WAR DEG DEGA:DAAWO DAGAAL CULUS PUNTLAND OO HUBKII GACANTA KU DHIGTAY|JABXUN OO SOO GAARAY MOORYANTI

  Рет қаралды 48,313

Sool channel

Sool channel

Күн бұрын

Пікірлер: 92
@zahraabdikadir6941
@zahraabdikadir6941 Ай бұрын
Maanshaa allaah ha guulaysta harti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Ай бұрын
Masha allah guul shacabka iyo dawladda puntland iyo shacabka iyo dawladda SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JsheEhehej
@JsheEhehej Ай бұрын
Rabigay.hamidayo.tagah.gesiyadah.ah.rer.daarood.hanah.kadhigoh Walah.isjacal.oo.isuh.ilayah.rabigey.amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CkariinCantuug
@CkariinCantuug Ай бұрын
Mansha allh
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j Ай бұрын
maashaaallaah guuuuuuul puntland inshaaallaah.
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Mashaa Allaah ciidamada dawalada puntland walaahaya waya gelebinayan guul iyo gobanimo❤️❤️❤️❤️✅🏇🏿🏇🏿🏇🏿🎉walaahaya intaan daawadan marlabada ku ceshadeye sida hubka loo gelebiyi waawo❤️❤️❤️🏇🏿🏇🏿❤️
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Ай бұрын
Dalxa Inaadeer Horay usoco ❤❤❤ Wariye Qaali Ah Oo Tolkey Ssc Khatumo State Iyo Puntland Hambalyo ❤
@DalxaChannel
@DalxaChannel Ай бұрын
Sharaf iyo karaamo wllo
@lailakulane9169
@lailakulane9169 Ай бұрын
reer puntland wa dowlad caadi amah
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
Masha allaha illaahay haidin barakeyo puntland illaahay haguuleeyo illaahay guulaysta cadawgooda allaha qabto guulaysta shacabka reerpuntland iskuduubnaan baatalo lagu garaa guulaysta
@JsheEhehej
@JsheEhehej Ай бұрын
Walahi.arintuh.waa.arin.laguh. Farxoh.ee.ilahaay.hadhigoh.hub.eyku.ishiyan.cidamadah.rer.lascanoh Iyo.kuwah.butilan.ooy.iskuh.dagalin.rabigay.hadhigoh.amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@harbimohamed-g4d
@harbimohamed-g4d Ай бұрын
sool chanell thank you and Puntland
@saciidtooyo1541
@saciidtooyo1541 Ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@Bilesharaf
@Bilesharaf Ай бұрын
Sool Channel nice work
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Ай бұрын
Guul Iyo Gobanimo Hambalyo Dawlada Puntland ❤
@mohamedabdullahi6125
@mohamedabdullahi6125 Ай бұрын
Puntland First!!! Manshallahh
@isninoali9533
@isninoali9533 Ай бұрын
Guuul guuul guuul D5 noolaaada ❤❤❤❤❤ Allooow isha kahaay dhaaan D5 looooool
@Man19699
@Man19699 Ай бұрын
Madaxweyne Dani,Koonfur galbeed & SSC Khatumo ha isku tashadeen,hana ka kaaftoomaan madaxweyne ku sheega musuqmaasuqa iyo ceeb oo dhan ay korkiisa taalo.
@isninoali9533
@isninoali9533 Ай бұрын
Maaan sha Alllaaah dalxoow waxaad tahay dalxoreey gesi geesidhalay nooloow oo gadaal hamari lagumacuno walaaalle❤
@XafsoXafso-p3f
@XafsoXafso-p3f Ай бұрын
Wcs
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Ай бұрын
Absolutely dalxow mahadsanid aad iyo aad geesi qaran guuleyso Guuleyso Guuleyso wiilkena adun iyo akhiraba Amiin Amiin, guul guul guul harti weyne ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mahdiabdirahman
@Mahdiabdirahman Ай бұрын
Mahadsanid wll guul puntland aniga waxaan ahay wiil sheekhaal ah waxaana ka ahay loobage wlhi runta markaan sheego reer puntland iyo ssc waan taageeraan runtii
@aminahussein1
@aminahussein1 Ай бұрын
Alxamdu lilahi. Allaha guuleyo Ciidmadeena.
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w Ай бұрын
Dawladnimo iyo cadaalad geesiyada daarood ayaa hogaamin kara maanshaa allaah haybad ayuu illaahay u siiyey
@heethaat
@heethaat Ай бұрын
waaw Puntland caadi amaha
@Man19699
@Man19699 Ай бұрын
Yey ahaayeen maleeshiyaadka weeraray?
