarankaagii bur burayaa maxaad kaga mashqoolaysaa ithopian 😂😂cajiib nin tiisii gubanayso ayaa dalkle wax ka sheegaya 😂😂😂
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 8 сағат бұрын
Itobiya waa bur burtay 😂😂😂
@myuusuf12
@myuusuf12 50 минут бұрын
Adiga itobiyana marka way ku dhibe anaga cadowgena waye
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 11 сағат бұрын
Ineey kala adkaadaam maahan waa ineey isku baa ba'aan,
@moolcaliyow
@moolcaliyow 5 сағат бұрын
Somaliland maxay CIIDAN iyo SAANAD ugu diri waysay Ethiopia si ay gacan u siiso dowlada ABIYE. “What goes around comes around” Ethiopia 33 sano ayey dad walaalo ah hub isugu dhiibeysay; kuna lahayd QABIILKAAGA ayaa QABIIL hebel ka wanaagsan: hadda Ethiopia ayaa waxay deriskeeda ku samaynaysay ay dhadhamineysaa. Ethiopia waxay na gaarsiisay in nin Soomaali dhalad ah uu yiraahdo; “Wiilka Ethiopia jooga ayaa iiga dhow wiilka Somalia jooga.” “Intaan u cararaa? Meel ALLE.” Galbeed u carar waa Ethiopia oo sii Bur-buraysa qof ay wax u tarto iska daayee iyadaan waxba isugu oolin. Koofur u carar waa dadkaad 33 sano ka carareysay!!
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 3 сағат бұрын
MASAR AYAA ADEEGANEYSA ERETRAI AYAA ADEEGANEYS
@HappyBocce-go4gn
@HappyBocce-go4gn 11 сағат бұрын
Amxaarada waabkadaroo dibidhal dadka dds markasta waa gumaysi ujoog
@cusleyenuur5403
@cusleyenuur5403 11 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 1:15 😂
@SoudeyssiMahdi
@SoudeyssiMahdi 11 сағат бұрын
waxaad kuwaalatey axmaar iyo waxaan waxba ahayn axmaar dadba lama moodo
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 8 сағат бұрын
Oromo amxarka ka sharaf badan itobiyana waa bur burtay 😂😂😂😂
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 99 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 37 МЛН
WARKA SUBAX EE KNN 20 09 2024
12:31
KNN
Рет қаралды 2,5 М.
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 99 МЛН