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Ай бұрын
Puntland waa dowlad buuxda oo lagu magacaabo the land of Harti ilaashada dhulka ballaaran oo rabbi idin siiyey kana faa'iideysta ama haddaad rabtaan ula baxa Hartiland nabada iyo xiriirka adduunkana ilaaliya dantiina garta ka daba hara ruux idin lug goynaya isku lafa dirira iskuna kalsoonaada
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Guul dowlada puntland oo hubkada gacanta ku dhigdey guul puntland iyo khaatumo guuleysta
@YaasiinMaxamed-b6v
@YaasiinMaxamed-b6v Ай бұрын
Wari...whilst.. isharaftadilali❤
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Ай бұрын
SUBXAANALLAAH WAAD UJEEDAAN INEY: MAANTA PUNTLAND WAA NABAD….EE DHIBAATADA HALAGADAAYO UMADDA. Mahadsanidiin, Sool Channel & Dhamaan👍🇸🇴👍
@dahirgeire1981
@dahirgeire1981 Ай бұрын
Thank you sool c
@DalxaChannel
@DalxaChannel Ай бұрын
Nolow wllo
@HidayaAli-u1d
@HidayaAli-u1d Ай бұрын
Puntland waa dowlad Masha Allah ❤️
@joharonurr5611
@joharonurr5611 Ай бұрын
Puntland Iyo Khatuumo guulesta Amiin ❤
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Arrimahaan lagama hadlo Wiiloow. Waa Sir Ciiddan.
@saidma1683
@saidma1683 Ай бұрын
Xafidulaah..Tallow.. Asad..diyano..aa.way..reer..bicid.yahankii.uku..dhahay..Abtiyalo..qabta.hubka..dhagahaa..lagu..dhuftay.😂😂😂😂..
@abdullaosmanabbi9707
@abdullaosmanabbi9707 Ай бұрын
Warkaas ma hubtaa sxb
@MohamedNur-p2b
@MohamedNur-p2b Ай бұрын
Aad baan ugu mahadcelinayaa cidamada puntland hadey lasso wareegeyn cidamada gaarka ah ee puntland
@TmmmChcc
@TmmmChcc Ай бұрын
M.shaa alaah guuul iyo gobonimo butlaan cadawgiinu cagta hoosteeda tol jirah
@AbdiwaliAhmed-d1y
@AbdiwaliAhmed-d1y Ай бұрын
Absolutely saas waye wax dowlad La yidhaa majuri ninkasta gurigiis ha hagaajisto
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Ай бұрын
Guul guul guul puntland absolutely ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Mashallah harti wa inay kstashadan meshan dowlad kama jirto nin walba dhulkisa ha ilasho
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 Ай бұрын
Itoobiya qorshaha wuu ka dhicisoobay waxay rabeen in hubka shacabka uu gacanta u galo oo la isku laayo axdi malaha xabashida lagu amino waa cadowgeena
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Ай бұрын
ASC ILAAHOOW GACANTA MUSLIMIINTA GUUSHA SII ILAAHOOW GAAR AHAAN GEESIYADA ILAAHOOW GACANTA IYO GUUSHA MIDIG KASIII ILAAHOOW GULUF COLAADEED HANAGU GELGELIN ILAAHOOW GOBOLKAYAGA NOOGA YEEL GABAAD أللهم آمين يارب العالمين ❤❤❤❤❤buntland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CismaanCeydaruus
@CismaanCeydaruus Ай бұрын
Waxaan aamin sanahay pountlan iney umadax banaantahay iney heshiis lagasho dowlada itoo iya waana bogaadin hubkaas uyimi dowlada pountaln
@AyaanMuuse-eg2kz
@AyaanMuuse-eg2kz Ай бұрын
Guul guul masha Allah
@FutoXar
@FutoXar Ай бұрын
Mansha allah Ethopia waa inay nala qabato federalka afgambi ayaa soo socdaa❤❤❤long live Ethopia,nin dhulkiisa gadanaya waynu ka qaban karaa laakiin dalku uma galikaro afduub dictatorship taasaynu ka dagaalamayna inagu
@mohamedhajji5995
@mohamedhajji5995 Ай бұрын
Viva xasan sheeq
@BahjaXuseen-d8d
@BahjaXuseen-d8d Ай бұрын
Masha Allah guuuuuuuul Dawlada puntland
@Man19699
@Man19699 Ай бұрын
Hubka iyo saanada ay daba cayuun ka helaan Ethiopia ama Jabuuti,muuqaal sir ah in laga hele mooyee weligood ma soo duubaan ee inaga maxaa ina waalan? Anigu sirta iyo hubka ay helaan ssc waan ka soo horjeedaa,waana khalad.
@shugrijaamacjibriil3992
@shugrijaamacjibriil3992 Ай бұрын
masha allah cidankena
@abdifatahxoday9936
@abdifatahxoday9936 Ай бұрын
Hubka waza leh Qoor Qoor Asaga iibsaday Laamiga la marinaya Waxa oga wakiil ah Madaxwaynaha Puntland
@ahmedhersi4025
@ahmedhersi4025 Ай бұрын
Waan ka xumahay in hadawga dadka iyo dalka soomaaliyeed aan dalxow isu dhiibno walaahay waan ka naxay inagay hub isukaana dhiibaysaa waxaasina waa maamulxumada xasan shiikh
@CabdalaIbrahimceeje
@CabdalaIbrahimceeje Ай бұрын
It's not easy puntland
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 Ай бұрын
Maamulka Poundland dheh somaliya waa hal dal hal madaxweyne ayey leedahay ciyaarta naga daaya
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Ай бұрын
Nin walba goofkiisa ha ilaashado
@mahadtahliil9442
@mahadtahliil9442 Ай бұрын
maxaa la keenay shabshuutar hubkii u danbeeyey ayaa itoobiya laga keenay
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Xasan Sheikh markii uu dawladnimadii ka dhigay Xarun Qabiil weliba Isbaaro laysu dhigto waa filayey in ay halkaas ku dambayn doonto
@cawilgeelle3746
@cawilgeelle3746 Ай бұрын
Itoobia ma ssdf ahaannbay ku naas nuujinaysaa puntilaan adeer saxiibtinimada hore sahal maaha
@AbdirahmanOmarmasaari
@AbdirahmanOmarmasaari Ай бұрын
Hub maaha waa mucaawino raashin
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Ай бұрын
WAR HUBSO WARKAAGA😂. PUNTLAND WAXAY LEEDAHAY DEKADO HUBKU SI SHARCIYAYSAN AY UGALA SOO DEGI ARAAN. HUBKAAN HA KU FAANIN, WAXAA ISKA LEH QOOR QOOR GOBALKUU KA TALIYO😊
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Dalxa magalada bookh waxa daga belweynt harti runti
@abdifatahxoday9936
@abdifatahxoday9936 Ай бұрын
Puntland wat iska sheegteen qoor Qoor loo Wada Siciid abdulahi deni oga Wakiil ah
@SahalCabdilaahi-k1c
@SahalCabdilaahi-k1c Ай бұрын
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n Ай бұрын
Hubka iyaa lasugu dhiibayaa ee iyaa yidhaahada hayisku guumaadina
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Ай бұрын
Soomaali. Baa. Loo. Soodiiray. Laagu. Lasu Ayaa. Waar. Umaada. Kaala. Daay. Huubaka
@mohamedhajji5995
@mohamedhajji5995 Ай бұрын
Calaacal miyaad ku ooydaa maalin walbo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MaxamedYuusuf-r7r
@MaxamedYuusuf-r7r Ай бұрын
Hubkas.waa.kii.burburin.lahs.butlan..oodacish.iyo.qabsan.lahayd.ku.qabsan.lahayd
@dahirgeire1981
@dahirgeire1981 Ай бұрын
Halyeega halooshergareyo
@AbdiazizXashi
@AbdiazizXashi Ай бұрын
Sax weeye md xasan sh m waa tuug dhaqaale aruursade ah lana shaqeysta ismaiil omar gelle md jabuti oo dekadiisa dhaqaale badan ka soo galo etopia waa ruufyaanka etopia u shaqeeya hungriga in uu ka istaago marabo somaliya dhibaatada haysa waxba ka nixi maayo xasan sh m joogi ismaiil omar gelle zxb nimadiisa
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 Ай бұрын
Wax lagu faano maaha hub qabiil gacanta u galay waayo budlaan waa qabiil waliba hadda isku dilaya boosaaso hadda ayaa majeerteen isku laynayaa, itoobiyaan ka ku qaxayana ay ka cabanayaan shacabkii majeerteen, fiiri cabashada garoowe iyo boosaasp
@fuaadcaraale6326
@fuaadcaraale6326 Ай бұрын
Been ayaad shegtay book toomey xita laguma qadan karo itobiyey katirsan tahay
@saxardiidibraahin558
@saxardiidibraahin558 Ай бұрын
Warkaaku xiisa malahs
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz Ай бұрын
So what is important somali somali ladahashile waye.
@AbdiNasir-d2l
@AbdiNasir-d2l Ай бұрын
Waxa la isku lanayo waa majeerteen murugo mooye farxad ma leh
@mohamedhajji5995
@mohamedhajji5995 Ай бұрын
Dhabadhilifka baqtiland ee abey ahmed waligiinba ethopia ayaad dabadhilif u aheeydeen ilaa awoowayaashaa
@saladoAli-x2j
@saladoAli-x2j Ай бұрын
Doqonoo iska Aamus
@keydmotivation
@keydmotivation Ай бұрын
been badana kulaha ciidamada puntland oo bookh ku dagalamayyy
@fareeyfareey90
@fareeyfareey90 Ай бұрын
Hasan sheekh waa laan dheere ee oohinta iska jooji beenale
@abdifatahxoday9936
@abdifatahxoday9936 Ай бұрын
Xog ma Haysan Wu idin dhexmaraya oo kaliya waxa loo Wada Gal Mudug Oo kala baqday xadkeeda Sidas Siciid abdulahi Deni iyo Qoor Qoor Gaalkacyo ku wada Hadlay
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Ай бұрын
Wcs wr wb
@SamiirMursal
@SamiirMursal Ай бұрын
Waxaa tahay 60 jir cuqtad dishay
@HalimoMuuse-c6n
@HalimoMuuse-c6n Ай бұрын
Adinku ha isku dhameynina hubkaas qabiil haduu faaiido leeyahay soomaali ayaa ku faaiidi leheed
@MahdiMohamed-q6e
@MahdiMohamed-q6e Ай бұрын
Qof walba waxay jeceshahay ha iska sheegto . XASSAN SHIIKH XAFIDULLAH pintland ayaa u naqaana gaajo aya dishay Mj oil 🛢 nacas qabyaladi dilootay baa tahay . Dowlada Somalia 🇸🇴 waa tagtay Xassan shiikh geesi kursigiina idinka fadhiisiyay .😂😂
@aliomar-cj4ev
@aliomar-cj4ev Ай бұрын
Ximaarbaatahay Dalaxoow maxaa yeelay qabiil mooyaani waxkale garanmaysid
@fadumomohamed3271
@fadumomohamed3271 Ай бұрын
Afkaaga caano lagu qabayQalas
@Hassan-shiddo
@Hassan-shiddo Ай бұрын
Dulli cuqdadaysan oo laangaab ah waana laydin wasaya
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 Ай бұрын
Hhhhhhhhh. Aanu ku jawaab is SHEEG laangaab walee alle ka dheeryey. Waa nin darod ah oo gablaxlax ah oo harti hhhhhhh adiga laan gaab ah car is SHEEG cidaad tahay.
@herbimoha
@herbimoha Ай бұрын
waaw nice reer Puntland
@HaredDuale
@HaredDuale Ай бұрын
HUBKAASI WAA KII AANU KULA DIRIRI LAHAYN CADOWGA ITOOBIYA waana hubkii aanu ku dili lahayn abii axmed Sidoo kale waa hubkii lagu midayn lahaa soomaaliweyn Xasan shiikhse waxba ka sheegimaayee allaha xaqa u iftiinsho qabyaaladana ka hanuunsho Lana diriri meyno
@guursadebarresare7197
@guursadebarresare7197 Ай бұрын
Huwan Beenaale,iLaahay ka baq,futadeeda ayey kala haysan weydey.
@YusufCraxman-y1e
@YusufCraxman-y1e Ай бұрын
Og Soo now ssc ayaa lagu wareejinayaa,,sidaadi Soo habaaran cabaadweyney ilma abaarso
Car Bubble vs Lamborghini
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 37 МЛН
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 58 МЛН
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 72 МЛН
Sooyaal nololeedka Musharax Cirro oo kooban.
18:10
MM Somali TV
Рет қаралды 32 М.
Royid iyo jaaduu hindi af somali film fuul
2:37:21
AXMED MARKAB
Рет қаралды 353 М.
DEG DEG:DAAWO BUUHOODLE OO HADA MADAAFICDA GOOBTA DAGAALKA
9:12
Sool channel
Рет қаралды 13 М.
Dhulbahante Dagaal kulul Puntland Ku Qaadey Majeerteen Oo AFka Furtay
28:27
Car Bubble vs Lamborghini
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 37 МЛН